Тёмный
Sheikh Abdi Hersy
Sheikh Abdi Hersy
Sheikh Abdi Hersy
Подписаться
Official channel for Sheikh
Abdi Hersy. Imam at Abubakar Islamic Center of Calgary Canada. Educator in religion, culture, Somalia politics, and decency.
Hambalyo Maalinta Xorriyadda!
1:31
16 часов назад
Eid Mubarak!
2:47
21 день назад
Jawaabtaydii Aqoonsiga Falastiin!
13:20
Месяц назад
Комментарии
@ModestyIsLife
@ModestyIsLife 9 месяцев назад
Subhan'Allah, you need to fear Allah and stop encouraging people to take riba. 😳😳😳
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Maansha allah
@migo2444
@migo2444 Год назад
Ribo wa xaaraan ribo 25 sanno adoon ad ahaanaysid OO dalka aanad dalka ka bixi karay wa baadil. ummadda bari dalkooda u hirjoonkara inaad cagta gaalada uga xidhid waa dulmi
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Год назад
Wallahi point fiican ayuu taabtay caruurtavku dhalatay yurub Secondry haddey dhameeyaan ayey bura sidan Sabab ayaa jirta waana tas sherkh sheegay.Waxba qaldan
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Год назад
Great .sheekh Abdi hirsi Anigu Rabbi ma.qaadan waaba xaram. Sheekh cabdi xirsiine wuu qiray xaramtimaded.Laakin waa cimi baaris iyo daruura ma .lop.qaadan.kara.Shalter.qof dagan waa .homeless waa guri.laawe.Haddan nahay Soomalida ku nool. Norway xaqiiqa waxan nahay Homeless guryo laawayaal Sheekh soo sheegay Soomaalidu waa dad muslimin rabo.cid ma rabto waxanse ku nool nahay.nolal..adag iyo .guri gacan labaad Waxan is weydiiyey haddi doadi.la lhayaamayo op guri la yiri.ma kireeysan kartid ayey kireeysanya Rabo .daroora haddu maqlo xaran ayuu la soo boodaya wuuna cuna xaranta si kale ayuu u.cuna.Arnigu guri ma lihi rabana kuma qaadan reer Norway ma qatan.xaran iyo.haddi fatwa daruuro.jirtaba weyse rafaadsan yihin.
@AdeegsiGuud
@AdeegsiGuud Год назад
Aslanba cabdi xirsiyow yaa kuu baneeyay in aad dhulka gaalada ku noolaatid? Ma daruuraa in aad Canada joogtid? Sow ma sheeganaysid sheekh caalim ah maad madarasad soomaaliya ka furatid aad ubadkaaga xalaal ku biilisid?! Sow nin majeerteen ah ma tihid waata puntland nabada ah ee maad tagtid umada halkaa joogtana aqoonta aad sheegatid uga faaidaysid xaaraantan iyo dhulka gaaladana iskaga tagtid?
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy Год назад
Adeer cilmigaa kugu yare Canada ma aha meelaha aan lugu noolaan karin oo aan diintu oggolayn in la dago. Meesha aad diintaada ku muujisan kartid oo aad masaajid ka dhisan kartid si xor ahna Allah u caabudi kartid lama dhoho Dhul gaalo
@abdiali3507
@abdiali3507 Год назад
@@SheikhAbdiHersy waxaad ii sheegtaa ileen dalkaba waad iskaga tagi kartaa oo garoowaad guri cad ka dhisan kartaaye sababta kugy haysa Canada ee aanad uga tegi karin ee daruurada ku siisay kuu fasaxday guriga ribada ah? Hada ogow badal kale waad heli kartay iyo meelo kale oo dhul muslim ah oo iyagu aan qiilba kaaga baahnayn
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 Год назад
Mashaa Allah allaha barakeyo culimadena
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 Год назад
Qiraao aad umacaan Allah hakuu siyaadiyo
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 Год назад
Beautiful voice mashaAllah tabaarakllah 💞
@laascaanood539
@laascaanood539 Год назад
Subxanallah ABDI HIRSI totally lost it! I never thought he was that slow > Subxanallah.
@laascaanood539
@laascaanood539 Год назад
Subxanallah ABDI HIRSI totally lost it! I never thought he was that slow > Subxanallah.
@laascaanood539
@laascaanood539 Год назад
Subxanallah ABDI HIRSI totally lost it! I never thought he was that slow > Subxanallah.
@baashie
@baashie 2 года назад
Somali people are their own best enemy. It's SAD! I feel bad when I hear a man like you speak, and I feel ashamed to be Somali.
@nnpcat625
@nnpcat625 2 года назад
Ma shaa allaah sheikh hersy.,, sh.umal 3 0 teree azero ayaa dirtay dhinac kasto
@nnpcat625
@nnpcat625 2 года назад
Ma shaa allaah sheikh hersy.,, sh.umal 3 0 teree azero ayaa dirtay dhinac kasto
@xasancali1200
@xasancali1200 2 года назад
Masha allah
@G0_n3
@G0_n3 2 года назад
What about hijra Sheikh Abdi Hersy?
@yusufbaruud5967
@yusufbaruud5967 2 года назад
sh cabadi xirso waxa ka soo socda waa la ogaan xaasl nikii nool
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 2 года назад
Cilmi yaraantu adeer waa cudur. الإنسان عدو لما جهل Banii aadamku wuxuusan aqoon wuu la colloobaa. Wax ka baro ha dagaallamine
@II-vd4ih
@II-vd4ih 2 года назад
Dadka iyaga oo dacad la'aan xamar imaaday ayaad ka mid tahay hantida aad ka hadleeyso intee ka keentay nin asiga oo ceeyr ah yimid adiga ayaa xaq laguugu leeyahay walaahi.
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 года назад
Allah ya baarik yaa shiikh
@Galad866
@Galad866 2 года назад
30 sano mama Dixon daganeyd nin 10 sano wadanka joogay ayaa gatay kana saaray
@Galad866
@Galad866 2 года назад
Sheakh bashiir sheltar maba yaqaan Uu leyahay aada
@eymoyhassanur
@eymoyhassanur 2 года назад
Northern frontier district include Garisa, Mandera, Moyale, Isiolo and Marsabit.
@amarcompares7241
@amarcompares7241 2 года назад
If You Don't know- Who Owns Xamar/Muqdisho. Very Simple and Basic Understandings. 1 ➕ 1= 2 1)# Xamar. = Beesha Reer Xamar 2)# Banaadir = Beesha Banaadiri/Banaadiriga
@saidohassan4729
@saidohassan4729 2 года назад
Maansha allah sheikh Abdi xirsi Hafidulahi Awlaadada iyo Aqoontaba Ilahay kuu barekeeyo
@alisamakab6787
@alisamakab6787 2 года назад
Baaraka Allaahu fiik wa jazaaka Allaahu Alfa kheyr.xafidaka Allaah sh.Abdi Hersy.
@safiajama7517
@safiajama7517 2 года назад
Faana cawdi biile MAA riibu umacanynaye Riibo waa xaaran yaahu
@bushlandeast7175
@bushlandeast7175 2 года назад
the NFD was curved out of jubaland and jubaland was curved out of kenya so in case of a conflict kenya does have a historical claim to land as far as the juba river
@somali7851
@somali7851 3 года назад
Mansha Allah cod macaaan
@siadfarah3096
@siadfarah3096 3 года назад
Maash Allah cajiib ilaahay qeer hana waajifiyo
@munira005
@munira005 3 года назад
Sheikh Abdi Hersi Allah ha ku xafido Masha “Allah “ AAMIIN YAA ALLAH
@munira005
@munira005 3 года назад
SAMIRA DUUS FADLAN WAX HUBSO HA LABOODIN DHINACA XUN EE U CUDUR-DAAR WAXAA LAGAYAABAA IN UU QURAANKA SHEIKH AQRINAYO PHONE KALA SOCDO (( ALLAH ACLAM))
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 года назад
Xirsi :40 Shill :0
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 года назад
53:00 important points 55:00 is very touching
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 года назад
Publish your income Tax documents. I was told that some of the Shk’s in Khalid Mosque are married to more than one wives but Government Canada pay the bills because they lie/hide their income.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 года назад
Dawladeenu haday noo samayn lahayd isku tashi dhaqaalle oo aynu kaga maarano shisheeyaha aad baan u jeclaan lahaa waana ka qayb qaadan lahaa hadii Allaah idmo
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 года назад
Deni iyo Madoobe waxay ka idaad haystaan gobolada ay ka soo jeedaan oo Soomaalidu waxay tidhaahdaa Naagta qooqani ninkeeday ka qalin qabtaa Hadii Shacabaku labadan nin iyo kuwaa Muqdisho ka Doobiya waajibkooda marin lahaayeen halkan la islama gaadheen Meesha aynu maanta marayno meel ka xun bay inaku wadaan hadii Shacabku kici waayaan oo kuwan beloobey soo qaqaban waayaan Allaah ha inoo sahlo
@MohamedHassan-yg3yh
@MohamedHassan-yg3yh 3 года назад
Gabalkoodi waa dhacay
@hassanbuwow5639
@hassanbuwow5639 3 года назад
Sheikh waxa ka codsanayaain aad codkada wax yer aad no kordhiso kher alle ha kusiyee badana ani waxa ahay dadka aad iyo aad kuga xiran marka wax yer kordhi isha allah badana wax ka dhageystaa tv 100% ayaan geeya
@libanali3337
@libanali3337 3 года назад
Ma garanayan wa mooryan illaahey xarigiis goyey islam nimo eeysan oqonin wadaninimo eeysan oqonin
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 3 года назад
Maa laceyriyo ayago dhan hadi kale hala saro xalane hala dhaho safaradini dhista hadikale ku noqda wadamada ad ka imateen ayaga muslim ku soo darsami lahaye insha allaah lacagtodana loma bahna somalia qorbo joogta aya ku filan🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷
@malincadow2515
@malincadow2515 3 года назад
Shiiqa wacdigii aaway maiska dhaafray
@roonhersi8840
@roonhersi8840 3 года назад
Guul iyo gobanimo amaana Allah
@roonhersi8840
@roonhersi8840 3 года назад
Sheikh kheeyr baan u rajeeynayaa DALKA ALAHA NOO ISLAAXSHO AMEEENNNN
@ji.s9434
@ji.s9434 3 года назад
Sheikh Abdi, ilaa iyo imisa maalmood ayaa baryeyna labada nin, how long? Parliament tiga inageeya sida ugu dhaqsaha badan qof iyo cod hala bilaabo ka shaqeentisa that is it.
@saciidmuuminismaaciilcawad9357
@saciidmuuminismaaciilcawad9357 3 года назад
Asc wr wb Shiikh abdi telkaaga ayaan ubaahanahay
@anaasir3889
@anaasir3889 3 года назад
Asc saxiib godoomiyaha Bulshada rayidka ah Ayaanu kuu dooranay
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 3 года назад
Sh. Cabdi Xesri Allaha ku karaameeyo macallin .. wax badan baan kaa bartaa usbuuc walba.. mahadi hakaa gaarto
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 года назад
ASC Sheikh ABDI Hersy Salaan Sare Oo Qiimo Leh Ayaan Kuugu Salaamay Malaigi Ku Soo Salaantay Sheikh!! Runtii Waa Wax Aad & Aad Looga Yaqyaqsado Waxaa Ay Dharbaaxo Weyn Ku Tahay Ummada Ay Labadaas Shaqsi Ay Wax Ka Sugaayaan Oo Ay U Taliyaan Kuwaas Ayaa Ayaan Daro U Sugnaatay!!! Walahi Labadaan Shaqsi Ma Rabaan Dan Soomali & Dan Wadankeena!! Dani Waa Nin Waxa Uu Rabo Aan La Garaneynin Ee Uusan Wadin Dan Puntland, & Dan Soomalinimo!! Sheikh Aawaye Ummadii Puntland Masuulka Ka Ahaan Jirtey Aawaye Odayaashii Dhaqameedka Aawaye Boqor Burhaan & Suldaamadii Waxaan Bahdilkaan Miyey Ku Raacsan Yahiin Dani Caqli & Garasho Zero Ee Dabadhilfka U Ah Emirate, & Damal Jadiid!! Waa Nin Qolo Kale Jeebka Ugu Jiro!!! Qofkaan Caaqibo Malahan Iska Daba Socoda Mid Kale Oo Asna Kenya Jeebka Ugu Jiro Oo Xaafad Kismaayo Ku Taala Uu Ka Taliyo Iska Daba Socodo I Wish Maanta In Uu Dani Dano Puntland Ah In Uu Wadi Lahaa Labadaan Caaq Ee Aan Is Dhaamin Qofna Ma Matalaan Ee Dawladeena Federalka Somalia 🇸🇴 & Madaxweyne Farmaajo Haka Tashtaan Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan!! 2 Years Mudo Kordhin Halagu Daro Madaxweynaha Qof & Cod Na Hala Aado!! Sheekaba Barteeda Ha Ku Soo Xiranto!!! Sheikh Allah Ku Xafido Kheyr Ayaan Kuu Rajeynayaa!! Wcsalaam wrwb
@rawiabdudud3700
@rawiabdudud3700 3 года назад
Hadle maa la hayinayah nimanka ha laga tashado