Тёмный

“Pro. Axmed Ismaacil Samatarow Inaad na xidh-xidho maaha oo...” Gudoomiye Abubukar Xaamud Jibriil. 

MM Somali TV
Подписаться 514 тыс.
Просмотров 32 тыс.
0% 0

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 104   
@said1498ify
@said1498ify Месяц назад
Xoolahan xooluhu wasay adeer Meeshan rag baa iska leh Prof Samatar baana iska leh. Ku qabso ku qadimaysid meesha ka taga pro ayaanu taageersanahay from From hargeisa.
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar Месяц назад
Gudoomaha rasmiga ah wa Pro, Axmed ismail samatar e xishooda dadku waydin arkaane👀
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Месяц назад
Ku wan kulmiyaa kadhex hadlaya
@MahdiHagi
@MahdiHagi Месяц назад
Professorka CIYAARTA KADAA ADEER😂
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Месяц назад
Professor ku sowkii yidhi anigu doorasho ka qayb geli maayo maxaa soo kiciyey
@hamzaaar80
@hamzaaar80 Месяц назад
Qofku sow fikirkiisu isma badali karo maxa kujaban
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Месяц назад
Nin dukaankiisii adeeg u doontay oo shaqaalihii kala wareegeen intuu ka maqnaa . Waa af gembi iska cad
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Месяц назад
Adeer odayga ayaayuf nimada kala tag uslis yahaw edebta daranle
@hamzaaar80
@hamzaaar80 Месяц назад
Wa laydin dhaqdhaqayaa adeer
@hamzaaar80
@hamzaaar80 Месяц назад
Waa laydin xidh xidhayaa walhi nin dhan o sojeda ayad isku dayaysaan xatooyo cade😂
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Месяц назад
Oo dee xagaad ugu qabsatay waar bal yaabkan eega
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Месяц назад
Pro. Axmed sawkii diiday in uu doorasho galo 😂😂😂😂😂
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Месяц назад
Waa leydin dhaqdhaqayaa wllhi 😂
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад
Illaahay hadii laga baqaayo ururkaa ina ismaaciil samatar ayaa lagu ogaa
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 Месяц назад
The last one well said!
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp Месяц назад
Waa lagu dhaqdhaqayaa waana lagu wasayaa 😂
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Месяц назад
maanta in aad isgbsataan wa lga fiicnyhey
@abdiali319
@abdiali319 Месяц назад
These guys should be fired. Hilaac is the property of Professor Samatar. You’re cry babies.
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Месяц назад
Ma adinka kudhaca
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Месяц назад
Waar inigu lacag aadkufurtaan ee xishooda
@M_IzzoMAME
@M_IzzoMAME Месяц назад
War adeer ninka xiniinyaha ugafoqa Hilaac waxa go'aan keeda leh Gudoomiyaha Prof, Axmed ismail samatar
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Xisbiga hilaac profesor samatar baa iska leh ha wareerina, sharciga Feysal cali waraabe ku leeyahay Ucid uun baa la marayaa
@kingsman5110
@kingsman5110 Месяц назад
Shahadada waad kukhasartayy
@Buna5689
@Buna5689 Месяц назад
Shahaadadu maxay tahay ma cirkaa Lagu soo dunshaa
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Месяц назад
War nacasbaad tahay orod is xidh
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Месяц назад
Dumigani waa kii Jamaac cali ku dhacay lakiin maanta yeeli mayno in Pro.Samatar lagu sameeyo. Dulmiga waa xaaran.
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Месяц назад
Sow ismaaciil ururkiisa kamuutagin raggii lalahaa xaguu kaga tagay ee dhaqaalaha lagashaday
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Месяц назад
@@Mo_Daud.2 kkkkkk bukaansocode aniga muuse adeerba iima aha laakiin ninka iimaansanwaayo ururkiisa oo boodboodaayo hadow tago waalagaqaada
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
@@jamiilaJama-c5c hade😂 wacaynka shalay adigo muse taageersana ayaad maanta taageri karta Hilaac marka fikirku u isbadalaa
@xasankhadar5145
@xasankhadar5145 Месяц назад
WAAR NACASKAA BARASOVORKIIsa MOOYEE DHAAF MEESHA DHAHAYA
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Месяц назад
magaca dowraa ha la isgu tanasulo
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
ADEER MAQAAXIDA NINNKII LAHA BA YIMID CARUURTAA HALA XIDH XIDHO SHARCI JEBIN BSY SAMEEYEENN
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Месяц назад
Doqomo dhee Dhalinyaar dhawakhsan dhee Saqidin siyaseed dhee Ku abshira in dhamaantin in la indhaqdhaqo
@ZeesoIpo
@ZeesoIpo Месяц назад
Adeer wa laydin xidhxidhayaa ayaan kuyidhisharcigaad ugafteen
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Месяц назад
Tuugtaa 😅
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Месяц назад
Waar odayga ka xishoo waayo soomaalind oo dhan ayaa ixtiraamta prof Axmed Ismail Samater
@wardiabdi-sh7bt
@wardiabdi-sh7bt Месяц назад
Axmed meesha miyaa. Laga iibiyay hillaacna kuma jiro
@toosiye3032
@toosiye3032 Месяц назад
Ururkan pro.Ahmed ayaa iska leh
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y Месяц назад
Indho adakaa ma BACAADAA, waar isku qajil oo ninka geeliisa uu soo dhaqdey ee usoo halgamay haku qabsan, ta kale xukun la isku qabsado reer somaliland dhaqan uma leh ee ha is ceebayn ee xishood. Waa suuragal inaad tahay dadka cadowga ku ah Somaliland oo aanad xil doon ahayn ee aad sumcad ka dil tahay oo aad waddanka PROFILE-kiisa xumaynayso taasna ilaah baa aydun ka xisaabtami.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
Xaqiiq wlhi 100% siday tahay ayaad usheegtay majiro nin nin makhaayadiisa iska hawaysanaya Axmed ismail na wuu kusodhabar jabay Hilaac
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Xaq bd uleedahy hadii lagugu wareejiyo🙏 Lkn wxa iswaydiin leh❤Shacabku ayy rabaan oo cod bdn kaheli kara? Jawaab shacabkow?
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam Месяц назад
Anoo jooga awdal walahi bilahi talaahi hadaad professor uu xusbigaas kabaxo xabad cod ah ma helaysid maad furatid shalay ayaa kuudiiday taariikhada aabahaa wuxuu shaqaale u ahaan jiray xaaji dabshid isagoo 40 jir ah ayuu hooyadaa oo inan yar oo afar iyo toban jir ah la siiyay wuxuu ahaa adhiile gaamuray waxay u dhashay dad aan umalaynayo ilaa 17 qof oo uu neefkaagan kamid yahay hargihii uu aabahaa iibin jiray ayaad ku noqon hadaan nahay dhalinyarada awdal walaahi waa balan googooya xadhkaha shirkada aloog halkaad taageeri lahayd ayaad dabo dhilif kulmiye noqotay hadaad laydh danbe lacag ka hesho hadaanad xusbigaas ka hadhin professor ku karaamo ayuu aduunyada ku leeyahay uma quudhayno in inamo yar yar kumaad sadaaan
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm Месяц назад
War Xisbiga Ninkii Laha Uunbaa Leh Ee Camaalaqa Inaga Daaya
@johnyou4036
@johnyou4036 Месяц назад
Hilaac waa dawlad dhan maaha makhaayad cid leedahay
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Месяц назад
Waa rag buuni uu wax u yeedhiyo
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Kan weliba in la wasuu istaahilaaa , kii futada buurnaa ee buuni baa soo diraya
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 Месяц назад
Nacaskan waalan eega
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Месяц назад
Gudoomiyaha rasmigaayi waa pro samatar from salaxley
@ibrahimyassin9055
@ibrahimyassin9055 Месяц назад
Tan anigu dhaq dhaq uma aqaano ewaxaan u aqaanaa shuqdhuq ina xamudow meeshaa ka carar
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 Месяц назад
Waasheekadii kulmiye iyo xaalad samayn horle 7sano oo indhola aan ah ayaynu wali kujirnaa walee waayaab indho adkaa kulmiye wadanki buuqaasu kufuray
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Месяц назад
Buuni beenaale argagixiso ah waa in la xidhaa ka dib guusha waddani 2024
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Sax mujaahid xadhig keliya maahee weliba waynu wasaynaa buuni iyo xinif ba kkk
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
@@hassanhussein272 BUUNI NIN LEEGO LA AQOONI MA JIRO BUUNI WAA LEGENN...
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
Hilaac waxay kabilaabmata Prof, Axmed ismail samatar isagaanay kudhamaata e candhuuftaada dib uliq
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
Bal sacsacan eeg😂 caruuryaryar ba kuwalaya ninkagan wayn Hilaac waa Prof Axmed ismail samatar taas ogow heegoy
@user-lb8gk7qc9c
@user-lb8gk7qc9c Месяц назад
wala ini dhaq dhaqi
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Bal hooyadii wasahan neefka ahee nin xisbigiisa ku qabsanaya, waar ninka guska usii daa makhnuud yahaw, viva professor axmed samatar
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc Месяц назад
Dhaqankaa bajab warwaxan iska amusa yidhaa caruur inlaidin yidhaa maha sawarkiina lakiin wacaqliyada aad lashir timaaden
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад
I agree with u! Haween "hiddo-dhawr" kataar ku tuntaa u yeedhaya, markaasuu iska imanayaa! Prof. Inta kataar kaagii qaadato orod oo inaabtidaa Sahro meesheedii aad; maxaa kale oo meesha kaaga soo horreeya
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
Marka hore afsomaliga iska sax heegoy Hilaac waxa go'aaminkara o kaliya Axmed ismail maaha adhigan yaryar
@JIGARGaming-nu6st
@JIGARGaming-nu6st Месяц назад
Urur saxafadedka hillaac wa axmed iamaciil o laso gabiyey asigana dhisey e hogankiisa faraha uga Qaada cuqubo idinkuma dhacde
@elmidini1390
@elmidini1390 Месяц назад
War odoga maqayadiisa udhaafa buuq maloobahnee
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 29 дней назад
prof Ahmed samater isaga ka ka tegay xusbigaa inamada u so hdhay ee aaan kala yacine ilaalashaday baaa yeelanayaa inkastoo malaha Somaliland qofka samaystay bay siiyaan marki faysal iyo ciro is qabsadeen faysal baa la siiyay odaygaasi xusbigiisii buu maamuli wayay ma somaliland buu maamaulayaa wa mayaa aqoon marka laleeyahay aqoontu haday tii siysaada ahayn isagu marka maha aqoonta uu ku taqasusay siyasda marka weligisina wuu ka maqna dalka maara lama keenayo hagida wadan inu inamadasi u daayo ahayd
@MustafeMaxamuud-p3l
@MustafeMaxamuud-p3l Месяц назад
Benale
@rayan781
@rayan781 Месяц назад
Kanyare conkana ma afkii bunibaa😂
@MH__1__MH
@MH__1__MH Месяц назад
Dhaq dhaq
@Sparta112
@Sparta112 Месяц назад
Waxa meesha qasaya wa ragiinan yar yar o waxad iskudaydeen xatooyo cad wa in lala xisaabtama kuwan waxay istaahilaan xabsi
@MahdiCismaan-s8t
@MahdiCismaan-s8t Месяц назад
😂😂😂😂😂 muuse biixi baa kadanbeeya doqmahan
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Месяц назад
uu daaya brof waa uu
@ugaaso7971
@ugaaso7971 Месяц назад
Adeer axmed ayaan u og nahay hilaac ina xaamud iyo adiga idiin ma ogin
@faizam523
@faizam523 Месяц назад
War waxan lo'da yaa naga aamusiiya.
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Месяц назад
Waar waa runtii ayaan lasoo dhexgalin ayagaa dhamaysane maxay uga hadlayeen wixii shalay?
@Qalanbawi
@Qalanbawi Месяц назад
Rageedi
@nasriina6617
@nasriina6617 Месяц назад
adeeerka ixtiraam
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr Месяц назад
Ayaa kolka horaba maxadcase wax udhiibay ciladbayleeyihiin waxay kuheshiin waayeen sheekh rusheyeayay iskuqabsadeen maxkamad islagaleen 😂😂😂
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi Месяц назад
Kuwani WAA Caruuur khalkhalsan 😂
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p Месяц назад
Tukaanka aad shaqaalaha ka tahay ayaa ninkii lahaa kala wareegtey indho adkidaa soomaali adigaa ugu jaahilsan
@yaasiinhassan5338
@yaasiinhassan5338 Месяц назад
Waar ninkii habar muuse miyay iskugu tageen
@Roomiomaande
@Roomiomaande Месяц назад
Xishooda o candhuuftina dib uliqa walhi baydan ka liqaynine in laydin xidh xidho ayaad istaahishaane
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Месяц назад
barii ayaad heeli
@omermustophe4725
@omermustophe4725 Месяц назад
Dhaq dhaq😂
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Месяц назад
Horta wan salamy dhalinyarada reer awadal iyo hoyga fankaba waxa muhiim ah in dhalinyaro tartan lagali karta dhaman xusbiyada somaliland ❤❤❤kuwaso si dacad ah ugu adegaya qabanaya na xilka shacabku usoo igmadeen Guul somaliland cidhif Ka cidhif
@MustafeMaxamuud-p3l
@MustafeMaxamuud-p3l Месяц назад
Tuuugbaa thy
@theprotectorofthehouse7290
@theprotectorofthehouse7290 Месяц назад
Beenaale weeyaan darifyada suagaya doorasho ururu majirto
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Месяц назад
Hhuii
@user-vb3bt4ip5z
@user-vb3bt4ip5z Месяц назад
Dee meelmadhanbay xataa la isku qabsanayaa
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx Месяц назад
Ragani'caruu'maaha'inkastoo'sharci'lagasamaysankaro'cida'madaxwayne'loodoorankaro'barafisoorku'wuxuu'u'egyahay'ninfudud'oo'fudayd'dhaafa'??
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Месяц назад
Gadabuuri way washeen
@ZeesoIpo
@ZeesoIpo Месяц назад
Imika ma wax ninki samayeeyay u joogo ayaad isku xoqxoqaysaan xisaab qaldan ayaad isku dhufsateen
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Месяц назад
Imika 😂ayaa la odhan doonayaa Reer sheikh isaaq ayaa na doonayn Samaron Somalidu waa dad aad udhaysta wararka Somaliland inay baabadana doona Samaron soo tashada oo hogaamiye ururkina usoo samaysta walalayal ❤
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Месяц назад
yaa asxaaba buuni
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v Месяц назад
Somali iyo is bililiqeysi😅!. Hilaac wa ba iska ciyaarba!. Jambal caato ah. Timirtii horeba dabloo waa. Wadani iyo Kulmiyaba midiyo isu listo adi maxa kuu yaal?.
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Месяц назад
AAQIRO SAMAANKA QOFKA WEEYN EE CILMIGA LAHE WAXAA WAX U SHEEGAYAA WIIL YAR OO JAAHIL AH HADA KA HOR NAAG BAA WEXEEY DHASHEY GABAR GABADHII MARKEEY WEENAATEY OO AY JIRSATEY 18 SANADOOD HOOYADII BAA UUR QAADEY MARKEEY FOOLANEEYSEY HOOYADII AYAA GABADHEEDI WEXEEY TIHI ( HOOYO SIDATANI LOOMA FOOSHO LOOMA DHALO) HOOYADII WEXEEY TIRI ( DHALAANKII LA DHALEY OO DHALMADA KU BAREEYSO) HADA BARFASOOR SAMATAR OO AH QOF AQOONYAHANO AH OO AH 75 JIR MUDU SOO JOOGEY AYAA DHARINYARO DARAAD DHASHEY OO AAN KA BADNEEYN DA DOODI DHOOR IYO LABAATAN JIR AYEEY WEXEEY LEEYIHIIN BARFASOORKA WAX JIRA MA AHA ANAGA AYAA XILKII KA XAYUUBINEY QOLOOYINKANI REER SAMAROON WAA DAD DHAN KASTA LAGULA DAGAALAMEY XAGA MASKAXDA HADII SNM TA XOOGOO SHILIMAAD AY U TUURAAN WEXEEY LA MIDTAHAY AYAGOO JANADA LOO FUREY SNM TA 34 SANADOOD KU HAYEEYN DIL IYO GAAJO IYO SHAQO LA AAN KII LA YIRAAHDA 200$ DOOLAR BAA LAGU SIINAYAA WUU ISKA BUTAACAYAA WAXAA IGU YAAB BADNEEYD DHOOR DHALINYARO INEEY SHAASHADA SOO HOR ISTAAGEEN AY YIRAAHDEEN XILKII WAAN KA QAADNEY BARFASOOR 75 JIR AH OO JAAMACADAHA MAREEYKANKA WAX KA DHIGA WAAN YAABEY SOOMAALIDU XAGEEY BEEY U SOCDAAN ?
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Месяц назад
Pr. Samatar iyo ururradii dhacay ee soo dhaweynayey aad bay ugu gafeen madax dhawaan loo doortay ururka Hillaac. Pr. Samatar haddii uu wanaag doonayo waxa la gudboon in uu soo maro xeerka Ururka Hillaac. Ururradan dhacay ee wax aan shaqadooda ahay ka hadlayana, waxaan.leeyahay " Ururka Hillaac ma aha Timir xabaal taalla.
@abdifaysal7292
@abdifaysal7292 Месяц назад
Waar imaanka beellee waxad isku haysatan bal eega waxa jiraba maaha
@amaancadaad1287
@amaancadaad1287 Месяц назад
Dhacdhac maxa lagawada
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Месяц назад
Marka weelka wasakh badan lahayn lahay sida iyada oo qof kaa horeeyay wax ku cabay biyaha yaree lagu shubo laguna ruxo iyda oon gacanta la galin ayaa layidhaahdaa waa la dhaqdhaqay sidoo kale xataa hadaan cidi isyicmaalin ood jrclaysato inaa iska dhaqdhaqdo waa la mid
@Keysek
@Keysek Месяц назад
Kan yar ba si ficn uhadley we not a public debate. 👍👍👍👍
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Месяц назад
Samaroon waa nuu caas oo miidhan Waa adoomo ii door
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs Месяц назад
Adiga dameer shaaydan ha doqon jahliybaad tahaay
@MustafeMaxamuud-p3l
@MustafeMaxamuud-p3l Месяц назад
Benale
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 27 млн
SIRTA SHIRKII SHIINAHA (4439)
1:14:45
Просмотров 880
Siyaasi Amxaari Oo La Qarxiyey!!!
8:16
Просмотров 3,5 тыс.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
Просмотров 112 тыс.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.