Тёмный
SOM MEDIA IN uganda
SOM MEDIA IN uganda
SOM MEDIA IN uganda
Подписаться
Som media in uganda waa warbaahin soomaaliyeed oo ka howlgasha dalka uganda iyadoo daboosha baahiyaha warbaahineed ee soomaalida ku nool uganda, waxaad ka heli kartaa adeeg warbaahineed dhameystiran sida sawirada munaasabadaha, aroosyada IWM & muuqaalo qurux badan

Fadlan nagu soo biir oo subscribe dheh channelka si aad u hesho muuqaaladeena

Mahadsanid
daahfura hay'ad ISA xarunta uganda
1:09:11
Год назад
ALBUSHRA ISLAMIC JUNIOR SCHOOL
3:28
2 года назад
Full debate
1:46:35
2 года назад
MEHER
5:17
3 года назад
part3
44:28
3 года назад
kulan ciyaareed lagu qabtay kampala
7:09
4 года назад
1DA LUULYO
4:04
4 года назад
SHIRKA MADASHA KASMAAL  (KAMPALA) 2020
12:46
4 года назад
Комментарии
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 3 дня назад
Amiir majid zanzibar buu jooge
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 26 дней назад
Dadkii xamar lahaa waa kuwan soomaali maba ahayn
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Месяц назад
Koonfurgalbeed waa amerikanka soomaaliya...
@alimaoabdi9659
@alimaoabdi9659 2 месяца назад
War benta dadka kadhaf.
@XikamAxmedxasan
@XikamAxmedxasan 2 месяца назад
mansha allaah allaha idin barakeeyo. dhaamaantiin gabdho wax bartay
@aliyare8254
@aliyare8254 2 месяца назад
Dadkii nuuryada cagaha loo marin jiray ayaa maanta ku dhahayo xamar anagaa iskaleh aduunyo
@MohamedOmar-y3v
@MohamedOmar-y3v 3 месяца назад
Maakhir was iftiin soi baxay,waxayna tahay maamul goboleed harti soi guud mid daarood,gedo was soi socotaa guulbaan leenahay.
@AyuubKarlo-yc8dp
@AyuubKarlo-yc8dp 3 месяца назад
kgs ❤❤❤❤❤
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 месяца назад
Xamar waxaa iska lahaa dadka cad cad ma carab baa ma hindi ma yahuud baa ma faarisiin baa mooyi😊
@FardowsFardowsa-d1p
@FardowsFardowsa-d1p 3 месяца назад
Maakhir stste❤
@mdeeqhassan4940
@mdeeqhassan4940 4 месяца назад
Tarikhda dhaw ayu ka hadlayaa away boqortoyadi imam 1700 cen tarikhda u ka hadlayo wa 1890 wa hada dhaw
@omartaajjir2883
@omartaajjir2883 4 месяца назад
Waxka barta tariikhda soomaalida
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад
Iyaba Arimo qaarkoodna.blokedsEebaatE.runrun saxsax
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад
Noloshaydaba waayahayganaba.ilaa yawmulqitam sooo jireen caadi.iyaaa inbaa hEE hEE labaloigareeyaa blokedbloked hadiiba.blokedbloked
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад
Tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo bilyans yeraasss jirtoiyeyda fil wax laguma aha murwodumaroo yariisEEy samsamEey yartayarta dagan fariidad qiimobadan qaayodumar lagufarxeeeey baa layga yiraahdaa dumar.badnaa qatraaaayEEycaday
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 5 месяцев назад
Kkkkkkkk abgaal xamar dayee Ayuu ahaa lugtaa nuriyaa loogelinjirey hadaa maakaa yeelayan
@Abdalahasan123
@Abdalahasan123 6 месяцев назад
Reer xamarka waxay isugu sheekeeyaan waaye, wax kajiro ma jiro
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 6 месяцев назад
Talyaaniga iyo Aasiyaanku waxay ahaayeen gumaysi gumaysi bedelay
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 7 месяцев назад
Been badanaa
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 7 месяцев назад
Ingiriiska ganbo iyo rubiyad bu laha wa beenti reer xamar 😂 dhururuq kulaha
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 7 месяцев назад
Dadkaan shisheeyahaa oo caytamaya, boqortooyadii ajuran waxaa bedelay bortooyaddii hiraab. Waxa uu sheegayo waa sheeko jareer,wax ka jirana ma jiraan.
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 7 месяцев назад
Eeshiyaan imigraantiska markavaad wareysaneysid. Dadka dalka iska leh maad wareysatid?
@abobasement346
@abobasement346 8 месяцев назад
Xamar waxaa xumeyay kuwih qawanah e kah yimid gobaladah dhaxeh 1991 moryan bah cuntay xamar
@AARKABOY-hf6cd
@AARKABOY-hf6cd Месяц назад
Kkkk ninka gobamalda dhaxe ka yimid dalkay leeyi hiin lkn adinga SOOMAALI or carab yaa tahay😂
@GoojeCade
@GoojeCade 8 месяцев назад
Eelay elay dhsahay dawrataha qadhmuun ufuf akhsa
@adamabdi1056
@adamabdi1056 6 месяцев назад
Kkkkkk koonfur galbeet took mah
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 8 месяцев назад
Xamar ray waa laguh xumayeh yah kuh xal marintanah Markah barisamadkih iyo matah siday tahay xamar waa kaf iyo kalah dherih ee ilahaay hanosoh celiyo nabadih talay xamar wayadih horah oo kaleh umadah somaliyed nah ilahaay hamidayo khabilkanah ilahaay hasaroh amiin yah alaaaaah
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k 10 месяцев назад
Odeygan afka baafka leh waa tuug xamarna maleh waa marti meel uu ka yimid na lama yaqaan was intuu dad dhulkooda u yimaaday baa saas u hadlayaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 11 месяцев назад
odayga maskaxdiisa maba joogta ex parlament dal jirka dahson ooka soo horjeeda waa degmada boondheere talyaani aa dhisay ooku dhahaa mana sheegin magaca boondheere seeku dhacday madiina oo 1970 la dhisay dadkii tumbuluq laga jabiye lagu bilaabay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 11 месяцев назад
odayga boondheere iyo wardhiigley ooka tagay madiina kulahaa madiina 1970 wixii ka dembeeya lee la degay
@moolcaliyow
@moolcaliyow 11 месяцев назад
Magaalo kasta oo Soomaali ah waxaa ugu qurux badan meelihii gumeysigu dhisay!! Taariikhda ugu saxan ee Muqdisho waxaa qoray Explorer IBN Battuta BOOGIISA la yiraahdo: The Red Sea to East Africa and the Arabian Sea: 1328 - 1330
@ibrahimalrashid3779
@ibrahimalrashid3779 11 месяцев назад
Bargash 1870- 1888 ayuu ahaa
@halimoiman4890
@halimoiman4890 11 месяцев назад
Cumrigiisa Allah ha u barkeeyo jizaakumullah Khayran
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Год назад
Adagaan taariikhda somaliya shalay ayuu ka halayaa miskiin dadkii faraaciinta ka soo jeeday oo yahuudu slivers u aheed gibil cad oo sheydaanka barqash keenay iney xamar sheegato hawiye ayaa mas,uul ka ah dad kale oo soomaliya taariikhdooda been lagama sheego sorry hawiye goormaad dad noqoneysaa
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Год назад
Taariikhda yaan laga beensheegin dadna wadanka ayey u dhasheen dadna gumeysiga ayaa keenay siyid barqash ayaa dadka cad cad keenay is weydii dadk gibil cadka ah iyo dadka aan aheyn yaa badan caqligu ha shaqeeyo dadkaan gumeystaha ayaa keynay daba dhilif ayey u ahaayeen soomaliya waa u dhamaatay Taariikhda xamar hadey sheeganayaa daba dhilifku gumeystu keenay sorry hawiya
@Brownjr00
@Brownjr00 Год назад
I’m confused 😂 wareer
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 Год назад
Xamarmooryan aan u dhalan ba biliqaku habsatay ilaahay ha ka xoreeyo. Mooryanta maanta Inshallah.
@baarliinabdi-ee1dk
@baarliinabdi-ee1dk Год назад
My blood
@IbrahimHussain-h6j
@IbrahimHussain-h6j Год назад
Odeygaan hadalkiisa ma saxna si fiican iila fiiriya hadalkiisa
@maryanali6809
@maryanali6809 Год назад
Albushra is the best school
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Год назад
4 xamar waa xamar weeyne,xamar jajab,shingaani iyo caambo/cabdulxasiis.
@Hillyeh
@Hillyeh Год назад
A nice prank. 😂🤣 You should have asked him how many somalis he killed as a Yemenite Italian soldier...
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Год назад
Taariikhda Nabadoonka uu ka sheekeynaayo dadka diidan ciil miyaa haayo ar soomaalida qaar dhib badanaa Nabadoonka Hadda wuu dhintay Alle Yaraxma
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Год назад
Alle Yaraxma Aamiin Yaarabbi
@kingfariid9971
@kingfariid9971 Год назад
Masha alllaah.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Год назад
21:10 😂. Sonalida baa taa isku wacan, Halagu Maleeyo, Waa caadi, Lakiin Intaa Sano Saa halaguu bahdilo, Wabina laguugu gudbo. Nin kale Oo Walaalkaa ah baa ka raali ah, Oo Lacagtaa yeeysan kaa goin-Damiirtuisa ku gata. Gaalkuna midnimo iyo isku duubni buu heerkaa ku gaaray. Marka . Cadowga Somaliya waa Qofka Jagada U haaya Qabiil walba?- Kala heentaa Qaran beey Magac iyo lacag ku helaan. Qaran-Mid ah na Shacabaa beey ka mid noqdaan, Oo Maxkamad-Qaran baa lagu Kala bixi. Lakiin Qaran Xaquuq leh buu noqon iyo Nabad. Lakiin Sidaan Maanta ku Jirno? Iyo In Eey Doowladu Danbiilaha Eey Ugaaskiisa Kala hadlaan ineey Xiraan Ama Ganaaxa 🤔. Somaliya Qaran ma noqoto 200%.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 8 месяцев назад
Khabil bah kharan kadhigtan somali dah matah jogtah
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Год назад
7:15. Ilaa iyo Hadana Xalane iyo Ajanabi beey, Xeer moodaan. Dal saa kuu bahdilay, Sidee baadan uga kabsan?. Muse Biixi na wxuu Yiri 😂 Garsoorihii-English ka ahaa, Baa Xuduuda Laascaano na siiyay. 7:10 Marka MA Gaalkaa Naga Damiir iyo Insi Fiican? Mise Qabiil-Iyo Xin Baan ka dhalanay. Anoo intaa soo maray, Cadaanba Dalka Kabo Kuma mareen Maanta,
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Год назад
15:55 Portuguese? Portuguese waligiis Somaliya ma qabsan. 16:36 Malik Al-Mudafar ma jirin haddana jiro - wuxuu ku qaldaaya --- dadka looyaqaaney "Musafir" oo la baxey Banaadir. Musafir waa wax la micna ah "safaraa" oo cid safar ku timid ama qaxooti ah. Reer Banaadirigu lama baxaan Musafir waayo micnihu waa qaxooti. Boqor Musafir la dhihi jireyna waligiis Somaliyaa xukumin.
@alial-sharif156
@alial-sharif156 Год назад
wooow very good school but wanayama must be chased he beats badly let tr nasser beat my child thank you😘😘😘
@leylahassan8037
@leylahassan8037 9 месяцев назад
No he is the best tr in our school don't say that and also his name is spelled like this WANYAMA
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 Год назад
Waxaaway diisaa imaanka abgaal maxaa yahay waydii
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 Год назад
Waxaan way diisaa here faqay markay imaanaayeen yàa dameentay
@shamsocabdi2661
@shamsocabdi2661 Год назад
Odayga isagu xiligu ka shekeynayo xaguu dagana wuxuba ku leyahay afar dagmey ahayd xamar Wayne Shangani madiino wa beri kkk madino waba hada dhow kkk away xamarjajab shibis Boon dheere Tariikhda u ka shekeynayo waa taas kkk Ciyaal weeraa xitaa madiino ay waxyar ka horeysay !! Somalida yang la waraysan marka lagu leyahay saan camala arkee