Тёмный
Sadek Dahir
Sadek Dahir
Sadek Dahir
Подписаться
Комментарии
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 11 дней назад
Mashaa allaah hambo iyo land robalkiisii kaalmays waan xasuustaa Hadii aan soxo odaga wuxuu Ahaa as aa sayaashii SSDF Garabka milatariga isaga iyo wiile waxay ahaayeen nimankii Mj da baray in ay san xabada ka baqin xaashi waxaan kasaxayaa Awrayaal iyo dagaalkii miirkhaliifo waxbadana Awrayaal baa horeeyssy Waa run danab waxba kama Harin dibdambe looma soofaylin Lkn SSDF maalintaas 2 nin baa Kadhintay Samakuud wuxuu ahaa markaas kornayl Sargaalkii kasareeyay wuxuu Nibcaa SSDF sidaas darteed Taangiya oo shan ahaa wuu diiday in ay dagaalamaan Samakuu dharjeer buu codsaday in taangiyada La amro lkn wuu kadiiday Samakuud wuxuu ahaa nin Ay xaylo maryam intii uusan Madax waynaha noqon ay saaxiib ahaayeen Oo kumaandooska haystay Samakuud wuujeclaa SSDF Xaadhi hambo waa astaan mj Kufaanto
@MahamedShiikh-rn3to
@MahamedShiikh-rn3to 12 дней назад
Ssdf wa waxlaga xishoodo ee maha wax lagu faano😮
@khada917
@khada917 12 дней назад
Waa ragii laga loox jiitay ee somalida tusay in taliskii laga goojinayay xabadu karto dadkiina dhaxal iyo dawlad ay leeyihiin baad ku wareejiseen Alla ha idinku janeeyo.
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 12 дней назад
Sowtii baabaday ee markii dambena Siyaad Barre isku dhiibtay
@khada917
@khada917 12 дней назад
1998 ayay xukunka Puntland ku wareejisay, 1992 khawaarijtii altixaad ayay cagta marisay, 1978 waxay ahayd jabhadii ugu horaysay ee dadka bartay in xabad lagu ridi karo taliskii reerayowga maatadaa u niikinayen.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 12 дней назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@mohalugasan4162
@mohalugasan4162 3 года назад
Keep you going my brother
@sadekdahir8614
@sadekdahir8614 3 года назад
Thanks bro
@abdirsakseyga3332
@abdirsakseyga3332 4 года назад
Hanbalyo horay us soco pro
@abdirsakseyga3332
@abdirsakseyga3332 4 года назад
Mnsha allah