Тёмный
Bandar77 Media TV
Bandar77 Media TV
Bandar77 Media TV
Подписаться
WALAL KU SO DHAOW TV BANDAR MEDIA
WARBIXIN MASJIDKA FAQRUDIIN EE SOMALIYA
21:23
21 день назад
XISBIGA  BANAADIRIGA EE SANU
6:28
Месяц назад
DULMI AAN LAGA DOODIN PART 1
16:01
2 месяца назад
Комментарии
@Banadiri
@Banadiri Час назад
Mashaa allah Qoomiyadyda banaadiriga Guul iyo horomar ku waara maqaamka baadiri banaadiri ayaa iskale cidnkake oo meeshaas shegan karto majirto. Lamagoodle meeshay ka imaadeey ka imadeen ha adaan meeshaas maqaam ha ka dhigtaan meeshan wax yaalo majirto. Waa ku ba,bayaan qashinkooda iyo qurunkooda
@abashaji1110
@abashaji1110 4 часа назад
asal kiina yeman ayaa tihiin sida aad horay ugu faanteen tarxil ayaa tihiin wadank awoodiisa asoo noqoto inshalaah
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 часа назад
Waa dad asalkooda carab ah siiba yaman iyo cumaan markaas beey ku leeyyihiin anaga xaq u leh maqaamka muqdisho, waa dad yar oo faro ku tiris ah oo sidii Qaxootiga ugu nool 2 degmo oo muqdisho ku yaalo oo waliba ah 2 degmo oo ugu Qashinka badan markaas beey dad iska dhigayaan yaab badanaa marka ay dadka u hadlayaan af baa igu yaalo oo waan hadli karaa ay u hadlayaan waa tanoo kale.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 7 часов назад
BANAADIR QABIIL MIYAA
@Abu_Masla7
@Abu_Masla7 4 часа назад
Qowmiyad waye
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 часа назад
@@Abu_Masla7 Soomaali miya haddii ay Qowmiyad yihiin.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 7 часов назад
WAA SAAS WAA KAAS
@fathiyakullatein7926
@fathiyakullatein7926 10 часов назад
Masha Allah bless you my brother Ebrahim Shamow 🎉😂😂
@abuusafwaan4998
@abuusafwaan4998 21 час назад
Mashallah guul iyo gobanimo
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 23 часа назад
Xaqdarada waa in laga daayaa umadaan masaakiinta ah oo dhulkooda ha ugu noolaadaan sharaf iyo xornimo.
@realbanaadiri2039
@realbanaadiri2039 День назад
Maasha alaah Madasha Samata Bixinta howl fiican ayeey qabteen oo ku dayasho mudan. Taariikhda ayaa xusi doontaa.
@امعصومي-و7د
@امعصومي-و7د 2 дня назад
اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@a.mungani715
@a.mungani715 2 дня назад
أللهم امين
@RaaqiyaCabdi-u8o
@RaaqiyaCabdi-u8o 3 дня назад
Waka helay❤❤
@AbshirCumar-r9b
@AbshirCumar-r9b 4 дня назад
😊😅😮😢😂❤
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 5 дней назад
Jazaaka'Alllaah kheyran
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 5 дней назад
Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah Maashaa'Allaah
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 7 дней назад
لأحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم، اللهم صلي على سيدنامحمد وعلي اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا، Xaqooda alaha ha soo saaro, reer banaadiri, Xal ilaahey ha keyno. I never forgot my hometown Mogadishu, ❤❤❤❤
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 7 дней назад
اللهم يحفظك ويحميك أهل بنادري I never forgot my hometown, Mogadishu, Ahlo banaadiri ilaahey xoog magaca alha ha siiyo ,xaqooda alaha ha soo bixiyo.
@MaryanMacalinmuuse
@MaryanMacalinmuuse 8 дней назад
Lafatgareen waa madam Wayne Damir leh ha la tageero reer kofoor galbeed guul siin rajeeye
@luqmanmao9553
@luqmanmao9553 9 дней назад
Bardar media miyaa 😂
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 9 дней назад
Ileen madaale wuxuu u cabaaday hoteelada lagama qabankaro shirar qabaa ilada ama wuxuu kutilmaamay qabyaalad oo sideedaba isaga kasoo bilabanta qabyaalada, madaale ileen godkiisaa biyo ugusoogalay, kursigaa cariiri kujira madaale yaakugaaray kuwobadan oo xaqooda laduudsaday guul reer banaadir hawiye dowladnimo rabaan maahan ee xaqiina soodhacsada
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 9 дней назад
Banaadir waxa xaq u leh Mataan cabdule oo abgaal, shaanshi iyo murusade inta kle waa ku Marti
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 9 дней назад
Taariikhda dib u noqo Mataan coowska ayuu keeni jiray Subaxdii dabada ayaa shaabad looga dhufan jiray galabtiina markay caraabayaan ayaa dabada shaabad looga dhufan jiray Xamar reer Xamar ayaa dagnaa idinkana Xamar daya ayaad dugnad ee dadka xaquuqdooda u ogoloow unukaa leh waqtigiisii waa dhamaatay
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 9 дней назад
Magalada waa wala wada dagan yahay mel walbo oo somali ah wala wada leyahay mel walbo oo wadanka somaliya kamida somali aale
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 дней назад
Abgaal waa in Xamar laga bixiyaa oo loo celiyo masagawaa, caddow uule, cadale, iwm. Xamar Reer Xamar ayaa leh. Reer unukaa leh waxba uma yaalo, meeshii ay ka yimideen haloo celiyo, Haddii Xamar waligeed ma degeyso. Xamar reer Xamar ayaa leh. Go out abgaal from Xamar!!!!
@daadirali-p8e
@daadirali-p8e 8 дней назад
Runti Waa Wax Qalad Aad U weyn
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 8 дней назад
@@sucdisiad3316 mid Ku darso asna waagaas xmr shangani xmr weyne iyo xmr jajab ay ehed Kaso bilow taalada Boondhere ila shibis ilaa dhamaan degmoyinka mataan cabdule beer u eheed waa goofkiisa marka hadii dhulkiisa lagu Fiday asiga xaq uleh cad cadka sheegeyso Doon keensatay ajuuraan adoonsan jiray mataan cagta waxba looma Marin jiray sabarloog iyo dhalashada magaciis lagu qaadan jiray dhaman dadkan aan cadcadka eheen make xmr imaadaan mataan nahay ay dhihi jireen mana jirto maanta cida kaga xaq badan inee noqdeen ayagana ugu badan dadka gobolka soo maamulay ilaa kacaankii ilaa Ka hor ilaa xiligii gumeysiga talyaaniga
@maslaxofficial110
@maslaxofficial110 12 дней назад
Mashallah
@kismaymohamed1324
@kismaymohamed1324 15 дней назад
Ar maxan uxiisay
@أنوراحمدعلي
@أنوراحمدعلي 15 дней назад
قمة التواضع
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 16 дней назад
Pls ayado dhamestiran mel iigu sheega
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
solo bidaare cagdheer gaajo ah aa tahay raxanweyn morgan aa dhameeye morgan markoo dhahayao bukaarta ee duugtaan aa qaadaneynaa raxanweyn maaka hadashid ileen adiga hawiye korka ka saaraya wax kasta cagdheer dodon ah aa tahay oo cuqdadeysan
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
farmaajo lacag aaku siinaaye si aad u amaanto laakiin dalxureeye lacag ma bixiye waa nin p h d holder ah , xamar aa tagtay waxaa is dhaheyse dalxureeye lacag haku siiye sidii dahir calasow aa soo carartay yaa lagaa dareemin qabyaalada ku wada waan ognahay
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
lafta gareen hawada aalaga xiraa flight dhan ma galaayo beydhabo shabeelada hoose eelaay maba degana waalaga jaraa koonfur galbeed mar hadii laga jarana jubaland ee galaayaan meel kale u furan malaha
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
maxkamada militariga shuute raxanweyn loo saaraa kuli madaxa aalaga toogtay hadana mashaariicda aa laga jaraa sidii puntland 2 sano parking loo geliye
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
solo bidaare waxaa lee dahay mooshin keena dalxureeye asagaa ku kaadiya somalia dhan xaarmaajo ee dirac u xirteen raxanweyn jabkii kasoo gaarayna wee arkeen
@143-k1d
@143-k1d 18 дней назад
solo waa hurudaa 70 ildhibaan 18 waa hawiye 6 waa wacdaan 5 wadalaan
@Banadiri
@Banadiri 19 дней назад
Hada wakanaaye baladkii waa U dhaafnaye wax asaMeeyan ga arag beh BO dhulkaan quraan aa ku duugan marka dabe kawo la,aan ay ka ordayaan lawogoole
@Banadiri
@Banadiri 19 дней назад
Wuxuu yiri waqtigii doorashadii banaadirigeena culumo ayaa la adeegsaday waxaan LA, SOO FARAY dhiig ay ku xren tahay baladkaan oo Reer banaadir ay ka taliyaan
@Banadiri
@Banadiri 19 дней назад
Allaua Raxma Raxiimiin baba suufi xaaji sheegow iLahay hanaxristo halgama way n qoomiyada banaadiriga tariiq wayn ku leh
@abuusafwaan4998
@abuusafwaan4998 20 дней назад
Mashallah
@lulali8651
@lulali8651 20 дней назад
Irisamalee waa in iriarke laga hor keenaa yaa naguu raacasan reerbanadiiro iyo raxanweeyneey iyo jareerweeyene iyo dhaman ummada nabadjecel waa in la qabataa kuwaan irirsamale labaxay ,waa in laga badbaadiiyo dalka iyo dadakaba iyo casumadaa, irirar arkee waaninaan isku raacanaa.
@Bandar77mediaTV
@Bandar77mediaTV 20 дней назад
WA RUTAA WAAN KUUG RAACSANAHAY
@AbdiqaderDuale
@AbdiqaderDuale 23 дня назад
Cajiibo dadkii hore. Xamarxus maashaallah tabarakallah. Keep up the work.
@noordiinmohamed9183
@noordiinmohamed9183 23 дня назад
Masha allah nawadonka besha reer shekh mumin
@noordiinmohamed9183
@noordiinmohamed9183 23 дня назад
@CeyloGuhaad
@CeyloGuhaad 25 дней назад
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alqalamarabiccalligraphybo4131
@alqalamarabiccalligraphybo4131 27 дней назад
**يبصرونهم يود المجرم لو يفتدي من عذاب يومئذ ببنيه وصاحبته وأخيه وفصيلته التى تؤويه ومن في الأرض جميعا ثم ينجيه كلا إنها لظى ** Walaalahooda UK iyo USA ayay wada joogaan oo 5 sano jinsiyadda waddankaas ayay haystaan Lakin beesha banaadiriga ahi 1000 sano ayay xamar deggan yihiin lakin looma oggola inay soomaali yihiin... 5sano USA & UK waa waddani😢😢😢 Masjid dad duminaayo haddaad maqashid waa yahuudi ama hinduus ama shiica ama shiinees Haddiiba Muslim oo haddane Qur'an xafidsan oo masjid rabo inuu dumiyo Maxaad ku magacaabeey qofkaasi Ma yahuud baa mise waa hinduus lo' caabude mise qalbi dhagax😢😢😢😢😢
@Banadiri
@Banadiri Месяц назад
Wll maxammed Amin Maqaam Xamar ama nukdisho Reer banadiri ayaa samen karto bez wayo HET dadka meeshan iskel oo assaasay oo sharcine u le h. Hadii hawiye ay saneynae waxaan jirin bey noqoneysaa waayo sharcine una Lahan waay ku ba ba Yan hada ku dhawaad half Qarni ayay KU socodaan MaXAY wax U sanewaayen ???dhaxdooda ayaa eberr iska dhigay taasina waxaan keeNeyso meel Ayaan Lahayn Dadkwen abandiriga waan u jeedna waan la socona
@Banadiri
@Banadiri Месяц назад
Mashaa Allah habalyo Ayaan Leenahay iyo dhamaan qoomiyada banadiriga
@Bandar77mediaTV
@Bandar77mediaTV Месяц назад
shukran
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 Месяц назад
Ayaga cadaalada ay kala raban waxay kusoo dhamaata hal hal ku bixi lkn BANAADIR iyo kuwaas kama dhaxeyso hal hal ku bixi oo banaadiri waxba madilin mana dilaan
@cabdibaari8791
@cabdibaari8791 Месяц назад
Kepgoing
@abdullahialimudey8260
@abdullahialimudey8260 Месяц назад
Wayo wayo thnks brother
@Banadiri
@Banadiri Месяц назад
Mashaa Allah hore usocda dadkyga banadiri hoemar iyo guul ❤
@NuurAbuukar-jo1bm
@NuurAbuukar-jo1bm Месяц назад
Alle haku caafiyo wll walalkaga alle kitabkisa midigta allah haka siyo
@AbanuurXasan
@AbanuurXasan Месяц назад
Alleh haku cafiyo
@KingziiseyZiisey
@KingziiseyZiisey Месяц назад
Allaha haku caafiyo wll
@XafsoJeylaani
@XafsoJeylaani Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢