Тёмный

“Haddii Bani aadanku i nacay ilaahay ima nicine gabadha ii guuriya…” Yuusuf. Qeybtii 2-aad. 

MM Somali TV
Подписаться 514 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 5 месяцев назад
Allaah subxaanahu watacaalaa haku fududeeyo helista ehelkaaga walaal. Sabir khayr ayaa kuu dambayn inshaAllaah
@aden2026
@aden2026 5 месяцев назад
ummada somaliyeed waxaan Ka codsanaya waa maalmihi Ramadan uga danbeye ninka walalkeena aynu garab iyo gashaan U noqone hiil iyo hooba halays garab taago❤
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 5 месяцев назад
Asalamu calaykum waraxmatu wabarakaatuhu. Team MMTV oo uu ugu horreeyo Maxamed Ilig fadlan inankan Dawladda Hoose ee Hargeisa ku xidha dib udejin iyo hooy u sameeya, waayo xujjo ayuu idin dul dhigay! Xujjadaas oo ah in uu yidhi walaalkiin oo Muslim ah baan ahay. Wa billaahi tawfiiq in shaa Allaah kheyr.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 месяцев назад
Ciil mq ❤qabtid wiilal cadcad baa dhashey dadkaadana ilahey hakuu sahlo
@abdiasismohamed1437
@abdiasismohamed1437 4 месяца назад
Alaah hakuusoo dhaweeyo wll dadkaaga
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 месяцев назад
Goob walee isma qariso illaahay umada illaahay ha ku sakhiro umaada
@NimcoCismaan-ov1je
@NimcoCismaan-ov1je 5 месяцев назад
Alle hakuusakhiro umadiisa wll waa lagagudbayaa dhibwalba إنّ مع العسر يسرًا
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 месяцев назад
Gabdhaheena yurubna waxey aroosan cadaan african meel eey kasoo jedaan iyi waxey yihin la aqoon xalaaal ku dhalan wiilkaas somalidana saas loo dhibayaa islaamka ah wanagsan yaab😢
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 месяца назад
home cable &mm somaali TV wa dad sharaf leh oo bini aadamni mada wa ka yaqaan walal aad ayad u mahadsan tihiin qof welba marku dhib iyo imtaxan soo Mara hsdad u nasteexeyso ajar ayad ka heleysa❤🙏
@Abdallahmohamed59127
@Abdallahmohamed59127 5 месяцев назад
Somaliland waa dad qalbi wanagsan insha allah waad helaysaa reerkaga
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Good bless republiken of somaliland. It is time to recozning 2024
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 5 месяцев назад
Gobolka waqooyi waa salaame 😊
@sidiabukar302
@sidiabukar302 5 месяцев назад
Adunyo qof joogow maxa araktii kulabaan. Melwalbo laguugu dulmiyo illaah kuma dayaacin dadkane ma wada xuma hadi qayb kuxumeysay macnaheda mahin ee inta wanaagsan ale hakula kulansiyo eheelkadane ale haku so sahlo inshaallah.
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 4 месяца назад
Ninkaan waaa shekadisa waanku wareray
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 месяцев назад
Gullaysoo wall yuusuf mmtv somali na wan salamaya 🎉🎉❤❤👍🌹
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Somaliya Xamar waxa baabiyey Cadaaladdaro
@cabdiqanicali1981
@cabdiqanicali1981 5 месяцев назад
Alle haku caawiyo wll, insha allah waad helaysaa qoyskaaga
@sihiidmoha1201
@sihiidmoha1201 3 месяца назад
Rappi marka hore family hakuu soodhaweeyo marka 2 aadna labadii xaas iyo caruurtii ha ilaawin hanna jarin walipa labada xaas ee dhiptaas iyo rafaadkaas kula maray abaalkooda ha ilaawin waligaa
@awaleh23
@awaleh23 5 месяцев назад
Somaliland 4ever❤ Allaha haku soo dhaweeyo wll familygaga,kuwaa aad dhashayna iyaga kuso raadin oo cagahooda kugu markay caqliyaystaan insha Allah meesha dib ha ugu laaban.waa hadday sida uu sheego wax u jiraan.
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Alleh hakusiiyo Dadkaagii Hasooqabto cadowgaana
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 5 месяцев назад
Wala somalia calasan koofur dad gob gobi dhashay ah baa dega oo aad martida usoo dhoweyo lkn allh baa ku beegay wilkaan 2 family oo gun guni dhashay ah subxanlh weligey man maqlin dad dhaqankaas foosha xun leh wlh anaana koofur udhashtay oo kasoo jeeda walalkeey wanka raali gelinayaa xumantaas dadkii u geestay allhn rerkii xaqa ahay ha usahlo allh waxba lama ahan arinkaas inuu fududaado❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Zxp Hakatagin Somaliland sifiicanbaan kuusoodhawaynaynaa
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢maskinka Dhib badan uu soo maray ilaahay ha ugargaaro
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Good bless republiken of somaliland amin yaa rabii
@sahraonline
@sahraonline 5 месяцев назад
Ax waar ninkaa haloo koco reer soomaliland . Waanu kuu ducaynaynaa walaal alle waalidkaa hakuusoo dhawooyo.😢
@MaxamedKhaliif-hh2jl
@MaxamedKhaliif-hh2jl 5 месяцев назад
Ciil qabe hanoqon hadaad Cid hesho Kuwait aad Furtay ha xumayn haday ku xumeeyeen
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 месяцев назад
Warutaa wllo
@nasro7666
@nasro7666 4 месяца назад
Nin marexan tahay dadka radio rer dhicis cid layaqa
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 месяца назад
hore baa loo yiri sir maqabe saaba biyo u celiyo walal yuusuf wan ka xumahay arinka kugu dhacay blse dhib maleh hadaan loo dhiman dhibka wa laga baxa hadana alxmd reerkaga ale ayaa kuso dhaweeyay cadowga ale haka qabto
@samredia1395
@samredia1395 5 месяцев назад
Allaha so dhaweeyo qoyskaas. Waxaan daremayaa in ninka so korsaday ee maxamed xasan xog badani ku dhimantahay. Maalinta uu soo qaadanayay wiilka dadkii uu kala so wareegay hal ruux xataa hadii uu ka sheego wuxu noqon lahaa fure wax lagu raadiyo.
@nuuranalka4323
@nuuranalka4323 5 месяцев назад
Ninki soo koriyey uuu dhintay.😢
@habibajamac9941
@habibajamac9941 5 месяцев назад
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Mansh Allah republiken of somaliland is peace and stabilt country. Uu duce somaliland
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 5 месяцев назад
Reer somaliland waa gob bal soday wiilkaa ucaawiyeen eega iyo jabkay soomarsiiyeen koonfurtu
@sadam1318
@sadam1318 4 месяца назад
reer soomaali land thank you 🙏 🎉🎉🎉🎉
@ayaanibrahim4851
@ayaanibrahim4851 5 месяцев назад
ilhay haku so dhaweeyo
@Sama-ej6eh
@Sama-ej6eh 5 месяцев назад
War ninkan anigu waan ka shakiyay wax weeyn ayuu la so socdaa
@user-wc1pb2cu6j
@user-wc1pb2cu6j 5 месяцев назад
Maxaa dhcya naa wllo
@hudahassan9307
@hudahassan9307 5 месяцев назад
Walahy waa dulmi weeeyn
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 5 месяцев назад
Ilaah ilaahow usahal yaa rabi
@user-qk4kt3oe5p
@user-qk4kt3oe5p 5 месяцев назад
RABI. Haku soo dhoweeyo. Reerkagii reer. Somaliland waxaan usoo jeedinayaa inay Yuusuf ukacaan. Lanbarkan. WhatsApp ku mashaqaynayo Miyay MMTV KHAYR BAAD QABTAA EE UKACA SIDII AWELABA DADKA UGU KICIJIR TEEN
@anabfarah1178
@anabfarah1178 5 месяцев назад
Ax ax maxay saa ugu dhaqmeen dad soonaliyaad oo muslimiina
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 месяцев назад
Alla xanuinbadaa
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 5 месяцев назад
Illaahay hakuu fudaydsho Amuurahaaga
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 месяцев назад
Wll hadaanu nshay reerhargaysa ilaahay xagiisa ayay mahadi usugnaatay waayo isagaa haya marka alle hanoosiyaado intaan haysana alle hasiiyo wllo
@NimcoCismaan-ov1je
@NimcoCismaan-ov1je 5 месяцев назад
Alle hakugarabgalo wll amiin amiin
@ifraaxismaaciil1840
@ifraaxismaaciil1840 5 месяцев назад
Illahow uso dhawee rerkisi 😢😢
@NuuraAhmed-qg8sg
@NuuraAhmed-qg8sg 4 месяца назад
alle hakufududeyo
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 5 месяцев назад
Allaah Haku siiyo familkagii sideg dega
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 4 месяца назад
Wartuugan umada qurbaha jogta lacagtay siiyan umad ugasoo celiya wll hi aya facebook nagal soo xishay ciidi kama maqan
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Zxp Waxaan kaxumahay Somaliya Xamar dhibta kajirta
@drabdifatahali6451
@drabdifatahali6451 5 месяцев назад
Ninkan waxay isu eg yihiin ninkii beri dhowayd lahaa hargeysa ayaa naagtaydii rag saraakiil ahi iga qaadeen
@IbrahimWarsame-jl9ho
@IbrahimWarsame-jl9ho 4 месяца назад
Hadu war kayga idin so garay magalada luq wa la yaqana Wana sax Inu taliye ka aha gur can bisle o aha ma rixan magalada waxa joga dad si fican u yaqana e hala radiyo rer luq
@DeeqaAxmed-ko5jl
@DeeqaAxmed-ko5jl 5 месяцев назад
Ilahow usodhawe cidisa
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 5 месяцев назад
🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Xamar waxaa kataagan cadaalad daro
@user-wx7ey7th5y
@user-wx7ey7th5y 4 месяца назад
😢😢😢😢😢❤
@user-im1xn4lt7p
@user-im1xn4lt7p 5 месяцев назад
❤❤❤
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 4 месяца назад
LUUQADAADU WAA RAXANWEYNE MAAD RAAD DATID IDINKAABA TIRADA KA BATAYE
@Mamar6310
@Mamar6310 5 месяцев назад
Haloo gurmad o walalayaalow
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 4 месяца назад
Sorry wllo Illahay ha ku sahlo family gaa ga wllo
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 5 месяцев назад
Waa ku celis miyaa qeybtaan?......Alxamdulillaah Yusuf wuu helay hooyadiis macaan Germany ay joogtaa
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 5 месяцев назад
Wll marunba
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 5 месяцев назад
@@maryamaadam8271 sis youtube kale baan daawaday wiilal kale ku xeray mama soo raadsatay markey media ka aragtay germany beey joogtaa iyagii DNA isku balansaday aa iigu war dambeysay.
@rzacck
@rzacck 5 месяцев назад
@@maryamaadam8271 haa lkn weli dheecaanka hida sidaha lagama qaadin lamana xaqiijin
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 5 месяцев назад
@@maryamaadam8271 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LG8fkvJ6Kzs.html
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 4 месяца назад
Jilaa hindiya weyi 😂😂 wba mashaqeystaa lgu eedaynaya isna nin shqo ayn ahy kulhaa 😂
@hassgee1257
@hassgee1257 5 месяцев назад
Warmish ma fahmin
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q 4 месяца назад
Isdhex gal. Aad afgooye ka weysay miyaad hargeysa ka helee kkkkkkkkkkkkkkk
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 5 месяцев назад
Somaliya waxa baabiiyey Cadaalad daro
@nimaahmed1446
@nimaahmed1446 5 месяцев назад
😢😢
@AminaHirsi-xq3ck
@AminaHirsi-xq3ck 5 месяцев назад
😮
@hudahassan9307
@hudahassan9307 5 месяцев назад
😢😢😢😢
@aliosman9609
@aliosman9609 5 месяцев назад
Wxn arkaya dadd cayaya ninka.waa qalad. Wxn se u malaynaya inuu yahay SIRDOON ITOOBIYA ka socda wxn u leeyey aqoon durugsan arrimah SIRDOONKA wuxun ila muuqda yara shaki inuu yeelan karo
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 5 месяцев назад
Subxaana llaah. Ethiopia maxeey Soomaaliya ka basaasi! Iyadiibaa 20 tan calan lakala ordeeysee 😂😂😂😂😂😂
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 месяцев назад
Waa macquul Lkn Qofka layskama edeeyo
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 5 месяцев назад
​@@fatmasugule9969sxb yar amiirkeyga ah ayn ka boodey Allah aya xaqiiqda og hadi ay daacad ka tahayna allah wlidki ha uso dhaweyo hadi uu hagar daamo noola yimdna allah haynga qabto
@AniisaDiriye
@AniisaDiriye 5 месяцев назад
Ninkan waa Ruwaayadaynayaa
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 5 месяцев назад
Sheeko kaleh musalsal miyaa sheekada ninkan warjiraaba cakaru imaan
@mohamedadanemohamed1462
@mohamedadanemohamed1462 4 месяца назад
Hala hubsado qisadaan?!!!!!!!!!
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 5 месяцев назад
Balayo idin somaliyeese somlia ku laha
@abdiwali1000
@abdiwali1000 5 месяцев назад
Musul rawaayad
@cilmiyaqaanabokor9945
@cilmiyaqaanabokor9945 5 месяцев назад
waar ninkan warkiisu ma cadda, waa in la hubiyaa lana baadhaa waxan uu ka sheekaynayo waxa ka sax ah, lana raadiyaa cid ka garanaysa meelahaa uu sheegay inuu ka yimi.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 месяцев назад
Somaliya 😂😂😂😂😂 Amerika muu joogaa hada?
@habibajamac9941
@habibajamac9941 5 месяцев назад
Xasbiya laahu wanicmal wakiil 😂
@osmanbarre8422
@osmanbarre8422 5 месяцев назад
aniga waxeey ila tahay ithopian af somalia bartay inuu yahay ninkaan oo sidaas somalia kusoo dhax gali rabo
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 5 месяцев назад
Walaahi beentiisa maahan koonfurta somalia number One Hypocrites....
@adonallah
@adonallah 5 месяцев назад
Oo labo caruura haduu kadhalay maxay Uga furanayaan
@anisohaashi9730
@anisohaashi9730 5 месяцев назад
Reer waad leedahaye waadan aqoon in layn dhulka kama aadan sobixine
@worldvoice101
@worldvoice101 5 месяцев назад
Ninkan maskaxiyan waa isku dhaxyaacay. Xooga shock-aa jiro. Bal qiyaas qof aan wax dad laheen iyo qaraabo oo helay gabadh iyo caruur isla markaana lagu haysto. Waa kumitadaa lagama fujin karo Qalbigiisa Allaha qaboojiyo miskiinkan.
@mohamedhusein1672
@mohamedhusein1672 5 месяцев назад
Ninkani waa basaas ethiopian ah oo ethiopia soo dirsatay waaba la ogaan
@rzacck
@rzacck 5 месяцев назад
muxuu iska naadinaya badaasku kii is qarin jiray maaha miyaa
@AyanAyan-rm5lu
@AyanAyan-rm5lu 5 месяцев назад
Caqli yaridaa basaasku wu is qariyaa kkk mise basaasba macnihiisa ma taqaanid wadhi
@mohamedhusein1672
@mohamedhusein1672 5 месяцев назад
Ninkani waa beenaale film buu jilayaa uu wax ku raadinayo waaba la ogaan
@samiasiman8649
@samiasiman8649 5 месяцев назад
DNA ma laha miyaa somaalia
@khadarwaberi7978
@khadarwaberi7978 5 месяцев назад
Puntland waa ay ku taal oo kiiski caasho yar ayaa bahidisa la arkay wana la furay waxana lagu qaadaa kisas waa weyn oo qoysas dad isku haysta dhex mara Lakin muqdisho oo loga bahi badan yahy S.africa ayaa samplada loo qaada si loosoo cadeyo manase hubo inay SLand iyaduna ledahay iyo in kale
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 5 месяцев назад
Dee orod walasha sii adigu 🤣🤣
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 5 месяцев назад
Haaduu siiyo Soo Muslim mahaa
@HusamNawaaf-ik7ou
@HusamNawaaf-ik7ou 5 месяцев назад
Somalia sow adiga jooga waxad tirahda koonfur haddii aad tagto sidaa dheh
@baismail7521
@baismail7521 5 месяцев назад
Somaliland buu joogaa saxib
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 5 месяцев назад
NINKAN WAXIISA PRANK MIYA MAXUU LA OOYAYA MARWALBO CUNUUG YAR MIYA REER HARGAYSA WAA MUSAALAFEN MARKA AYEEY KU QARABAN NIN NACASKA AH.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 месяцев назад
Waar waxasu wuxu ku shekaynayo eeg ma Dad gajo Haysan nahay, Wax dhaqan somaliyeed leh ma tihidin Markasad sii hadlaysan waliba, Anagu 2billion dollar oo naga gubtan ayaan u oyi waynay oo anu u dawarsan waynay Markasad waxa kusii hadlaysa Waar gun ba thn wale iyo Bile hadan marna caqligayga galiya xaga somaliba ka xig
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 5 месяцев назад
Goormu ina maxamed xasan noqday waa yaabe mise waa magac uyaal
@user-zz2hr1pd4i
@user-zz2hr1pd4i 5 месяцев назад
Qisada halka hore kasoo dhagayso walaal
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 5 месяцев назад
SI AAD ULA QABSATID QISADA QEYBTEEDA HORE SOO DAAWO......
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 5 месяцев назад
Ninki so korsada la dhaha
@loneboy3904
@loneboy3904 5 месяцев назад
Garac faa'ido malaha wax lasoo dhaweystana maaha
@user-zz2hr1pd4i
@user-zz2hr1pd4i 5 месяцев назад
Afxumadaadu waxayka turjumaissaa liidashada shakhsiyadaada
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 4 месяца назад
Beenaale il adaka
@dr.smunishaliabdi3112
@dr.smunishaliabdi3112 5 месяцев назад
Alh usahlo wll ninkaan balad xaawo hala keeno DNA labaraya walhis jogan momy shegeyse lagayabaa in sax tahy waayo fist luuq laga qaade 😢
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 5 месяцев назад
Waxaan maqlay in xasan la dhoho waa reer af gooye sida la sheegay lkn alaah og
@user-eu5uw9he3y
@user-eu5uw9he3y 5 месяцев назад
Ninkan waxaan ku eedaynayaa Canada ama America midkood ayuu diiday inuu aado marku dab u dajin ka helay marka. Somalia muqdisho ama hargaysa AMA garoowe ama Jigjiga iyo garissa waxba ma yaalan cusurinimo iyo nacayb ayaa yaala
@user-eu5uw9he3y
@user-eu5uw9he3y 5 месяцев назад
War waxaan qufac iyo dhuuso badanaa ninkan dhiban kadaa qufaca
Далее
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн
Bike Challenge
00:20
Просмотров 19 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
wareysi xiiso badan
27:32
Просмотров 6
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн