Тёмный
Daahfurka wararka
Daahfurka wararka
Daahfurka wararka
Подписаться
WARBAAHINTA DAAHFURKA TV WAXAAD KALA SOCON DOONTAA WARAR, WARBIXINO, DHACDOOYIN IYO WARARKA MAALINLAHA AH OO HALKAN SI JOOGTA AH AAD UGA HELI DOONTO
Комментарии
@NimcaanCali-hq8dt
@NimcaanCali-hq8dt 10 часов назад
😢
@omerhassan3041
@omerhassan3041 20 часов назад
Hadee jabuuti waa dal yar! Xabada lawyocada ka bilaabataa faras magaalaha jabuuti ayeey tagi karta!
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 21 час назад
Kkkkkkk Somaliland maa awod haysata dulmahante ayay kaa ad kaniwayday 😂😂😂😂
@HenryLoy
@HenryLoy 23 часа назад
Somalia 🇸🇴 haisraacdo ❤ We need 🇸🇴🤝🏻🇸🇴✅️
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 День назад
WAXA SAA BAHDILAADA KKKK WALAHAY DAACAD BAN U QOSLAY. WAAR MIYAD ARAG TEEN DAWLAD KU SHEEG AY EITHIOPIA MASUL KA TAHAY 60% OO HADANA NIIC DAAS UN HAYA KKKK.ADEER ANAGAA BADA LEH CIDAANU DOONANA SIINAYNA. WAA YAABE MA HOOYADIN BAA BADA NALA LEH. WAAR QAJILA OO TIINAN DAAYACA AH MAAMUSHA ILAHAY WAX IDINMA SIIYEE KKK
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 День назад
Ciidamada Itoobia ee maalmahan indh indhaynaayay xeebaha Somaliland Barbara Illaa Saylac ma macdan bay ka baadhayeen? Mise sahan bay ahaayeen reerka halkay furayaa. illayn nasiib koodaa siiyaye!!
@roodacawad13
@roodacawad13 День назад
Alle idin fashil iyagaa keensaday.
@Apdilaahiawaalerooble123
@Apdilaahiawaalerooble123 День назад
Hakuutoostee Gaadhiga bas kareebo aniga haysheegin intaan joogin ugasheekey djibouti intan xukunta
@user-rd3wg4ow3l
@user-rd3wg4ow3l День назад
Masha allah allow ilaali somalilanda gulayista walikiinba 💚⚪❤💚⚪❤💚⚪❤💚⚪❤guul guul
@husseinmohamed6702
@husseinmohamed6702 День назад
Tani waa waxyaabaha gacanta lagu sameeyo oo ay sameeyaannmaa mulada ma camaad na mooday
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 День назад
Wax daliil wata keen
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m День назад
Maanshaa allaah guul qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 День назад
Mansha allaah
@user-rt8hv6wv7e
@user-rt8hv6wv7e День назад
adi ilaa galabta hal war mad kuso cepceline
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 День назад
Waxa ii muuqda Abiy oo 20KM oo Badda Somaliland Xeelad ku qaadanaya sidii hore ba uu u sheegay. Madaxweyne Muse waxaan ka codsanayaa inuusan taako bixin dhulkeena. Abiy afmacaan ayuu kugula socdaa, hoostana midiyuu ku haystaa. Please be careful.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k День назад
Maasha Alaah❤Alaah ❤a a lot of people who are you
@user-ot3bx8no5y
@user-ot3bx8no5y День назад
Adeer cadayin keen dee wax cad na tus 😂 wax baad iskaga hadalysaa
@Bescimed-po6dd
@Bescimed-po6dd 2 дня назад
Beenale markas baad isku shegeysa journalist
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 дня назад
Waa been waxba kamajiro
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 дня назад
Gadabursi waxa loo qaatay inay dhulkoda maamushan
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 2 дня назад
Wax cadeyn wata keen si laguu rumeysto uskag yhw
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 дня назад
Laacaagata. Waa. Haadayaada. Cidamadeena. U. Qaabiiya. Haana. Faasaxiina. Qaata. Waa. Haadayada. Huubaku. Umada. Laagu. Dhibaayey. Ilahoow. Naaga. Qaabo
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 дня назад
Beenta ka daaya umada
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 дня назад
Soomaliland government maaha quruurad usheega
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 дня назад
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar
@mustafeecabdii1236
@mustafeecabdii1236 2 дня назад
War wacaan cabdi maxamuud in girisga ushaqayn jiray😢
@mustafeecabdii1236
@mustafeecabdii1236 2 дня назад
Mad yabtay
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 дня назад
MA OGTAHAY JABOUTI IYO HARGEYSA YIHIIN DAWLADAHA DIR EE XORTA AH.ISLA MARKAAS XAMAR TAHAY IRIR SAMAALE.S.LANDERS.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 дня назад
LACAG MAYEY HASATAA HASAN IYO DAAROOD. BEENTA NAGA DHAAF.S.LANDERS.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 дня назад
Kkkkkkkkkk cadaw ma soo tooydo soomaliland mid aan aqoon soomaliland soosoco yaa faqash
@omarhassanomarhassan2091
@omarhassanomarhassan2091 3 дня назад
Walaahi war Kad aqrinaysid waben
@omarhassanomarhassan2091
@omarhassanomarhassan2091 3 дня назад
War lada dadka benta
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 дня назад
Itopiya mahadal qaadi karto jabuuti waxa ey ku nooshahay wa jabuuti ee hawaawiya ree Hargeisa habataaqa jabuuti cunaha iyey qabani kan aad adugu caabudeysid ee wax kuu ah
@awalehosmanbouraleh6394
@awalehosmanbouraleh6394 3 дня назад
Benaaleh ina dilow.
@AliAbdillahi-n1s
@AliAbdillahi-n1s 3 дня назад
Haasid bentada
@AliAbdillahi-n1s
@AliAbdillahi-n1s 3 дня назад
Benaale ben waeen
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 дня назад
DAWLADA JAMHUURIYADA DIMOQORAADIGAA EE BRITISH SOOMALILAND DHUL CIR BAD IYADAA ILAASHATA ONLY SOOMALI ITAALIYA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 дня назад
Failed Somalia italiya and British soomaliland government between borders afrika
@XasanIbrahinaxmed
@XasanIbrahinaxmed 4 дня назад
War xumada ayaad koobka qaaday angaaba jooga halkaad sheegayso 😂😂😂😂😂😂😂
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 4 дня назад
😊guul,heshiiskasoomaalilandiyoitoobiyaeebishanjulaay
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 дня назад
Soon inshallah
@roodacawad13
@roodacawad13 4 дня назад
Alla ayaanu ka magan gallay xaasidiinta somalida ah
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 4 дня назад
Abiy wuxuu hore u yidhi: itoobia waa in ay badda qayb ku yeelato. Madaxweyne Muse waxaan ka codsanayaa in uuna dhulkeea siin Abiy oo dhulkeenii Hawd iyo reserve Area inaga haysata. Dimashaanu ka xignaa hadday yimaadaan inta yar ee ka hadhay.
@NimcaanCali-hq8dt
@NimcaanCali-hq8dt 4 дня назад
Somaliand guuuuul ❤❤
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 4 дня назад
Waar isaaqaw hala duqeeyo jabuti
@gelehildid4797
@gelehildid4797 5 дней назад
SIRDOON IYO SARAAKIIL SARE AYAA KU SUGAN AWDAL IYO SALAL OO ETHOPIAN AH SI WEERAR LAGAGA QAADO MEELA MUHIIM AH KU YAAL JABOUTI.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 дней назад
Awdal waa somaliland hub haduu ismailka jabuuti awdal usoo diro isagaa lagu weerarayaa waana balan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 дней назад
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 дней назад
Somaliland is not easy ❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 дней назад
Ismail sidii xasan sheekh albaabadii waaliduu garaacayaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 5 дней назад
Itoobia kama samaysan karto saldigyo xeebaha Somaliland. Waa ka xaaraan.