Тёмный
Caaisha Lifestyle.
Caaisha Lifestyle.
Caaisha Lifestyle.
Подписаться
Waad ku mahadsantahay booqashadada fadlan ha ilaawin inaad like grays comment garayso SUBSCRIB aad saarto mahadsanid)

Caaishalifestyle
Комментарии
@basromahamed9517
@basromahamed9517 5 минут назад
African wanahay jamacada carabtana wakujirnaa sida masar ama Egypty
@munahussein9687
@munahussein9687 45 минут назад
Somali aragne yaab aragne
@user-vt3yv4sy8r
@user-vt3yv4sy8r Час назад
to my Kenyan brother. I AM SOMALIA, I AM AN AFRICAN. MY SKIN is BLACK. The rest of the World when they See Somali's They SEE BLACK.
@user-nr3py8en5x
@user-nr3py8en5x Час назад
Ninka kenyatta waa runtiis somali ayaa hoostagtay sharaf tana inaga qadeen ajaafadaa iyaga ku hoos nool hadhegeeysteen
@aminabirik5764
@aminabirik5764 Час назад
Thos is a not a kenyan man he is a Nigeriam
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 2 часа назад
Kenyankaa daanyeerka You somalians what you want kuye maxaa ka galay waxaan rabno. Afrikaan inaad noqoto ma in sanweyn iyo timo jareer ah la yeeshabaa. Mise afrika jareer sanweyn baa leh afrika soo qaarad maaha. Intaasoo quruumoodd kala diin midab iyo fhaqan ah ku nool yihiin maxaa somalida ku gaar ah oo jareertan haya war bal umuurtan. Somalidu waa somali. Somalidu waa race ama ethnic group ama nation asalkoodu yahay geeska afrika oo ka mid ah qaarada afrika ilaahay halkaa ku abuuray. Ontaa haduu garan waayey miskiinkaa kenyanka ugaalidaada kaadi ku darso oo cun baan leeyahay awalaba caqli daanyeer baad lahayde
@Cadeey12234
@Cadeey12234 2 часа назад
Waaruntiis soomaalidu waa nathnk
@mohamedahmed-xx3oe
@mohamedahmed-xx3oe 2 часа назад
Nikan somali umagafin ii waxu somali kamaqlay buu kuhatla saxib nika na kenyan maahan umadha benta kadha
@isiri.2835
@isiri.2835 3 часа назад
Waa run was Dad qariban
@isiri.2835
@isiri.2835 3 часа назад
Aduunyo way waalatay Oday Hadda guraya oo Lacag lu qaadan
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 3 часа назад
Somali people have their own language and culture.. our language is called Af Somali.. those that say we are what we are not are just enemy of Somali people and they spread falsehood
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 3 часа назад
Im Somali im Black im African.. and you can see that... those that say we are arab are stupid ignorant people and they must be stoped.. religion doenst change your skin colour .. i dont even like arab people
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 4 часа назад
Somalida iyaga is nacay
@Fays2010
@Fays2010 4 часа назад
Gabar hadday ku nacday oo lagaaga furay khasab maxaa u daba socotaa, ma xoog baa ku haysanaysaa, $8000 xaggay ka keenaysaa miskiin. Ma is furaa. Gabadha meherka ayay isku furanaysaa ee lacag dheeri inuu sheegto waa nin mooryaannimo ku shaqaysanaya. Mana aha xaaskaaga muslimnamaudana ma ah inuu xoog ku haysto.
@jacobxj387
@jacobxj387 4 часа назад
Ninkan kenyan maoho waa Nigerian
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 5 часов назад
Kiinyaanku wuxuu arkay xasan g habrakaaye
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 5 часов назад
Kenyaanku Waa dadka ugu fiican intaan arkay , ninkaan Wuxuu ka hadlay fakarkiisa Madama aanan afrikanka kale oo tinta adag iyo in aan islamnahay carabna halkaas iska leeyahay gabdha domalidaahuna ayan ayaga Rabin ,Allaha hanuuniyo kenyatiga .
@ruwaidaabdi
@ruwaidaabdi 5 часов назад
Iska daa Soomaliday ku naxsanyihiine waxaan maqli jiray nima ciila i caayo
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 6 часов назад
Wacachib
@Win-Finders
@Win-Finders 8 часов назад
This man is not Kenyan,he is Nigerian,..your spreading hatred among Somali and kenyan
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 8 часов назад
Naag nacday ayuu du sheeda inuu ka taajiro rabaa adiguba waad nici kartaaye maxaa iyada u dii day inay ku nacdo hal geela kulahaa geel maa dad lagu furaa indha adakaa
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 8 часов назад
Wuxuu u gafay jiri taan keenii horta majirnaa? Maxaa cayda ninkaan hadalkiisa uga gubanee inagaanba isku duub nayne oo qabiil qurun naga buuxo oo iyagu is cun suri reeya waa runtiis dad xun baan nahay
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 9 часов назад
Haaa wuu dalban karaaaa intuu doono ee nin kii rabo habixiyo
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 10 часов назад
Wax diidaaayo majiraaan intabo waa la ahaaaan karaaaa
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 10 часов назад
Ninkan kenyaan maaha waa west African, horn of Africa cidina Nagama dhaqaajin karto !!.
@akhalif579
@akhalif579 10 часов назад
War dadka bilaa micnaha ka hadla wallahi ma jecli wax noo sheeg ha qarsan rayigaaga, maybe u r right, stop bloody dramatic please.
@akhalif579
@akhalif579 10 часов назад
Horta brother sujuu miyaad tahay, adigu u jawaab kenyaatiga! Maxaad noo weydiin wax qaldan Africaan iyo madoow 2 ayey kala yihin arigtida asriga ah(new concept) Soomaali iyo afrikaan bes baa nahaye haku deeqdo. Ninka dee inuu tiisa u baqay wuuba ku sheegay haduusan furin ama xoolo laga heystey halaga grbaxo. Adigjna wuxuu ku qaldanyahay ninkaa eeyle sheeg viewers uun ha raadine thanks.😊
@YusufKorane-of3rm
@YusufKorane-of3rm 11 часов назад
Wa diibiii yeeray
@bellarota8044
@bellarota8044 11 часов назад
Somali waa stupid.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 часов назад
Balkan dibigi ayaayday uu ee Daya adeer wani iniga taariikh dheernay ku dhaha wayo barigi iyagu wali yaxaska ahayen carbtuna masacagalayda ahayd somalidu dad jira oo taarikh leh bay ahayan oo kushiti la odhan jiray jaaw wabu noo so maydhasho tagay somali yaay gasha ku laha adigu yaxaski ku dhalay yuu aha
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 11 часов назад
Dude you talk too much and for nothing
@nucimamajama7901
@nucimamajama7901 11 часов назад
AS somali anahy most people want say we different ethnicity in Africa but say we not black wlhi we not Arab or white or somali we are Africans in agrica😊
@mahamuudali7705
@mahamuudali7705 12 часов назад
Wax xishoo baastaryahoow
@inspiredcryptmotivation
@inspiredcryptmotivation 12 часов назад
Also brother double check yourself this guy he is not Kenyan check his accent he is Nigerian 💯.
@inspiredcryptmotivation
@inspiredcryptmotivation 12 часов назад
Somalia's are Africa we are not Arabs Thanks Allah
@munahaji8716
@munahaji8716 12 часов назад
sabab runta u diidan waa runtii
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 13 часов назад
We Somali's we're the best ❤❤❤❤
@itzManha125
@itzManha125 14 часов назад
San ka dhuudhiga maxaa ka galeye waxaa naheye horta kowba ma adaa ku sheeganah waxaa naheye anagaa isku ah ama carab ama soomali ama ama afrcan waxaa rabanaa naheye markaa rabanah waa iska badalenah dhinac qaatah ku yeh war anagaa aaba ah kaligeen hal dhinac dalkeena horta yaa afrcaan ka dhigaye Ingiriis mana aamin sanini asalaba magaca afrcan iyo qaarad afrca anaga soomali aa nala dhahaa kaligeen aa ah qaarad adaa dagan qaradeena sankadhuudhi adaa guurah
@maryammohamud9795
@maryammohamud9795 14 часов назад
Somalida wa carab Afrian ah o Afrika dagan sida Masar Algeriya Marooco libia tunis
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 10 часов назад
Ilaahay Carab nagama dhigin , mana nihin alxamdulillaah, African ayaan nahay kuna faraxsannahay
@ahmedesabgdswqq6547
@ahmedesabgdswqq6547 14 часов назад
Khulaca wuu jiraa laakiin adeer iska fur waa maskiine s w w
@abdimohamed4705
@abdimohamed4705 14 часов назад
He is right . Somalis are Africans and not arabs
@ahmedesabgdswqq6547
@ahmedesabgdswqq6547 14 часов назад
Macnaha africa loola jeedo ayuusan garanaynin
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 14 часов назад
Sawaaxiligu waatashadeen itopian ka waa tashadeen afrikoo dhan iyo aduunka waa naceen somaali da waaxaa larabaa in dalkaa s laga sooguura somalida
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 14 часов назад
Wuxuu ilawsanyahay inay jiraan carab afrikaana oo afrikana kulanool waxaa layidhaahdaa carabta afrika
@zeinabagelchu7169
@zeinabagelchu7169 14 часов назад
He told the truth
@learn_quran_with_umu
@learn_quran_with_umu 14 часов назад
Dadka..waa somali. Dilay 2 wiil aya dila
@learn_quran_with_umu
@learn_quran_with_umu 14 часов назад
Wiilka maantay hore la.aasay
@sirkaal
@sirkaal 14 часов назад
Xaley marki aheed 8 pm oo markaas salada cishaha la adamaaye., ayaa waxaa loso galey dukaan oo familka iska leeyihiin oo kuyaala Decale dhinaceeda gedaal, waxaa dukaanka markaas joogey sexad wiil oo familka ah, ayago meshii ku sheekeysanayaan ayaan boda 3 qof saaran dukaanka hoortiisa soo istaagtey, labo ayaa dukaanka soo galey wilashii bustoolo ku qaabteen oo dhulka la seexiyay, markaas ayaa dukaanki iyo wilaashiba barteen, waxaan qaateen wixi safaricom iyo airtel kaarar ahaa, 1 iphone 15, 1 Samsung S24 Ultra, 2 android telephone ah oo dukaanka mpesa agent loo isticmaalayey, telephone kale oo Samsung ah iyo lagac 300 kun shin gareeysa. Alx qofna kuma dhaawacmin, hada boda dii aay ku imaadeen plate keeda waa la haaya cctv ayaa qabtabey, wallahi xafada isli arin xalis ayaa ka socota ha la is ilaaliyo. Wilka marxuumka ah alee swa janatul firdowse ha ka waraabiyo, gacan ka gardaran ayaan dishe. Wallahi, Ahmed Rashid iyo panagi 6 waa intaa xaafada isli lagu soo celiyo waaye.
@abdifatahmahathussein4253
@abdifatahmahathussein4253 14 часов назад
gaarisaba way kajirta soomali 30 sanno way kusocota dawladahana kadambeeya meeshi somali dagto inu dilka caadi kanoqdo
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 15 часов назад
Fiiri walaal waxa aan khalad ku leenahey waa inaan qaadanaa, wixii naloo khaldan yahayna diidnaa, laakiin ninkaan sida qaarkeen ugu wareersan yahey waxaan nahey asalkeena (somali, african ama carab) ayuu tixraacey marka anigu sidaan u arko nama ceyn haddaan somali nahey.