Тёмный
K-Tech Somali
K-Tech Somali
K-Tech Somali
Подписаться
Channelkan Waxanu ugu talogalnay in dhalinyarada soomaliyed ay ka bartan Tiknolojiyada(Technology). Waxanu kuso gudbina Arrimaha la xidhiidha tiknolojiyada sida Computer-ka, Cyber Security, Networking, Programming, Maclumaadada Talefanada la Xidhiidha iyo Barnaamijtoda, Sida Loo Isticmalo Softwareska iyo waxyabo badan o la xidhiidha Mawduucyadasi. Waxyabahasi o dhan waxa dhalinyarada logu sharaxaya si Fudud, Afsomali ah, qofkastana fahmi karo. Hada nagu cusub tahay Naguso biir, Lana. wadaag Asxaabtada

MAHADSANID.
Dark Web Halis Miya.?
5:55
4 часа назад
VPN malagu kalsoonan kara.? #vpn
4:20
14 дней назад
Muxu Programming-ku kugu Adag Yahay.?
4:43
21 день назад
Luqada Aduunka Ugu Yar. Binary Code.
3:47
Месяц назад
Adeegso Browser Amaan Ah. #browser
3:41
Месяц назад
Комментарии
@MaxamedAhmed-w4g
@MaxamedAhmed-w4g Час назад
Teacher waxaan rawaa inaan barto cybersecurty ee xageen ka bartaaaa
@Bachira_Ei1
@Bachira_Ei1 3 часа назад
Sidee ayaan Dark web uga baran karaa hakinka ama sida loo yaaqan difficult hack zxp ka soo haadal libax 😢😢😢😢
@hashimakey
@hashimakey 5 часов назад
Codka ad isticmaleysid waa kee ustaad
@Bachira_Ei1
@Bachira_Ei1 14 часов назад
Sidee ayaan Dark web uga baran karaa hakinka ama sida loo yaaqan difficult hack
@qaasim3781
@qaasim3781 17 часов назад
Maxaa kuu diiday inaad iaticmaasho t***** kaas ayaa ka ficn 100 boqol kana amni badan marka dadka lugooyadda ka daaa
@FARXIYAZULAYMANFAARAX
@FARXIYAZULAYMANFAARAX День назад
Thank you teacher 😊
@safwandaib2524
@safwandaib2524 День назад
linuxkayga waan ku dhex isticmaali karaa soomaaha walaal?
@abdicaziizkadiye669
@abdicaziizkadiye669 День назад
Asc sxb Linux wax badan inaa ka ogaada rabaa hadaa igu dhanto iina reeb meel aa kala soo xiriro waa mahadsantahay
@PeofitPro
@PeofitPro День назад
Wow 😲
@proggmmer
@proggmmer День назад
codkaga dib aya loo hel kara mxa waqti iskga bixinaysaa
@qaasim3781
@qaasim3781 17 часов назад
Maya lama heli kari waxa jira wesite magaciiisu yahay tor kaas ayaa ugu fiiican
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 День назад
How it possible how c Were you able to record screen
@Arapduur
@Arapduur День назад
Waligay xatta kuma riyoon😂😂😂hadana uma socdo
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
Wlhi aniga waa ii xafad wax wayn mayaalan aan ahayn virus yada😊😂
@MaxamuudAxmed-rr4fp
@MaxamuudAxmed-rr4fp День назад
@@AyoubOmat-y5biyo scamers 😂😂😂
@Arapduur
@Arapduur День назад
@@AyoubOmat-y5b see vay xir ku tahay🤣🤣bal nio naga dabagee
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
@@MaxamuudAxmed-rr4fp scamka waa shay lagaa dhadhicinayo lkn virus yada way kusoo raacayaan ogow hadii adan taxadarin
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
@@Arapduur save lkn waa marka aad u isticmaasho qaab saxan
@Xamdiqaasim-q2z
@Xamdiqaasim-q2z 2 дня назад
Haaaya
@absithech329
@absithech329 2 дня назад
thanks
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 дня назад
sxb kawaran hadii aan user acount cusub aan sign in kudhaho oo aan kufuro kadibna aan ku,isticmaalo
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
Waa sida chrome
@King-yaxyeAliXayleKing-yaxyeAl
Warniyo hacking hadaad taqanid nabar ama Xogta aad noo kormaresid nagadaa
@axmednuurmukhtar8376
@axmednuurmukhtar8376 2 дня назад
wll ado raliyo mad ibari karta hackerka
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
Dadaal sxp
@LoFi-qarshe
@LoFi-qarshe 2 дня назад
Thanks ustaad. Ustaad waxa muuqaal nooga soo samaysaa. Sida windows-ka kali loogu dulshubo "wsl" Sidaa uga soo samysay kaliga iyado laga soo dhex kicinayo virtual box-ka. MAHADSANID USATAAD❤
@AbdiwaxidMohamed-m2n
@AbdiwaxidMohamed-m2n 2 дня назад
Teacher
@AbdiwaxidMohamed-m2n
@AbdiwaxidMohamed-m2n 2 дня назад
Pro ila Tali I like to be AHacker BLACK HACKER
@AbdiwaxidMohamed-m2n
@AbdiwaxidMohamed-m2n 2 дня назад
Haa
@zakariye-s6s
@zakariye-s6s 2 дня назад
2024
@MaxameddaahirMaxamed-m2f
@MaxameddaahirMaxamed-m2f 2 дня назад
M.a sxp waxaa aan xiiseeyaa cyber secutity ee mxaa talo isiin lahayd
@AbdiwaxidMohamed-m2n
@AbdiwaxidMohamed-m2n 5 дней назад
Waa mxy ngrok
@saraMohamed-so2kd
@saraMohamed-so2kd 6 дней назад
Muqaal aad loo fahmi kro Hadii add Mergn muqaal kle nooka soo samyso fcnan lahyd oo faafhfahsan
@SalmaanMahamed-y3q
@SalmaanMahamed-y3q 7 дней назад
Thsnkz usTaad ❤
@Mujaahid11
@Mujaahid11 11 дней назад
Css ka ka hely aan ku wareeray😂
@ejeyjaamac8453
@ejeyjaamac8453 12 дней назад
𝖴𝖺𝗌𝗍𝗍 𝖼𝗈𝖽𝗄𝖺𝗀𝖺 𝗑𝖺𝗀𝖾 𝗄𝗎𝗌𝗈𝖻𝖺𝖽𝖺𝗌𝗁𝖺𝖺 𝗂𝗌𝗁𝖾𝗀
@Karimadde1
@Karimadde1 13 дней назад
Thanks🎉
@Somanimate
@Somanimate 13 дней назад
Thanks bro
@Mohame41
@Mohame41 13 дней назад
Thanks mcalin lkn sidee full stack kunoqon kraa back iyo front mxaa udhaxeeya
@ejeyjaamac8453
@ejeyjaamac8453 14 дней назад
𝖬𝖺𝖼𝖺𝗅𝗂𝗇 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺 𝗇𝗈𝗌𝗈𝗌𝖺𝗆𝗒𝗌𝖺𝖺 𝗊𝖺𝗒𝖻 𝖺𝗁 𝗍𝖾𝖼𝗁𝗇𝗂𝗍𝗂𝗈𝗇 𝖺𝗁
@MawliidAhmed-g2d
@MawliidAhmed-g2d 14 дней назад
Programming
@MustafaIdiris
@MustafaIdiris 14 дней назад
Sidee loogu isticmaalaa mobile
@zakariye-s6s
@zakariye-s6s 15 дней назад
Fadland muuqaal ksoo samey bug bounty iyo waxa uu yahay
@maxamedmukhtaar7660
@maxamedmukhtaar7660 18 дней назад
Zxp shekadaan chartGpt makusoo diyarisay
@azaansomalim7606
@azaansomalim7606 18 дней назад
Sxb muqaal kasoo samee big o natation wiahi way ii kadeeday waxa please
@azaansomalim7606
@azaansomalim7606 18 дней назад
Oop
@cusmaanxidig
@cusmaanxidig 18 дней назад
Sxb cidka aayar hagaji adoow xuman iifahmen mahadsanid
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u 18 дней назад
Haa sxp
@abdiqaniabdulahi5295
@abdiqaniabdulahi5295 20 дней назад
Waxan u bahanahye fahfaahin dheerad ah oo ku sabsan Cryptography
@sharmarkenur4244
@sharmarkenur4244 21 день назад
Macalin waan kaaga mahadcelinayaa casharadan qiimha leh. sidoo kale waxan kaa codsan lahaa programsyada scans ka ah sida Softperfect applications ka ah iyo nooyada kala duwan iyo siday u shaqeeyaan, mahadsanid
@MawliidAhmed-g2d
@MawliidAhmed-g2d 21 день назад
Ustaad coDka mxad za uyeshy
@khaliddayp
@khaliddayp 23 дня назад
Asc wll wax no so samaysa video ka hadlaya Raod map ah full stack developer
@K-TechSomali
@K-TechSomali 22 дня назад
Hore aya uso galinay muqal ku saabsisan Web development ROAD-MAP. ka fiiri videos-ka.
@KhalidClsalaan-p1o
@KhalidClsalaan-p1o 24 дня назад
Saxiib waxaad noo soo dhiigta windows 11❤
@ZackyJamel
@ZackyJamel 24 дня назад
Best way to learn coding is to get start right now. Sababta ugu wayn ee somalida ugu adagyahy waa problem solvingka ayay horeysiiyaan, designing ayaa horeeya kadib adaa ba xiiseeni inaad xaliso logic uu ubaahanyahy appkaagu.
@aydiidabdi214
@aydiidabdi214 25 дней назад
Wll mahadsanid wax badan ayaan kaa faa.iidnay
@sudaysicalisudaysicali9750
@sudaysicalisudaysicali9750 25 дней назад
M.zha Allah uztaaD💯❤
@abdi6082
@abdi6082 25 дней назад
Error: Unable to locate package cildaan kali linux iga haysto macalin
@K-TechSomali
@K-TechSomali 22 дня назад
wxa laga yaba ina magac khaldan ku radinayso Package-ka, hubi magaca package-ka, ama in an package-ka laga heli karayn Repositoryga u systemkagu isticmalayo. sido kale isku day command-kan: sudo apt-get update
@NuurxuseenC
@NuurxuseenC 25 дней назад
Mahadsanid ustaad ❤❤
@King-yaxyeAliXayleKing-yaxyeAl
@King-yaxyeAliXayleKing-yaxyeAl 26 дней назад
Thanks
@Keynaneditor
@Keynaneditor 26 дней назад
Saxiib ka soo hadal sida kali linux loogu doobu phone
@abdicaziizkadiye669
@abdicaziizkadiye669 26 дней назад
Sxb hacking waxma ka taqanaa