Тёмный
laylis channel
laylis channel
laylis channel
Подписаться
Welcome to laylis channel waxan ku soo gudbinaa suugaanta somaaliyed sida heesihii hore heesihii dhexe heesihii dambe intaba ka daawo heeso lyrics ah
Комментарии
@Jibriil-sm5kd
@Jibriil-sm5kd 29 минут назад
Absulutli weyan
@mahamedahmedyusuf
@mahamedahmedyusuf День назад
Heestan waa heesa soomalida kuwooda ugu kabanka fiican
@kingpower9722
@kingpower9722 2 дня назад
Fanaankan lagama sheekeeyo qisooyinkiisii, wuxuu ahaa fanaan qiso ka heesa oo inta badan wax odorosa waxbadana ka hadlay arimaha qabyaalada iyo eexda qabiilka...
@kingpower9722
@kingpower9722 2 дня назад
legend buu ahaa ninkani Ilaahay ha u raxmadee...
@Munnnsh54
@Munnnsh54 2 дня назад
Xiba nuur
@Munnnsh54
@Munnnsh54 2 дня назад
Xibi nuur
@MohamedGfatule
@MohamedGfatule 2 дня назад
Very best Song❤
@a-b9206
@a-b9206 3 дня назад
Siraad Cabdille weeye aun how raxaniistee maaha aamino Abdilaahi aun Hanuuniye caafimaad taama alle hasiiyo amiin
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 3 дня назад
Bal eeg siduu u naarayo cuudka xasan great. wiilka bongaha tumayo isna dab yar ma shidayo
@CabdiwahaabXassanCeli
@CabdiwahaabXassanCeli 5 дней назад
Heestan abwaan huryo sameeyay macna badan ayay xan baar san tahay waxayna ku socotaa cigaal adoo gole ka maago haween kaba ka gaabsaday sow taan ku gada abaray garta iyo tusalaha adigoo gor fayn karin sow taan geesi kaa dhigay macnaha fahan dulmina way ahayd adoo naag midgaana qaba oo aan lagula hadlayn ayaan kusoo saaray ragana aan dhex galin oo farta lagugu godo ayaan dusha sare ku geeyay macnuhu waa inay soo saartay
@AbdifataxAli-k2k
@AbdifataxAli-k2k 5 дней назад
15 ,9, 24 12 kiimawliid
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 дней назад
Markan waa gacantii Abwaan Barre Maxamed Fiidow waa version asalka ahaaa marar kale Daauud ayaa u garaacay Allaha u naxariiste
@marisafraser3404
@marisafraser3404 8 дней назад
Jackson Charles White Timothy Gonzalez David
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 8 дней назад
ninka durbanka tumaya cajiib wu ku xaragooday
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 8 дней назад
Xassan great waa number 1 Bal did u milicsada heesaha uu tumay
@GordonHendrickson
@GordonHendrickson 9 дней назад
Jones Ruth Lee Jeffrey Gonzalez Michelle
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud 9 дней назад
Abwan m Cali kariye alah unaxaristo ereyo macan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 дней назад
●ERAYADA HEESTA LYRICS 00:01 Lacageey lacageey 00:01 Ragga kala labeeyaay 00:01 Haween lahashadoodaay 00:01 Liitaha gargaaraay 00:01 Laqanna hoos-u-celiyaay 00:01 Intaan anigu loofaray 00:01 Een hore u lumiyaan 00:01 Ladhkeedii habeennadan 00:01 Habloow lediba waayee 00:01 Lacageey lacageey 00:01 Lallab iyo dhibaatooy 00:01 Liishaanka iyo dooddaay 00:01 Haddana lagama maarmaay 00:01 Liibaanta joogtaay 00:01 Intaan anigu loofaray 00:01 Een hore u lumiyaan 00:01 Ladhkeedii habeennadan 00:01 Habloow lediba waayee 00:01 Lacageey lacageey 00:01 Lallab iyo dhibaatooy 00:01 Hubka la isku laayaay 00:01 Liishaanka iyo dooddaay 00:01 Sharaftana luddeedaay 00:01 Liitaha gargaaraay 00:01 Laqanna hoos-u-celiyaay 00:01 Haween lahashadoodaay 00:01 Haddana lagama maarmaay 00:01 Liibaanta joogtaay 00:01 Intaan anigu loofaray 00:01 Een hore u lumiyaan 00:01 Ladhkeedii habeennadan 00:01 Habloow lediba waayee HEESTA : LACAGEEY 💵💶💷💴💰 ERAYADA: Macalin Faysal Cumar Mushteeg LUUQDA: Ustaad Faysal cumar Mushteeg LYRICS : LAYLIS LYRICS CHANNEL
@abushambir2493
@abushambir2493 9 дней назад
Mar walba wa kuso ceshta
@ahmedfareey4040
@ahmedfareey4040 10 дней назад
Cajiib laba celiska luuqda ama codka Runtii in Boqorka codka loogu yeero Wuu muteystay✌ Aun Mohamad saleban tubeec Kabanka iyo durbaanka isi saaran Aun Xasan Sabriye faarax ( Great) Hees iyo bar Allaa yaraxma
@hassanelmi3308
@hassanelmi3308 10 дней назад
Ana waan u qoolanayeey Weeye tuducu ee ma aha sida aad u qorteen
@hassenhero1745
@hassenhero1745 10 дней назад
10 September 2024 8:26 In Mayotte 😊
@Bigille
@Bigille 10 дней назад
Jinaw = geed caleemo yaryar leh oo dhanaan. Runtii aad baad ugu raaxaysanaysaa markaad cunayso. Waa nooc qadhaab ah uun. Caanaha jinaw ga ah isaga ayaa laga keenay. Xasuus baa geela lagu xergeeyaa!
@Cumarjaamac-s8t
@Cumarjaamac-s8t 11 дней назад
Hes
@Cumarjaamac-s8t
@Cumarjaamac-s8t 11 дней назад
Hes
@Cumarjaamac-s8t
@Cumarjaamac-s8t 12 дней назад
Tarikhduwaa 9 .9 2024 waa muqdisho waa marqan iniga iyo sxbady inta igadanbeyso wansalamay🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samoreeb5772
@samoreeb5772 12 дней назад
Alla haku naxariisto jiimooy muxuu kabanka canaanty
@FFa-di4py
@FFa-di4py 12 дней назад
❤😊
@MaxamadRekonfured
@MaxamadRekonfured 14 дней назад
😊
@shakur-w5k
@shakur-w5k 14 дней назад
3:10
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 15 дней назад
viking* ❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@rashiidashkir8103
@rashiidashkir8103 15 дней назад
Erayadii abwaan huryo
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 15 дней назад
Adunbaa wax dhaadinee anba dhibaha jiilaal xiliyadaan is dhalan rogay dhibta kaa ilaalshee Dhaxantiyo abaaraha kaa dhowray hadiimoo dhito subag lo'aadiyo ku cabsiiye dhaaydoo Yeey dhicin intaan lahaa dhugan waayay taydoo dheel dheeli awgaa igu dhaafay maalmuhu Igu dheeridaa ma dhool gaaxday ba tahay mana soo dhawaatidee Ma midaad u dhalataa ma midaad u dhalataa yeey ma midaad u dhalataa
@MuslimahajiMohamed
@MuslimahajiMohamed 15 дней назад
Best
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 16 дней назад
#Heestu waa qiso dhab ah oo aan dhammaan balse joogto ah waxayna ka waramaysaa Askariga Ilaalada ah ama (BODY GUARD) u ah Madaxweynaha, Wasiirka,Ama Saraakiisha Ciidamada IWM, Sida ay ugu dhiban yihiin shaqada naf hurnimada ah ee ay dadka iyo dalka u hayaan iyo sida aan loo dhaadanayn siiba qofka uu ilaaliyaa aanu xaqiisa iyo xuquuqdiisa ama waxa uu ka mudan yahay u garan una dhayal sado Sida Erayada ama baydadka dambe ee heestu tibaaxayaan waa Dhibta uu askarigu u maro ilaalinta Saraakiisha iyo madaxda ka saraysa heestii kale- ee Askarta ciidamada qaranka soomaaliyeed loo qaadayna waatay ahayd. Nin Laggu seexdoow Ha seexan xilbaad Siddaa ha seexan Ha seexan ha seexan Soo jeedoo si weyna U Feejignoow. Erayada heesta waxa iska lahaa Abwaan YUUSUF Mohamed Ahmed Yuusuf Jafaal oo la sheego inuu qisada uga waramay nimay saaxiibo ahaayeen Yuusuf oo Askari ama (BODY GUARD) u ahaa Ahmed Saleebaan Dafle Oo ka tirsanaa ahaana hogaankii Ciidankii Asluubta dawladii kacaanka Soomaaliyeed Qisada heestu waa qiso siyaabo badan loo dhigo Laakiin Mucda iyo muhiimadu waa in heestani ay Jacaylk ka madax banaantahay Dareenka heestuna uu dareen Garnaqsi Askarino uun Yahay. Erayada heestana waxa ka mid ah. #Page1 Aduun baan wax dhaadine Amba dhibaha jiilaal Xiliyadan isdhalan rogay Dhibtaan kaa ilaashee Dhaxantiyo Abaarahan Kaa dhawray haddimoo Dhibta subag Lo'aad iyo Ku cabsiiyey dhaydoo Yey dhicin intaa Laa Dhugan waayey taydoo Dheel dheeli awgaa Igu dhaaftay maalmoo Igu dheeridaa ma Dhool gaaxday baad tahy? Mana soo dhawaatide! Ma middaad u dhalataa? Ma middaad u dhalataayee Ma middaad u dhalataa?. #Page2 Siddooa laydha jaawiray Ku dul dherer sanahayoo Adduun baan ku dhawraa Dhanna kaama aaddee Dhilowyahan sidiisii Intaan kugu dhalloolaan Dhexda kuugu duubnaa Haddaan dhagaxa soo guro Ama aan dhulkaba qoddo Dhirtaa ii magooshaan Dheef noqon lahaydoo Dhexda maan ka liiceen Igu dheeridaa ma Dhool gaaxday baad Tahay Mana soo dhawaatide Ma middaad u dhalataa? Ma middaad u dhalataa eey Ma middaad u dhalataa?. #Page3 Dhabbaduu dul seexdaan Dhibkanay ********** Dhoobi kaa jiraan ahay Dhaxantiyo dugaagoo Annoo dhool arrooryaad Dharabtiisii igu taal Dhud markaad u toostaad Dheeraad igu Fashaayoo Dhaxalkayga uma hello Siddaan kuugu dhiibtoo Hadda dhimashadayduna Dhagartaada weeyaan #Chorus: Igu dheeridaa ma dhool Gaaxday baad tahay Manna soo dhawaatide Ma middaad u dhalataa?. Ma middaad u dhalataa eey Ma mid aad u dhalataa?. Maidaad u dhalataa?. Erayada Yuusuf Jafaal Laxanka hassan aadan Codka Hassan Aadan
@LagdowartsArts
@LagdowartsArts 16 дней назад
Abwaanku waa yamyam laxanka iyo musigu waa jiimi waxaa horay uqaaday axmed rabsho hadana xasan baashi
@apdirahman1433
@apdirahman1433 16 дней назад
Yaa 2024 daawanaya heestan waa idin salaamay dhalinyarooy 🙌🥰
@IbrahimAbdiMahamud
@IbrahimAbdiMahamud 17 дней назад
Waxan dacar dhadhamiyiyo debaaq waxan cunay 😢😢😢 hestan xili walba wan dhegesta xasuus ma guran ah ayey igu le dahay
@maxdar11
@maxdar11 17 дней назад
Axyaa jiim rabiyow u naxariiso xadhig uu isagu kaligii yaqaan ayuu ka tumayaa 🎸 waxaan hayn jirey mar kale oo si ka daran ugu farayaraystay youtube ka si kasta waan uga baadhay kawaayey.
@omar911-if3du
@omar911-if3du 18 дней назад
Mmmmmm
@MuniraDheeman
@MuniraDheeman 18 дней назад
September 2/2024 Wixii iga Danbeeya Like ta saara❤
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 19 дней назад
21/01/1991
@kingfazul4
@kingfazul4 20 дней назад
Haax jacel an dhareemoya❤.. wa haben 12:30am. Tarekhdu nah 1/9/2024😢.. hadii 2060 aragto qoralkan like saar 😢😢
@Sologamer446
@Sologamer446 21 день назад
I know that was mistake
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid 22 дня назад
Erayadii Allah hownaxaristee hadraawi laxankii?
@CabdiRashiid-b3j
@CabdiRashiid-b3j 23 дня назад
Allaw kuu naxariiso
@CabdijamacSergio
@CabdijamacSergio 24 дня назад
Secondary markii an ku jirnay ayuu Buska na qadi jiray nogu ridi jiray heesta xusuus gaar ah bay ii tahay🎉🎉🎉
@HalisTa..22
@HalisTa..22 26 дней назад
Bilic lagu khasaaraay✍✋
@GuledIbrahim-yf8kn
@GuledIbrahim-yf8kn 28 дней назад
Araye fatax geedi rage
@GuledIbrahim-yf8kn
@GuledIbrahim-yf8kn 28 дней назад
Araye fatax geedi rage
@badalsharifcbdulahiyusuf
@badalsharifcbdulahiyusuf 29 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤