Тёмный
Maydhax Media Production
Maydhax Media Production
Maydhax Media Production
Подписаться
MAYDHAX MEDIA PRODUCTION:
Waa Adeegaha Bulshada Soomaalida oo dhan.
Wuxuu kuu soo gudbinayaa warar iyo barnaamijo, iyo qormooyin isugu jira dhacdooyinka guud ahaan dhulka soomaalida iyo daafaha dunida

Fadlan ku xidhnow oo samee Subscribe share
Gaadhsii saaxiibkaa ehelkaaga .

Waxaan soo dhawaynayaa cidkasta oo diyaar u ah
Inuu hawlo shaqo ka bilaabo channel Maydhax Media Production

maydhah12@gmail.com

ru-vid.com/show-UCurQ4MmPlXhBjjaSuc5OF9A
Qaramayntii Ciidanka Qaranka
0:37
4 месяца назад
Nin aan SNM ahayn qoodh maaha
1:25
4 месяца назад
Muuqaalka Wasaaradda Warfaafinta
1:58
5 месяцев назад
Ciidamada Qaranka oo ku sii jeeda OOG
0:45
5 месяцев назад
Goormay Somaliland ka tanaasuleen midnimo
10:01
6 месяцев назад
Maxaad ka taqaan 28 ka God ee Dayaxu maro
7:36
6 месяцев назад
Cashar kooban ayay qaateen
11:20
Год назад
Sugida Amaanka iyo Ciidamada Booliska
2:19
2 года назад
Xaalada Suuqa Waaheen ee Caawa
10:12
2 года назад
Shirka Beesha Habar Siciid ee Madawayn
39:40
3 года назад
Комментарии
@CabdiqaniMaxamud-cl7ln
@CabdiqaniMaxamud-cl7ln Месяц назад
Waah Waah
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 месяца назад
Walhi marakan maqlo erayadan heestan kahoreya qalabiga ayana kaoayaa 🥹🥹🥹☝️
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 3 месяца назад
Hdaaan u baahanahay inaa xirto wax dhiba ma jiro somaha
@MariahAbdi
@MariahAbdi 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HodanIiman
@HodanIiman 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 4 месяца назад
Hoobjac gardis land 😂😂😂
@habonehaji683
@habonehaji683 4 месяца назад
Nin dagaal intu bilaabay hadana fooqas inta rasaas ku dhacdey bal fiiriya kuyeen diga rasaas nool nool soo ridaya inaanan laguugu so ridin miyad rabtay maxad ka tirin mise in dhagax laguugu so jawaabo ayaad rabtay😊
@ubahsicid349
@ubahsicid349 4 месяца назад
Maansha allah
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 4 месяца назад
50 kun oo qof side lo dilay isaaq oo dhan ma dhamee 50 kun isaqow beenta joojiya 😂
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 4 месяца назад
Isaaq iyo beentisii maweelada caruurta
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 4 месяца назад
Dadkii deggenaa waxa raray AHN Mayor Cali-Asad waxaana loo raray Xaadadda looyaqaanno Kililka 5aad, dhulkaas oo uu qorsheeyey AHN Mayor Maxamed Xaashi Cilmi, aniguna waxaan ahaa Geoneterkii guud ee xarunta D/hoose ee Hargeysa oo hoggaminayay Geometradii dadka dejinayay. Aad bn u xasuustaa wakhtigaa
@mariyafarax9101
@mariyafarax9101 5 месяцев назад
MazhALLAH ilhay ha inindhowro ❤❤❤❤💋
@cazkarbulhan6304
@cazkarbulhan6304 5 месяцев назад
Eedo cambarro sowtaa adhigii ay ka fanaysey la joogta mise waa yahaa gabay.? 👍
@Dulqusley
@Dulqusley 6 месяцев назад
Ey door 200k laga xasuqey 33sano no ictiraf 😂
@ayuubhanat6426
@ayuubhanat6426 6 месяцев назад
DAWADA WAAN RABAA INTAA KA HELAA
@ayuubhanat6426
@ayuubhanat6426 6 месяцев назад
DAAWADA FOOLMA 10 WAAN RABAA INTAA KALA XIRII II SOOSHEGA
@Hanibadmaax
@Hanibadmaax 6 месяцев назад
reerkan isaaq layidhaa waa dad dhib badan aduunkii oo dhanba qayley kaga keeneen waa reerka dabada u rogay wixii la udhan jiray qarankii somaaliya😂😂😂😂😂😂
@eagleaad5183
@eagleaad5183 7 месяцев назад
Habar xabuushow dhulkaaga ilaasho
@KayseMaxamad-zn9pe
@KayseMaxamad-zn9pe 7 месяцев назад
xasuuso xasuuqii hargaysa
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 7 месяцев назад
Masha alla❤❤❤❤asma
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 7 месяцев назад
Aw qudub iyo loobage waxay noolaayeen kumanaan sano ka hor waayo waa awoowayashay waxaan ka tirsadaa 10 awoowe aw qudub , shalay iyo 150 sano ayuu yimid ingriisku. Wllo taariikhda iska sax , magaalada sheekh iyo saylac waa ansaar islaamka iyo soomaalidaba tiir u ah ♥️, I love sheekh inaan soo booqdana waan doonayaa
@QadroAli-h9s
@QadroAli-h9s 8 месяцев назад
❤❤❤
@mahamedhassan5103
@mahamedhassan5103 8 месяцев назад
Beenaale
@princessmumtazmohamed9837
@princessmumtazmohamed9837 8 месяцев назад
Inteen kala xariira daqtarkaan
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 8 месяцев назад
ZNM
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 9 месяцев назад
❤❤
@DhuuxCaday-td9wi
@DhuuxCaday-td9wi 9 месяцев назад
Odaygan yuu aha horta😂
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 9 месяцев назад
Hure walan wal alle Haw naxariist3
@yassinjr5600
@yassinjr5600 8 дней назад
Habar jeclo ayu ahaa adan madoobe sidan jeclahy
@ahmednoor4793
@ahmednoor4793 9 месяцев назад
Rabbi ha unaxariisto hurre wallanwal, eddo cambro nuux na alle caafimaadka ha u siyaadiyo
@adnaupdirahman9354
@adnaupdirahman9354 9 месяцев назад
Alle ha u naxaariisto
@mhassan0163
@mhassan0163 9 месяцев назад
Adeer timirtii horeba dab loo waa. 32 sanno kuwii la tababarayey xaggay ku dambeeyeen, kornayladii iyo generaladii maye, sida digaaga baa cages lagu hayaa meesha ay seexdaan bay ku xaraan weelka cuntada loogu geeyo bay ku katakana, markaasaad afar mudhxay oo habaar qaba oo aabbahood ka cararay I tusaysaa, miyaadan xishoonaynayn oo damiir lahayn muse Muuse Biixi iyo Nuux Taani baad isku maskax tihiin annaga markaan ciidan ka Somaliland maqallo” Samir iyo Iimaan iyo Allah how naxariisto baan nidhaa
@kadarali2404
@kadarali2404 10 месяцев назад
Cabdicasiis maxamed cali (maydhax)
@tufaxahmed4124
@tufaxahmed4124 10 месяцев назад
Allah weene haku caafiyo
@fafamedali4945
@fafamedali4945 11 месяцев назад
Je l'admire ❤sans mentir même si que je ne comprends ❤❤❤asma cadeh
@xaashixirsiadeer1371
@xaashixirsiadeer1371 11 месяцев назад
Erayadii abwaan jiheeye very good
@joismaelali5
@joismaelali5 11 месяцев назад
waa imisa wadan
@mukhtaraden1502
@mukhtaraden1502 11 месяцев назад
Biyo guure somaliland
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 Год назад
safka tooosiyaa 😂😂😂😂 6 naan qofooow😂😂😂
@AhmedDalmar-tc2ld
@AhmedDalmar-tc2ld Год назад
Waxan Iminka Xabadi kama noola SSC baa afka ku shubtay😂
@hawoabdullahi9489
@hawoabdullahi9489 Год назад
islaantan wax mataqaano waatìi hoyaday sababtay
@Thefamilysquad1
@Thefamilysquad1 10 месяцев назад
😢wlhy dhe
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Год назад
Maxaa snm galiyey hargeisa waa in laduqeeyaa
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 9 месяцев назад
Snm may duqeyneynin ee waxay duqeynayeen masaakinta maatida ah
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Год назад
Way buun buuniyeen idoor
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn Год назад
Ma nooshay canbaro😢
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 месяцев назад
haa waay nooshahay
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
Midgaan calool iyo uus bay cuni jireen waligoodba
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
ANAGII CIIDANKA KA AHEYN BAAD BEEN NOSHEGEYSAN HARGEYSA ANAGAA ISKAGASO BAXNAY ISAAQ WABAN LEYNE ASAGA MIYAA NALA DAGAALAYE
@NajmaLove-g7c
@NajmaLove-g7c Год назад
Markle haygusirin seeftiyo warmaha😢😢😢😢😢
@zamzamelmi2308
@zamzamelmi2308 Год назад
Alla wxan qaliin ma ahan waa maxay mamada hilibkeeda maqarka lajaray oo la tuuray 2 leygu qallay lkn kan cml waligey ma arkin allana ima tuso
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Год назад
33 sano ayaan dib unoqoney balfiri xataa airporka xataa suu udhisnaa
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf Год назад
Qurbaha ciilku may dhigay😢
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Год назад
Xaafadii dariiqada iyo Qabrigii. Dariiqada( Allah yaraxma Ex Mayor of shiikh Abdi cartan Ciyaartoy hore Nr5 togdheere Hdana loodkii iyo best frend jaamac karaciin Allha Hakawaraabiyo Allah janadiisa Haku casuumo Csbdi cartan amiin Amiin
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 Год назад
Gaajo aa kuwan eber ka dhigtay meesha sugaysana Allaa og
@Hanadahmett22
@Hanadahmett22 Год назад
Somalia kugabanyaan 😂😂😂