Тёмный
Iftin Band - Salah Bonge
Iftin Band - Salah Bonge
Iftin Band - Salah Bonge
Подписаться
This is the official channel for Iftin Band. Managed and run by Salah Bonge.
Salah Bonge / Sahra Abukar Dawo (WAHAD )
9:02
2 месяца назад
Salah Bonge  /  Iftin Band  (   SAYLICI  )
6:17
2 месяца назад
Salah Bonge / Iftin Bond (  JARIIRCO  MUSIC  )
3:32
2 месяца назад
Salah Bonge / Iftin Band ( SIRMAQABE  )
4:31
2 месяца назад
Salah Bonge /Kinsi Aden ( QADAR DHACAY )
5:06
2 месяца назад
Salah Bonge / Ahmed Naaji  ( LAQDABOOLAN )
5:49
2 месяца назад
Salah Bonge / Asli Mohamed ( JAHWAREERKU  )
6:38
2 месяца назад
Salah Bonge  /  Ahmed  Naji  (  CANABEEY  )
8:23
2 месяца назад
Комментарии
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 12 часов назад
Music inaba caadi maaha allaah ha idin wada barakeeyo dhaxal umadeed ayaa ka tagteen. Waxaa tihiin rugni ka mid ah kuwa ay taagan tahay umadda soomaaliyeed. Sulfa codkiisu wuxuu ahaa mucjiso
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 часов назад
Haji soo Dhawoow waa runtaa cod wanaagsan ayuu ku soo biiriyey fanka Somaliyeed waxaan isku daynay in heesaha Somaliyeed lagu ciyaaro sida Qoobka ciyaarka iyo music aad u mac mahadsanid
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 12 часов назад
Rashiid Bullo iyo Farxiya Cali ayaa qaaday ugu horrayntii. Shamaali si fiican ayuu u qaaday waa hees laxan macaan ilaa xad. kooxda iftin si fiican ayey u tumeen music-ga
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 часов назад
Haji soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay si wanaagsan aad u tilmaamtay Kooxda Iftin Band mahadsanid
@CabdiraxmanAbuukar-e6x
@CabdiraxmanAbuukar-e6x 21 час назад
1:02
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 часов назад
Soo dhawoow kurta waa hees aad u mac mahadsanid
@hashimmohamed8659
@hashimmohamed8659 День назад
Fantastic these Guys In Somali Music
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 День назад
Soo dhawoow you're welcome
@alijama103
@alijama103 День назад
Heestan waxaan ku maqlay Baasharax laakiin anagu reer waqooyi ahaan waxaan nidhaa Kidaar cuntadan. Thanks Salax
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 День назад
Omar soo dhawoow original keeda waxaa qaaday Khadiija jiinjar runtii muufo waa cunta aad u caafimaad badan marka aad ku eegto sabaayad iyo laxoos mahadsanid
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 дня назад
Allah-ya-cizak bonge, Heesahii wadani ee qadarinta mudnaa ahaa, Hibo, Ahmad iyo Maryan they nailed it. thanks brother really appreciated.❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 дня назад
Mahad soo Dhawoow waa in aan la ilaawin waxaan soo marnay iyo sidii aan ahaan jirnay mahadsanid
@aabdi9469
@aabdi9469 3 дня назад
Waa ku salamay Salah Bonge, waxa jira hees aan kaa soo codsaday Originalka oo ay qaaday Luul Jaylani Cali heestu waa: Gardaradaan lay gaystaa aan la gariiroohayee, gubtayee gibilkaygee Fadlan, heestas ii raadi oo aan hada ka hor kaa soo codsaday...waxan rajaynaa in aad soo heli dontid, Mahadsanid walaalkay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 дня назад
Abdi soo dhawoow waan ka xumahay in taas dhacday waayo mashquul aan noqday I apologise soon ayaan keeni mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 дня назад
Kooxdii Xusuus.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 дня назад
Absolutely your right soo dhawoow waa kooxdii shaqaalaha mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 дня назад
@@iftinband-salahbonge2326 Mahadsanid Saalax. Anigaaba heestaan wax ka bartay mar kale. Waaberi ayaan u malayn jirey. Horta Shamuuri (Allaha u naxariisto) heesta ma ku jiray? 🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 дня назад
@roblemaer4834 soo dhawoow kooxda xasuus ayuu ka mid noqday inta uu tagin waaberi mahadsanid
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 дня назад
Kooxdii xasuus
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 дня назад
Ahmed Soo Dhawoow waa runtaa waa kooxdeeni Shaqaalaha mahadsanid
@Farashaash
@Farashaash 4 дня назад
Without a doubt Iftin Was The Greatest Somali Band Ever, The Lead Guitar 'Alla Ya arxama' Macalin Abdi, The Greatest Guiatar player in africa, Keyboard Sugulle 'Alla Ya axma' Anothet Great Keyboard Player and Composer Macaloow Ma aqaan inu nolyahay iyo inkale, 'I hope he's still alive' Wadaadkeena marna our Greatest singer and the the entertainer the drummer Abdullahi Zulfa 'The Man who change our clubs/Discos' back in the 80s,
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 дня назад
Soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay sida aad noo xasuusato runtii intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto aamiin you're welcome
@Farashaash
@Farashaash 2 дня назад
​@iftinband-salahbonge2326 adaa mudan walal aan ku weyddiye Iftin meshaan uguma jeedo xabiib lee bes, heesta video ga is malahan sax? Isax bro, heesta in la korsaaray an u maleynaa, teeda kale abdisalaan jimmy inu music qaracay an u maleynaa musika
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 дня назад
@Farashaash soo Dhawoow waan kula joognaa ee ha is martiyeen mahadsanid
@Farashaash
@Farashaash 2 дня назад
​@iftinband-salahbonge2326 wa mahadsantahy ee heestaan iyo video'ga isma lahan sax waa kor saarteen isax haddaan qalddanahay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 дня назад
@Farashaash soo dhawoow Iftin Band aad Bay kuu soo dhaweynayaan mahadsanid
@MohammedTahliil-cv6gf
@MohammedTahliil-cv6gf 4 дня назад
Ar Yaa Ii Keeno Hada Muifo Iyo Suqaar Iyo Moos Iyo Saliid Macsaro ❤❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 дня назад
Soo dhawoow maraq malaguu keena iyo moos mahadsanid
@saalimshaafici7756
@saalimshaafici7756 7 дней назад
What a song❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 дней назад
Soo dhawoow saalim waa hees jira mahadsanid
@alijama103
@alijama103 8 дней назад
Heestan waxa la sameeyey markii Unisom dalka ay joogeen. Waa hees xusuus wayn leh. Thanks Saalax
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
Omar soo dhawoow waa runtaa xiligii u.n. ay Somalia maamuleysay mahadsanid
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 8 дней назад
The song is called “what a brilliant idea! he sounds just like the George Michael of Somalia.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
Soo dhawoow ma xuma heesta waa hees somali looga hadlayo mahadsanid
@AxmedMagra
@AxmedMagra 9 дней назад
Sharaxii la tumaaye
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
Axmed soo dhawoow sheekaa ka danbeysay waa Ruwayad aad u wanaagsaneeyd mahadsanid
@MillyRiley2023
@MillyRiley2023 11 дней назад
Hi this is a realy great video, we would love to licence it and pay a fee to you. How can I contact you? Many thanks
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 11 дней назад
Hi you're welcome, I'm part of RU-vid community soo write to RU-vid studio then they'll let me know thank you
@MillyRiley2023
@MillyRiley2023 11 дней назад
@@iftinband-salahbonge2326 Do you know who owns the original footage?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 10 дней назад
@MillyRiley2023 did you write to RU-vid studio, what they said
@MillyRiley2023
@MillyRiley2023 8 дней назад
@@iftinband-salahbonge2326 RU-vid don't own the copyright, it's up to the copyright holders to license material. If you shot the video you own the copyright or know who did we would pay you a fee. But we would license the music separately.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
@MillyRiley2023 where can I contact you to speak further? Private message me
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse 13 дней назад
Wnnnnnnnnn❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 13 дней назад
Mr Seef soo dhawoow abaaba wadnaha waa lagaa qaabilay mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse 13 дней назад
Wuuuuuuuyuu😮
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 13 дней назад
Soo dhawoow Ababina waad mahadsan tahay
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse 13 дней назад
Warkaasaan n❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 13 дней назад
Soo dhawoow wiilkeey mahadsanid
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 13 дней назад
WAAYO WAAYO
@daadirabbi
@daadirabbi 14 дней назад
The greatest band in Somali legends history
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 14 дней назад
Daadir soo Dhawoow waa channelkii legends kooxdii Iftin Band iyo Salah Bonge mahadsanid
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 16 дней назад
That Time the peoole were Beautiful and very natural .
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 дней назад
Soo dhawoow your Wright because people they're happy you're welcome
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 дня назад
100% yes waa markii la cuni jirey cunada wadnaka dadkana dhibka maanata haystaama jirin dagaalada qabaaylda koley heestan waaa 1970 ama ka hor illahey ha u wada naxriisto dhamntooda intaaad badan fanaaniitaa meesha jpgat way dhinteen amin mida kale dumamrka ism marin jirin wxan aay ahda is marshan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 дня назад
@abdullahiomarali5241 soo dhawoow barisamaadkii aad Bay u wanaagsaneed qabiil iyo qurun ma jirin waa la wada sinaa mahadsanid
@Qodax112
@Qodax112 16 дней назад
I wish we can get any Jerry Lyrics.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 дней назад
Soo dhawoow your wishes granted soon mahadsanid
@saalimshaafici7756
@saalimshaafici7756 18 дней назад
The song's name?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 дней назад
Soo dhawoow heesta waxaa la dhahaa take it home mahadsanid
@saalimshaafici7756
@saalimshaafici7756 7 дней назад
​@@iftinband-salahbonge2326 lyrics-keeda oo dhammaystiran ma heli karnaa please?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 дней назад
@@saalimshaafici7756soo dhawoow fadlan ii dulqaado hadii EEBBE yiraahdo waan kuu sameeynaya mahadsanid
@saalimshaafici7756
@saalimshaafici7756 День назад
@@iftinband-salahbonge2326 mahadsanid
@mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc
@mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc 18 дней назад
Maxaa keenay maseerka
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
Soo dhawoow ruwaayad qaali ah bay aheed mahadsanid
@alijama103
@alijama103 20 дней назад
Waxaan sugaynay inaad wraysiyasii fanaaniinta bilowdo kuma hayno xageed martay.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 дней назад
Omar soo dhawoow waan soo guuxayaa ee ii dulqaata waayo diyaarintii baan wadaa mahadsanid
@alijama103
@alijama103 20 дней назад
Saalax, halkeed maetay laguma hayo seddex week. Salah, where are you we haven't seen dor last three weeks
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 дней назад
Omar soo dhawoow runtii wax baan soo wadaa aad ka heli doontaan oo live wareeys oo aan la yeelan doono v.i.p. fanaaniin caan ah iyo dad kale oo caan ah is coming soon mahadsanid
@FFa-di4py
@FFa-di4py 22 дня назад
❤😊
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 22 дня назад
Soo dhawoow you're welcome
@alijama103
@alijama103 22 дня назад
Waxaan u malaynayaa inay ahayd 1986kii
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 22 дня назад
Omar waxeey aheyd 86 horaantiisa waad saxday soo dhawoow mahadsanid
@alijama103
@alijama103 22 дня назад
Hees murti fiican leh.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 дней назад
Soo dhawoow Omar waa hees murti leh oo qofkii dhageysto qiiroonayo mahadsanid
@Isra-huss226
@Isra-huss226 23 дня назад
Who’s listening to this on 2024
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 22 дня назад
Isra soo dhawoow millions of Iftin fan's they love it mahadsanid
@MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
@MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 25 дней назад
Osman lugayare heestan magaceda ayankarabna
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 24 дня назад
Mahamud soo dhawoow heestan osman ayaan u dhaafnay in uu ka soo jawaabo mahadsanid
@farhanwarsame3820
@farhanwarsame3820 26 дней назад
Waa shaqo fiican heysaaan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 дней назад
Soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay you're welcome
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk 27 дней назад
Berisamaadkii & riwaayaddii (Maxaa Keenay Maseyrka) C/Qaadir Nuuraani Marisa Carbone AUGullio. Qadiijo Max'uud Qalanjo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 дней назад
Soo dhawoow ruwayadaha waagaas aan dhignay heesaha ku jiray iyo musiga wax la heli karo maahan mahadsanid
@Sologamer446
@Sologamer446 28 дней назад
Heesta cabdi nuur iyo habiba ahun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 28 дней назад
Soo dhawoow maya Alaale heestaan waxa uu siiyey Zulfa goob joog baan ahaa mahadsanid
@Sologamer446
@Sologamer446 29 дней назад
Je ne vs comprends pas
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 22 дня назад
Hi can you explain you're welcome
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 29 дней назад
Heesta zulfa ana leh kuma lahee heesta waa hees macan wana lagu ciyaarayay cawys club. Adiga wa 70 taneeyadii
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 29 дней назад
Soo dhawoow heesaha channelkeega aad soo daayo waa very special waayo xasuusteyda waaye gabdhaha iyo wiilasha say u ciyaraayan soo mar arkin saas waaye mahadsanid
@Entire-World
@Entire-World Месяц назад
Boqorka codka. Pure and natural voice. May Allh grant him Janna and peace forever.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Aamiin Aamiin Aamiin you're welcome
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Месяц назад
Dadkani maxay samaynayaan macsi mise cibaado? Qofkii macsi raalli ka noqdaa wuxuu la mid yahay ka macsida sameeyey.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Soo dhawoow waa runtaa laakiin waagan iyo maanta is malaha mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse Месяц назад
❤❤❤❤❤😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 дней назад
Soo dhawoow wiilkeey mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse Месяц назад
Woow
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 28 дней назад
Soo dhawoow waa 1988 London waa xasuus aan la heli kareen mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 28 дней назад
Soo dhawoow you're welcome mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse Месяц назад
Woow
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Soo dhawoow waad ka heshay waan arkay Seef mahadsanid
@MastarseefMsataresse
@MastarseefMsataresse Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Soo dhawoow master Seef aad baad u mahadsan tahay you're welcome
@abdulabdi8443
@abdulabdi8443 Месяц назад
Mahadsanid walaalkay waa kaa sugayaa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
hadii EEBBE yiraahdo soo dhawoow mahadsanid
@aadanmahamed3509
@aadanmahamed3509 Месяц назад
Wow ❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Aadan soo dhawoow waad ku mahadsan tahay sida aad noola socotid mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Месяц назад
Heesta 12:00 ruwaayad ay ku jirtay ama abwaabka sameeyay ay ma xasuusto. AUN Faadumo Qaasim.
@Sologamer446
@Sologamer446 Месяц назад
They do what thé want i have my kids and im ok
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Soo dhawoow ma xuma waa runtaa saas waaye mahadsanid
@AliMohamed-is6cl
@AliMohamed-is6cl Месяц назад
Vvv
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 28 дней назад
Vivo Luul jeylaani soo dhawoow mahadsanid
@ashaelmi7863
@ashaelmi7863 Месяц назад
Masha Allaha. Illahaayow Uu Naxriiso Walaasheen. ( SITAAY MANOOGTO ) Waa Hees Aad Iyo Aad Uu Macaan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ JANAATUL FARDAWSA KA WARAABI.INSHA ALLAHA.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Asha soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin mahadsanid
@Contraband-7
@Contraband-7 Месяц назад
🙌🙌🙌👍 RIP Uncle Sugulle
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Месяц назад
Soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin mahadsanid