Тёмный
Aarka24
Aarka24
Aarka24
Подписаться
Комментарии
@user-ku6vg2iv2r
@user-ku6vg2iv2r 7 часов назад
Kaan unacebeyey wlhi uuuf
@user-le9fr1ou8h
@user-le9fr1ou8h 15 часов назад
😂😂😂
@fadumoabdiali4702
@fadumoabdiali4702 19 часов назад
Dahirow ilahay dartis uga tagay waxa xolaha ah
@farhiyamahamad1884
@farhiyamahamad1884 19 часов назад
war farmajo ma jogine ale ka xishoda
@DAAFET24
@DAAFET24 19 часов назад
❤❤❤
@XAMARMEDIAA
@XAMARMEDIAA 19 часов назад
❤❤❤❤
@SafiaHassan-cm9bg
@SafiaHassan-cm9bg 20 часов назад
Shiidle iyo shiiqal Maxa iskagaly
@tesdsffr2973
@tesdsffr2973 20 часов назад
War calasow illaahay ka baq farmaajo dacaayada ka daa nin sharaf leh waayee
@user-vh1gk2hm5g
@user-vh1gk2hm5g День назад
Annagaa garab taagan Maama Saafi Allaha kaa caafiyo qalbi jabka ay ku gaarsiyeen runtii
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Farmaajo waabari dagana beenaale nahaab ah oo sheegato ah kani waa fuse raadis islasntani 70sano jirka ah been buu u sheegey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Careys Ciise ka saar maxaa ku daba dhigey habrtani 70sano jirka ah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Farmaajo fuse ayaad ku raadineysaa 1980 ayuu ka soo tagey maba joogin kaadib sheegto ah yaa ku dhaley?
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Saadaq Cali Barre iyo ilkoole maxaad oga reebtey waa HG
@user-lf6hp5hz5x
@user-lf6hp5hz5x День назад
Alxamdulillaah ilaahey ha kaafeydo daahirow wixii dhib ah guul ayaad gaarsiisay saafi Dhaqaalahana loobaahanyahay halakaalmeeyo. Ilaahey ha noo fududeeyo aamiin yaarabbi
@daimanlul4480
@daimanlul4480 День назад
😢😢😢😢SUBXAN.ALLAH..WA..WAN
@hudafarah1501
@hudafarah1501 День назад
Ducada alaha kuu aqbala daahiroow saa ugu hiilisay maama saafi alaha kuu hiiliyo daahirow
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
38sano kadib ayaad sheegtey adigana waxaad jirtey 32yrs ayaad jirtey maanta waxad jirtaa 70sano Daahir doofaar Calasow waxa uu ka saarey Duniyo iyo Saadaq Cali Barre iyo ilkoole waa HG film musalsalka ah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Habrtani 70sano jirka ah shaley waxey laheed walaalkey baa idiley hospital ayaan galey atey tiri Daahir doofaar Calasow iyo islasntani waa iswada ogyihiin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Mooryan dhiigyocab ah inuu lacag kucuno habrtani 70sano jirka ah fuse ayuu ku raadinaya habrtani 70sano jirka ah walaalkeed ayaa garaacey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Duniyo meedey maxaad oga reebtey nin Cayr ayaa qaba miyaa daahir doofaar Calasow
@saidmussa6461
@saidmussa6461 День назад
Daahir doofaar Calasow habrtani 70sano jirka ah been buu u sheegey waxaba uma qaban waayo Saadaq Cali Barre waa ja saarey ilkoole waa ka saarey HG
@Caliya7
@Caliya7 День назад
Waayab bal aduun iyo aaqiro kalawanaagsane mey Allaah kudacweyso, oo Alxmdulillaah dhahan madama ay ayeeyooyin iyo hooyoyin noqdeen wax cusub hadey yihin waaba lagartee wax 40sano kahor dhacay saacadan dad u ooy subxaanallaah Illaahow na astur aduun iyo aaqiro.
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed День назад
Dahr calasow gul iyo gowa nimo
@sahranur9396
@sahranur9396 День назад
Diyar Diyar Saafi
@sahranur9396
@sahranur9396 День назад
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Diyar Banu u nahay Canada ayaan jooga Gabar reer puttland ah baan ahay Nimankii Saafi Dafay yaan laga harin😢😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 День назад
dahir wa khaldan yahay nimanka mid wlabaa ha bixiyo mag mid qudhaa magta maha waa in mid walaba goonidiisa u bixiya magtaa waayo maxakamda hadaa la geeyo lacag badan ba ku u baxaysaa wa in maxakamda somalida la geyo ama waa in lalaga qado magataa maxakamadaa galada waxa ku baxaya lacag aad u baan waxay soconaysa mudo dheer faiidona kuma jirto
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 День назад
Caro alle kugu dhacday been loow kadb.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi День назад
Allaahu ma Aamiin yaraball caallamiin 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲💎🌴🌴🌴🌴🌴🌴
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 День назад
Maxkamadaha adduunka qabiil loogama hadlo sidee waaye meeshu? Cayr iyo abti iyo awooke maxaa keenay
@fardowsaabdullahi234
@fardowsaabdullahi234 День назад
Sax
@abcbc4008
@abcbc4008 День назад
Asc saafi insha Allah waad ka guleysanee insha Allah .guul iyo gobonimo Allah ha ku siiyo Abaayo Amiin yaa Rabbi.
@aminaawil784
@aminaawil784 День назад
Sixiirole ragi wadaken lixbay ahasyene inti kale ma hg baynoqdeen
@zakariyeali8531
@zakariyeali8531 День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 День назад
Asxaabeey waa idin baryaa wuu i madiideeyi igu salaama wax i madiideeyo an jeclahay mana arkee saanan usoo insho adkahay 😂😂
@faadumamohamed3944
@faadumamohamed3944 День назад
Ninki Shanaad aaway
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 День назад
Aawey ninkii h/g waryaa
@dookhdeekh482
@dookhdeekh482 День назад
Nin shanad naguma jirin bey dhehen markaan wada hadalnay
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g День назад
Jazaka Alahu khreer brother daahir khreer Allah kusiiyo
@casalasal6466
@casalasal6466 День назад
91KII KA HADAL 34SANO GABDHO HOOYOYIN IYO AYEEYOYINKII AAD KUFSATEEN
@sahramuse1730
@sahramuse1730 День назад
Duniyo Allah soo qabtay
@sahramuse1730
@sahramuse1730 День назад
ALLAH KU TAAGEERO MAMA XANUUN BADAN ADIGA IYO GABDHAH SOMALI OO LAKUSADAY
@sahramuse1730
@sahramuse1730 День назад
Allah ku guuleeyo
@amnaali8642
@amnaali8642 День назад
mid kastoo afkeeda qaloondub yahay warkaas eey baratay waa ley sixray guriga aabahaa inaad ishubtaad uga baxday guur ama shaqo waa kaad adigu rabto hadba sharafkaga suu adiga kula yahay bes gabdhuhu markey dhargaan oo ay arkaan meeshey joogaan hadal raqiisa aaba leeska matagaa yaa?
@Sulub22
@Sulub22 День назад
Sorry sister somali
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n День назад
Allah uyasiro saafi
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs День назад
Away duniyo?
@hamdiindhayareali2606
@hamdiindhayareali2606 День назад
Asc somaliyeey nimankaan hala takooro meel walba ey joogaan meeley istagan hala waayo mida kale afar afarta haloo maro in ilaahey masiibo iyo calaamo kasoo saaro alaah subxaanuhu waratacaalaa insha alaah su eeh aduunyo danbe ugu raaxeysan ilahey czlamo idinka soo saar somaliyey aamiin dhaha😢
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 День назад
Xarfaaney qaraabta
@musemuse417
@musemuse417 День назад
Dahir Calasow mooryaan qurmay oo jaahil ah baad tahay. Hawaalin hana ku ciyaarin gabadha miskiinta ah. Nacasnimadi iyo hungurixumadi aad caanka ku ahaydayaa kaa muuqata. Gabadha walaasheen ah Safi waxay sheeganaysaa dhib weyn waana uurkutaalo murugo hadana si degan ayey u hadla😮ysaa waxaan leeyahay hadii xaqaaga aduunka aad ku weydo aakhiro kuma waayeysid laakiin Dahir calasown oo malcuun ah oo beenaale tuug ma xishoode ah aqoon iyo dadnimona aan lahayn ka fogow si ummadu aysan kaaga fogaan.
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o День назад
Wuxuu rabaa inu lacaag kacuuno
@mahadadambotan9091
@mahadadambotan9091 День назад
Kiiskaan waxaa isaga oo qoraal ah loo gudbinayaa xeer ilaalinta iyaga ayaa oogaya dacwada