Тёмный
ILEYS
ILEYS
ILEYS
Подписаться
Welcome to ILEYS Channel 🤝 Please Subscribe🫵

Waxaan soo gudbiyaa Muuqaalo la xiriira: Qisooyinka, dhacdooyinka iyo macluumaad ku saabsan dunida aynu ku noolnahay.

Fadlan Subscribe saar si aysan kuu dhaafin muuqaalada aan halkaan kusoo gudbiyo.

For Copyright problems please contact me: iamifiye1@gmail.com



MAHADSANIDIIN
Labada Waalan? || Qiso Cajiib ah
1:04:03
2 месяца назад
Gabar xor ah 🤔 Qiso xanuun badan
1:08:33
2 месяца назад
Gadgadoonka Maalmaha !! Qiso Cajiib ah
1:02:04
2 месяца назад
Dilaaga Quruxlowga ah? Qiso cajiib ah
56:01
2 месяца назад
Комментарии
@abdidahir5948
@abdidahir5948 2 часа назад
🫡🫡
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z
@CabdilaahiCabdilaahi-x5z 4 часа назад
Tuuganimada aad dadka baraysid danbigeeda adigaa leh
@horrorleageu
@horrorleageu 4 часа назад
Muuqaalka anaga nagu daa nooso badi le iyo kuwa cabsida badan
@fatimsmohomed6102
@fatimsmohomed6102 5 часов назад
Cajiib wye qisadaan😮
@abdiladifosman
@abdiladifosman 5 часов назад
kancamal inaan noqdo aarabaa ee maxaa iga caawinkara kuwa falastiin gumaadaayo iyo muslimiinta meeeel walba kahaysta aarabaa inaan ladagaalo waayo ani arag aan wax kuladagaalo ama aan qori ku qaato malihi lkn codka looyaqaano jaws aa u isticmaalaa
@ZakiPozz143
@ZakiPozz143 5 часов назад
Kaas ey ey dhalu ahaaa😂😂10k$ muu iso diri😂😂😂😂😂😂😂
@HirsiHirsi
@HirsiHirsi 6 часов назад
Anonymous ka so hadal zhp
@AidarosHassan
@AidarosHassan 6 часов назад
Arimahan Waan Xiisayah Ciding Wan Aqana Inan Bilo Ayay Iga Haysaa Waliba USA 🇺🇸 Ayan U ciil Qaba
@miishabubakr6105
@miishabubakr6105 6 часов назад
Aniga ani ma halimo ku aminaya kula hhhhhh ifiyow romantic ma tihid
@iskufilan174
@iskufilan174 7 часов назад
Foggy
@iskufilan174
@iskufilan174 7 часов назад
Carabow balaayo kuqaaday
@Cabdalle1344Buulle
@Cabdalle1344Buulle 7 часов назад
Ifiyoow appki diyaar miyaa
@INA-KAYSE-SAED
@INA-KAYSE-SAED 7 часов назад
Raali ayan kaa nahay alle raali ha kaa noqdee❤
@salmaancali495
@salmaancali495 7 часов назад
Mr ifiyoow Hada imika Xaaliyan just now ma barankaa hakar nimada
@SamirMorata
@SamirMorata 7 часов назад
Ifiyoow qisoyinka waad gawinesa so deere plzz
@MalapoMcney
@MalapoMcney 7 часов назад
Saan u jeclaa RU-vid kaga iyo sasn u nacay le 🤮 tuug iyo maafiyo iyo balayo le ka hadle 😡😡😡 qisoyinki hore nosoceli plz😫😫
@MaxamedAamin-t2l
@MaxamedAamin-t2l 7 часов назад
Wll Like isaar dar ilahy😢😢
@Jimicsdemedia
@Jimicsdemedia 7 часов назад
War niyaahow ma la wayay hacker somali ah anigu ma noqda tolow
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 8 часов назад
ifiyaw Anna waatan qisadaydu 😢🥹▶• Ilıılılıılıılılılı 1:25:00
@HamseRaage
@HamseRaage 8 часов назад
Waa layaab ifiyoow xaalku❤❤
@safahassan7535
@safahassan7535 8 часов назад
Ifiyow dhaca bankiyada ayamahan kama heyne midakale qisadan wakhtigedu uu yaryahey wakhtiga now.soow badi guleyso pro❤
@yarkasanadka3340
@yarkasanadka3340 8 часов назад
applicationki aad lahayd waan soosaarayaa maad xog nagasiisid waxa uu qaban doono
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn 8 часов назад
Waku salaamy ifiyow❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najmo35
@Najmo35 8 часов назад
❤❤❤❤❤❤
@S14Sud
@S14Sud 8 часов назад
Nio ifiyow (waxaan dhac ka gey sanrabaa salam banka keetka lacaktana mahayo hadaa iitlmaami lahed 🤑🤣🤣😭😭)
@Softrealax
@Softrealax 8 часов назад
Sxp yaxye ibnu dalaaj muqaal kasoo samee
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 8 часов назад
Asc wr wb
@kabtanmajid1910
@kabtanmajid1910 8 часов назад
Soo badi sheekooyinka hackerska
@Ladanabdii
@Ladanabdii 8 часов назад
Wayahan team xarfanin wala shaqesay😂 dambi baris kama heno
@FarahMohamed-pq7qn
@FarahMohamed-pq7qn 8 часов назад
Ileys channel waa ku raxeystaa sheekoyinka aad soo gudbiso
@AbdibaasidInteresting-b6u
@AbdibaasidInteresting-b6u 8 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DekaDahirAhmed
@DekaDahirAhmed 9 часов назад
اللهم أنصر إخواننا في غزة
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r 9 часов назад
Waan kuu xiisne wllhi😊❤
@kaafi_official
@kaafi_official 9 часов назад
inta jecel hackers ka iyo dhaca bankiyada is muujiya like saara ❤🎉 👇
@zahrosman297
@zahrosman297 9 часов назад
shukran
@Hantar-t1n
@Hantar-t1n 9 часов назад
Tnks zhp ❤
@Hantar-t1n
@Hantar-t1n 9 часов назад
@AnasAli-o2k3u
@AnasAli-o2k3u 9 часов назад
❤❤❤❤❤
@Abokorafam
@Abokorafam 9 часов назад
wad naga soo daahday sxb
@ILEYSS
@ILEYSS 9 часов назад
Hada ma iga heysaa? 😀
@Abokorafam
@Abokorafam 9 часов назад
haa sxb sedeen kubartaa luqada carabiga
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls 9 часов назад
Taliyow wa codsi shirqoolada so badi🎉
@AishoAbdullahi-q8r
@AishoAbdullahi-q8r 9 часов назад
First one 🎉 always am the first person😂 keep going
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls 9 часов назад
First soo badi xarfaanta taliye waliba kuwa shirqoolada
@mssYaaraisthebets2
@mssYaaraisthebets2 9 часов назад
💞💗💗💗💗💞💞💞💞
@najmamaxamud64
@najmamaxamud64 9 часов назад
Asc Azxp like halisaro
@kaafi_official
@kaafi_official 8 часов назад
waa kuu saaray😂😂
@najmamaxamud64
@najmamaxamud64 3 часа назад
Ma hadsanid ifiye ❤
@HodanAli-d9i
@HodanAli-d9i 9 часов назад
malayga horeya comments 😂😂😂
@N4Air-bb3sc
@N4Air-bb3sc 9 часов назад
Ifiye i'm thé first bro
@ILEYSS
@ILEYSS 9 часов назад
Thanks bro
@diamondbashir80
@diamondbashir80 9 часов назад
اول وحد ❤
@CabaasAli-cq6no
@CabaasAli-cq6no 9 часов назад
First
@FaaisoJaamac-o5j
@FaaisoJaamac-o5j 9 часов назад
Asc🎉
@zahrosman297
@zahrosman297 9 часов назад
wcs queen
@ILEYSS
@ILEYSS 9 часов назад
Wcs
@kaafi_official
@kaafi_official 9 часов назад
wcs wall
@FaaisoJaamac-o5j
@FaaisoJaamac-o5j 8 часов назад
Thanks queen 👸🫀
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 9 часов назад
Anigu hadaan odaga ahaan lahaa maalinta 1waad baa naasir dililahaa oo nafta dhaafin lahaa si ayna sirtu ufaafin tankale may meesha iskaga tagto waa qof wax bartaye walihi dhag jalaq mausiin lahayn 😂😂😂
@dohaaziizdoha4608
@dohaaziizdoha4608 10 часов назад
Alaha hau naxariisto usama 😭😭😭😭