Тёмный
Fartumo Kusow
Fartumo Kusow
Fartumo Kusow
Подписаться
Ka Daroo Dibi Dhal Edited
8:57
14 дней назад
Hooyo Cidlo YaaaLooga Tegey
8:20
21 день назад
Hooyadeey Sheekadeedi Qaybtee Sedexaad
6:31
21 день назад
Hooyo Cuntadii Ayeey Diidey
6:05
28 дней назад
Hooyadeey Sheekadeedi Part One Edited
9:36
Месяц назад
Alaarmiga Ayeey Tabaatey
9:00
Месяц назад
Hooyo, Xageey Aadey?
8:47
Месяц назад
Hooyo, Ma Hilmaantey?
9:15
Месяц назад
Beyond the Badge
29:00
5 месяцев назад
Beyond the Headlines, Seeing the Person
10:27
5 месяцев назад
Комментарии
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 12 дней назад
Asc abaayo macaan, Allah arxam gabadhada. Qadar ba dhacay, dhulka hooyo malin kastaa gabdho ba la dila.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 12 дней назад
Amiin
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 13 дней назад
Asc habaryarey ilaaheey hakula kalmeyo wlh waalidka marku waayel yahay masahlano hada aniga anoo wadanki joga abahey o wayel ah an haya mashqeyo anigu balse ilmo yaryr an haya on hada dhaloyaa iyado sas ah aya ah aya aabihi o asagana ilmo camal naqday haya cudurkas ilawshaha maqabo lkn mararka qaar wax wu iloba marka masahlano wayelka xaladisa dhanba blase anagba dhibkas aya nalaga so maraye ilaaheey hano kalmeyo insha Allah aamin. Adigana ilaaheey hakula kalmeyo wadan gaal ad jogtaye.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 13 дней назад
Amiin
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 13 дней назад
Hooyo kudayasho mudan aa ku dhashay Fartumo wll. Haddaan usoo noqdo warbixintaada qiimaha leh: Diiniyan shuruudaha lagu celiyo yaradda kuma jirto middaan hooyadaa oo kale, marka ninka hadduu noolyahay ama ehelkiisii ay noolyihiin halloo nasteexeeyo, oo yaraddii iyo ganaax lagu daray hallaga qaado. Haddii kale isagay dhibee maalinta qiyaamaha, illayn gabar yar oo uu muddo qabay oo uu physically iyo mentally labada dhaawacay ugu daray yaraddiina inuu ka sii ceshto, Alla dhaqan xumaayaa ninkaas. F.g Cafisna ma soconaayo sababtoo ah hooyadaa hadda wax ma cafinkarto marxaladdaan ay ku jirto daraaddeed idinkana ma cafinkartaan illayn hooyaaba noole.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 8 дней назад
waa runtaa
@basrahassan5116
@basrahassan5116 13 дней назад
Alxamdulilaah! Allah baa wax ilaasha.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 13 дней назад
Waa rubtaa
@SonicHawk
@SonicHawk 14 дней назад
I found you through Somali British tv abdihafid. Sorry I wish I could write this in Somali . My Grandmother is going through the same situation. Second stage Alzheimer’s
@fartumokusow345
@fartumokusow345 14 дней назад
English is fine. Would you be able to share your grandmother’s story. I would love if you could share it in an interview
@SonicHawk
@SonicHawk 14 дней назад
@@fartumokusow345 sure how can I contact you?
@SonicHawk
@SonicHawk 12 дней назад
@@fartumokusow345 sure how can I contact you
@ftouz
@ftouz 14 дней назад
Video dhamaystiran ka soo samee
@fartumokusow345
@fartumokusow345 14 дней назад
Insha Allah
@user-cw1hb8to6d
@user-cw1hb8to6d 18 дней назад
Habo kuso dar Qeebta kle
@fartumokusow345
@fartumokusow345 17 дней назад
Haye
@ciilowcadde9731
@ciilowcadde9731 18 дней назад
Sifican ayaaa ufahmay information kaga❤ thank you mamo🎉
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 дней назад
Adigaa mudan
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 18 дней назад
Fartumo wll dhariga haddii laysla walaaqo wuu xummaadaa, waligaa hooyadaa adiga gacanta ku hayso, walaalaheed iyo inta kale oo kula dhalatay adiga hakaaga danbeeyaan. Hooyo waan usoo carragaddinaynaa haddii lagu yiraah haka yeelin. Laga yaabee in dadka qaar ay ku fakaraayaan inay hooyadaa kaa fara xayuubiyaan oo soomaaliya ka tuuraan. Respect wayn aan kuu haynaa ogow.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 дней назад
Aad iyo aad baad u mahadsantahaky
@basrahassan5116
@basrahassan5116 18 дней назад
Somaliya gee waa uga dhegtay somalida see suuragal u tahay? Mida kale halkaan daryeelka caafimaad ey ka hesho waa impossible. In Africa.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 дней назад
Waa runtaa
@basrahassan5116
@basrahassan5116 18 дней назад
Asc walaal, hooyo dembi ay ka tasbiixsato way dhaaftay,Allah midii janno ku gasha hooyo saad baariga ugu tahay hakaa dhigo. Waxaan hayaa odaygayga oo stroke ku dhacay 9 bilood ka hor, Allah baa ajar ka rajaynaynaa.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 дней назад
Ilaahey caafiyo.
@basrahassan5116
@basrahassan5116 18 дней назад
@@fartumokusow345 Aamiin walaal🤲🏽Allah qadartiisa kuwo ku qanca Allaha inaga dhigo🤲🏽
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 дней назад
@@basrahassan5116Amiin
@aragsanuj
@aragsanuj 23 дня назад
Fartumo kusow habo 1 minute that she is been alone can be result of tragedy let alone 40 minutes. Next person make sure they understand she isn’t capable to be lone and that is way they here Alxamdulilaah she is safe now and thanks for the habaryar who informed you.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 23 дня назад
Waa runtaa
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 24 дня назад
Illaah swt hooyo ha caafiyo laakiin wadankaan aanjoogo hadii waalidka ama ilmahaga ama odaygaaga ey xaalad galaan shaqada waa lagaa joojinaa dowladaana ku masruufeyso meeshaad joogto kama jirto miyaa¿mey shaqada kaa joojiyaan si aad hooyo u caawiso
@fartumokusow345
@fartumokusow345 24 дня назад
Aniga ma ogi wadanka aad joogtid, Lakiin Canada hadii aad shaqo heysatid qof ku masaruufaayo ma jiro.
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 23 дня назад
Wll allh ha kuu. Kaalmeeyo dhibkas anagana hooyaday bay haysataa mudo 5 sano ah waa imtixaan aduunyo😢
@fartumokusow345
@fartumokusow345 23 дня назад
⁠Ilaahey ha caafiyo
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 22 дня назад
@@fartumokusow345 allhuma aamiin dhamant intii islame buktaba wllo tolaw xanunkani wax daawaa uu leeyahay ma jirtaa aniga hooyaday India ayaanu gaynay daawadii ay so siiyeen waxa ba umaytarin wayba uga dartay
@anbiyoaxmad8466
@anbiyoaxmad8466 24 дня назад
Abayo laha fudeeyo hadal kagu khib rada ayaan ka helay hooyo day ba ayaa xal ka kujita ilahoo cafi
@fartumokusow345
@fartumokusow345 24 дня назад
Amiin. Hooyadaa sheekadaadi ma ii Sheegow kartaa
@ju4965
@ju4965 24 дня назад
abaayo ilaahay ha kuu kaal meeyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 24 дня назад
Amiin
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 25 дней назад
Abaayo Allah ku dhowro ❤❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 25 дней назад
Amiin
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 26 дней назад
My mother does the same things, she prays over 100 times a day, and tells people that i never fed her or care about her. She also has sun down by 7pm she packs all her stuff and ready to leave, when I tell her she can't leave she threatens to call the police.
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 26 дней назад
Very true.
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 26 дней назад
Allah u naxaristo, Janatul firdaws Rabb ha ugu deeqo 🤲. Samir iyo imaan abaayo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 26 дней назад
Amiin.
@aniwaaye7759
@aniwaaye7759 26 дней назад
Ilaahay afka kaama gooyo Fartumo wll saad u sharraxaysid. Dadka qaar iyagoo waalidkood marxaladdaan ku haysto aa haddana lala diriraa, oo waalidka walaalihii iyo waalidka ilmihii kale oo uu dhalay oon iyagana waxba u tarayn aa kugugula colloobaa. Qaarkoodna gaarsiinaa xaalka sidii adigoo xanuunkaba u keentay waalidkaa.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 26 дней назад
Waa runtaa Walaahi. Taas waa dhibaato weyn.
@ubahadow7662
@ubahadow7662 27 дней назад
Silanyahay . You are abused to your and you are making money 💰 when she is not well 😢😢? Because she is not well I don't like ,your rubbish taking 😉 Because you abused to your mum and making money 😮
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 27 дней назад
I think Vitamino ayaa jirkeeda ka maqan ,ka baar
@fartumokusow345
@fartumokusow345 27 дней назад
Vitamin waa la siiyey.
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 27 дней назад
@fartumokusow345 Vitaminada qaar waxan maqlay marka la cuno Jirka ma qaato ,marka fcn kuwa lagu shubo , Alle ha caafiyo hoyo mcn,hayadayna Alle ha u naxariisto .
@MaamMacalin
@MaamMacalin 27 дней назад
Asc walaal daawada magaceed iisoo sheeg walaal aniga hurda laanta qaba dawana waan qaataa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 27 дней назад
Seroquel
@luckyA12333
@luckyA12333 28 дней назад
Rabi caafimad buuxo ha siiyo Hooyo❤ Adigana kheyr badan ha kula kulmiyo abaayo mcn❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Amiin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 28 дней назад
ANIGA😢😢 RAYIGAYGA CAL KAMIRA U FUR INTA AAD LAHADLEYSID KAMIRADA U FUR , ILLAHAY HACAAFIYO HOOYO MACAN INSHA ALLAH 😢 ANI AAD AYAN HOYADAY U JECLEY ILLAHAY NAXARIIS TIISA HASIIYO ADUUN AND AAQIRO😢 INSHA ALLAH
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Amiin.
@aminasalad5260
@aminasalad5260 28 дней назад
Masha allaha shaqo ficanahay baadhaysaa , keep up the good work
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Thank you
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 28 дней назад
Subxanalah, ma xiligii abaaraha, ,ma fiicno ilmaha markey yaryihiin aylakulmaan ,wax xun,
@deeqoali57
@deeqoali57 28 дней назад
@@barlinyusuf3461 ababr waandhacdaa.mana la arag wax caruur cunaya ani sheeko taaso kala ku maqlay qaxii bay malaha baydhabay arintaasnka dhacda
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Waa runtaa
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 28 дней назад
Walal hooyo intad ka aadeysid maad ayada u shaqeysid hadii dowladu bixineyso sida anga usa dadka waaweyn waa loo shaqeeyaa waliba hooyadaa waxay u baahan tahay waqti badn oo la haayo lala sheekeysto cubtadeeda la badalo lifestyle keeda vitiminadeda la siiyo kala nooc ah la socodsiiyo Please tas baan kugula talinaa 3 saac iyo 4 saac kuma fila qof kale uu haayo ee hadii dowladu bixineyso hrs badan oo la haayo u fariiso adigu allaah ha caafiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Dowlad lacag ima siiso anigaa u shaqeysta oo hooyadeeyna masruufkeedi anigaa bixiyo.
@basrahassan5116
@basrahassan5116 28 дней назад
Subxaannallaah
@ju4965
@ju4965 28 дней назад
abaayo macaanto ilaahay hooyo macaan hakuu caafiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Amiin
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 29 дней назад
Ilaahay hakuu caafiyo hooyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 29 дней назад
Allah ha cafiyo hooyo macan cafimad Deg dega Allah ha siyo Hooyo macan cafimad Allah ha ku siyo amiin amiin yaa rabi
@fartumokusow345
@fartumokusow345 28 дней назад
Amiin.
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 29 дней назад
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
@zainabibrahim4123
@zainabibrahim4123 29 дней назад
Mansha allah sister ❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin
@zahraibrahim3429
@zahraibrahim3429 29 дней назад
Vous ëtes formidable machaallah
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Thank you
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 29 дней назад
My mother has Alzheimer's, it's very challenging.she Has all those signs that you mentioned in your other video. Saaka waxey itiri adigu ma hooyadeey ba tahay miisee walashay, markaan iiri hooyadeey ba tahay waxey tiri siidee hoyada ku noqonkara adiiga ba igaa weynee kkk.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Waa Sidaas. I am sorry to hear this 😊
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Do you want to tell your story in my podcast
@deeqoali57
@deeqoali57 29 дней назад
Subxanalah
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 29 дней назад
Bon courage ma soeur moi je garde ma mere je connais bien le malade la tete il marche 4anset 10 ans au lit je dormir bien 14 ans je perdu 30/42024 dieu donne son paradis ce pas facile
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Thank you
@maryanosman4076
@maryanosman4076 29 дней назад
Masha Allah ❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Mahadsanid
@MohamedAli-so4oy
@MohamedAli-so4oy 29 дней назад
Asc waxaan rabaa inaan talo caafimaad siiyo gabadhaas hooyona ay ugu seexaneeyso
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Haye
@AyanOmar-r8y
@AyanOmar-r8y 29 дней назад
0
@kacabhirsi7842
@kacabhirsi7842 29 дней назад
Alle tabaaraka watacaalaa caafimaad sareeco ah hasiiyo hooyo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 29 дней назад
😢masha Allah illahey ha kula Qabto Hooyo macaan 😢
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin
@RayaanXamdi
@RayaanXamdi 29 дней назад
Alaaha kuusaqiro abaayo quraan saar
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin. Haye
@aminaa7909
@aminaa7909 Месяц назад
We are so proud of you ! ❤️❤️❤️❤️😍
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Месяц назад
Thank you my dear. I appreciate you
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Месяц назад
Walaal waan ku fahmayaa anigaba hooyo ayaan haayey taxatirka badi dariishadaha iska ilaali iyo gaaska waa shaqo culus❤❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Месяц назад
Waa runtaa, lakiin hooyo ma socoto hada
@user-mb5cv1lz3k
@user-mb5cv1lz3k Месяц назад
Masha Allah fadumo illahay hooyo kuu xafido sida aad u haysato hooyadaa janadii ayaad haysataa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Amiin.
@magoolomar1424
@magoolomar1424 Месяц назад
Masha allah sis you're a brave sister, may allah SWT protect you.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Месяц назад
Amiin
@marshalvandam
@marshalvandam Месяц назад
sheeko dumar wa qosol qosol🤣😂🤣
@fartumokusow345
@fartumokusow345 29 дней назад
Waa runtaa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Месяц назад
Hada hooyo ma socoto