Тёмный
Baafo Media
Baafo Media
Baafo Media
Подписаться
RU-vid kan waxaa iska leh Wariye IBrahim Cumar Baafo, waxaadna ka daawankartaa shekooyin iyo warar sugan.
Xaflada Galmudug 2024 Australia
19:22
16 часов назад
Tayo Caffe oo laga furay Melbourne
9:52
21 день назад
Sara Beauty
11:24
5 месяцев назад
Ilmaha Autismka ku badan Halkee kunoolyihiin ?
11:26
6 месяцев назад
Sidee loo Xaqiijiyaa Hilib Xalaalka Australia
2:45
6 месяцев назад
Aqoonyahan Saciid shiinle oo Baaq Nbaded
5:51
9 месяцев назад
HEES QIYAAS
2:10
9 месяцев назад
SAGOOTINTII SAACID IYO SYDNEY
21:12
9 месяцев назад
Casuumaad Saacid iyo Jaaliyadda Melbourne
7:25
10 месяцев назад
Комментарии
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 День назад
Waxaan halkaaa ka ogaanay in dagaalkii 1977 uu ahaa mashruuc uu siyaad bare doonayay inuu ku xasuuqo ciidankiii somalida,.
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 День назад
Ragii rag ahaay waa naga hooseeyaan caawa ,waxaa wadankii sidaa u xooga weynaay burburiyay kooxo manaxayaal qaswade yaal ah oo xasan xaabsade maanta vilada u joogo, Somaalia nasiib daro baa ku dhacday, Mw siyaad bare alah ha u naxariistee waxow yire dal iyo dowladi iga hari meyso 2024❤
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 дня назад
Asc_Wwb .Walaal Baafe Waan Ku Faraxsanahay In Aan Ku Soo Biiray #RU-vid_kaada Aad Ugu Magac Dartay Awoowgaa BAAFE Waa Wax Lagu Farxo, Sikastaba Waxaa Tahay Nin Walaalkeey ah, Dhanka Kale. Sanadkii 2012_ 2013 inta Ka dhaxeeyso Waxaan Wada Daganeeyn REER_BAAFE Ethiopia Gaar ahaan ADDIS_ABABA (XAAFADA KAALITA AMA KAALITA) WAQTIGAAS Waxaan Ku Sugaayay Laayn NORWAY HALKAAS REER_BAAFANE Waxeey Sugaayeen Leeyn Marka Cida Aad Ayaan Isku Baranay, Maadaamo Aay Yihiin Dad Ila dhashay. Waxaan Xasuustaa Maalin XAAFDA BIYAHA AAY KA GO'EEN 2_ MAALMOOD WAXAA JIRAY GURI UU DHIDMO KASOCDAY OO DADKII OO DHAN KUSOO WADA YAACEEN ANIGA OO DADKA BIYAHA ISKU XILSAARAY KAMID AHAAY CIDNA AAYSAN IDOORAN #ANIGAA_ISDOORTAY AYAAN GADAAL DADKA UGU DANBEEYAY KA ARKA GABDHO YARYAR OO REER BAAFE DHALEEN_ Anyway Inta Soo Dhaxmaray Dadkii, Ka Soo Qaaday Caagadihii Aay wateen, Waxaa Qeeyliyqy Dadkii OO Dhahaayo Hakala Hormarin EE Sida Loo kala Horeeyo, Balse Waxaan Ku Qanciyay in Aan Udirsaday Caagadaha Aniga OO AAYSAN Ahayn Cidkale Inkastoo Soomaalida Qaar Igu Fahmeen Oo Aay dhaheen Reer BAAFE Waayo Adigane Ina Dr_Haaji Cabdilaahi. Filinkaas Jooji Mise Waa Kula dhasheen Camal, Somalidii Waxaan Ku dhahay Please U Codeeya Anigaa Gadaal maraayo EE Ethiopian_kaan Yeeysan Nafahmin SI kastaba Somalidii Waxa Aay Yiraah_deen Adiga Gadaal Waan Kuu Codeeynay Sidaas Ugu Codeeynay, AYAGA, Waxaan U Ku Xamaalay Kuwo Ethiopian ah. Oo Aan Dhahay Waa Idin Hor Marinaa, EE Biyahaan Qaado Waa 6_ Caag iyo Anigoo Watay 4_Caag Was 20_layaal, Sidii Ayeey Ku Qaadeen Markaas Ayaan Dhahay Wiilkii Aan Ku Wareejiyay Tubada Ethiopian_kaan Markeey Yimaadaan U Hor Mari. Sidii Ayaan Ugu geeyay Gabdhihii Biyaha Waxa Aay joogeen Mudo 10_Daqiiqo Halka Dadka Qaar Joogeen 4_saacadood iyo Kabadan. Marka Walaaltanimada Waataas Oo Ethiopianka Ayagaba Qofkeey Yaqaan Waa Hormariyaa,ANIGANE Waa Hormariyaa Somalidan Waa Ii Codeeyern Maadaamo Yihiin Walaaheey Aan Katagi Karin Qorqxdiina SII dhaxeeysoKabadan, Nasiib Wanaag Galabtii Ku xigtay Biyihii Ayaa Noo Yimid
@libanabdi133
@libanabdi133 3 дня назад
Gabiil Kasto iyo calan. Stupid somalis
@MohamedOsman-o4j
@MohamedOsman-o4j 3 дня назад
If you watch at 6 september 2024 please like
@MohamedOsman-o4j
@MohamedOsman-o4j 3 дня назад
6 september 2024 inta daawaneysa like
@abusahla5928
@abusahla5928 4 дня назад
Qofka daawandoona 2024/9/6 waxiikadanbeeya waan salaamayaa 😢
@MohamedHuzzein
@MohamedHuzzein 5 дней назад
2025 hadii aad daawaynayso like saar👍
@CabdinaasirWarsamecaduur
@CabdinaasirWarsamecaduur 5 дней назад
Inta daawanysa 4/9/2024😢 like saar 😮
@dadirgurre9582
@dadirgurre9582 7 дней назад
Waaw masha Allah. Boqorad Anisa wax ee qabo qaabiso oo foolxumaado lama arag. Allow gabdhaha usa nala joogo yaa Sidaas nooga dhigo. 😍😍😂
@suadgure2464
@suadgure2464 7 дней назад
❤ mashalah congratulations team Melbourne
@not_whazey
@not_whazey 7 дней назад
Woow so beautiful party guul iyo gobanimo galmudug🙌🙌🥰🥰🥰
@ilkacaseqays2469
@ilkacaseqays2469 7 дней назад
Waxan dawanayay 2024 bishii 9 waliba kowdedi
@zaytum
@zaytum 8 дней назад
Manshaalaah hanbalyo hanbalyo ♥️♥️♥️ Guul guuleysta puntland state meelwalba iyo goorwalba amin 🙏❤❤❤❤
@Taher-sj9vv
@Taher-sj9vv 8 дней назад
9/1/2024 Waxii kadanbeyo hadi dawatay like saar
@CabdilaahiAxmed-pi5pf
@CabdilaahiAxmed-pi5pf 13 дней назад
qofki dawanaya 2024 bishi 8 like sara😂
@maxamedkismaayo6837
@maxamedkismaayo6837 13 дней назад
Masha allaah Masha allaah Masha allaah waaaa abwaaaan soomaaliya
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 15 дней назад
Gen Abdullahi Yusuf Adeerkey Saaxiib kiis.❤
@abdiwalishonbe5393
@abdiwalishonbe5393 16 дней назад
Record aan duugoobeen
@MicrajMema
@MicrajMema 16 дней назад
ii wad hee shekada kpe
@Islamicvideos-d7c
@Islamicvideos-d7c 17 дней назад
2024
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 17 дней назад
Waa mid ka mid ah sarakishi soomaliya halkaa dhigay yaan ciidan danbe dalka loo dhiibin
@YassinAbiib
@YassinAbiib 17 дней назад
MasHa Allah ?
@Somowgurey
@Somowgurey 18 дней назад
General abduulhi yuusuf❤
@xasanbinuahmed8006
@xasanbinuahmed8006 18 дней назад
45:00,53:00😅😂
@fadumumoabdi1232bxvvjcn
@fadumumoabdi1232bxvvjcn 20 дней назад
❤❤❤❤😊😊😊
@AbdiDubow-s4p
@AbdiDubow-s4p 25 дней назад
Dhiig badan waa qaban siyyasinti somalida dhmn
@honeysharif3521
@honeysharif3521 25 дней назад
Ilahow u gargaar masakinta😢
@Fatuush51
@Fatuush51 26 дней назад
13 sano ka hor waceysle meeshu tagna hda xta ma tagno mxa qaldan 😢
@Zakariyeclrixmaan
@Zakariyeclrixmaan 27 дней назад
Baafo Australia 🇦🇺 ku shiday
@ExQanciye
@ExQanciye 28 дней назад
2025 hdda dawanayso like saar😂😂
@feisalborow7490
@feisalborow7490 28 дней назад
Mash allah
@naimaibrahim3860
@naimaibrahim3860 29 дней назад
Gobalka cowl state❤❤
@arsheman
@arsheman Месяц назад
2024
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Месяц назад
Dalka ololinta nooga daa siyaasiyow
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Месяц назад
Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH
@Maryan_idil
@Maryan_idil Месяц назад
Yaaaa Allaaah 😭
@NashadChakin
@NashadChakin Месяц назад
😢😢😢😢😢
@user-ev4qd6pz2b
@user-ev4qd6pz2b Месяц назад
QXooti meey qaadanaayaan waxaaan joogaa greece inaaa imaado ayaa rapaaa ooi is kaaa dhiibo Australia
@user-it6ef2wi2l
@user-it6ef2wi2l Месяц назад
Manshallah it really inspirational🥰
@AliAbdikadir-y6l
@AliAbdikadir-y6l Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-nb5qn3zj5m
@user-nb5qn3zj5m Месяц назад
Fuleynimo weyn ayuu muujinayaa Allah ha u naxaristo
@lasocovlogs8889
@lasocovlogs8889 23 дня назад
adiga, aabbaha iyo awoowga xita habeen meel u maray ma mari kartiin guriga hoyada ba rooti ku cunaysa o commenta caato ahkaso qoraysa naagow
@abdikarimhersiyousof8726
@abdikarimhersiyousof8726 Месяц назад
Allah Yarxam Sayid Abdullahi Yusuf Ahmed
@rashiidbade4639
@rashiidbade4639 Месяц назад
2024 bishii 7aad kadib hadaad daawanyso like saar
@user-mf8pi5nk3m
@user-mf8pi5nk3m Месяц назад
Ilahay hawo naxaristo
@XaawoMahad-oq3qp
@XaawoMahad-oq3qp Месяц назад
❤😊
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Месяц назад
Mid ka mid ah habaar qabayaashi bilaa aragtidii Ee dawladii soomaliyeed dumiyey . Waxan arkayaa qaar leh Wadani buu ahaa 😮 Allah u naxariisto
@lasocovlogs8889
@lasocovlogs8889 23 дня назад
siyaad bara somaliya kala kaxeyey o guri hooyadiis ka dhigtay kuwii u niikin jira tihin e duliga ahaa somaliya meshan xun dhigay kalitalis wa cancer
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow 2 месяца назад
Rabbi Yarxamu Abti 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@farhiyasheikh1239
@farhiyasheikh1239 2 месяца назад
Allaah ha unaxariisto aboowe maxamed cali xaamud su'aalaha qabriga alle ha ufududeeyo qabriga alle ha uwaasaciyo kitaabkiisa gacanta midig alle hakasiiyo
@Laila_M
@Laila_M 2 месяца назад
انا لله وانا اليه راجعون 😢 I miss you already dad