Тёмный

“Timaha aanu kala qaybiney waa fadli aanu dadka dheer nahay...” Culimada Timo weynta. 

MM Somali TV
Подписаться 517 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 3 дня назад
Allah xaqa ha inagu sugo cidii qaldanana allah ha inoo soo hanuuniyo
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 3 дня назад
Ilaahay kuwan ha soo hanuuniyo.
@HassanBasri725
@HassanBasri725 3 дня назад
Adiga Alle ha kusoo hanuuniyo ninka nabiga xusaya hanuun uma baahna sxb
@AhlambintuMahamed-kz7mk
@AhlambintuMahamed-kz7mk 3 дня назад
Aamiin
@أبوعبيدةمحمد-ر3و
Horta masalada inta aanad shekh iskaga raacin , cilmi u yeeelo oo baadh.​@@HassanBasri725
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 дня назад
@@HassanBasri725nabi mohamed scw xuskisa maha waxa la isku heysto wll wax fahan i’a xus iyo weyneen nabiga scw sacend walba waa muhiim wana kheyr lkin sanadkiba mar in la isu soo baxo dhalashada ayaan udabaldagena ladhaho ma nabiga scw aya ino shegay ma waqtigu nola baa lasameyn jiray marku geriyodayna kadib amiiradi waa weyna iyo saxabada miya sameyn jiray waa arin bidca ah arinkani
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 3 дня назад
Gadhkii maxaa loo xiiray?
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 3 дня назад
khuraafo waar wax barta khuraafo daliil idin noqon mayso قال نبينا محمد صلى الله عليه وسلم من احدث في امرنا هذا فهو رد نعوذ بالله من الكفر والبدع
@user-ff2gb9nx1v
@user-ff2gb9nx1v 3 дня назад
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم من البدعه.
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 3 дня назад
Horta waa iga su,aale tima waynta bidaartu ma gasho miyaa
@NimcoFf
@NimcoFf 3 дня назад
Mid bidaar leh maba galo timo waynta
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 дня назад
@@NimcoFf😂😂😂😂😂wad iga qosliday wlahi
@khadarxasan6496
@khadarxasan6496 3 дня назад
Scw scw scw
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 3 дня назад
Nebiga naxariisi korkiisa ha ahaatee, haddaad u xusto di khaldan oon ilaahay Subxaanahu wa tacaalaa raali ka ahayn saw halaag maaha?
@qadannuuryare3733
@qadannuuryare3733 3 дня назад
Alle haydin soo ha nuniyo bidcada alle haydka qabto 😢 xaqa haydin garasiiyo
@shucaybmohamed-o3j
@shucaybmohamed-o3j 3 дня назад
Warkuawana miyay noolaayeen
@ashlee7773
@ashlee7773 3 дня назад
Kkkkkkl
@CabdisamedCabdilahi
@CabdisamedCabdilahi 3 дня назад
Cajab ar baldadkan eg dhashada nabiga scw wayne logu taglayay
@atika5785
@atika5785 2 дня назад
نساءل الله السلامه والعافية الحمد لله على اتباع منهج اهل السنه والجماعه بفهم سلف الامه الحمد لله على نعمه التوحيد❤️❤️
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 3 дня назад
Nabigu scw nin caraba oo timo jilicsan buu ahaaye adigu ma timo jilicsan baad leedahy 😂😂😂
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 3 дня назад
Dee isaguba timihisu ku qanacsan yahay
@zakirboss143
@zakirboss143 3 дня назад
Aaar geedkii inoo soo qaada 😂
@jamaalaxmed7389
@jamaalaxmed7389 3 дня назад
Alle dalka haydinka qabto shaydiin time weyn
@zola2487
@zola2487 3 дня назад
Timaha nabiga malooga dayanaya maya loogama dayanaya sababtoo ah ma amrin
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 3 дня назад
Qasaa'id farabadanoo la'akhriyo dadka looma fasiro lkn haddii loo fasiri lahaa waa layaabi la'haa.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 3 дня назад
Xiligii faqashta waxay ahaayeen basaasiin dad badan oo reer Somaliland dhibay. Waxa kale oo tusaale fiican u ah wasiirkii awqaafta ee tomoweynta ahaa xiligii cigaal, ee ugu dambeyntii gaadhigiina la baxsadey markii la fahmay in culumada isku dirayo.
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 дня назад
Kuani suufiyiintii hagaagsanaa ayay ceebeeyeen Timahaa lakala jeexayo waxaan ahayna ma hayaan barashada diintuna aadbay ugu yartahay oo waxba ma bartaan Aqoondaraana haysa 1 masalo kama Jawaabi karaan Budkaana ka soo horeeya.
@user-ff2gb9nx1v
@user-ff2gb9nx1v 3 дня назад
Alsuufiya wal qaabuuriya
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 3 дня назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW.
@AxmedNuur-k9u
@AxmedNuur-k9u 2 дня назад
SCW.SCW.SCW.SCW.SCW.SCW.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaKhadar-ql1ip
@AsmaKhadar-ql1ip 3 дня назад
War hewedhe kuwan tima wayntayi aduunka wayrogayane yaa kaqabte gabigoodaba cagaf lagaliyo
@shiine127
@shiine127 День назад
Subxanallah
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 3 дня назад
Nimkan dadka halaga qabto reer miigibay xoolihi ka dhameyeene
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 3 дня назад
gadhkii se maxaad u xiirteen😢
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 2 дня назад
wariye waad fogaatay marhadii aad timaweyntii xaruntooda
@ZalmaDheg
@ZalmaDheg 3 дня назад
Waa dhalinyaro dadaalaysa ilaahay xaqa ha waafajiyo adooma diisa
@JiilaaniOsman
@JiilaaniOsman День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCxasan-f6r
@MaxamedCxasan-f6r 3 дня назад
Horta kan cidkaste. Miyuu iska wareestaa
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@AadanismailMuhumed
@AadanismailMuhumed 2 дня назад
Waxay kadhigantahay gadhkana inuu xiirijiriray maadama intiina badani gadhkaxiirtaan taasna kolay kitaabkaa sheegay inuuxiirijiray
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t 2 дня назад
Salafka raaca waad liibaanaysaane
@IsmaaciilWeli-mg9px
@IsmaaciilWeli-mg9px 2 дня назад
War wagalo
@atika5785
@atika5785 2 дня назад
Nebiga been ha ka sheegin Suufiyo
@Halazremo
@Halazremo 2 дня назад
bal sunaha nabiga raaco oo nabiga oo kaliya ha idinku koobnaado, sheekhyada wafaadey aad xusaysaan ood qubuurtooda hoos fadhiisanaysaan ood duco ilaahay naago dhiib dhahaysan iska daaya hadad nabiga oo kaliya weyneysaan siday shareecada islaamku tilmaamayso dad saxa noqonaysaan lknse intad kolba qabri hoos fadhidaan niman shaydaan lafadhiya ayaad tihiin nacdal baana korkiina ahaadey waayo ducadii ilaahay baad qof kale lawadaajinaysaan indho sarcaadka aad umada qaciidadooda ka khalkhalinaysaan joojiya oo shareecda dhabta ah ee islaamka kuso laabta ilaahay ha idin soo hadeeyo.....//
@MahamedAbdixasan
@MahamedAbdixasan 2 дня назад
Kuwan yaa guba
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 3 дня назад
Nimankan timahooda loogu mashquul carabtu xitaa timaha way leeyihiin
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 3 дня назад
Aufigaasi wuu ka cabaaday su,aashaa la waydiyay ninkaa kkkkkkk
@AsmaKhadar-ql1ip
@AsmaKhadar-ql1ip 3 дня назад
Bidco bidco iska ilaaliyq dadkow yanay idin lumin mudahan
Далее
Семья с двойным дном. Рассказ
2:45:06
“ Waxan Ahay Single  “ Ayaan Edebsan
22:01
Просмотров 60 тыс.