Тёмный
Cabdifitaax Nani
Cabdifitaax Nani
Cabdifitaax Nani
Подписаться
Waxaan ahay Wariye ka hadla ciyaaraha dalka sido kale dhiirigaliya ciyaartooyda dalka Magaceygu Waa Cabdifitaax Cabdirashiid Abuuar (Naani).
Hadaba Si aad Hesho sheekoyinka la xiriira ciyaaraha dalka halkan igala soco adigo
Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like✔☼ Thanks☼✔

I am a sports journalist who also encourages the country's athletes.
My name is Abdifatah Abdirashid Abuar (Nani).
To find out more about sports in the country, follow me here by
subscribing ✔Share ✔Comments ✔Like✔☼ Thanks☼✔
Комментарии
@user-ux3wd7no7o
@user-ux3wd7no7o 2 дня назад
Alle ha isku barakeeyo🤲🤲🤲🫅👰
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 19 дней назад
XULKA
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 19 дней назад
XULKA
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 27 дней назад
Masha allha aabe ducaley cadi ma ahan jilakisa allha hano xafido ❤❤❤
@AhmedAdan-m9s
@AhmedAdan-m9s Месяц назад
Kindly complete daxal
@HodanMahdi-mc3fv
@HodanMahdi-mc3fv Месяц назад
Alla intaan ooyay habeenkaa 😢😢😢 aabo ducaale cimri dherer iyo cebaado suuban kuu rajaynaynaa hadaan nahay team aabo ducaale
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 Месяц назад
Hadey wanag san thy maxey kuu nacdy
@user-hw5hs2pv6p
@user-hw5hs2pv6p Месяц назад
Adaa naag suuqa joogto jeclaatee udul qaadoheeeee
@ifrahdaud9797
@ifrahdaud9797 Месяц назад
Duqa faan badana 😂
@atharyussf4206
@atharyussf4206 Месяц назад
Ben walhi Abe Duale lee kudoman karta😢😢😢
@MaqtalZalwe
@MaqtalZalwe Месяц назад
Canshuurtii waad naga heysaa from zaki binu haji
@user-ze4st5rd7x
@user-ze4st5rd7x Месяц назад
kkkk odeygan faan ayuuba nogaley ader cibaadeeso cimri ad ku faantid ama film ku jisid majogtid tusbax qaado qeyr iyo cibado shaqeeso qof is faaninaayo in laga fiican yahay wax an aqli galenin ayu ka hadlaya ben weyna odeyga xasan shekh iyo ina dhinta lamode iney film tahy wa la ogaa ceeb
@user-ze4st5rd7x
@user-ze4st5rd7x Месяц назад
kkkk odeygan faan ayuuba nogaley ader cibaadeeso cimri ad ku faantid ama film ku jisid majogtid tusbax qaado qeyr iyo cibado shaqeeso qof is faaninaayo in laga fiican yahay wax an aqli galenin ayu ka hadlaya ben weyna odeyga xasan shekh iyo ina dhinta lamode iney film tahy wa la ogaa ceeb
@user-ze4st5rd7x
@user-ze4st5rd7x Месяц назад
kkkk odeygan faan ayuuba nogaley ader cibaadeeso cimri ad ku faantid ama film ku jisid majogtid tusbax qaado qeyr iyo cibado shaqeeso qof is faaninaayo in laga fiican yahay wax an aqli galenin ayu ka hadlaya ben weyna odeyga xasan shekh iyo ina dhinta lamode iney film tahy wa la ogaa ceeb
@user-ze4st5rd7x
@user-ze4st5rd7x Месяц назад
kkkk odeygan faan ayuuba nogaley ader cibaadeeso cimri ad ku faantid ama film ku jisid majogtid tusbax qaado qeyr iyo cibado shaqeeso qof is faaninaayo in laga fiican yahay wax an aqli galenin ayu ka hadlaya ben weyna odeyga xasan shekh iyo ina dhinta lamode iney film tahy wa la ogaa ceeb
@honeylove8287
@honeylove8287 Месяц назад
Aabe ducaali we ❤you
@user-xc9vx8uc9x
@user-xc9vx8uc9x Месяц назад
Masha Allah aabe❤❤❤❤🎉
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 Месяц назад
Rooble aad ayan ugu haysta qaabka aad u jilayso filimka dhaxal coming soon season 2
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Месяц назад
Wali ducale ayaa no tahay kkkkk
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Месяц назад
Aniga mid ahaa
@SakiriaThair
@SakiriaThair Месяц назад
Asxabeey. Musasalkii. Dhaxal. Maxaa kudhacay. Meel. Dhamac ah ayuu. Mareyee. 😢😢😢😅😅
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@elmiyasin7913
@elmiyasin7913 Месяц назад
Commentigii iigu layaabka badanaa ee ku saabsanaa ducaale dhimashadiisa wuxuu ahaa Wiil baa soo qoray ducaale aaskiisa ma dadkaa yar baa ka qayb galay Aas qaraan baan u samaynaynaa
@AshaAbdi-vf2dk
@AshaAbdi-vf2dk Месяц назад
Taanada ilaali kumiga isaga is ilaalinayo ayaa iga gadan xasid nimo wey dhaaftey
@ducaaleahmed6354
@ducaaleahmed6354 Месяц назад
Masha alah ree shalambod
@safiyamahmoud3035
@safiyamahmoud3035 Месяц назад
Aabe Ducale 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo meshii la rabaye ayaa dhigtaye🎉🎉🎉🎉
@deeqahappy740
@deeqahappy740 Месяц назад
Suaashan rabey ma aadan waydiin goormee season 2 sobaxayaa madhahdid😢
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Месяц назад
Waxba ha nagu dhiirigalin filim waxan ka cosanayaa in aad ilahay u noqotaan waqtigii waa is gurayaa ajashu way Ina saarantay bi iwaa
@saidharedaden1424
@saidharedaden1424 Месяц назад
Naqarxi sheekhow koley faraxd ma arki kartide
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 Месяц назад
Abbe ducaale waan ku wadanaaa
@yasmeenahmed3991
@yasmeenahmed3991 Месяц назад
When you start something it is good to complete, so pls try to complete dhaxal
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 Месяц назад
❤❤ mashaa Allah 😂
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc Месяц назад
Somalida filimka kucusba ba kentay
@hodmandaad4262
@hodmandaad4262 Месяц назад
He is good Actor thank you but away flimkii dhaxal.
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad Месяц назад
Aabe Ducaale ku quruxbadan tahay
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO Месяц назад
Masha allah aabe ducaale ,, walaahi waxa uu qaataya filimka qaybata ugu muhiimsan,,
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Месяц назад
Kuruuga maxa laga wada
@musaali5323
@musaali5323 Месяц назад
Filmka week 3mar so galiya
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 Месяц назад
Abo duale❤
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Месяц назад
Aabe ducaale waa somaligii la arki jirey dhaqan wanaaga
@baligubadle2666
@baligubadle2666 Месяц назад
Goorma la soo daynaa qaybta 2aad
@saynababdi6226
@saynababdi6226 Месяц назад
Wllhyi filimka waan ka helay dhaxal waa la docodaa
@saynababdi6226
@saynababdi6226 Месяц назад
Waaaaaaw waa ka helaa aabe ducaale khatar wuu dhaafay wllhyi
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Месяц назад
Aabe Ducale Jilliinka Hibo Ilaahay Siiyay Weeyi !.
@khaalidabdalaziz6585
@khaalidabdalaziz6585 Месяц назад
Rooble dhaxal cune maaha ducaalihii naxariista badnaa
@minhaj9543
@minhaj9543 Месяц назад
Aba Ducale Bangiga Shaqa igaso raadi 😂
@Bukhari_cade65
@Bukhari_cade65 Месяц назад
Wareysigan goorme la qaaday
@TheReal_Man
@TheReal_Man Месяц назад
Mar dhow
@Bukhari_cade65
@Bukhari_cade65 Месяц назад
Kkkk video fiirso waxana ka hadla ducaale fiiri Waxad arje in video mardhaw la duubin
@user-pi3me1wg1y
@user-pi3me1wg1y Месяц назад
M.a aabo ducalae waxa ka so salamaya jigjiga ❤ Jilinkaga khatar waye boos kasta wa kuso baxaysa horey usoco❤
@AhmedTamaam101
@AhmedTamaam101 Месяц назад
Anixta 😢agon ahay hbeynka xanun iyo murugo daremay ilintan ceshanwayey😢😢😢😢
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Месяц назад
Habeenkas Anigo Abahey nol yahy ii joog baan oyay Wlhi Wan ogaa iney jilintahy lkn Aaad baan u Abo jclahay