Тёмный
Dalsan TV
Dalsan TV
Dalsan TV
Подписаться
WARKA DALSAN TV 26-07-2024
24:05
22 часа назад
WARKA GALABNIMO EE DALSAN TV  25 7 2024
11:40
2 часа назад
Комментарии
@batulabilan983
@batulabilan983 25 минут назад
qabyaaladiiste
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 28 минут назад
Xildhibaan cabdisalam geesi geesi dhalay
@mohacosta3595
@mohacosta3595 31 минуту назад
Wa hadal sax
@raghedanan3959
@raghedanan3959 31 минуту назад
Afar Xildhibaan oo Qaswadayaal ah Maa Ummada laga qabto ? Gudoomiye Aaden Madoobe Shaqadaada qabso oo Xabsiga gali Xildhibaankii gacan qaad sameeya. 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍❤️❤️❤️❤️
@raghedanan3959
@raghedanan3959 34 минуты назад
Dib u heshiisiin ayuu ka hadlayaa Hadana wuxuu leeyahay Reerkayga ha haystaan hubka Sharcidarada ah. Ninkan waa Qabyaaladiiste warkiisana Waa cad yahay.
@AxmadAdanFarax
@AxmadAdanFarax 42 минуты назад
Kuwaan waxaad moodaa caruur digsi
@AxmadAdanFarax
@AxmadAdanFarax 41 минуту назад
Caruur miyaa kuwaan
@raghedanan3959
@raghedanan3959 43 минуты назад
Canshuurtiina u diida Koofur Galbeed Dawladana u sheega in aad ka tirsan tihiin Gobolka Banaadir.
@raghedanan3959
@raghedanan3959 45 минут назад
Siyaad Barre Deegaan kuma laha Ceelasha Biyaha waxaana qalad ah in Dad degan Deegaanadooda lagu Xadgudbo. Iska dhiciya Daaroodka Fidna wadayaasha ah gacan bir ah isaga qabta.
@mohamudroble2827
@mohamudroble2827 56 минут назад
Xil. Ilyaas xukuumadda way biloowday in ay dhallinyarada culaadda ka shaqeeynaya in sharciga la horgeeyo.
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p 57 минут назад
xildhibaano.ma.ahawaafawdawadayaal
@omarabdikarin2311
@omarabdikarin2311 Час назад
Sax sax SAX ❤❤❤ SAX 100% I agree
@MahamedOmar-rw3tb
@MahamedOmar-rw3tb Час назад
Mar.laman.kuhad.laya.tilifan.isago.socoto.dodiii.maha.maQuul
@yahyesinwarro1cn
@yahyesinwarro1cn Час назад
wlhi iyakii ayaaba sidan isku cumaaye shacab maxay utari karan😊
@yahyesinwarro1cn
@yahyesinwarro1cn Час назад
asc akhyaarta waxaan layaaba maxay sidii ciyaalka isla qabqabsadan barlamanka iyo xildhibanada isqabisiga kama koran miyaa?
@abdikafimohamedhashi1475
@abdikafimohamedhashi1475 Час назад
Actually hadalka xidhibanka waa aragti caqliyesan kana muqato faham qoto dheer wana ficna laheed in xildhibanaanada qaarkood ee uhadlaan mar walba wax wada lahaanshiyaha iyo danta guud ayagoo an u sameneenin dhanka xun kana fikiraan wax walba ay dhahayaan maxaa ka dhala karo ayadoo aysan ka tageenin aragtidooda ay wax ku naqdinayaan dabcan.
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 часа назад
Tabashadu waaxay yacni lacag zii miyaa
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 часа назад
ardada dugsiga hadal maqla hadii kale sarbi ayaa laidinla dhacayaa lacagtaba intaas ayey ku qaataan macalinowiskadhaaf ha buuqaane ama go aan keena ama riwaayadiina waa naga hor timid
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 2 часа назад
Alo somali nohagaaji
@Abdiazizosman-t6f
@Abdiazizosman-t6f 3 часа назад
Guuleyso mundane madaxweyne❤❤
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 4 часа назад
Waxaa cajiib ah reerka la yiraa hiraab in ay iska qaba waayaan ninkaan iyo cc- shakuur oo dadka ay ka soo jeedaan aan ugu toornayn waxaan war ahayn iyo inay maantoo dhan dowlada m- xasan oo aan ku diirsanay inay wax ka sheegaan ama caayaan maxaa u malaynee dadka kale hadaba dadka dega xamar iyo galmudug inta u dhaxaysa. 2 -daan iska qabta labadoodu hada waa labo xildhibaan oo midna ow ka soo jeedo hirshabeele iyo galmudug hal maalin ma tageen meesha ay ka soo jeedaan ama ceel ma qodeen ama dagaalka afduubta maka qayb qaateen waa maya ma is waydiiseen waxay cida ugu tooran yihiin war reer owjimcaale sida isu dhaama oo nimankaan 2da xamar ul uga bixiya dadka kale ha ku quus qaataane inay dowlada oo dhibkaad aragtay iyo dadaalka ugu jirto xoraynta ufduubka ayey maalin walba aflagaado iyo wax aan jirin iyo dad war u soo dhiibay ay soo tebiyaan kuma jiri karno iska bixiya nimankaan. hadii kale waxay soo horseedi doonaan dad aan dowlada ku dhicin ama wax ay soo agdhigtaan haysan inay soo horkacaan saasna nama anfacayso kaca oo bixiya nimankaan wa. bi-LLAAHI towfiiq ❤
@user-zy1kz6wg4x
@user-zy1kz6wg4x 4 часа назад
Xildhibaanda uu caynaayo muxuu dhaamaa tuuga bishinta gaduudan
@raghedanan3959
@raghedanan3959 4 часа назад
Siyaasi danaysta ah Dadka Soomaaliyeed waa diideen Jaale Shariif. Dalkan horay ayuu u socdaa Guulo waa wayna waa la gaaray. Siyaasiyiinta Dadkooda gees haka raaceen.
@raghedanan3959
@raghedanan3959 5 часов назад
Shariif lasoo gamay waa waashay 🤣🤣🤣
@raghedanan3959
@raghedanan3959 5 часов назад
Shariif lasoo gamay waa waashay 🤣🤣🤣
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 5 часов назад
Isma dhaanto😏😏😏😏
@guleedciise4497
@guleedciise4497 6 часов назад
Riwaayada Qof iyo Cod waa la isku Maaweelin karaa
@SOMWorld-gn1gk
@SOMWorld-gn1gk 11 часов назад
❤❤❤🎉🎉
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 20 часов назад
Allaha U Naxxariisto Sheekh Cismaan Xidig Aamiin Yaarabi
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 21 час назад
😂😂😂😂😂dhuxuloow waayahaan waa nasan la yahay
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve День назад
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AliMohamed-kx7cm
@AliMohamed-kx7cm День назад
Adinkaa argagixisa
@AliMohamed-kx7cm
@AliMohamed-kx7cm День назад
Waxaas yaa idinka dhagaysanaaya waxaa tihiin waa la ogyahay mooryaan UNQUALIFIED COUNTRY IN SOMALIA
@starmoha971
@starmoha971 День назад
Xilgan u tacsiyaden ma jirto 3 malin wala dhafay
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq День назад
Waba runtii axmaar daris fcn mana ahan walahi waan aqaan
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 День назад
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in uu madaxwayne Xasan Sheekh uu beegsanaayo beelwaynta Habargidir sababtoo ah wax cad ayaan ku haynaa marka hoee jagooyink8i wuu ja wada qaaday. Mida labaad waxaa uu beegsaday shicibkii Soomaaliyeed ee beelwaynta Habargidir uuna safaal saac habeenimo intii katarabiil loo keensaday iyo ciidanada Booliiska ay weerar ku soo qaasay. Dab damiska waa dadkii degnaa dowlad waxaa is ja leh shicibka narka shicibkii lahaa dalka miyaa dalkoodii kagu bur buriyey guri yahoodii ayaga oo iska hurdo aduunka kana dhicin waxa uu madaxwayne Xasan Sheekh uu ku suubiyey shicibka Soomaaliyeed ee u badan ilmo iyo hooyoyin umul ah iyo dad curyaan ah oo hataa katara biilka aan ja ordinary karin. Madaxwayne Xasan Sheekh dhaartii aad kitaabka gacanta u saartay in aad shicibka Soomaaliyeed ay wax kasto u qababaysid. Hal su,aal ayaan ku way diinayaa na siisaa waxvarasho kacag ka,aan ah waa maya. Ma siisaa shaqo waa maya. Guryo lacag la,aan ma u dhistaa waa maya. Marka sababta aad guryahooda uga bur burisay maxaa ay yihiin shacab aad wax aad u qaban jarin ayaga debarayo haday rabaan ha soo tuuk sadaan gacmaha ha hoor sadaan jidadka. Aduunka jama dhicin madaxwayne mustaqbal ka leh dalkiisa in uu sidaas u galaynin shicibka Soomaaliyeed. Madaxwayne Xasan Sheekh maxaa ay u dhacdaa markii aad adiga madaxwayne aad ka noqoto in dhulalka aad bur buriso dadka asd vara kiciso oo hataa guryaha boosaska loo jala boobaa. Maxaa ay u dhacdaa intii aad shacabka gurtahoosa ka bur buriso loo arkaa dad madax ah oo asd siisay maxaad uga bedelanaysaa beri ha kuu codeeyaan dib aad noo qavsatid. Afkii aan kuugu duceynay ayaan maanta kugu habaareen shicibka Soomaaliyeed dib danbe ilaahay nooguma kaa soo celiyo aamiin. Farmaajo oo aan wada og nahay shicibka in marka uu joogay lagu dhameeyey qarax ayey u wada yeerteen savabtaas na garatay Farmaajo guryaha shicibka ma bur burin nana isku dayin in uu bara kiciyo shicibka Soomaaliyeed adifa haa waad bara kicisay shicibka Soomaaliyeed waad jala fiican tihiin dadka ma jeclo qof gurii uu uga gabanaayey zavada iyo tuugasa ka bur buriyo adiga haa waad ku kor bur burisay madaxwayne Xasan Sheekh.
@QARDHAAS
@QARDHAAS День назад
somaliland maba lasoo hadal qaadine dalsan saan maa udambeesay? views raadis ciyal xaafad inee la wareegeen aragnaye sumcad waa isdeyseen. unsubscribed
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 День назад
Lacnata allah adinka iyo kufaarta
@Engayub
@Engayub День назад
Hada asxaab ayay noqdeen Puntland Qabiil Qabiil ka waa laga baxay Ururada ku biira gidoomiyaal ka noqda Oo dalka ilaa iyo heer madaxwayne ka gaara Beesha dir waa reer ayayday Hadii ay saa dhici waysana Dawlad madax banaan noqda
@Bashir-wu6kn
@Bashir-wu6kn День назад
None scene
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd День назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Rabii
@user-xy2pk8rr2h
@user-xy2pk8rr2h День назад
Faraxow HADAL kaga waa Quruxyahay, HADALNA waa intaa Tiri, Ee Away Ficilkii wax Qabadka. Adaa Qiraya Inaad 10 sano dhax joogtay Barlamanka, waxaa Qirtay FIKIRKA Caalamka ka Qabo Somaaliya. Maxay kuu Qiira Gelin waysay Inaad wax Qabato ama Aad ka Horwareegto UMADA. Dalka wuxuu ku jiraa Xiligii ugu Xumaa, Ee Bahida JIRTO Lagu tilmamo "Xiligii CAGA Bararka" Wax Qabta ama UMADA ka Hor wareega, Adiga iyo Saaxiibkaa Xasan. Allow Sahal Amuuraha.
@hassanweli22
@hassanweli22 День назад
Faraxow hadalkaga waa run lkn madaxweynahaaga ma yahay nin wadanka samatabixin Karo ?
@Mohamed-ml4hr
@Mohamed-ml4hr День назад
Mash allaah wa saxa
@Cumaraadan143
@Cumaraadan143 День назад
Kkkkk
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy День назад
Faaraxoow xaqiiqda ka hadal hawiye dawladna ma yaqaano dawladnimana ma rabo hadii sidaa aad wax ku sii wadaana soomali xamar way idiinka kala tegaysaa hassan sheikh waa ninka ilaa hada ciidamada jubaland ee khawaariij casharka u dhigay aan weli u hambalyayn inuu u tago iska dhaafe isagoo ka urinaya qabiil daarood la yiraahdo waa dhacdadii ugu danbaysay markii farmaajo villada ka soo bax lalahaa ee hawiye diidanaa xukunka farmaajo ragii hor boodayay waxay ahaayeen siyaasiyiin daarooda aakhirkiina farmaajo wax ka riday ilaa hada maxaa loo waayay siyaasiyiin caqli leh oo hassan sheikh ku yiraahda ka soo bax villada soomaliya god baad ku ridaye hassan sheikh wuxuu ku sifoobay qabyaaladiiste, tuugo munaafaqnimo, khaa,inuwadan, beenaale, intaa aan ku eedeeyay oo dhan soomalida badankeedu way ila qabtaa hab dhaqankeediina wuu la yimi ee hawiye runta u sheeg oo ku dheh soomali ka xishooda oo qofkan dugaaga ah soomali ka qabta inkastoo faaraow aadan hawiye ahayn hadana mulkiilayaasha hassan sheikh baa weligaaba lagugu tirinayay
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 дня назад
Why now?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 дня назад
Mudane Axmed Madoowe Waxaa Tahay Halyeey Qarankiisa U Taagan Guuleyso Weligaa
@omarmohamed6650
@omarmohamed6650 2 дня назад
He is talking about the truth. Who will implement and who will actually lead us to that ambition?
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 2 дня назад
Waxan hala iska dhaafo qabyaaladan
@AxmedMuse.yusuf3
@AxmedMuse.yusuf3 2 дня назад
Waa runta