Тёмный
Abdurahman Yarow
Abdurahman Yarow
Abdurahman Yarow
Подписаться
Waxyaabaha aan sameeyaa waana ka sheekeynaa sida aan u sameeyay.
waxaan soo dhigi doonaa video cilmi korosi iyo waayo aragnimo , vlogs, iyo tiknoologiayada somalia
SIDAA DARTEED hadii aad ku cusbtahay channelka soo dhowow!
-------
Waxaana kuu rajeynaa run ahaantii inaa ka bogan doontid kana keli doontid waxayaabaha ku jira.

I do things and I tell you what I do , I uppload videos about vlog, experiments & tutorials, somali technology, so if you're new here welcome!
I realy hope you'll enjoy the contents
Комментарии
@faatimadawo
@faatimadawo 2 дня назад
Wll CapCut hadaan is dhaho wax ku hagaajiso lacag buu iwaydiin
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 дня назад
Capcut waa free lkn waxu leeyahy qeyb lacag ah waxuuna ku weydiinayaa hadaad isticmaasho kuwa saraan calaamadda premium ka ah mana u baah nid kuwaas. Waxaana ka soo sameynayaa muuqaalo taxano ah ma dhow insha allah
@faatimadawo
@faatimadawo 2 дня назад
@@AbdurahmanYarow wll app store waan ka waayay mid free ah hal xabo oo capcut pro ku qoranthy unbu iso saaraya pls igu caawi hadaad garanayso qaabkan ku heli lahaa
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 4 дня назад
Macalin adabad umasanatay ❤
@zahrasiman2786
@zahrasiman2786 4 дня назад
Thanks wll
@ŘÃÃMYRE
@ŘÃÃMYRE 5 дней назад
Taliye waa lagu waye
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 дня назад
Waan dagaalamayaa 😀👍
@qalbiholcaymedia
@qalbiholcaymedia 18 дней назад
Macalin infixed Ram 8 128 GB side wax kohu edit gareya plz iso jwb😊
@axmedgacaliye
@axmedgacaliye 23 дня назад
Sxb aad baad umahadsantahay mel aannkala sooxidhiidhan raba ado mahadsan
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 23 дня назад
Bro waxaad iga soo qabataa facebook massenger ka Abdurahman Yarow ama lambar ii sheeg aan kaa soo waco
@jamaabdilahi672
@jamaabdilahi672 Месяц назад
Sxp camerada iyo photoda baa iga ciladaydan iphone 15 pro maxaan sameeyaa
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 23 дня назад
Bro facebook massenger ka iga soo qabo wan isla eegeynaa
@husseinmahamad256
@husseinmahamad256 Месяц назад
Thanks walaalkay waxbadana ibarday ❤❤❤
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Месяц назад
Thank you
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Месяц назад
This is so amazing pro 🫡🦁
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Месяц назад
This amazing 🫡🦁 all my RU-vid video iPhone 12 ayan ku sameyay thnk you mzul
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Месяц назад
Waw aad ayan ugu farxay inaad iphone u adeegsato muuqaaladaada horay u soco Bro 👊
@Yasiir_abdrizak
@Yasiir_abdrizak Месяц назад
Xirfadeyda waaye ❤❤❤❤
@anisaxuseenmaxamed9774
@anisaxuseenmaxamed9774 Месяц назад
Thanks bro lkn 15 aa ku koobtay
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Месяц назад
Haa abayo waa sax inta bdn iPhone ka 12 iyo wixii ka dambeeyey waa isku mod marka laga rebo 15 ka oo lagu soo daray Log Settings ka muuqaalo bdn ayan ka sameeyey haddii aad rabto 12 ka ama 13 daawo muuqaalada kale Horay u soco 👊
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani Месяц назад
Kusoco abdirahman yarow
@cabdirisaaqtalyaani4901
@cabdirisaaqtalyaani4901 Месяц назад
Mahadsanid saaxiib
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 2 месяца назад
Waad mahad santahey sidad nagu faa ideysay
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 2 месяца назад
Camer soo jeed side shucaac laga sara wll
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Месяц назад
Sxb waan ku salaaamay Camera soo jeed aniga kulama talinaayo haddii aad rabto video quality leh iska duubto lkn tusaale ahaan sawir degdeg ah aman muuqaal si degdeg ah isga duubtey waa iska okey, sideedaba camera soo jeed waxaa lloo sameeyey live chat ama video call kaliya. Isku day inaad isticmaasho camerada dambe ee telefoonka
@abdirahmanadan5059
@abdirahmanadan5059 2 месяца назад
Brother abdirahman fadlan instagramkaa kaala soo xiriiray ila hadal brother
@abdirahmanadan5059
@abdirahmanadan5059 2 месяца назад
Brother abdirahmaan ma iga clawing kartaa qaabka editingkA
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Месяц назад
Sorry wll inaad durna kuu soo jawaabi waayo, waan ku caawin karaa bro ila soo xiriir facebooga ama instagram ka Abdurahman Yarow
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 2 месяца назад
Sharaaxadada wax an lo dhigaba jirin shrfanid sxb.
@carabdebruyne5809
@carabdebruyne5809 2 месяца назад
Maskaxda hdan ku xaririn wayo mxa dhacayo Iso jwb plz wll
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
Sxb wad ku mahadsantahay su aasha, iPhone 15 Pro Max waxaad ku duubi kartaa ilaa 60FPS oo LOG ah lkn nasiib darro hadaad rabto inaad adegsato waxaa qasab ah maskaxdaas inaad ku xariiriso waa kaliya hadaad rabto 60FPS oo LOG ah. lkx wax yaabahas oo dhan waxaa jira video oo dheystiran oo aan uga hadlaayo daawo labada muuqaal ee ka horeeya muuqaalkan.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 месяца назад
Masha allah sxb camera man caadiyaatahay si quruxbadan aa u duubtay adigoo adeegsanaayo mobil
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
Mahadsanid Bro 🙂
@abdiqanimaxamedaxmed3149
@abdiqanimaxamedaxmed3149 3 месяца назад
SUAAL muqaalka quruxda badan ee iphone ku duubo, sideen sxb laptomka to premiere u gayn karaa sagoo taydiisu is badelin ?
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Sxb wad ku mahadsantay Su aasha aad i soo weydiisay, Telefanka aad ku duubeyso muuqaalka waa nuucee?
@abdiqanimaxamedaxmed3149
@abdiqanimaxamedaxmed3149 2 месяца назад
@@AbdurahmanYarow Sxb waa 12pro, iiga faa idee qaabka u wanaagsan
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
Ok Cashar kooban ayaan ka soo sameynayaa dhowaan I.A 👍
@Mr.juule1
@Mr.juule1 3 месяца назад
Woow ❤❤❤❤
@Saimojama12
@Saimojama12 3 месяца назад
Qalabkan malagu isticmaali karaa IPhone 12promax walal
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Waad ku madasantahay su aashaada wll, qalabkan waxaa la dhahaa Freewell Sherpa kit lkn wan ka xumahay ma la helaayo mid iPhone 12 ah lkn waxaa la heli karaa uu ka bilowdaa iPhone 13 iyo wixii ka dambeeyey Lkn waxaan kuu soo raadinayaa kuwo loo isticmaali karo 12 ka waxaana igala soo xiriiri kartaa instagram ka si aan link ga aad ka iibsan laheyd kugu soo diro
@Juujuule1
@Juujuule1 3 месяца назад
Woow nice beautiful bro iPhone 13 pro max soo samay waa haddii ay mid macquul tahay mahadsanid pro❤❤❤❤
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Bro mahadsanid, waan ka soo sameynayaa inshalla waan ka soo sameynayaa mar dhow.
@Juujuule1
@Juujuule1 3 месяца назад
@@AbdurahmanYarow walalkay aad io aad baad u mahadsan tahay tixgalintaada 💯💯 Runtii RU-vid-rada waa wayn waxba kuma dhamaan saxib waxaa tahay cajiib kalita alle swt dalasaaro oo dadaal waad gaari doontaa insha Allah 💞💞💞💞💯💯 Guul wacan saxib dhaqaaaq oo marnaba ha joogsan saaxib🙏🙏🙏✍👌💥💥💥🦁🦁🦁
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani 3 месяца назад
Legend abdirahman
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Waan ku salamay Abdalla. horay usoco Bro 💪
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 3 месяца назад
Thanks
@jamayasinmohamed142
@jamayasinmohamed142 3 месяца назад
qalabka xagee laga helayaana sxb
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Bro Meesha aad joogto ayey ku xirantahay lkn Amazon ayaad kaheleysaa
@SahilAbii
@SahilAbii 3 месяца назад
Sxp so samey cod io music isla socdo plz
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Okey bro waan soo saarayaa goordhow
@abdallamaow2440
@abdallamaow2440 3 месяца назад
Mudane iPhone X max sudee loogu dubaa muqaal qurux badan jwab dag dag kaa rabaa
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
X-max waa telfon camero fican leh in kastoo taleefoono bdn ka dambeeyeen. lkn waxaa u baahantahay inaad adeegsato leyr fiican iyo hadad rabto inaad muuqaal oo hadale ah duubtona waxad ku xariirineysaa MICROPHONE sidaad Isuzu xariirineyso waxaan ka soo sameeyey muuqaalo dhameystiran (Sida iPhone ka loogu duubo RU-vid video quruxbadan)
@AbdallaMaxamed-wo2xx
@AbdallaMaxamed-wo2xx 3 месяца назад
12 pro max kaso hdal plz
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 месяца назад
Sxb muqaal aan ku shrxaayo ayaa ku jira kaa ka daawo sida iPhone 12pro max wax loogu duubo
@Islaam252
@Islaam252 4 месяца назад
Wcs waraxma (TULAAHI) wabarakaatu
@CosobAadan
@CosobAadan 4 месяца назад
Thanks walaalo ❤
@CosobAadan
@CosobAadan 4 месяца назад
Walaal wlhi wax badan baan kaa fa ideystay mahadsanid inta badan soomalida waxa faa idada u leh taageero badan ma siiyaan mar labaad shukran walaalo
@suhuurdhawrsan7971
@suhuurdhawrsan7971 4 месяца назад
Wall mahadsanid meesha igu so dhawe
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 месяца назад
Welcome!! wll waad ku mahadsantahay inaad nagu soo biirto 😊
@muzxin
@muzxin 5 месяцев назад
Iphone 15. maxpro an hetsa sida logi duubo nio soo sheeg
@Haashim3460
@Haashim3460 5 месяцев назад
Abak magaaci lagu edit garnyo
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
Adobe Lightroom
@FarahGashaan
@FarahGashaan 6 месяцев назад
❤❤❤😂😂😂😂
@KhadarNuux-oq5zg
@KhadarNuux-oq5zg 6 месяцев назад
Apka magaciis
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
InShot
@fahmaabdimajidmohamud4465
@fahmaabdimajidmohamud4465 6 месяцев назад
Mahdsnid walalo
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 7 месяцев назад
Sumsung S24 Ultra soo samew
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 7 месяцев назад
Wow Maasha allah walal Abdiraxmaan wad mahadsanthy
@Barashadajarmalka
@Barashadajarmalka 7 месяцев назад
Heestaydaa bilaa Copyright ah iyada isticmaal
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani 7 месяцев назад
Absolutely legend, thank so much bro
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 7 месяцев назад
Glad it helped :)
@ahmedroondow
@ahmedroondow 7 месяцев назад
Alaw yaa iga caawiyA
@Madar4412
@Madar4412 7 месяцев назад
Zxp xogo ayaan kaa rabaa waxan rabaa inaan RU-vid bilaabe halkeen kala soo xidhiidha
@Madar4412
@Madar4412 7 месяцев назад
Zxp inaad xog badan isiiso ayaan rabaaye halkeen kala soo xidhiidha RU-vid ayaan rabaa inaan bilaabe
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 месяца назад
sxb instagramka igala soo xiriir (Abdurahman Yarow)
@HoobaanStudio
@HoobaanStudio 7 месяцев назад