Тёмный
Safiya Farah Mohamed
Safiya Farah Mohamed
Safiya Farah Mohamed
Подписаться
Gacmo furan kusoo dhawoow. Channel Ka waxaan kaga hadli doonaa: Dhiirigalin, Mindset, Is xasuusin Ku xirnaashaha Allah, How to understand your emotions, mental health awareness iyo Qisooyin ka dhaca aduunka.

Luuqada/ Language Somali and English
Email safiyamohamed299@gmail.com
TOP TEN KAA CAAWINAAYO XANUUNKA BIPOLAR
10:04
9 часов назад
XAGEE NOOGA YIMAADAA BIPOLAR DISORDER
9:02
12 часов назад
FAHANKA XANUUNKA BIPOLAR
9:49
21 час назад
CAAJISKA XAGEE INOOGA YIMAADAA
5:21
День назад
QISO DHACDO AH 2AAD
6:19
День назад
XAL KU SAABSAN RIYO MAAALMEED KA XUN
7:51
14 дней назад
QEEYBTII LABAAD KALSOONIDA ILMAHA
8:19
9 месяцев назад
cutubka Kalsoonida ilmaha
5:08
9 месяцев назад
13 July 2023
2:42
11 месяцев назад
13 July 2023
1:35
11 месяцев назад
QEEYBTII SADEXAAD JIRADA NARCISSISM
10:01
11 месяцев назад
QEEYBTII LABAAD JIRADA NARCISSISM
3:27
11 месяцев назад
SIDEE SHAQSIGA KULAHAADAA XANUUNKA (NARCISSIM)
3:01
11 месяцев назад
AWOODA AY LEE DAHAY NIYYADA
2:06
11 месяцев назад
SIRTA XANUUJISO SHAQSIGA JIRADA NARCISSISM
2:12
11 месяцев назад
Комментарии
@zahraabdul2861
@zahraabdul2861 4 часа назад
JazakaLaah Khairan dear sister ❤️
@nimonimco3063
@nimonimco3063 День назад
Calamadihiisu waa maxay? Maxaa lagu gartaa in u qofku qabo?
@Aymo72
@Aymo72 День назад
iimaan la,aan aa ugu wacan iyo iney dadka dhibaan umbaa loosoodiray envious
@Aymo72
@Aymo72 День назад
ani inbadan ey igu dhacdy narsissist people aat ey nolosheysa usooo kharibeen ani waan gooyay wax ladhaho famliy majiraan abeesey noqdeen dadka qaarkiis
@Aymo72
@Aymo72 День назад
walaaleey dadkaan nolosheyda aat ey iidhibeen after 25 years markaan isaragna sidi eyiimaleeyneysay wexeyna iskadhigeysaa qof ixtiraamaayo dadkaa laiska gadaa kadib kaligeena markaa noqono isma reebi karto anigana waalafahmay hadalkeedaan kasoo horjeestay mexey iga qaadi anigoo dagaalkeeda diyaar uah marka maxaa lasameeyaa dadka noocaan walaaley ii soo jawaab
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 2 дня назад
mahadsanid habo
@suaadali8851
@suaadali8851 2 дня назад
Abayo isoboqo
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 2 дня назад
@@suaadali8851 abayo haye mashallah
@suaadali8851
@suaadali8851 2 дня назад
@@SafiyaMohamed-gs5cp thanks abayo
@suaadali8851
@suaadali8851 2 дня назад
Masha allah abayo
@adnihaji6145
@adnihaji6145 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adnihaji6145
@adnihaji6145 2 дня назад
Waa qor qalbiga ka xun Waana xanun walee alle maguma rido
@sacdiyomaxamed9723
@sacdiyomaxamed9723 3 дня назад
Wll vitaminka sadexaad mafahmin ii sheeg
@suaadali8851
@suaadali8851 3 дня назад
Asc abayo masha allah
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 3 дня назад
Wcs sis, thanks 🥰❤️
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq 3 дня назад
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 4 дня назад
Salam aleykum waran kheyr wanaagsan sister waxa aad ka sheekeyneyso badanaa muslimka kuma dhaca tan kale cilmi nafsiga qaar dadka DIINTA islaam aqoonin waxba uma taro dabiicada lama bedali karo qof walba dabiicadiisa leeyahay la soco dadka oo dhan iney dabeecad wanaagsan sameyaan ma aha waa in la isku tix geliyaa waxyaabaha qaar hubi please thanks allot
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 4 дня назад
@@SheikhAbdiyusuf338 wsalaam walal, dabeecad kama hadleeno iyo cilmi nafsi, this clip waxa uu ka hadlayaa waa xanuunka ka mid ah xanuunada DHIMIRKA
@abiia9796
@abiia9796 4 дня назад
Dadka noocan ah Ruuxii ilaah ku salido waa ay imtixaaman yihiin. Walaal waxaad ka soo hadashaa dhib intee le eg bay ugeeysan kartaa hooyada narcissim ka ah caruurta ay dhashay? malaga yaabaa mustaqbalka caruurtaas inay iyadoo kale ay noqdaan? miyaa layska dhaxlaa NARCISSISM ? Sidee loo bad baadin karaa caruurta? caruur hooyadood uga baqaayo si fooqal caqli ah maxaa u daawo ah?
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 3 дня назад
Haye walal waan kasoo hadli doonaa insha'Allah. Mahadsanid adigoo mahadsanid share gareey and subscribe si uukugu soo dhaco notification. 🥰🥰
@LuulMuqtar-yk7xu
@LuulMuqtar-yk7xu 4 дня назад
Soo badi qisooyinka waa ka helay ❤❤❤❤❤
@mamanazhacooking
@mamanazhacooking 4 дня назад
مشالله مشالله تبارك الرحمن عليك اختي بي التوفيق انشاءالله يارب العالمين الله يعطيك الصحه ❤❤❤❤❤❤
@SGS627
@SGS627 4 дня назад
Mashaall jzk khayr
@user-zs6lq7oc6s
@user-zs6lq7oc6s 4 дня назад
Thank you so much!!!!
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 4 дня назад
You're welcome
@saammu8231
@saammu8231 5 дней назад
Maxa sababa/keena maxa ku dhici kara mustaqbalkane? Dawadisane maxeytahay. Mawduuca said uma fahmin sis. Jisa Allaha ka siyo aqoontada aat noga faideyso ❤
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 4 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EwDrLDwrDPU.htmlsi=yn94GpPpv6iQzx4R
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 4 дня назад
Halkaa kadaawo waana sii wadaa insha'Allah
@saammu8231
@saammu8231 4 дня назад
@@SafiyaMohamed-gs5cp insha Allah shukran walal
@umaayuub7119
@umaayuub7119 3 дня назад
Dr somaliga noo Badi dadku English mawadayaqanaane
@MOHAMEDHASSAN-xf2py
@MOHAMEDHASSAN-xf2py 5 дней назад
Maxaa dawo u ah walal waxa qara isku arka Aniga
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 5 дней назад
نعم نحن المسلمين
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 дней назад
بارك الله فيك ❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 дней назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@sahmsahm2820
@sahmsahm2820 5 дней назад
ماشاءالله تبارك الله
@drayesha232
@drayesha232 5 дней назад
Mahadsanid xbbti ♥️ Jazakallah khair
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 5 дней назад
Waiyyaki 🥰
@shamsoali4540
@shamsoali4540 6 дней назад
Asc wr wb seetahay abaayo❤❤❤
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 5 дней назад
Wcs wr wb sis Alhamdullilah, thanks,🥰❤️
@adontiallah4202
@adontiallah4202 6 дней назад
Next topic could talk about please Side uga gudbi kara dhibatada iga so gartay dadka an jeclay aniga ciidna usheg dhibatada iheysato Adonka intan nolay ma arag dhib kadaran family problems thanks abayo wa mahad santana kaso hadal topic
@adontiallah4202
@adontiallah4202 6 дней назад
Thsnks
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle 6 дней назад
Masha Allah xabibity isobooqo🎉
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 5 дней назад
Haye sis mahadsanid 🥰❤️
@renaadruun940
@renaadruun940 6 дней назад
Safia Abaayo Reer Muqdisha Intee ka helaayaan?
@safiaahmed9216
@safiaahmed9216 8 дней назад
❤ Mashalaah tabaaraka habo macan, mahadsanid.
@safiaahmed9216
@safiaahmed9216 8 дней назад
M❤shalah habo macaan waad mahadsantahay. Thank you ❤
@hodoadam1672
@hodoadam1672 8 дней назад
Salan sare xbbti buugan qimaha badan xage ka heli karaa Usa 🇺🇸 or kenya 🇰🇪?
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 8 дней назад
Meesha joogto iisooqor si aan kugu soodiro meesha laga hello. Mahadsanid sis 🥰
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
آت الصلاة كانت علي المومنين كتابا موقتا
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
ان
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 8 дней назад
Please like the video and share. Thanks
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
الاختنا
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
والله قريب
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
قصص ممتعه
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Kk
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Walalal
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
هذا مصيبة
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Number phone
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Manaa sinkarta
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Walalay
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
Safiya
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
الحكمة العربية
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 8 дней назад
عجبني
@ashanur7166
@ashanur7166 8 дней назад
Wan dhow nahay walshey
@khadrocali5644
@khadrocali5644 8 дней назад
Shugran walaashey qayr allaha ku siiyo wlhi xaladaas Baan ku jiraa
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 5 дней назад
Mahadsanid sis 🥰
@user-qm9dy9cx5z
@user-qm9dy9cx5z 9 дней назад
Waad ku mahadsantahay inaad somali noogu sheegto cudurkan
@Ali34388
@Ali34388 9 дней назад
jazaaka Alaah khayr abaayo 😊👍
@gamemodesecret
@gamemodesecret 9 дней назад
Masha Allah
@amataallah2026
@amataallah2026 9 дней назад
Abyo somali noogu so sheeg insha Allah hada awoodid
@SafiyaMohamed-gs5cp
@SafiyaMohamed-gs5cp 9 дней назад
Haye sis 🥰
@Waano23
@Waano23 9 дней назад
MaashaAllah safiyoo Abaayo I miss u xagee kadhacday?