Тёмный
jigjigaawi ln
jigjigaawi ln
jigjigaawi ln
Подписаться
somali lyrics,somali songs.heeso soomaali ah. heeso qoran.
falaadh by maxamed khadar
3:43
9 лет назад
heestii qoonsi by xaaji kaash
5:38
9 лет назад
hordhac
0:28
9 лет назад
raaliyo by nuuradiin cabdi (NRD)
6:36
9 лет назад
saluugla by iskalaji
6:01
10 лет назад
quman
8:08
10 лет назад
heestii sokoreey, cadaado, shamso
7:53
10 лет назад
Комментарии
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Месяц назад
Cadaado cidi kama xigto cidlana maaha
@xidig3833
@xidig3833 2 месяца назад
Meshan kuso koray cadado carfoon
@suumi-zs1vc
@suumi-zs1vc 3 месяца назад
banaanadi cadaadiyo Cosobkii Hobyoodey🥺🫀❤ Intaas hdu idhhi laha Sow Jcel buuran umaan qadeen🤣❤❤
@marwadiidanjiraha6535
@marwadiidanjiraha6535 5 месяцев назад
Alla heestan maxaan raadiyay😫😫😫 wan xifti sanaa anoo yar ayaa Mobile qadaafi la odhan jiray bay sxbaday iga dhagaysiisay wa magacayga wan jeclaa si kasta youtube wa uga radiyay
@gawgawleyusuf7910
@gawgawleyusuf7910 5 месяцев назад
Waar nitaw anigu banaankaa cadaado ku yaala maan arage magaako soomaaliyred uun iga dheh laakiin KOLAY ANIGA 2007 DII AMA 8 DII AYAAN HARGAYSA KU DHAGAYSANAYEY GALABKASTA IYO FIID KASTA KOLKA AAN HAWLAHA KA NASANAYNO EEN QAYILAYNO DEEDNA NIYAW HEES WALBA MARXALADIII AAD KU JIRTAY KOL KAAD DHAGAYSAN JIRTAY BAA KU HOR IMANAYSA MA GARATAY KOLJAA AKHRISTE KKKKKK MIYAAD FAHMI KARI LA DAHAY Heesta dhagaysoo waxan faham maruuun
@xasanilkacase5928
@xasanilkacase5928 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤ Waala Isqadariya Waleee Xasuus Waayo Waayo Ayaay Iigalisay LONG LIVE USTAAD Xaaji Kaash
@abdifatahmohamed7460
@abdifatahmohamed7460 2 дня назад
Isku mid Baan nahy
@zahraslifestyle4596
@zahraslifestyle4596 7 месяцев назад
I love this song❤❤❤
@ckariimdiheeye3201
@ckariimdiheeye3201 9 месяцев назад
Alaya raxma wll Runadiin nrd
@maxamediimaan7588
@maxamediimaan7588 Год назад
Abwaanka magiciisa erayada iska leh ku dara waa cabdi iimaan xasan maxa idin diidey
@maxamediimaan7588
@maxamediimaan7588 Год назад
Waaw eesh calaa qaaci
@mohameddeheye1799
@mohameddeheye1799 Год назад
Heeskan dhawr iyo toban sano ayaan raadinayay. Xasuus gooniya ayay igu leedahay wlahi! Thanks bro!
@aadanabshir9378
@aadanabshir9378 Год назад
heestan 2009 aya gabar shamis la dhaho jecla mesha caadado ah aya ka bedeli jiray carmo ka dhigi jiray xasuus weli lama guursan ana gurki sadexd aya maraya iyo dhawr caruro kala hooya weli madegin steel ilove
@abdirahmanabdullahi544
@abdirahmanabdullahi544 Год назад
Hadaan qoftyda uqaadi lahaa xooga naaso iyo waxbuu sheegy wan baqaaya😂😂😂
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Год назад
War ileen xariir axmed heesta uu soo xaday😅
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Год назад
Hadaan kuu cuskado meher💍 Macaan kuma canaanteen🗣 Cuqdi kuguma beereen🙇‍♀️ Ciil kuguma dhaliyeen🤦‍♀️ Cay kuuma curiyeen🤷‍♂️ Ceeb kuuma quudheen🙅‍♂️ Walee kuma canaadeen👫
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 2 года назад
Sanado badan baan raadinayay heestan you tube waxaanan ku qorin malaha lkn cawaan helay mahadsanid qofka soo dhigoow🙏🏿 11:28 pm 12/9/2022
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 2 года назад
Yaasalam xasuus😰😰
@Haafidofficial
@Haafidofficial 2 года назад
Cadaado carfoon dhulki ree xaji saleeban ❤💙✅💪🐅
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
Abwaanka heestan sameeye wlhi wuu dareen hadlay, Fanaanka cod baa ku duugan laakin heeso badan ma uusan qaadin baan u maleynaa, laxanka iyo musiga 🔥
@hodmakaise4204
@hodmakaise4204 2 года назад
22 2 2022 Dawanoooya 😪 Waa lays qadiriya💔
@shukriabdulle2326
@shukriabdulle2326 2 года назад
Waa mxy
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 года назад
Sxbkay axmed nuur oo kumagac dheer xaaji kaash
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 года назад
Ala yarxama! Legend!
@abdirahiinmohamed8239
@abdirahiinmohamed8239 3 года назад
Cadaado carfoon🥰🥰
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 3 года назад
Wayo iyo waqti tageey
@yahyemohamedomar2603
@yahyemohamedomar2603 3 года назад
Wow amazing
@maxamedeeqadan4444
@maxamedeeqadan4444 3 года назад
11 sano ayan radinayay hestan 😍😅
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 3 года назад
Cod daha piya ayu laha alah ha ku naxaristo
@rashkacaderashkacade6522
@rashkacaderashkacade6522 3 года назад
Carfoon cadaady ku jecliyaa💥❤❤ m,a
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 3 года назад
Hilaadii 2013 Ayaan cajalad ku dhagaystay heestan kadib maan arkin balse qalbi meel qabsaday iyo indho quudarada jecel midna quusan maayo weeyi tan kale qoonkaad iyeeshaa sax ku tahay intaasa ka qaldan qoraalka
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 года назад
Cabaryada jidhkaagiyo cambaruudka horadaha hada hada hadii aad igu cawin lahayd shamisey ciil wuu i deynlaha
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 года назад
Ogow samirki wajiray Waa seeta goostayo Sadkiisa dhamadaye😥😥
@abdullcarrasco6718
@abdullcarrasco6718 4 года назад
July, 2020 Heesta marka maqlo Hibo baa kusoxasustaa , xasuus aduun lee yac
@hodanh5065
@hodanh5065 4 года назад
Inan tayda ay layidh salugla mashalah hees macn
@MohamedAli-dy2px
@MohamedAli-dy2px 4 года назад
Nrd alle ya raxma halyey la gacan tugaaleeyay
@mikenill4957
@mikenill4957 4 года назад
waaw wahees qaali ah
@siciidahmed6076
@siciidahmed6076 4 года назад
khalad badan baa ka buuxa anaga oo origanlka dhagaysan karna ma dhagaysan karno xajigan soo lug'ay.
@hodanh5065
@hodanh5065 4 года назад
Hoyadaba so lugoday hestadhnba an lay waday
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 года назад
@@hodanh5065 kkkkkkkk
@asmaasli6992
@asmaasli6992 4 года назад
Iskaliji 😙
@asliabdullahi664
@asliabdullahi664 4 года назад
Maasha Allah saleeban dadkeygii from America❤️❤️
@ahmedgaas4373
@ahmedgaas4373 4 года назад
Yaaa rabi ku naxarizo yaa rabi
@mohamettaamin3588
@mohamettaamin3588 4 года назад
Xariir inu copy yahay hadad aragtay like isaar
@sulaiqamaxamed5489
@sulaiqamaxamed5489 4 года назад
Wales qadiriyaa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад
Fanaanka qaaday waa kuma?
@jigjigaawiln4651
@jigjigaawiln4651 4 года назад
Cabdiraxmaan aaden yusuf
@diinsoortv8291
@diinsoortv8291 2 года назад
@@jigjigaawiln4651 brother fanaankaan heeso kale oo albumkaan cajiib 2 ah ma heysaa?
@jigjigaawiln4651
@jigjigaawiln4651 2 года назад
@@diinsoortv8291 haa waad ka heli kartaa online maalmo.com album ka oo dhamays tiran
@anyaxali4945
@anyaxali4945 4 года назад
Waaw cadado carfoon my home
@ahmedbadhcunahmedbadhcun
@ahmedbadhcunahmedbadhcun 4 года назад
Horeya u socoo
@mariama7878
@mariama7878 5 лет назад
🤭🤭
@mariama7878
@mariama7878 5 лет назад
Dhaqan xumo badana hesta miraheda😵🤭
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 года назад
Cabaryada jidhkaagiyo cambaruudka horadaha hadii aad igu cawin lahayd maryamoy ciil wuu i deynlaha
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
@@najiibalpha9409 😂
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 года назад
@@axmedxaaji1403 wey dhagesanesa markas bey ledahay dhaqan xumo badana heesta 😆
@mohammednimcaan6533
@mohammednimcaan6533 5 лет назад
Erayadu best codku low
@jigjigaawiln4651
@jigjigaawiln4651 5 лет назад
I coudnt find better quality
@mohamedkaahiye2514
@mohamedkaahiye2514 5 лет назад
Caadi maahaa cadaado iyo hobyo
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 5 лет назад
Oo xariir ahmed ayaa imka so qadaybee
@mohamettaamin3588
@mohamettaamin3588 4 года назад
5year ago baa la qaadayay