Тёмный
jibo qaraami media
jibo qaraami media
jibo qaraami media
Подписаться
hees cusub g36
2:07
Год назад
marwo maxamed HEESTII: allahayow  kmn
5:18
2 года назад
maxamed mooge liibaan HEESTII: adduunyo
10:25
2 года назад
Комментарии
@osmananab1219
@osmananab1219 4 часа назад
heats ugu divan Janay❤❤❤
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 7 часов назад
Maaha jiim Wa Abuukar Goobe
@sekeriyeabuur5814
@sekeriyeabuur5814 20 часов назад
Aadamigu Tayo maleh
@suldaanofficially
@suldaanofficially 23 часа назад
Salaankaa aad fuushay Sare kuuma dhigayoo
@cabdixakinsaleebaan
@cabdixakinsaleebaan 3 дня назад
cod macaan weeye
@cabdixakinsaleebaan
@cabdixakinsaleebaan 3 дня назад
19 ..10..2024 ..8:49.sabti weeye
@cabdixakinsaleebaan
@cabdixakinsaleebaan 3 дня назад
❤❤
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 4 дня назад
Jibo qaraami sxb tumistu maaha xudaydi. Waxan u badinayaa bashiir xadi Allah haw naxariistee. Laakiin 1000% waan hubaa inaanu ahayn Xudaydi
@Ahmed-b9d1o
@Ahmed-b9d1o 4 дня назад
Yaaaa Aallufay Heeestaa
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 4 дня назад
Kabanka iyo boongaha iyo qalabka kale yaa garaacaya 2:51 sida quruxda ah ayaa la yaab ah
@abbasmohamed8167
@abbasmohamed8167 6 дней назад
2024, October habeenimo ayaan ku dhegaysanayaaa Gabiley, Somaliland, oo reer Hargeisa ah Qabiilka Ciidagle, Ilaahoow markaan dhinto jannadaada igu casuum yaa Allah.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 дней назад
Aamiin zxb
@DubadXiireey
@DubadXiireey 6 дней назад
❤❤❤ jirdhidhico walahi...imika fanaan ismood baa wax aay soo kordhiyaan iskaba daaye heesihii hore biya raaciyeey..
@apdikadiribrahim436
@apdikadiribrahim436 6 дней назад
Intii imnka soo raadiday 16/10/2024
@MohamedKeeble
@MohamedKeeble 7 дней назад
Miraha laxanka iyo kabankaba waa iska leh abwaan fanaan al ustaad a dalla yusuf hanuuniye
@yaasiincabdulqadir4735
@yaasiincabdulqadir4735 10 дней назад
download ka fur cunsuriga tahay wase
@yaasiincabdulqadir4735
@yaasiincabdulqadir4735 10 дней назад
intaa rabtay wa gadhaye gadidleyba nahay mar walbana khad ma helno😮
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 дней назад
Hhhhhh alle haku barakeeyo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 дней назад
Hye zxb I.a
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 11 дней назад
Waxa jira labo Marwo; Marwo Cabdi iyo Marwo Maxamed(Gaasira), waxa aan u malaynayaa in ay tahay Marwo Cabdi tani.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 11 дней назад
BIILAA DHAQAN OO DHAN LOOMA OGALA IN AY HEESAHA DHAQANKA DHIGAYS TAAN ELEEN WAA WAX BILAA BASAREE
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 11 дней назад
Maxaa kawadaa markaa
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 13 дней назад
Aduunyo xaalka ba'😮
@suldaanofficially
@suldaanofficially 14 дней назад
❤ Yaal ila dhagaysanaya 2024 /10/7 😢 HALKEY CAAWA JOOGTAA eraygaasaa i damqay Inta iga danbeysa like waa xagiina ❤❤❤❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 23 дня назад
Siday tahay naftaydiyo Lama socotid hawlaha Sanadahan i haystee Sasab iyo wax sheeg iyo Samir waan ka quustoo Waa in'aan salgaadhee Adna sibiq ku dhaaf iyo Salaan guud ha joogtee Sideed tahay imaad odhan Intaad soo dhawaatee Sabab kale ha moodine Suntaadii habeen-nadan Waan ka seexan waayoo Seedahaad i goysee!!!✍✋ AUN Samigaygii ina Mooge🤲
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 24 дня назад
2021 sanad bolowgisa dhexdiisa iyo dhamadkiisa 3xaaladood oo kala xanuun badan soo maray ayuu ahay. AlxmduluLilaah😢😢😢😢😢
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 25 дней назад
❤❤❤
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 25 дней назад
❤❤❤❤❤
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 25 дней назад
❤❤❤😂
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@abdullahiguled
@abdullahiguled 25 дней назад
Heesi waa tan Codna waa Kan Ilaahay ha u naxariisto Mohamed mooge iyo abwaan Haji GuJIS oo curiyey heestan❤❤❤❤❤❤❤
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 23 дня назад
Aamiin aamiin zxb
@AwillYeey
@AwillYeey 29 дней назад
Waxas wa labdillac fartisa.
@AbdiganiMohammedYusuf
@AbdiganiMohammedYusuf 29 дней назад
Sidaan ahay ;Agoonleey ehelkeedu daranyahay . Tusaalahaas waa layaabey .
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
Aad iyo aad zxb
@abdullahidhegaweeyne7915
@abdullahidhegaweeyne7915 29 дней назад
Hgdsu 1:20
@feysalkhalif
@feysalkhalif 29 дней назад
Manshaalah ❤
@ahmedilkacase8056
@ahmedilkacase8056 Месяц назад
Macalin dugsigii jaceylku haleeley Ee darenka iyo sha cuurta naftiisa uqadtey😂 cuudka maxamed yare
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
Hhhhh
@BrittanyGardner-or6rs
@BrittanyGardner-or6rs Месяц назад
051 Mitchell Neck
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 Месяц назад
Kbnku waa da Uud Cali masxaf Axyaa cod
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
Ok zxb
@MelMaginn-u6e
@MelMaginn-u6e Месяц назад
Bartell Knoll
@samiroquruxhuzein4299
@samiroquruxhuzein4299 Месяц назад
Hy from wajir county my favourite song ❤❤❤
@sayidcaliyuusufmoha9597
@sayidcaliyuusufmoha9597 Месяц назад
MashaAllah waa qasiido aad u macaan. Waa habeen Jimce ah, Taariikhduna; 20/9/2024, saacaduna; 4:30 habeenimo, Bishii Mowliidna waa lagu jiraa, Aniga iyo Saaxiibadayna ku dhawaad 12 qof anagoo ah, ayaan waxaa u dabaal dagaynaa Dhalashada Nabi Muxamed (Scw) Fadhi Odayeedna waan fadhinaa caawa. Hadii aad aragto qoraalkayga igula Sali Nabi Muxamed, Qoraalkana Like saar hadii aad dib usoo daawato Qasiidadaan.❤
@banjiidhproductionchannel
@banjiidhproductionchannel Месяц назад
Halkaad camalka ka dhigtay waaa Camanka(Dhabanada)
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
Waaruntaa zxb
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 Месяц назад
Waa hees dareen gooni igu leh runti alle hau naxariisto fanaankena qaaliga ah ee qalinle intanta an jeclhy waxy jogta xamar waxaan dhagaysanaaya 17/9/2024 south suudan anigoo doonaayo inaan kasii baxo oo cariga yurub qabto alle haii rumeeyo riyadeyda plz iiso duceeya 🙏🤲🤲🙏🙏🤲🤲🙏🙏
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
rabi hakuu rumeeyo wll
@PhilipRyan-g3z
@PhilipRyan-g3z Месяц назад
Jo Run
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy Месяц назад
Wa dananayaa codwakaas
@CumarXusen-xd3to
@CumarXusen-xd3to Месяц назад
Scw scw scw❤
@SicidAbdulahi-eo6fj
@SicidAbdulahi-eo6fj Месяц назад
Siciidcabdulaahinuur
@ZamzamAhmed-h6q
@ZamzamAhmed-h6q Месяц назад
Codka iyale
@JustinBennington-u1t
@JustinBennington-u1t Месяц назад
Stefan Burg
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod Месяц назад
15/9/2024 i like this song❤
@khalidbarejama2668
@khalidbarejama2668 Месяц назад
Sixid yar waxaan si qaldan uqoran labo eray oo heysta ku jirta Maahaan caashaq igu daleensaday ee waaan caashaq igu daleelsaday oo macnuhu yahay, caashaq igu cidleystay, wax ila qabta waaye Iyo erayga kasoo, ah beytka labaad daafaheeda, joogiyo deyr ubax dabooliyo Maahan ee waa dhir ubax daboolay erayga, deyr ,waa qalad maadama tuducdaa dhan heesta ka hadleyso dhir iyo ubax mahadsanid asxbta
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 29 дней назад
Shukrn zxb
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 8 дней назад
Shukrantu waa af carabi ku bedal addoo mahadsan Afkaaga hooyo ee dheh Mahadsanid guulayso jaalle.🙏🏽​@@jiboqaraamimedia4583
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
P❤❤❤
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
How the best I tell you are the best mobile. I love you
@JackJoy-w5g
@JackJoy-w5g Месяц назад
Runolfsson Isle
@LyndonPalmiotto-m5k
@LyndonPalmiotto-m5k Месяц назад
Jean Center