Тёмный
Maxamed Suriya Official
Maxamed Suriya Official
Maxamed Suriya Official
Подписаться
Welcome To Channel. Kala Soco Muuqalo Xaqiiq Ah

Tiktok Maxamed Suriya

Facebook Maxamed Suriya

Instagram maxamed Suriya
Комментарии
@nimasahal8599
@nimasahal8599 34 минуты назад
BADBAADADU MA FAQSH AAN RAACNA? QABIIL DIBNOOGU CELIYA? MA CIIDANKAN DHABAR JABIYEY EEN BUURTA UKORAY EEN FAQASH KA RAACAY AAN CAEEYE UGU RAACA? ILAAHAY KHAYR HA KA DHIGO
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille Час назад
Maxay indho furaayaan Somaali Midkastoo Waxsoo bartay, Dhulgaaluu Aqoontiisi la aadaye🤔🤔
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m Час назад
Ma aha waa sudaan
@AbdiAdaad
@AbdiAdaad Час назад
Cafimad insha'Allah
@AbdiAdaad
@AbdiAdaad 2 часа назад
Ilahow cafi
@AbdiAdaad
@AbdiAdaad Час назад
Amin allahayo
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 2 часа назад
Waxaagu waa personal attack ee adiga maxaa dadka Ku daba dhigay nin yahaw ma waadan gara neen in shaqsiyan iyo diiniyan waxakani kuu fiic neen oo xad gudub ku gu tahay waa la dhiman ee aaqiradaada ubaq qof wax ka sheegeed iyo qabyaalad meel kulama tegeeydo
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 2 часа назад
War adigu maxaa umada somaliyeed Ku daba dhigay Shaqa kale ma weeyday Maxaad ooga soo hadlin Ethiopian ka oo ooga hada shaa Kala qeeybinta somalida iyo In aad daba dhigato dad somaliyeed,
@maxamedsuriyaofficial3032
@maxamedsuriyaofficial3032 4 часа назад
Subscribe igu sharaf & Like alle haku sharfe 🙏🏻
@shukrimohamed8518
@shukrimohamed8518 5 часов назад
Hadad somaliland ad rabto Kumiye uu vote 🎉🎉🎉
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 часов назад
Kulmiye guuuuuuuuul❤❤❤❤❤🎉🎉madaxwayne muuse Biixi guuuuuuuul🎉🎉🎉❤❤❤❤❤mashalah Kulmiye ❤❤🎉🎉
@abdulkadirmaalim875
@abdulkadirmaalim875 5 часов назад
Meeshu Waa suudaan askaru waa suudaan waana nin dagaal lagu qabtay sidaas ayaan u gartay maaha sucuudi
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 6 часов назад
Ninkan sheekadiisu dhadhan ma leh waayo magacan soomali halkee ugu danbaysay dhalasho m araykana ayuu qaatay soomalina waa baadi doonay horta adigu yaad tahay ma maraykan madow baa tahay oo hooyo soomali ku sheegi dhashay oo afka bartay adiga reerkiina iska aad maxaad soomali kaa galay anigu itoobiyaan baan noqday adeer mooskaaga isku cun
@kadijaali7014
@kadijaali7014 6 часов назад
❤❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 часов назад
ALLAHA CAAFIYO
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Nous ont est fR
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Tu pourrais toujours t’accrocher.: laîche la faire
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Tu crois .. mort de rire 😂évite de raconter n’importe quoi à jeune enfant.: moi femme fR et surtout Isaac arrête
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Pleure aujourd’hui c’est trop tard on tu devrais comprendre tu crois tu es le premier 😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Et mon n frère.: je femme Somalie et toi arrête de Arabe . Pleure
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Fr
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Évite le Arabes toi homme Somalie tu n’es pas
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Et israéliens ont est avec vous je n’es pas peur et
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 часов назад
Dameeero xaarmajo faqash xaarmajo ushaqeesa no huwantaa waa muuse viiva somaliland
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Tu vais quoi éloigne de ..de .. tu voir ton pays libérer éloigne toi de ses … fR réveil toi-même Isaac on est là
@deeqaahmed2733
@deeqaahmed2733 6 часов назад
Vote 🗳 for kulmiy 🗳
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 часов назад
Buuuuufi huwantaan faqasha xaarmajo xaarmajo xaarmajo ushaqeesa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 часов назад
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 6 часов назад
Et attention à c’est que tu dis .. mais toi homme Somalie 🇸🇴 tu disais toujours Arabes alors regarde tu n’es rien et surtout tu ne pas Arabe ❤
@HasanAbdukadir
@HasanAbdukadir 6 часов назад
Sacuudi sharci ayaa kayaalo qofka hadii darooco lagu helo inuu ka ganacsado ragaan hada dilka lagu xukumay qaar kamid ah waxaan maqal ku hayaa in horay loo cafiyay hadana lagu helay Mar labaad dunida majirto cid sharci udagsan kuu joojineeyso
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 7 часов назад
Qofkastoo ku xadgudba sharci wadan dhigtay ninkii ku xad gudbo oo og hadii laqabto dhibta kasoo gaareysa haladilo waxaan ognahay saudiga io maleshiya qofka daroogo kadajiya haduu yhy mareykan waa latoogta
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 часов назад
WAA RUNTAA WALAAL SOMALIDA WAA CAWAANTI ADDUUNKA 🦍🦍🦍🦍
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 часов назад
WAA RUNTIIS WAXAA KA QIIMA BADAN CALANKA 🇸🇴 WAA IN LAQAATA ❤️
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 часов назад
Maxaa ka dhaxeeyo SOMALIDA iyo SAUDI ARABIA 😡😡😡 SOMALIDA Waxey u maleeyan iney ARAB YIHIIN Anaga iyo SAUDI ARABIA waxaa naga Dhaxeeya Diin kuma Dhihi kartid waa inuu i IXTIRAAMAN
@soraya.a7956
@soraya.a7956 8 часов назад
lkn hal gabar ayaana fahmin sababta loogu xukumay dilka iyada ayaa booliska u tag tay iyadoo ka dac wooneysa nin kuf saday oo Saudi ah midna yaan la iloobin hadii ninka gurigiisa ama gaarigiisa dhibka kadhacay danbigaas wuxuu noqonayaa in aad si bareer ah u siney satey lkn hadii uu kadhacay gurigiisa adoo shaqaala ah ninkana xaas lahaa markaas waxay noqoneysaa in gabadhaas xaqdaro lagu dilaayo
@HoussenMohoumed
@HoussenMohoumed 8 часов назад
A.s.c walalayaal was sax inladilo soomaalida sacuuudiga
@soraya.a7956
@soraya.a7956 8 часов назад
Meesha aad naga tus tay wiilka ma cada in ay tahay Saudi Arabia anoo ku sababey naaya ciida iyo geedaha tan labaad ninka geedka ku xiran ee aad leedahay waala toog tay iyo wiilka aad Somaliga ku sheeg tay waa laba qof isma laha tan 3aad lah jada ay ku had layaan askarta qoryaha wata maaha lah-jad Saudi ee waa Suudaan. Lkn 200 boqol ee lagu xukumay dilka kuligood waa soomaali hadana lama xukumin qadiyadahoodana isma laha waxaa ku jira gabar isla Soomaali ah oo ladilay waxaa ku jira qadiyad doon darooga lagakeenay hindia kadibna gobolada bariga Somaliya laga soo dhoofiyey raga doonta ku qaaday sidaan maqlay waa wada Soomaali sharciga Saudigana qoorta ayaa laga jaraa danbiyadaas sida dilka iyo daroogada waxaa ku jira rag soo tahriibiyey dad kale dadkiina ay ku dhintiin xuduuda waa sida lagu eedeyey waxaa ku jira nin kuf saday gabar badowiyad ah meeshuu kashaqeynayey.
@bardehanad4919
@bardehanad4919 8 часов назад
Naa aamu cawaandiyahay, video Sudan ah ayaad sucuudi Ku sheegeysaa. Ka leexo meesha kadaab yahay.
@jaajuumoowmeerssen9025
@jaajuumoowmeerssen9025 9 часов назад
Ader ma somali ba mise sudani Nacebka somaliya ad uqabtit ma herkansing ayay gadhay dulufow😅
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 10 часов назад
Ninkan iyo kuwa garaacayaaba waa suudaan waxba ma garanaysid
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 10 часов назад
Beenaale kkkkkkkkk war kan maxaa ka khaldan oday buurmadow habarjeclo uma taliyo qof walba kaadhkiisa isagaa xor u ah qarankuna waa kulmiye xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar 💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💛💚💛💯💯💯💯💯💯
@f.warsame1069
@f.warsame1069 10 часов назад
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💪🏾💪🏾💚🤍❤️💪🏾 MW Musuw 5kalee. Haag🤝🤝🤝🤝☑️
@farahali6455
@farahali6455 10 часов назад
Dadkaan iyo nonkaan wa sudan
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 10 часов назад
Dadka dhulkiisa haddii aad daroogo geysaan waa laydin laynayaa . Adduunka qaadku waa daroogo qofkii geyyana waa dil adinkana madaxdiinaa ka baayacmushtara
@hawayassin7172
@hawayassin7172 10 часов назад
Beenta joojiya war ku Haa
@weee5978
@weee5978 11 часов назад
هذا رجال في السودان فيد يو
@maxamedsuriyaofficial3032
@maxamedsuriyaofficial3032 11 часов назад
Subscribe & like Saar alle haku sharfe
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 12 часов назад
Kuwan waa soodane
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 12 часов назад
Ilahey somali ha uu guurmado, Allow garaabgal 200 qof 🤲 oo badbadii dhamaantod🥲
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 9 часов назад
Daraagistayaal waaye waana 39 qof waliba qaar lacafiyey ee Mar labaad lagu soo qabtay daraagadii
@giirekhayre6050
@giirekhayre6050 13 часов назад
😢😢😢😢
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 14 часов назад
Arab leage meel ay kashaqeyso ma gidho.Waa wada dabadhilif.Arab leage waxaba uma qabtan reer falastin,siria,ciraaq,lybia,somalia.been subhana ALLAH.😡