Тёмный

“Habar Jeclo Balan Furka Ma Taqaano Ee Waanu ku Dhisaynaa” kulankii Dhexmara Hjeclo,Musharax Cirro. 

SAAB TV
Подписаться 501 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 3 часа назад
Waan ku siinaynaa madaxwayne ilaahay hakula garab galo xilka culus Inay habarjeclo ku taageersan tahay waxaa kuu cadaynaya anagoo ah jilibkii maxamed kaahin oo reer daahir dhamaantayo waanu ku wadanaa Ina kaahina waa dameeri dhaan raacday lagama yaabo inaanu kulmiye cod siino Viva wadani
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 часа назад
❤❤❤ MAANSHALAAH. WAATAAS. GOBTII. TOGDHEER BURCO HABARJECLO ❤BADHEEDHEY❤ WAANU KASUGANEY❤ HADALKAAS. GOBANIMADA. AH❤ EE. TOLKEY. HABARJECLO ❤KUTAAGEEN. DHISIDA. CABDIRAXMAAN. WAAN SOODHOWYNAYAA. WAANEY KUMAHADSANYIHIIN❤WAANA. ABAAL AY SIIDHIGTEEN. MAANTA ❤ WAAD MAHADSANTIHIIN WALAALAYAAL❤
@CaliXasan-r7f
@CaliXasan-r7f 4 часа назад
Guul habarjeclo waa gob waana badheedhaa
@hoodo9260
@hoodo9260 4 часа назад
Masha Allah Tolkayoow👏
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 4 часа назад
Hore ayaan u ogaa anigu hadaanu habarjeclo nahay inaanu isku raacnay xisbiga wadani iyo aqoon yahan musharax ciro
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 часа назад
Doorashadii somaliland waa lagu kala guuleystay ka hor 13 november
@CaliXasan-r7f
@CaliXasan-r7f 4 часа назад
Waa guul
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 4 часа назад
Goabanimo habar jeclo waan idiin hayiina abaalkaa mana iloobi daano sida muuse ee waan celin doona abaalkaa insha alaahu
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 4 часа назад
WAA BADBAADO QARAN
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 4 часа назад
Guul iyo gobanimo ciro laysku raac warkaasi wuudhanyey
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 4 часа назад
Alloow Ciro Madax ha nooga dhigin Alloow guusha sii geesi soo halgamay oo naftiisa u soo huray wadankan Alloow huwan kalkal ka kaqabo Somaliland
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Час назад
@@fadumogedi7423illahow madaweyne nooga dhig cabdirahmaan cirahaa barakysan ee aqooyahanka ah from hj guul inshaallh
@Keysek
@Keysek 4 часа назад
Cirro iyo muse Kala Fogaa ... cirro hadalkisa masuuliyad ba ka muuqata . Musena garnaqsi iyo canan .. iyo indho adkan . Saxanow difac qaran wa sidee ma 80 taniyo 100 mile xadki dib uso baxba 😅😅
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 4 часа назад
Gacan-libaax!
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 3 часа назад
Guul
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Час назад
Guul guul viva Somaliland insha allh hadhaco korneylka waalani
@محمدسليمان-ح9د8و
@محمدسليمان-ح9د8و 3 часа назад
😂😂HABARJECLO MAA METELAAN LABOO TUUG OO QARANKA IYO SHACABKA XOOLOHOODA CUNAY 🤑🤑🤑🤑👎👎👎👎KULMIYE GUUL IYO HORUMAR INSHAALLAH🙏🙏🙏🙏🙌🙌 💜💜💜💜💜💜👍👍👍👍👍
@roodanuur461
@roodanuur461 Час назад
Waallhi haabarjeeclo waa waallantahay haaday doortan haandhiikabakan
@mustafecalisheekh9433
@mustafecalisheekh9433 3 часа назад
Allaha awoodalaa ku filan muuse waa si fiicane yaanay kugu danbayn kuwad u tagtena wa walaalky
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 3 часа назад
Walaahay balashle ayuu burcadii hore ahaa ragii dalkan tijaarta ku noqdaa ka dul ooyaya ciro maanta
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 3 часа назад
Gobanimo intaa waxaan ku darayaa caasimadda aan rarno Burco ama Ceerigavo.
@AbdiqaniYusuf-ue6oi
@AbdiqaniYusuf-ue6oi 4 часа назад
Habarjeclo waa gob walaahi , abaal laawaha godka lagu bireeyo aad ayey u yaqaanaan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 часа назад
Habar jaclo ganacsatada laga cuno qabatay dukaankeeygu xiray waa in midka muuse xiraa
@roodacawad13
@roodacawad13 3 часа назад
Waxba ka qaa dimaysid muuse qof uma noola waanu helayaa xageed qaban
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 часа назад
ADEEROY IDINA MIYAAD IS CADAYSEEN INAAD KAMID TIHIIN CADAWGA GUDAHA WAXAAN IDIIN SHEEGAYA INAYDAAN GUULAYSANAYN
@HassanXusein
@HassanXusein 2 часа назад
markan way isku dhamaatay
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 часа назад
Gow
@dayroday8133
@dayroday8133 4 часа назад
Waxaad tahay waa la ugyaha cirrow
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 3 часа назад
Hadu helo labada sano wanu iska samreyna
@NasirSulub-tj7rt
@NasirSulub-tj7rt 3 часа назад
Gobanimo
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 Час назад
BAL EEG DAGANANTA KA MUUQATA IRRO
@MrashiidcabdilaahiCaalin
@MrashiidcabdilaahiCaalin 3 часа назад
Waar shirkii h/j miyuu kashikiyay
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 3 часа назад
Waar walaan hjlo cod ciro kursi ku fuusho idin siinayne tuugtaasi yanay hadaba been idiin sheegin
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 4 часа назад
Yaa fadhaya ee habarjeclo ah waxa Dan biya magaca habarjeclo sheeg to dad aan uqalmin
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 4 часа назад
Ka xishood odayaasha waayo hadaa
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 3 часа назад
Kan odayaasha caayay waan aqaanaa waa reer abaarso​@@AbdikarimNuur-d8s❤
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 4 часа назад
Taladedi mafadhido halkan cabdi raxman habarjeclo waa qalad in beesha habarjeclo been lagasameyo inad Sugto taladi habarjeclo yay ahad balse laguqalad
@amiindaahir6610
@amiindaahir6610 4 часа назад
Afartii marks horeba lasocotay xirsi iyo maxamud xashi ee habarjelo mahad eee benta kadaya yuuna run midine
@hodanali285
@hodanali285 4 часа назад
Toban wejiiileyaal
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 часа назад
WAAR DHEGAYSTA WUXUU YIDHI MUSHARAXA XISBIGA KAAH AYAAN AHAY OO WADANI MEEDAY XIRSI INUU URURKIISU SOO BOXO AYUU RABAA MAXAMUD XAASHI URURKIISA INUU SOO BOXO AYUU RABAA LABADAAS MIDKEEBAY KU MIDAYSAN YIIN
@HassanBasri725
@HassanBasri725 4 часа назад
3 xisbi qaran oo habarjeclo ah ayaa soo baxaya: 1. Xisbiga wadani 2.xisbiga Kaah 3. Xisbiga Kumiye 😂😂😂😂😂
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 3 часа назад
Hadaanu habarjeclo nahay muhiimadaydu maaha xirsi iyo xaashi ee waa inaanu muuse ridno
Далее
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 432 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
Просмотров 9 тыс.
U.S.-Nigeria Executive Roundtable
13:18
Просмотров 19 тыс.