Тёмный
Cumar Seerbiya
Cumar Seerbiya
Cumar Seerbiya
Подписаться
XOG & XIiSE
Qaaci cajiib ah, hoboladii Waaberi
4:33
Месяц назад
Heesta aan dhicin ee Cigaal qaaday
8:24
Месяц назад
Somali Music Orchestra  By Astaan
3:37
2 месяца назад
Laxanka aan ugu jecelahay ee Nugul
0:39
2 месяца назад
Naf Ku jecel- Tijaabo Kaban
1:30
2 месяца назад
Marwo Maxamed iyo Tubeec- Bal eega
8:19
2 месяца назад
Jooqle Shire- Alla mayska dhaafaa
6:21
2 месяца назад
Magool iyo Maxamd Yuusuf- Heesta Googaa  ?
2:39
3 месяца назад
Lagu Mood- Ismaaciil Yare
7:36
3 месяца назад
Halka aan ka nugulahay- Sahra Dawo -Kaban
7:00
3 месяца назад
Комментарии
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 4 часа назад
Alaah unaxariisto jannatu firdowsa ugu bishaareeyo
@saciidhassan4505
@saciidhassan4505 9 часов назад
Who's listening 2024
@Daakir
@Daakir 13 часов назад
Abwaan Sugaal Cabdille Cumar ayaa maanta(18 Oct 2024) ku shahiiday qarax aay argagaxisada xagjirka ee Alshabaab ka geeysteen xarunta tababarka School Buluusiya ee magalada Muqdisho. Alle ha u naxariisto raxmad iyo maqfiro ha siiyo qabrigana ha u waasiciyo hana u nuuriyo kitaabkana midigta haka siiyo 🤲.
@A.A.E93
@A.A.E93 15 часов назад
Allaha u naxariisto
@cubeyd27
@cubeyd27 15 часов назад
Allaha u naxariisto Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar maanta oo ay taariikhdu ahayd, 17 October/2024 ayuu ku ku geeriyooday magaalada Muqdisho qarax ka dhacay Iskool Polisiya .
@shiilalle
@shiilalle 17 часов назад
Allaha u naxariisto abwaanku maanta oo Sooyaalku yahay 17/10/2024 ayuu Xamar ku dhintay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 19 часов назад
Alle haw naxariisto Maanta Ayuu Dhintay Abwaanku Qaraxii School Police siya Ayuu Ku Dhintay AHUN
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 19 часов назад
Alle haw naxariisto Maanta Ayuu Dhintay
@MohaCaaqil-n4t
@MohaCaaqil-n4t 21 час назад
Alla unaxariisto maanta ayy Uu geeriyoday
@abdIqannIahmed
@abdIqannIahmed 21 час назад
Farxiya Cali Faarax iyo Rashid.Bullo Alle Haw Naxaristo
@MohamedDeeq-r4g
@MohamedDeeq-r4g 22 часа назад
Xasuus waxaan daganaa ka soo horjeedka hotel Ramadaan
@mahamedguun9189
@mahamedguun9189 День назад
Waa cabdilaahi qarshe, qaasin hiloowle, dalays,macoow aq diinle iyo xuseen aw faarax ilaahay ha u naxariisto dhamaantoodba way dhinteen
@aliismail5615
@aliismail5615 День назад
😢Maxamed Yusuf Cabdi iyi Haboon Cabdillahi labadaba AUN
@Amiiraydarus
@Amiiraydarus День назад
AHN Aamiin Yaa Rabi
@LeergaH-ls1zf
@LeergaH-ls1zf 2 дня назад
WAA MAANDEEQ
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 дня назад
Baxsan ahun waxa badashay Sahra ilays soomaali and oromo labo hablood oo adag
@darwiishboy8501
@darwiishboy8501 3 дня назад
Cajiib xasuus waye waleb
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 дня назад
Nin duunyo haystay U daacad yihiinoo Ay door bidaan. 😢😢
@yusufileyeh1288
@yusufileyeh1288 4 дня назад
Cabdi aw cumar & shamis abokor Guduudo carwo
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 4 дня назад
GALBEED WAA XOREEYAY. WAARSO GAAGISAY GULUFKU WAA HALKII. .GEYIGA SOOMAALI LEH. .GUUL ONLF. &&& NEW POLICE ..OUR LOVED PRESIDENT CAGJAR. .LONG LIVE ❤❤❤ .. ..
@hanadolad2061
@hanadolad2061 4 дня назад
Inaa Iilaahi wainaa Ilaahi Raajucuun
@maxamoudsheikh1213
@maxamoudsheikh1213 5 дней назад
Heesta waxaa qaadaya: Xasan Diiriye iyo Haboon Cabdillahi...Sawirka ka bilow bidixda 1. Maxamad Jamac Joof 2. Ma garanayo 3. Daleys 4. Cabdillaahi Qarshe 5. Qaasim Hilowle...wallaahu Aclam
@amam2011
@amam2011 6 дней назад
Yes, mohamed yusuf. Gabadha ma hubo. Malaha waa Daleys. Alla ha u wada naxariisto
@abtidonciise
@abtidonciise 6 дней назад
waaw waaw masha allh masha soow badi ruwayadihi hore sxb
@ahmedmahamedfarah6019
@ahmedmahamedfarah6019 6 дней назад
Abwaankii sameeyey mailin ka hor ayuu geeriyooday ahu abwaan qurbaawi
@seidabdi751
@seidabdi751 7 дней назад
JAAFKA= COMMISSION
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 7 дней назад
1971 farta soomaaligu may qorneene warqada loo dhiibay Ckariin afkeebay ku qorneed?
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 7 дней назад
Alleylehe aamino jaceylkii dhabta ahaa ee ay zulfa u qaadey dartii fanka ugu biirtey una bandhigatey hadana dartii jaceylkiisa fanka iney ka baxdo shuruurdo uga dhigey kana cagajiidey go, aankeedii kumey qasaarin waa kaa ninkii zulfa ahaa nabsigii maaley
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 7 дней назад
Nin hal adag ayuu ahaa siyaadadana yaqaan
@seidabdi751
@seidabdi751 7 дней назад
Kin Iyo Kacayl !!!
@abdullahimohamed4172
@abdullahimohamed4172 9 дней назад
Qasin Hilowle iyo Mama Daleys ayaan ka gartay.
@darmaanhireey9989
@darmaanhireey9989 11 дней назад
Allaha u naxariisto
@davidsopral4678
@davidsopral4678 11 дней назад
Murtida fanka soomaalida waa waxaan lahelikarin waana xasuus qaaliya iyo murti aan la iloobin ❤
@afgobeedle
@afgobeedle 11 дней назад
Waa qaasim hiliwle c qarshe dalays maxamed aadan shamuuri iyo x diiriye ninka geeska xiga
@QasimOsman-jm9rx
@QasimOsman-jm9rx 11 дней назад
Sawirka waa Xuseen aw farax, Qasim hillowle, khadiija Cabdullahi daleys, Cabdullahi qarshe. Ninka geeska u xiga myuusishan buu ahaa
@QasimOsman-jm9rx
@QasimOsman-jm9rx 11 дней назад
Heesta waa maxamed yusuf iyo haboon cabdullahi
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 12 дней назад
Sawirka waa cabdulle range,cabdullaahi qarshe,aw quasimodo hilowle iyo baxsan,baxasan uunbaa kaga jirta heesta,waxaana la qaadaya xasan diiriye,riwaayaddii alle aamin ma iisho.
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 12 дней назад
Heesta😢 i 2:45 2:46 yo sawirka isma laha marka laga reebok baxsan,
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 12 дней назад
Lakiin soomaali dada necba hhhh
@bashiroble2816
@bashiroble2816 12 дней назад
Xasan diriye aun & casha cabdow maleyka
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 12 дней назад
Laxaanka.waa.jaangooow
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 12 дней назад
Yasalam halkeediii ayuu dhigay gacan
@Guyaalmedia12
@Guyaalmedia12 12 дней назад
Markay daahdah iyo Debad baratayee Dab ka baydhaybaa Laygu xidhay duntee Yaaa Salaam Rabbi ha idiin naxariisto Maxamed Warsame Qaasaali iyo Magool.
@jamalabdi9079
@jamalabdi9079 12 дней назад
Maxamed yuusuf inuu yahay waan kuugu dhaaran. Laakiin gabadha codkeeda waxaan u maleeyaa Haboon C.laahi.
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 12 дней назад
Waa cabdi mataan aw cumar xasan iyo haboon cabdillaahi
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 13 дней назад
Lgend jiim sheikh muumin❤🙏
@MubYus
@MubYus 13 дней назад
Cabdilaahi Qarshe.
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 13 дней назад
WAAR CUMAROW WAAD KU HABSATEY!!
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 13 дней назад
Lamumb keliya maahane waa geesiyada aadahana!!
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 13 дней назад
SALAAN SHARAF SARE ! CUMAR SEERBIYAYADA BELGARAD!! SU'AAL?!! CUMAROW! MAXAD SEERBIYA KULA BAXDEY?! SAXIB! MAHADSANID!