Тёмный
Somali tube
Somali tube
Somali tube
Подписаться
daawo somalia 1970 siday ahayd
1:16
14 дней назад
Комментарии
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 15 часов назад
Asc, Masha Allah, dadkaas waxay ahaayeen dad qurux badan, oo jecel dowladooda, balse markii dagalka dhacay dadkaas qurxoon waay silceen, hada Allha ka koroyo dowlad xumo iyo qabyaalad.wbt
@mahamoudkevenabdoulkader
@mahamoudkevenabdoulkader 2 дня назад
markii dhulku kugu yaraaday aad saylac sheegatay waxaad isku haysataa saylac inaad leedihiin saylac waxaa iska leh reer ciise wayne
@mahamoudkevenabdoulkader
@mahamoudkevenabdoulkader 2 дня назад
Ani haimoodin isaaq waxaan ahay nin ciise waliba waxaan ahay reerkii ku wasi jiray
@mahamoudkevenabdoulkader
@mahamoudkevenabdoulkader 2 дня назад
Waar cudur ayaad tahay moqdisho minaad jeceshahay ayaad ismoodaysaa danayste ayaad tahay somaaliland waa tii wax kaadhigtay abaalaawe
@siciidmagaalo1268
@siciidmagaalo1268 3 дня назад
Ayaa biiyry
@siciidmagaalo1268
@siciidmagaalo1268 3 дня назад
Waar Ragu waxaaney geysan qoyska Kuma dhacaan
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 5 дней назад
JIHEEYE ADIGA HOOYADAA KUMA SOO TARBIYEEN SAA CIMRIGAAN AYAAD RU-vid AKHLAAQ XUMO LA JOOGTAA😂😂
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 6 дней назад
Kaliin kuwaa somaliland maa gadhayaan somaliland aya kaa tayoo ficaan
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 6 дней назад
🎉kkkkkkkk Allaah Hakuu Naxariisto ❤@deero
@MaxamedMaxamud-ts2gh
@MaxamedMaxamud-ts2gh 7 дней назад
Kkkkkkkkkkk
@MaxamedMaxamud-ts2gh
@MaxamedMaxamud-ts2gh 7 дней назад
Kkkkkkkkkkk
@MaxamedMaxamud-ts2gh
@MaxamedMaxamud-ts2gh 7 дней назад
Kkkkkkkkkkk
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 дней назад
Guuuuleysta Geyshka yagoow guuuuleysta amiin yaa Allaah ❤❤❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 дней назад
Mashaa Allaah Somaaliya guul guul gobonimo ❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 дней назад
Mashaa Allaah xooga dalka soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤ ❤❤❤
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 8 дней назад
ina cabdile xasan oo kle kulahaa hada mujaahid ayuu u haystaa ina cabdile xasan kkkk
@MohamedAhmed-oq3yz
@MohamedAhmed-oq3yz 9 дней назад
Wlhi waa ruun
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 9 дней назад
GUULAYSO GEESI REER BURCO AH
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 9 дней назад
❤ soomaali wayn
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 9 дней назад
Meshu ma bar baraa wa yaaab laqabsay somaliland waku haysataa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 9 дней назад
ben ben bay ku qabsan rabaan hargaysa hayaaay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 9 дней назад
Ninwalawba allaha sug xabashi ayaab hargeysa kumudo haradaysa. Naa ordoo meshii aad katimaden kunoqda . wariyow adan wax walba hawaraysan ee waxa hala raafo
@Fardawsacc
@Fardawsacc 9 дней назад
Adeer dadba dhulka iska leh oromay delkiina taga wx qasab ah ma jiro
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 9 дней назад
Acuudubillah xabashidii ay leef leefayeen
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 9 дней назад
Dee orda dhulkiina aada dawuladiina aada acudu billah waa been taahuu waa sidii ay kuqab san lahaayeen Barbara acuubillah kick them
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 9 дней назад
Oo iska erya please omg idin qabsadeba already omg 😳 ummmmm of course sidee idiin aqbali lacag ba malehee oooooh
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 9 дней назад
Abwaan saleebaan reer burcoow ka ilaaliya heegada oo dufaaca waa runsheeg.
@MukhtarIbrahim-jy9sy
@MukhtarIbrahim-jy9sy 10 дней назад
Wa bahal dhaqan Xun
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 11 дней назад
Waxaan la hadlaayaa ninka yuotubekaan leh ciwaanka video ga waxaa ku badashaa “Wiil aad u Xigmad Badan oo ku Dayasho Mudan” Sharaftiisa haku ciyaarin waalineh haku sheegin. Waa wiilka kaliya ee Soomaalida maanta ugu fikrada fiicaan. Kuwa wareysanaayana way ku qoslaayaan intay si dhab ah ugu qaadan lahayeen hadalkiisa.
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 11 дней назад
Sirkhaaan 😂😂😂😂😂😂
@Yaasmiin4087
@Yaasmiin4087 12 дней назад
Surayare. Adisa. Ayuu kugu. Noqda. ..muuse. isa dawee
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 12 дней назад
Qurux badnaayeenaa gabdhuhu mansha allaah
@AaminAbdikadir
@AaminAbdikadir 13 дней назад
Dad soomaalinimada kuweyntahay oo isu niyad furnaa iga dheh
@AhmedIsaaq-y2g
@AhmedIsaaq-y2g 13 дней назад
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp Месяц назад
War maxa kagalay garxajis magadha candho nasa weene arimaha Somaliland kadhex bax muuse biixi noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 2 месяца назад
Hadduu waalanyahay maxaad u dhagaysanaysaan??!!!! Maku ruwaayadaysanaysaan???! Dabcan adinkaa isaga ka liita Haddaad caqli leedihiin waad hagaajin lahaydeen ninkaan Sidaad u dhaami lahaydeen. Gole fiican baad geynlahaydeen noloshiisaad waxka baddelilahaydeen. Si uu isaguna tiinna wax uga beddelo
@yusufosman8714
@yusufosman8714 2 месяца назад
Nin Kaan waalida lagu shegayo wallahi wuxuu ka hadlayo waa dhibaata na heysato ilahayow noo gargaar oo fahansii umada somaliyeed in eey wax qabsadaa
@PsssttstttSstt-qw1my
@PsssttstttSstt-qw1my 3 месяца назад
war lacag la'anta iyo shaqo la'anta waa dhib dhanka niman dowlad iisku tilmaamaya ,dhabka bey ka socota ee maha dhalin yarada is guursanaya. dhibtu waa shqo abuur la'aanta. dowlada oroad la so hadal inta ciyaalka is guursana ee mustaqbal raba ka sheekeyneysid
@ismaaciilabdirahmaan865
@ismaaciilabdirahmaan865 3 месяца назад
Oromada af soomaaliga baratay badda helimeesaan
@AH-iu2nj
@AH-iu2nj 7 месяцев назад
Thanks❤