Wan ka xumahay wlale khayrka aad nalaso jeclatay hadana aan kaso dahnay illa hadda ay cidina sii gudvin rabbi murafkga hakuu fududeyo aakhiro iyo aduunba😢
Qofkii alle sw ku qanca inuu koonkaan abuuray oo maamulayo qalbigiisu iyo noloshiiisu waa dagtaa kii kalana wax kasta ha haystee aad buu u wareer san yahay ilaa uu isku qanciyo marka danbe is dil oo naf ta is dhaafi
Aniga waxaa ku qanacsanahay oo aan aaminsanahay in rabigeyga yahay allah Nabigeyga uu yahay nabi muxamed scw Diinta saxda ahna ay tahay diinta islaamka❤❤
Sxp marka hore waan kusalamayالسلام عليكم. Een anigu waxan kala socday tiktok hadda 5 biloood ma hor iska dhaliiday hadda xagan kala socon dona انشا الله
Sixir xidiga ayaa somali lagu ba bi in doono dadki in bdn ayaa macqul in sixir xidigaxa xaayo oo lagu maamulo maskaxda dadka doorasho qof cod hitaa wa la iska guleysan karaa ilen dad xanunsan ayaa wax doranyee somali magaalo ilaa tuulo aya laga heli kara dad ssidaas oo kale faafahin youtube ayad ka heli kartaa