Тёмный
Ahmed Hassan
Ahmed Hassan
Ahmed Hassan
Подписаться
Tafiiska Qur,aanka Kariimka Ah, Wacdi Diiniya, Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed Maaweelo & Madadaalo & Suugaanta Soomaalida Sida Gabayada & Buraanburka Iyo Wax Kasta Oo Xiiso Leh Oo Faa,do Ugu Jidho Bulshada Soomaaliyeed Meel Ay Joogtaba Ugu Danbayn Soomaaliya Ha Noolaato Oo Weliba (Shantoo Is Weheshataa Wacnaydaa).
GABYAA ISMAACIIL DHINBIL-QAWLAYSATADA.
9:27
12 часов назад
GABYAA TAHLIIL AXMED BARRE- DANTAADA GARO.
6:33
17 часов назад
Комментарии
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 38 минут назад
M.a (k) waa mid ka mid ah xarfaha ugu dhibka badan kwa gabayga laga tirsho allaha unaxariisto anwanka
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 48 минут назад
Maantay taagan tahay
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 51 минуту назад
Saxal alla ukeen
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 6 часов назад
QABYO IYO QABASHO.
@user-kr8wo4pm5b
@user-kr8wo4pm5b 9 часов назад
Thanks sxb. Taariikhda dagaaladii lala galay Ethiopia, wareysiyadii la qaaday xilliyadaasi iyo waxyaabihii ay ka yiraahdeen madaxdii dowladda, saraakiishii ciidanka iyo murtidii ay abwaaniintu ka mariyeen dagaaladaasi aad ayay u fiicnaan laheyd inaad nala wadaagto.
@filibinAbdi
@filibinAbdi 10 часов назад
May Allah grant you janatul firdows my hero 😢
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 12 часов назад
jaale siyaad allah hakuunaxariisto geesi soomaliyed❤❤😢
@adansaed5982
@adansaed5982 17 часов назад
kartida way ka muuqataa jaale siyaad barre may allah bless him...amiin
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 20 часов назад
Axmed xagee ka soo ururisa tariiqaha
@FarhiyaMohame009
@FarhiyaMohame009 22 часа назад
M.a alle hauna xariisto sheekh adan sh cabdulahi 😭🤲
@user-kh2gf5gw1h
@user-kh2gf5gw1h День назад
Masha Allah naxariistii jano allaah abwaanka figmad udaa
@BadwenBubal-mr9cx
@BadwenBubal-mr9cx День назад
. 13:42
@yasinxusen5582
@yasinxusen5582 День назад
Baal ball ninkii dhaantada iyo bbcda
@alidahir467
@alidahir467 День назад
Allaha Unaxariisto
@roblemaer4834
@roblemaer4834 День назад
Heesta kowaad Axmed Cali Cigaal ayaa laxanka u sameeyey.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 12 часов назад
Heesta oo dhan fiicnaan lahaydaa. Mahadsanid.
@omarhassan3633
@omarhassan3633 2 дня назад
Maashaa Allaahu ❤
@babasholi
@babasholi 2 дня назад
Waaw what the hot answer 😂
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 3 дня назад
Aaabe danbigaga adun iyo ki aqiraba alaha dhafo
@Farhaan114
@Farhaan114 3 дня назад
Gabayada Xaajiga Gabagaan Ugu Jeclahay Weeye Gabaygaan Aun Shiikh Bashiir Darwiishkii Qaaliga Ahaa, Gabaygaan Waa 1947,dii Sheekooyin Badan buu, Leeyahay, Waa Geeridii Aun Shiikh Bashiir Wiilkii Yaraa, ee Ku Dhashay, Mid Kamid Ah Xirooyinkii Daraawiish ee Ku Naas Nuugay ku Ababay Kuna Socod Bartay oo Ku Hanna Qaaday Daraawiish Dhexdeeda Waxa Jabiyaba Xoogii Daraawiish Mid ingiriiis Jabiyaa Wuu Ka Weynaa, Markii Daraawiishi Jabtayna Shiikh Bashiir Wuxuu Kamid Ahaa Ragii Halgankii Daaraawiish Dib U Bilaabay ee Jabhadda Ahaa 1942,dii ilaa 1945,kii Jabhadii Shiikh Bashiir Waxaa Kamid Ahaa Xaaji Aden Afqalooc Taxartii ingiriiska Markii Ay Ku Adkaatay iska Caabinta Jabhaddii Shiikh Bashiir Waxay U Adeegsatay Ooy Tiri Askarigii Shiikh Bashiiir Soo Dilla Alif baa La Dalacsiinayaa Hadii Qof Shacab Ah Shiikh Bashiir Soo Dilana Waxay Tiri Lacag aan Cadadeeda Yarayn baa Lasiinayaa Waxaa Nasiib Daro Ah Laba Nin oo Somali ah oo Askartii ingiriiska Ka Tirsanaa inay isku Qabsadeen inuu Midba Midka Kale Xabadiisa Ku Dhacday, Dayaxiina Sidaas buu. KU Dummay Aun Waxaa La Yiri Meydkii Shiikh Bashiir baa Lasoo Qaaday oo Waxaa La Keennay Halkii Dowladii Hoose Markii Barxadii Dowladdii Hoose La Keennay Dadkiisa La iskugu Keenay Yaa Labadii Naag ee Tii Duqii Malagada iyo Tii Dhiisigii Gobolka Tustay inuu Bashiir Yahay iyo inkale Tii Duqa Yaa Waxay Tusaysaa Tii Gobolka Markaasay intay Baradii Wajiga Ugaga Xidhnayd Afka Kaga Furtay Bay Leedahay Waa Shiikh Bashiir ee Kaallay Arag Markaasuu Xaajiga Gabaygaan Tiriyay ilahay Labadoodaba Naxariistii Janoh Hasiiyee, Dad Bay Ahaayeen Dad
@Farhaan114
@Farhaan114 3 дня назад
Waash,maan Kollay Tahay, Ninkii Taabay, Meel Dhiragyay, Wlahi Gabaga intiisa Badan Tuducdaas buu Ku Dhan Yahay Xaaji Aden, Allow U Naxariiso
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 3 дня назад
Ceydiid iyo cali mahdi Iyo hawiyaa burburiyay sharaftii somali laheyd
@MohamottAli
@MohamottAli 4 дня назад
walhi waxan dawanayaa 4bisha sept 2024❤❤
@user-nv3ps2wg2v
@user-nv3ps2wg2v 4 дня назад
Suleymaan aw daahir afqarshe oo ahaa wariye weyn oo ka hadli jiray radio muqdisho. Kadib BBC 1966, kadib radio hargaysa. Markii danbana radio itoopiya LAANTII afsoomaaliga ee radio kulmis ee jamhadii SSDF, WUXUU AHAA DHULBAHANTE
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 4 дня назад
NINkaani Waa Aabihiis Aw Daahir Afqarshe.
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 4 дня назад
Alllaah haw naxariisto jenerall siyaad bare Alllaah haw from hargise Somaliland especially my clan isaaq but unfortunately gold president all of somali country
@zakariaalisheikh2971
@zakariaalisheikh2971 4 дня назад
2024 itoobiya dhulkena nagu heysata illah haku naxariisto jalle😢
@fantastic9536
@fantastic9536 5 дней назад
Allaha u naxariisto❤
@fantastic9536
@fantastic9536 5 дней назад
Shiikhaan soo badi hada awoodid,Radio moudisho,
@fantastic9536
@fantastic9536 5 дней назад
❤❤
@user-im5kl9uq7q
@user-im5kl9uq7q 5 дней назад
Shiiq adan shiiq c/laahi cali alah unaxariisto
@abdiraxmankoronto3637
@abdiraxmankoronto3637 5 дней назад
Màashaa alla
@Tasniim1
@Tasniim1 6 дней назад
Kuwa diinta hoyga unoqdiyo hanad shirsooraa leh. ( Daraawiish 🫡).
@fantastic9536
@fantastic9536 6 дней назад
Akhii Ahmed hasan, waad ku mahadsantahy, xikmadaha, aad noo gudbisid, iyo taariikhda, Xaqiiqda ah,Allow u naxariiso
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 дней назад
Adigaa Mudan Sxb 100% Aad Baan Kuu Salaamayaa Mahadsanid.
@fantastic9536
@fantastic9536 6 дней назад
Cajiib ilaahoow u naxariiso, Abwaankaas xikmad badanayaa,
@maakhiri3886
@maakhiri3886 6 дней назад
Gabaygii "Xuseenow Ninkii laable" Sayid Maxamed gabaygan wuxu ku sheegaya qaabka Gabaygiisa loo tiriyo wuxu yiri "Maandhoow ha leeleelin, yay leexan maansaduye Luuqdana ha bi’in sowdku, waa laaxibboon yahaye Maandhoow lukowlaha ka dhowr, labana haw hoorin Meeshaanad lowga u dhigayn, kor ugu laameeri" Illaahay ha u naxariisto
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 дней назад
Sayidku Wuxuu Ahaa Boqorka Maansada Afrahannimadiisa Ma Filayo Cid Lamid Ahi Inay Jidho.
@maakhiri3886
@maakhiri3886 6 дней назад
Gabaygii Saha Kacay waxa iska leh Sayid Maxamed illaahay ha u naxariistee Wuxu tiriyay Jiilaalkii Xaaraama Cune oo ku beegnaa 1914kii
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 дней назад
Mahadsanid
@maakhiri3886
@maakhiri3886 6 дней назад
Gabayada Sayid Maxamed aad ayaan u jeclahay illaahay Janadii Fardawsa ha geeyo Mujaahidka iyo dhammaan Daraawiishtii illaahay dartii u god-galay Jaalle Ahmed Hassan Mahadsanid Kuwo kale hadaad ka haysid sayidka soo geli
@Farhaan114
@Farhaan114 6 дней назад
Gabaygaan Waxaa La Yiraahaa Xuseen, Waxaa Lahaa Sayid Maxamed Xuseen Dhiqle oo Ahaa Ninkii Gabayada Sayidka Qaban Jiray Ayaa Loo Tiriyay Waa Gabay Canaan Ah Canaan Waalid Soo Bixi Taanka Gabayga Sheeka Dheer baa Ka Dambaysa oo Sayidka iyo Xuseen Dhiqle Dhex Martay.
@Farhaan114
@Farhaan114 6 дней назад
Zxp Gabaygaan Waxaa La Yiraahdaa Gudban Gaallo, Daraawiishna Waxay U Taqiiin Gaallo, Lagad Sayid Maxamed baa Leh
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 дней назад
Mahadsanid Sxb 100% Kuwa Kelena Fadlan Igu Caawi Haddaad Garanaysid.
@Farhaan114
@Farhaan114 6 дней назад
Abwaan Daahir Allow Kuu Naxriiso Ninkaan Waxaan Ku Xasuustaa Soo Gudbintiisiii Gabayadii, Sayid Maxamed Cabdi, War Ninkaan Cajalladihiisa Noosoo Baddi.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 дней назад
Aad & Aad Weliba Marka Uu Waraysiga Ka Qaadayo Abwaan Ibraahim Mire Nuur Fiqibaraale.
@user-im5kl9uq7q
@user-im5kl9uq7q 8 дней назад
Shiiq adan shiiq c/laahi cali alah unaxariisto oo janatul fardowsa aloow sii yaarabi
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 дней назад
mansha Allah abwaan weyn buu ahaa dagaalkii 77 ninkii ugu guubaabo badnaa ee gabayey buu ahaa Waa ninkii dhoodaan ka Yaabey. haddana nasiibxumo suugaantiisii Lama keydin lamana ururin😢😢
@haliimoabdirahmaan3515
@haliimoabdirahmaan3515 9 дней назад
Aun ❤😢carays ciise kaarshe 😢
@suugaantakayd
@suugaantakayd 10 дней назад
Anoo la yaabay gabayga iyo xilligiisii ayaan dareen aanan filayn iyo Saleebaan Xuseen Barkhadle oo aan raadinaayey muddo dheer markii iigu dambaysayna BBC London ka hadli jirey aan arkay faallada uu soo qoray. Waa mahad Allah waxaana sababay Axmed Xasan.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 9 дней назад
Mahadsanid Sxb 100% Aad Baan Kuu Salaamayaa.
@suugaantakayd
@suugaantakayd 10 дней назад
Waxa mahad naq mudan Axmed Xasan oo soo helay gabaygan aan tiriyay markii Xabashida dagaalku in dhex maray 1977. Runtii xilligaas ayaan Suugaanta bilaabay anoo da'daydu tahay ilaa 20 jir oon ka soo daayey Raadyaha Xamar iyo Hargeysa . Maanta gabaygaasi waa nool yahay oo Xabashi ayaa halkan soo fadhida badaha iyo beriga dalkana maamul xumi siinayaa.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 9 дней назад
Maasha Allah Abwaan Kayd Mahadsanid 100%.
@erumaslam8955
@erumaslam8955 10 дней назад
Love your vid
@Farhaan114
@Farhaan114 11 дней назад
Sidaas Weeye, Wlaahi,
@user-cq5wf9dz7t
@user-cq5wf9dz7t 11 дней назад
waanadaasi aqligaasi ha faa ideystaa dhalin yarada qabiilka lago qalday
@user-cq5wf9dz7t
@user-cq5wf9dz7t 11 дней назад
jizakallaah qeir jizaa
@user-cq5wf9dz7t
@user-cq5wf9dz7t 11 дней назад
maashallaah tabaarakallaah
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 12 дней назад
❤❤❤❤❤ allaah naxasita jano hako waraboyi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉