Run ahaantii bariga aan Yaraa ilaa aan ka so gaaro 17 sano jir waxaa ku soo dhexjiray Hoogaan Heer waxaa la i gaarsiiyay aan sheekhaygii falxalkiisa aan cabo😂 Anoo sidaas ku soo jira baan Xamar usoo dhuuntay Waxaa laga joogaaa 11sano. Dib danbe xattaa hello uma oran sheikhii Hada lajoogo 2024 SUUFI MAAHI WAHAABI MA AHI ICTISAAM MA IHI SHIICO MA IHI Nabigaas iyo kitaabkaas baa inaka dhaxeeya