Тёмный
HORYAALKA SHACABKA
HORYAALKA SHACABKA
HORYAALKA SHACABKA
Подписаться

Wixii su,aal ama fikir ah Links kaan ku dhufo Waa Instagram kayga ( igula wadaag fariintaada) instagram.com/abdiqadir_duuliye?r=nametag

Waa iimuhim
SUBSCRIBE ✔️ LIKE ✔️ SHARE ✔️ COMMENT ✔️ Mahadsanid
Комментарии
@SmollettJoan-e5q
@SmollettJoan-e5q Час назад
Hane Gardens
@shukridhaqane8127
@shukridhaqane8127 День назад
Talyaaniga warbixin kaso duub wallkeyoow wa ley dacwoon rabaa aabahey
@cabdulaahicopy1944
@cabdulaahicopy1944 День назад
TALIE waxa Ishegta Qofka markuu Tahrib kusoogalo Uu kis fican shegto la,aqbalo Sharci Noocee lasiinaa
@user-ir8xd6mc1y
@user-ir8xd6mc1y 3 дня назад
First comment 😂
@abdifatahmohamed1288
@abdifatahmohamed1288 3 дня назад
Wa sax caqlan wa asharcan ba sax ma aha qisooyinka noocaasa ee gacan ku samayska ah. Lkn sh cabdiqadir jilani wa ka fadli badan yahay malaaikta sida aynu adilada sharc8ga ah ku hayno
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan 4 дня назад
Sxb leen jarmani ah masheeki kartaa
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 дня назад
Salaam Alaykuma masha Allaha million thanks qofkii 10 Ee video gan daawada 🎉🎉🎉🎉
@Suhayb1234-qv3bv
@Suhayb1234-qv3bv 5 дней назад
Ana raba ee iso jawab wll
@subeyraskar
@subeyraskar 5 дней назад
Asc wll dacwada talyaniga faro ma la iska qaada suaasha iiga jawab
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 дней назад
Salaam Alaykuma first one thanks 😊
@shukridhaqane8127
@shukridhaqane8127 6 дней назад
Dadka hada kadib bixi raboow😂wan idin salamy
@shukridhaqane8127
@shukridhaqane8127 6 дней назад
Mahadsanid wallkeyoow dhawana bixi raba😂yurub yuruba iso carfoysee😂🙈
@SheritaMccoll-r8y
@SheritaMccoll-r8y 7 дней назад
Carroll Summit
@SmithBarnett-s9x
@SmithBarnett-s9x 7 дней назад
Murray Brook
@AMAZINGWORLD-uq6in
@AMAZINGWORLD-uq6in 7 дней назад
Sxb germany joogaa sidee ku heli karaaa
@daarta_sheekooyinka
@daarta_sheekooyinka 7 дней назад
Zxp waxaad ka soo hadashaa scholarship ka dalka ruushka
@GradyPetrunger-p8n
@GradyPetrunger-p8n 8 дней назад
Ernestine Cliff
@sucaadsucaad-c6x
@sucaadsucaad-c6x 8 дней назад
wll please waxad ii sheegta lacgta tuurada la bixinayo 500€ dollar intay ka noqonay isoo jawaab wll qali adoo mhdsan inta igu caawi
@Footballmemoriestv
@Footballmemoriestv 8 дней назад
Line spain intaa gato markaa spain tago France ma usi gudbi karaa Oo ma iska dhiibi karaa iga so jawaab I.a
@AbdinurSharif-Ans22
@AbdinurSharif-Ans22 9 дней назад
Wll shenanigan visa ma hadii an yurub ku imado ma isku dhibii karaa
@Captain_Magudbe
@Captain_Magudbe 9 дней назад
dhalinyaro scholarship hadaa raadineesid ama rabtid inaa xareesato waa inaad documents dhameystiran wadaata ama aad sameysaa xog aruurin ka hor intaadan apply gareyn, laga yaabe mrka hore inaad fududeysato balse hadhowdi hal document ka dhiman uu kaa hor istaago inaad scholarship-kaas xareysan weysay, 4 meel ka fiiri scholarship hdaa baareysid ama rabtid, 1- Type of scholarship(Fully Funded, Funded, Partial-Funded). 2- Benefits of scholarshi-ka uu leeyahay. 3- Eligibility Criteria (Shuruudaha lagaa rabo inaad soo buuxiso si aad scholarship-ka u apply gareeso)(muhiim). 4- Required Documents ( Documents lagaaga baahan yahay inaad soo diyaarsato, sida shahaadooyinkaaga)(Muhiim). since aad kasoo jeedo somalia waa muhiim inaad heysato English Proficiency oo ah Ielts and Toefl ama duolingo, waayo kuma hadalno luqadda english-ka sido kale system-keena waxbarasho maahan mid tayo leh oo wuu liitaa, jaamacaduhun wey kala duganaan karaan midne inee kuu qafiifiso waa macqul midne inee kugu adkeeso waa macquul lkn 95% Somali hadaa nahay waxaa nalaga rabaa imtixaan luqadeed ama mid english-ka ama midda dalkaasi looga hadlo oo aad rabtid inaa wax ka barato, ogowna jaamacadaha qaar waxeey bixiyaan wax la yiraahdo (Foundation Year) oo ah hal sano ka hor intaadan jaamacadda fadhisanin in laga dhiso luqadda io qaabka ula qabsan leheed jaamacad ama semesterka 1aad waana dadka codsada undergraduate-ka oo markaasi dugsi sare kasoo baxay, intaani waa inta aan ka bartay intaan barnaamijyo scholarship ah raadinaayey, hal documents xooga saar oo ah kan luqadda ielts iyo toefl ama duoling, dhalinyarta kenya ku waxbaratay iyagu waa caadi oo halkaa dugsi sare ama jaamacadda ku dhameeyey, lkn hdaa somalia joogto aad bey u adagtahay inaa jaamacado scholarship ama admission ka heshay adigoo aanan wadanin imtixaankaas luqadda ah, laga yaabe jaamacado qaar oo kugu qaadanaayo shuruud la'aantaas inee jiraan balse waa dhif io naadir.
@OSMAANABSHIRFarah
@OSMAANABSHIRFarah 9 дней назад
Iga so jwb
@OSMAANABSHIRFarah
@OSMAANABSHIRFarah 9 дней назад
Sxb sare kwrn qofan isku egnhy maku bixi kara
@cabdilahimaxamed3916
@cabdilahimaxamed3916 9 дней назад
Hadalka iska hagaaji markad kelmad tidhaahdoba haaaaa bad o dhanaysaa sidii meel lagu dhuftay
@abdiwaliahmedmahamed9302
@abdiwaliahmedmahamed9302 9 дней назад
Sxp lambarkada hoos igu reeb suaalo rabay inaan kaa weydiiye arintase
@princesskira371
@princesskira371 9 дней назад
Thanks 👍💚
@MunahuseenMunq
@MunahuseenMunq 10 дней назад
Haada sotahriibo dhaqso sharci mahelaa
@XamzaXamza-h6m
@XamzaXamza-h6m 11 дней назад
Isoo qabo taliye
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 12 дней назад
Plz Filand kaso hadal
@kawakawa4726
@kawakawa4726 12 дней назад
Mahahdsanid wllkey
@Saabiriinisaaq-e5u
@Saabiriinisaaq-e5u 12 дней назад
Wll ina kula so xariro ban raba side kugu helo Kara🥺
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan 13 дней назад
Sxb kuwa Dadka kawaalo hadaane aheyn Ee aad Daacad thy sidee laku gaari karaa yurobta Wadadee ugu,sahlan
@AdannurHussein
@AdannurHussein 14 дней назад
Asc wll ano safarada visaha faraha la igagaso qadeey yurub ma isku dhebekara
@MuxuboXirsi
@MuxuboXirsi 15 дней назад
Mansha alah wanjecelnahy taladada wllky
@Arabfootballtv
@Arabfootballtv 15 дней назад
5 sanaa lagu qaataa dhalashada Spain maahaa 10 sano
@wllmoha4862
@wllmoha4862 15 дней назад
Sxbw halke klasoo xiriiri karaa please 😊
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 15 дней назад
Nolosheeda iyo sharciyada kaso hadal inay bixiso
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 15 дней назад
Filand kaso hadal plz wll
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 15 дней назад
ma waxaad inoo faanineysaa kuwii diiday inuu quraan ka alle diiday inuu yahay kalaam rabi dhahayna waa maqluuq, kuwii ucudur daaray ibliis dhayna ilaahhey ma,uusan maqlin culimada badan kood waxey isku raaceen ashaacirada inaysan islaam aheyn marka haku dambaab nina waxaadan aqoon uleheen marka hore soo baar qolodaan wexey yihiin
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 15 дней назад
oow anaa ugu horeeyo
@CarafaadSalaad-f7r
@CarafaadSalaad-f7r 15 дней назад
Wllky Germany waaku cusbhy kaamba kujira wllo ilhdartii wax ifhanzi inaa kaamka kabaxo rabaa kadib Ausweise baa laygu waakusinyna sharciga ween mawaxbuu yelayaa😢
@AbdirahmanMohamud-t1j
@AbdirahmanMohamud-t1j 16 дней назад
Saxiib ila soo xiriir mahadsanid
@AbdirahmanBishar-wx7ou
@AbdirahmanBishar-wx7ou 16 дней назад
Ina kula xariiro ayn raba wll Kenya ayn joga ina sobaxo ayn raba side kuimani karaa reply isogal wll adoo mhdsan❤🙏🙏❤
@somaligirl1363
@somaligirl1363 17 дней назад
Thank u
@sharmarkexirsi5197
@sharmarkexirsi5197 17 дней назад
Barri baan galiysaa inshalaah alle bay fududeeyo 4/9/2024
@RamlaMohamed-qw9cc
@RamlaMohamed-qw9cc 17 дней назад
Ani xitaaa 16 ka bishaan ilahy hanooo saqiro
@garweeyne3034
@garweeyne3034 18 дней назад
Waxaaba qalad ah in wax yaabaha private kuu ah inaa social media keento, siiba caruurta aad dhashay iyo xaaskaga
@sharmarkecilmidiriye4839
@sharmarkecilmidiriye4839 18 дней назад
Zxb codsi waye mid ikaka jawab xilikan yurub kewan isku dhibaa 2024 laku jiro ila familka so kaxesan karo
@tiyaaryuunis9964
@tiyaaryuunis9964 18 дней назад
Waxaan ku wediinayaa Hadii faro la iga qaado markaan dalbanaayo Visaha Schengen oon saas yurub ku galo farahaas ma isaameynayaan. Tusaale ahaan waxaan Dalbadey Visaha Denmark farana waa la iga qaadey Kwrn hadii Sweden aan galo. Saameynta farihii Visaha Schengen.
@M.shortacademy
@M.shortacademy 18 дней назад
Asc wll Anga oo KOOX ayna rapna inan Turkiga so marno Welipa Bisha 9aad inshallah, marka adiga oo mahadsan Maka soo hadLi kartaa arrimaha Badda Turkiga iyo Greega... ThanKs
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 18 дней назад
Wefuranthy kagarsi zxp