Тёмный
Faiza’s World | عالم فايزة
Faiza’s World | عالم فايزة
Faiza’s World | عالم فايزة
Подписаться
Комментарии
@SubeerMaxamed-t4z
@SubeerMaxamed-t4z Час назад
Maasha Allah eedo qli❤❤❤❤❤
@nuuraxuseennuuraxuseen6739
@nuuraxuseennuuraxuseen6739 4 часа назад
Lubantaqurxintaa ladhahaa(luubaanudakar) meelwalbay taalaa mansha allh
@Fadumoaxmad09
@Fadumoaxmad09 7 часов назад
MashaAllah wllo gacantada Allaha kuu barakeyo
@LifewithAmira-o8c
@LifewithAmira-o8c 7 часов назад
MashaAllah so nice like it 🔥🥰🥰🥰
@amiraziad6089
@amiraziad6089 7 часов назад
MashaAllah ♥️🌹
@shukriali6296
@shukriali6296 7 часов назад
MashaAllah tabarakallah 👍🏼😍🥰😘
@HamdaOmar-s9j
@HamdaOmar-s9j 13 часов назад
Masha Allah Abayo coffee maku tarsankaraa scrubka oo dherad ahh
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 12 часов назад
Haa wa ku darsan karta
@HamdaOmar-s9j
@HamdaOmar-s9j 8 часов назад
@@Faizasworldbeauty qayaasta intee la akesinaa
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 16 часов назад
Waraagadu waa maxay isoo sheega maan fahmine
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 12 часов назад
Corn starch a lagu dhaha English tan xalwada laga sameyo wye
@habonmusse7893
@habonmusse7893 16 часов назад
Masha allah tabarakallaah alaha ku xafido
@amounali640
@amounali640 17 часов назад
MASHA ALLAH
@fawziaofficial5507
@fawziaofficial5507 18 часов назад
Malintii meeqa mar cml lacabi karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 15 часов назад
Malinti laba mar wa cabi karta
@Hodan_Family
@Hodan_Family 18 часов назад
Abaayo waxaa ii sheegtaa caadada soo dagdag oo waqteeda ka so hormarka ma xanuunbaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 12 часов назад
Maya abyo xabrashada cab ayada ku saxeysa InshaAllah
@Hodan_Family
@Hodan_Family 8 часов назад
@@Faizasworldbeauty hye abaayo
@samaymohamed1155
@samaymohamed1155 19 часов назад
Asc shumbura mahalada ha English
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 18 часов назад
English waxa lagu dhaha hummus
@riri5288
@riri5288 19 часов назад
MashaAllah so nice abayo gacantada Allaha ku barakeyo
@wbaxaxmed7974
@wbaxaxmed7974 19 часов назад
Faiza abayo gabadha xamilada ma cabi karta
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 18 часов назад
Maya abyo ma cabi karto
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 19 часов назад
MashaAllah wllo mahadsanid 😍♥️
@AmiraAlziad
@AmiraAlziad 19 часов назад
MashaAllah love it 💗💗
@amunabdi2441
@amunabdi2441 19 часов назад
Mansha Allah xbbti jasakala khayr qofki igu horeeyan ahay manta ❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 18 часов назад
Waiyaaki xbbti shukran ❤
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 16 часов назад
​@@Faizasworldbeauty Abaayo ukunta jaalaha iyo cadaanka labadaba mala marin karaa timaha
@nimcomaxamed1061
@nimcomaxamed1061 19 часов назад
Qofka ugu horeyay ahy cawa😂❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 18 часов назад
❤❤
@salmaAbdikadirDahir
@salmaAbdikadirDahir 20 часов назад
Digirta maka maarmi karaa malinkii mahal wakhtibaa lamarsan
@MaryanMohamed-ey4nu
@MaryanMohamed-ey4nu 21 час назад
I will try I.n
@MahdiMuxumed-d6i
@MahdiMuxumed-d6i 23 часа назад
Abaayo intaa lagahelikara ❤❤❤❤
@user-kq4mb1dp5d
@user-kq4mb1dp5d День назад
waxa cadnaka waxyy
@user-pc7vq4ks5k
@user-pc7vq4ks5k День назад
ASC abayo glycerine hair oil kasohadal
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 День назад
Mahadsanid wllo wax bdn ban ka faiday jazakallah kheir 🥰🥰🥰
@dahaboxashi9200
@dahaboxashi9200 День назад
Mashalaha TABARKALAH
@user-cg9gl2rb9t
@user-cg9gl2rb9t День назад
Masha Allah ❤❤
@MaidaMahamud-pw6cw
@MaidaMahamud-pw6cw День назад
❤❤❤❤❤
@Adnahasan58
@Adnahasan58 День назад
Wllhi caato naf ahay Faiza thanks abaayo
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 2 дня назад
Faiza cadeey waan kuuxiisay
@FaadumoCqaadir-tw5rj
@FaadumoCqaadir-tw5rj 2 дня назад
Wax wajiga lagucateyo isheega
@fofoomer7557
@fofoomer7557 2 дня назад
MashaAllah xabibti ❤❤❤
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 дня назад
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo ❤❤
@queenmama2043
@queenmama2043 2 дня назад
Abyo qumbo la,aan mala sameyn kara
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty День назад
Haa wa la sameyn kara
@ahmedhassanhassan1647
@ahmedhassanhassan1647 2 дня назад
Asc sida borashka wajiga logu dhaqo nalasowadag kheyr allaha kusiyo
@habonmusse7893
@habonmusse7893 2 дня назад
Masha allah tabarakallaah walaashey mcn waan kusalaamey
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 дня назад
Wa ka qaday abyo shukran
@user-ff3hs1hw2t
@user-ff3hs1hw2t 2 дня назад
Xageekahelaah
@shukriali6296
@shukriali6296 2 дня назад
MashaAllah mahadsanid abayo ino soo samee cabitanada quruxda
@riri5288
@riri5288 2 дня назад
MashaAllah abayo mala huba team gacma caato ka mid ahay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 дня назад
Haa xbbti isticmal si toos u wad
@IlhaanAbdi-xo5dc
@IlhaanAbdi-xo5dc 2 дня назад
As Xbbti haraaha kasoo hadal haraa ii dhibaye pls
@amiraziad6089
@amiraziad6089 2 дня назад
MashaAllah ♥️🌹
@wbaxaxmed7974
@wbaxaxmed7974 2 дня назад
MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir ❤❤❤❤❤
@BariiraMahdi
@BariiraMahdi 2 дня назад
Soya shunburada miya laga wada
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 дня назад
Maya shumburo ma aha digir wye supermarketka a ka heleysa
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 2 дня назад
Maamo allaha ku sharfo❤❤
@khadanmohamed7174
@khadanmohamed7174 2 дня назад
Asc faisa abayo tintii ciro ayay iga noqotay bilahan danbe dadayduna waayartay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty День назад
Mask a jirto xbbti hore a uso sameyay channelka a ka heleysa
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 2 дня назад
Faaizay I miss you xabibti one mounth waa kamaqnaa chenelkad❤. Abayo waa nuujinayaa ayantan timaha idaadanayo vitamin yada xataa waa so fiiriyay ee plz maxaa sameeyaa???
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty День назад
Miss you too xbbti waxa cabta vitamine B12
@MinaAliosman
@MinaAliosman 3 дня назад
Quruxey asc waa taalaa soomaali bakaaro ee buuxdaa
@aaminahassan3469
@aaminahassan3469 3 дня назад
Abayo soomaliya waa lghlaa waliba meelaha cilanka iyo lagu gado e abayo malashidn kraa horta
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty День назад
Haa xbbti wa lashidi kara
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 3 дня назад
Masha Allaah ❤ ukhtii mahad sanid
@sadiahassan1851
@sadiahassan1851 3 дня назад
Walhi anigoo kilyaha layga haayo ayaa hooyo biyo igu qastay alx aadaa ugu caafimaday masha alah
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 дня назад
MashaAllah xbbti illahay hakugu caafiyo