Тёмный
Hayat Inspiration
Hayat Inspiration
Hayat Inspiration
Подписаться
Bismillah Hasbiya'Allah Wani'ma Alwakeel Welcome to My RU-vid Channel please Support Hit The Subscribe And Also Make On The Bell Notification also Like & Share Thanks 🙏

Asc, Kusoo dhawada Channel keyga Waxaan Soo galiyaa Waxyaaba badan Sida Gurya qurxinta, Cuna Karin, & Vlogs Waxaanad igu Taageeri Kartaa Subscribe Mahadsanidiin 🙏
Vlog yar & baashaal Kaalay Nasoo raaca
10:38
2 года назад
Комментарии
@HibaaqMaxamed-nk2zf
@HibaaqMaxamed-nk2zf 18 дней назад
maasha Allah sister ❤
@HalimOmar-gz8fp
@HalimOmar-gz8fp Месяц назад
Mashallh
@nimcoadam9437
@nimcoadam9437 2 месяца назад
Thank you xabibti❤❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 месяца назад
Mahadsnid walaal
@muniiroayaan6022
@muniiroayaan6022 5 месяцев назад
Qurxy duqow ku dayn mayo
@ifraxmaxamuudfrx451
@ifraxmaxamuudfrx451 6 месяцев назад
Maa sha Allah qali si fiican ayad u sameesay ❤❤
@HothanBarwaqo
@HothanBarwaqo 6 месяцев назад
Halke laga helaaa meel cunto karis lagu barto😊😊😊😊
@MaxaboxassangaaniMaxaboxassang
@MaxaboxassangaaniMaxaboxassang 7 месяцев назад
M.a
@XamdidaahirXasan-up2fx
@XamdidaahirXasan-up2fx 8 месяцев назад
Mida.korontaan family.waayay
@dinabishar1757
@dinabishar1757 8 месяцев назад
Yummy yummy dear
@HayatInspiration
@HayatInspiration 8 месяцев назад
Asc, Soo dhawadaa Walaalaheyga welcome back Subscribe ii saara please like and share jazakaAllah kheir Thanks.
@itsmezaraa
@itsmezaraa 8 месяцев назад
Maa shaa Allah habebty so health and yummy i like it welcome back
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 месяцев назад
Salaam Alaykuma first one thanks my sister I messaged you this days welcome back ❤🎉🎉🎉🎉🎉😊
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c 8 месяцев назад
Mashlah
@user-hc2yv9jb4o
@user-hc2yv9jb4o Год назад
Fariida. Hilib ma ku samayn kra
@queenbadriya6917
@queenbadriya6917 Год назад
Aniga waxan raba marki ugu horeysay inan isticmalo wey ureysa weyna qiqeysa cusebka miya iso shega qofka yaqanow
@user-xm8nk5xb4x
@user-xm8nk5xb4x Год назад
Sida fadiirda lam sameyo
@user-xm8nk5xb4x
@user-xm8nk5xb4x Год назад
Fadiiro jabuti udaa wlhi
@aminomohamed438
@aminomohamed438 Год назад
Shugran abyo after 4yrs hda ayn dawaday mhdsanid ❤
@naciima1142
@naciima1142 Год назад
Wcs
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 Год назад
Kani waa cunto caan ah oo jamhuuriyadda Jabuuti inta badan la cunaa fiidkii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👑👑👑🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nimcocabdilaahi3192
@nimcocabdilaahi3192 Год назад
Hallow roga wa imisa 🎉
@ayaancabdi6214
@ayaancabdi6214 Год назад
Masha allaah abyo ilaahy gacan tada ha ku barageyo Aamiin yaribi
@sahroabukar8445
@sahroabukar8445 Год назад
Masha Allah baayo ilahay hakuxafido🥰
@itsmezaraa
@itsmezaraa Год назад
Maa shaa Qllah qurux waaye wAan ka helay abyo horey usoco
@dinabishar1757
@dinabishar1757 Год назад
Maa shaa Allah , walalo qaali waa waxyaroo fudud markan school tagayo baan sameysan mahadsanid qali
@iqradahir7179
@iqradahir7179 Год назад
m.a alee haku barakeeyo
@mulkimaxamed2671
@mulkimaxamed2671 Год назад
Masha allah
@laylajamacmunajamac9902
@laylajamacmunajamac9902 Год назад
Madsanid wll
@mulkimohamed3105
@mulkimohamed3105 Год назад
M.a waye Abayo lkn Zaid ayuu u qolqolocan yahay 😢 ee si qatar ah nosogili
@dinabishar1757
@dinabishar1757 Год назад
Maa shaa Allah, xbbty yummy qurux cuntada
@jiijamaxamed8365
@jiijamaxamed8365 Год назад
yogarta maka deyn karaa abayo
@HayatInspiration
@HayatInspiration Год назад
Hadaadan rabin haa abyo
@yasminmohamed608
@yasminmohamed608 Год назад
Masha Allah walashe khali RU-vid isopokho 🙏 aniga wan kusosarey
@ayaandhagaxjare1650
@ayaandhagaxjare1650 Год назад
Isoo booqda asaxaabta
@ayaandhagaxjare1650
@ayaandhagaxjare1650 Год назад
Masha Allah
@hamidakhatun9695
@hamidakhatun9695 Год назад
Jj
@roodomaxamed5701
@roodomaxamed5701 Год назад
Q
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 Год назад
Maansha Allaah abaayo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
Aslaamu Alaykuma Avocaha iyo cabaha gartaye Ee waxan madeebad ku jiraa waxay Eed u hooseysiisay thanks my dear sister
@HayatInspiration
@HayatInspiration Год назад
Walal qali chia seeds ayaa ladhahaa waa miro la cuno sida pumpkin seeds oo kale meelaha supermarket yada ayaad ka heleysaa oo lagu iibiyaa
@itsmezaraa
@itsmezaraa Год назад
Maa shas Allah, TabarakaAllah qurux wuu dhaafay kan hayadey
@aminamohamud6955
@aminamohamud6955 Год назад
Apyo ani iyo adi izku nooc nahay cooker ka kyga mawato birtaan oo cake ga ladulsaro madhici krta cookerada qar in ey san laheyn
@HayatInspiration
@HayatInspiration Год назад
Qaali cooker aan wadan maba jiro waxaa lagu karsadaa digaaga iyo hilibka barbique ga
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Год назад
Mashallah 🌹🌹🌹
@maryanabdullah6890
@maryanabdullah6890 Год назад
kaan ma qasa miseh koranto
@HayatInspiration
@HayatInspiration Год назад
Labadaba quruxeey
@mikram8496
@mikram8496 Год назад
Masha allaah new subsciber
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Год назад
Waan kuu saaray subscriber iyo lake fadlan walaal adigana iiga caawi subscriber chanalkayga adigoo mhdsn waxaa iigu qoran (macallin daauud daru iman)mahadsad wll si aan u gaaro kun subscriber
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
masha alaah😍😍😍😍
@dinabishar1757
@dinabishar1757 Год назад
Maa shaa Allah abayadeey hawl badan ayad qabatay mahadsanid sidaad noola wadaagtay horey usii soco
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
masha alaah❤❤❤❤
@itsmezaraa
@itsmezaraa Год назад
Maa shaa Allah, hbbty qali
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 Год назад
Maansha Allaah sister