Тёмный

“Waan ka xumahay heestaas reer Somaliland-na Raali galin haka bixiyaan’ Maxamed Xayir Maareeye. 

SAAB TV
Подписаться 500 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 230   
@AbukarSharifessa
@AbukarSharifessa 3 месяца назад
Maareeye waa guulwade xasan sheekh mushaharkaaga ilaasho
@MubYus
@MubYus 3 месяца назад
Xasan sheekh, sawkii Afkiisa ka lahaa Kenya waxaa nahay walaalo, Anaguna Amaxaarada iyo Ethiopia waxaan nahay walaalo,, wax dhibaato ah oo Raali gelin laga bixiyaa ma jirto.
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 3 месяца назад
heestaas waan ka xunay 😢
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 3 месяца назад
Adigu meeshaas aad joogoto waad u shaqo taagatay lakiin ciid ku dirasatay iyo cidaad masuul ka tahaay ma jiirato shilimadakaga ka uruuraso malinaba filim cusub u dhiig dadaka caqaligu shaqeenayane bal maxad kubiiransa heesata iyo qaar kaloow badan waan ku heesanaye kara karata adigu shaqaale ka ahoow meeshaas Africakanaku ilaalinayo 😂😂😂😂😂😂
@thegent2716
@thegent2716 3 месяца назад
Haddaad dadka u soo bandhigtaan wax qiimo leh, dadku way idin dhigaysan lahaayeen, ilaa iyo maantana waxba ma haysaan, hees iyo wax kale ha ku meereesan, idinku isku noqda, dadkana kasbada, horumarna keena, hadii kalena naga aamusa oo sharkiina nala dhaafa.
@caashamuminmumin6372
@caashamuminmumin6372 3 месяца назад
Is not your business.
@cawilcali7420
@cawilcali7420 3 месяца назад
Nin iska hadley waa geed qolof ka dhacdey
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 3 месяца назад
Failed istate somalia 😂😂😂😂
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 3 месяца назад
Ya walal inii ah cajiib
@SuadKab
@SuadKab 3 месяца назад
Tolow ma Xusbiga Wadinibuu ka sugaayay oo uu is lahaa wuu ka hadli doonaa,wadini doorashuu u taaganyahay oo Kuma dhaco in uu ka hadlo
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 3 месяца назад
Iska shaqeysoo shut up 🤫
@bellarota8044
@bellarota8044 3 месяца назад
just try to protect your job😂 in Somalia
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 месяца назад
Calooshiisa u shaqayste
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 3 месяца назад
Calooshi.ushaqayste.cadawga.s.laand.lashaqaysta.waanagadhab.heesahaasi.rerxamar.maxaa.nadabadhigay.ismashegano.s.land.guulguulguul.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Huuraale GAAL MAXASTA KUU DHAWRA OOD MAGANSO DHAANTA
@KhadarMuxumed-h8y
@KhadarMuxumed-h8y 3 месяца назад
Ɓeenale beenale anaga kuunjeer xabashiga noodhama xamar iyo waxa jooga kuunjeer xabashiga noodhama
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 3 месяца назад
Aabahaa.raaligalintiisii.was.amxaarkaa.dhow.sowdigaa.nolosha.ku.jarjaraya.sideenu.amxaarkaaga.dhawayn.iskufiirso.horta
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 3 месяца назад
shadhaab waxaatay calooshooda u shaqaysta jooga xamar dooni mayno 😮😮
@naasirawliyo2525
@naasirawliyo2525 3 месяца назад
Soomaalinimadu.ma.sidaxoolaha.xero.iigujirbaa.hankugawracee.mee.saraakiishii.aadceejiseen Badhna.jeelasha.hakuqudhmaanbaa
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 3 месяца назад
Nin baa xusuusan. Kaligay baan moodayay...thx Naasir
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 3 месяца назад
Ina gumeed calooshii u shaqeeya ah 😂😂😂😂😂
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 3 месяца назад
Dameer apologies ka bixinaya wax aanu waxba ka galin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
horgalkaygii miyaa lasoo istaadhay ??? ilaahay arsaaqad dhaanta hakusiyo ood dad ku matasho iyagoo kaa raalia maskaxdaada iyo goaanada ku xor u ah umadaadana gartooda cad libaax u goynikara !!!!!!!!! from saylac
@khadraosman9892
@khadraosman9892 3 месяца назад
bal waxan eeg ta la nagu caayey ee leeyihiin beeji miyaanu arkayn iska guulwadee
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
Nin ku yidhi sinaan maayso adna diid saraayntiisa Amxaarka iga xiga ninka jiritaankaayga neceb ee soomaali ila sheeganaya
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 3 месяца назад
Hees bad kahadlaysaye inaanu noolano ayay xamar didantahay nabada horumarka wanaaga ilaahay nasiiyay ayay Ka xunyihiin
@abdirahmanhaio2701
@abdirahmanhaio2701 3 месяца назад
Side apologies u side u bixine apologise adigu ma tihid somalaan qofka marku gafuu apologies bixiyee marka xagee tahay ma kuwa loo gafayo mise kiiwi loo gafay
@clrsaaqyusuf
@clrsaaqyusuf 3 месяца назад
niiko state of Italy 🇮🇹 😂
@saynabismail2646
@saynabismail2646 3 месяца назад
Makaad hees ka hadlayso maxaad ragii la ciijay uga hali wayday dameeryow foosha xun ka waran 5 wiil ee isaaq ee cidaiyaha laga guray iyo wiilkii la ciijey uf ishaa allaha ha ku dilaan
@NaasirFaarax-o1b
@NaasirFaarax-o1b 3 месяца назад
Xaraan baad tahay Waanu heesayna yaad u shaqaysa Anaya waxba normal yaan xamar Adigaa Farah baad tahay
@Waayoarag-z5b
@Waayoarag-z5b 3 месяца назад
Wllhi zhp adaa xaaraana wyo cidba md caydeen hadad xalal thy pro ku qadhadhode ninkaas qlbigaad ka bugtaa wllhi e alle haku cafio pro
@ibrahimmohamed5453
@ibrahimmohamed5453 3 месяца назад
Qof noolina waa hadlaa eeyna wuu ciyaa. Iska qaado cad quudheedka awelba midiidin ayaad u ahayd walaweyntee.
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe 3 месяца назад
Saaxiib iska xoogso mlaha dammir nool malihide waxaad ahayd kii taarikhda Somaliland adoo dafiraya turkiga iskeenay ee u doodayay Somali italiya adoo ka xun jiritaanka taarikheed shacbka Somaliland mana matashid umadan taariikhdeeda u dabaal degaysa
@amalos3435
@amalos3435 3 месяца назад
Hadalki resalwasare xamse uu somaliland kadhegay raligalin haka nixiyo
@amalhope42
@amalhope42 3 месяца назад
Shaqaalah somaliland ka taagey mute ma garaan mise kirikeeh baa lagu dhajinayaah waaba ku arkaa hadalkaaga😅😅😅😅
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 3 месяца назад
Calooshii ushaqeyste reer jaamac waal ah oolaangaaba sidaad udhex joogtey yamyam iyo qadaadweyn ayaad baantuu u eekaatey Viva jamhuuriyada barakeysan somaliland alle habarakeeyo Axmaar ayaanoogadhow qadaadweynta Cadow aan xamar iyo garoowe aheyn malihin viva ethiopia and somaliland
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 месяца назад
Foolxumo badanow aamus cadzwga soomasliland ayaad u niikisa 2dii wiil la dilay maxaad ugu hadli weyday
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 3 месяца назад
Anaga yaa naga siiyay boola jiis xasuuqii soomaaliland somaliya ugaysatey
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 3 месяца назад
Waan ka xumahay ha odhane waxaad tidhaahdaa waar masaariifta ha naga ciidaynina
@McIbrahim-o1h
@McIbrahim-o1h 3 месяца назад
Heestaasi waa qalbiyada Somaliland ayay ka turjimaysaa Somalinimada qaado Hana sugina
@Waayoarag-z5b
@Waayoarag-z5b 3 месяца назад
Hka been abuuran nio somaliland qalbigaga xun weeye o keliyee
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 месяца назад
Anaga waxba nagama galin xasan sherkh ayaa kuu soo laqimay guuul guuul qaranka soomaaliland xamar Annga waxba nagamq galin aduu waad shaqatagtay lkn waad soo noqon adoo cafis doonayaya
@roodanuur461
@roodanuur461 3 месяца назад
Xaayirow saaqajanyow xaasn sheekhi maaxamud maarku kaa duulaha somaliland dhiigi baan kuu daadin fiiqi boona laaha laascano waan kaa haawlgalay maatidhi raali geeliin kaabiixiya daayusiinyay konfur laagu kufasaday ee siirta laaga waada haaya
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 3 месяца назад
Qalbiga dadka somaliyed xaguu ku maqnaa markii tobanaanka laysigu xidhayey reer somaliland dabkana lagu qabananayey nacasyahaw
@FadumoIbrahin-t9p
@FadumoIbrahin-t9p 3 месяца назад
Dhhh
@SafiyaIsmail-nt2tg
@SafiyaIsmail-nt2tg 3 месяца назад
bayal
@Innamadar
@Innamadar 3 месяца назад
50000 kun ayaa hargeisa lagu xasuuqay oo diyaarada lagu rusheeyay inta aanay cid ogay iyo ina caajo iyo xanuno u dhimatay ayaa ka badan. Reer Somaliland ma isaaq miyaad ka raali galiseen wixii ku dhaucay. Hadii laydin yidhi amxaro ayaa naga kiin xikta waa waxa ugu yar ee ay dadkii dadkoda la xasuuuqay yidhaahdaa. Buuuuqa joojiya
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 3 месяца назад
Aa la xasuuqay aaa lagu xasuuqay dad maskaxda ka xanuunsanayo ayaa tihiin dhamantiin siil hooyadiin amaxaaro ayaaba tihiin markas waxa idinka soo fakatay Amxaro anahay
@mohamedowjama8447
@mohamedowjama8447 3 месяца назад
Sidaa aad u madoowday ayaa qalbigaaguna u madowyahay
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 3 месяца назад
Waar doqonkani miyaanu ogayn in koontu mar kasta ay yidhaahdaan somali ma tihiin oo ay somalinimadii ay naga saareen ilhan cumar waxay lahayd maxaad uuga jawaabi wayday waar duli baad tahay maxaad heesta uuga hadlaysaa xaar wayne
@hassanabdi1536
@hassanabdi1536 3 месяца назад
Doqoniimaad la madowdahay illeen
@MohaShine-m2o
@MohaShine-m2o 3 месяца назад
AYAA KU XOREEYEY SHALAY DAMEEROOW
@nimoadam3508
@nimoadam3508 3 месяца назад
What about Somalilnd be for
@axmedcabdi-kg6xe
@axmedcabdi-kg6xe 3 месяца назад
Ma xilkaa lagaa qaadayaa hadii aanad soomaaliland ujawaabin xoolayahaw qanji dhada waaynlihi
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 3 месяца назад
Waayaa maaleeyo waxan aad ku hadlaysaa maaha waxaanu kaa dhegaysanayno, ma gabadhii Abgaal baa ku soo canaanatay, jooji oohinta somali land heestaas waan ku wada faraxsanahay, wax soomaali la yidhaahdaana ma jirto.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 3 месяца назад
Waar afka reer abaarso ku hadal mr sacsac muuse.
@SaadmoustaphaosmanDhago
@SaadmoustaphaosmanDhago 3 месяца назад
caaaaac caaaaac oooy 😂😂😂😂
@caraboday9074
@caraboday9074 3 месяца назад
Ma wax moodayaan in aan la gararayn waxa soomaaliya ku hayso dadka iyo dalka somaliland
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 месяца назад
Heesi maxay tahay cadaw ka daran waxa qaranimada somaliland diidani ma jiree hadal muxuu tari
@AminaDjama-fu3ft
@AminaDjama-fu3ft 3 месяца назад
Dhuuso Dhuuso 😮
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 3 месяца назад
Waxaad tahay dameer dameer liita rarto aakh aakh gafuurculus nigisyada u maadh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdohassan498
@abdohassan498 3 месяца назад
Dhuuso Dhuuso Dhuuso waan ka baxanay somalidnimada qata. Na ilaawa waxanu ka bixinayna ma jirto uf Baan Idina nidhi.
@lit7189
@lit7189 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk adigaa dulumano kuu doodana dayacayiyo daraxumo weli doonyo kaa diifacayana cadawga duushiyo duudaka karataya kugu yidhi duuqee dadakii ada ahadi dooqon yohwoyo isege
@KhadraCabdi-ov9gf
@KhadraCabdi-ov9gf 3 месяца назад
Somaliiya hore waxbaa khaldamay waa been. S/land ayay ahayd ciddii wax ka qalda meen Mar 2aadse qalddaaan noqon maayaan.waa biyo kama dhibcaan taasi hay sheegane runtu waa taase riyada ka toosa .................... Tahriibe magafe haysto wuu qayliyaa=(XAYIR IWM.)
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 3 месяца назад
Yesterday, " Reer SSC KHAATUMO ya udiray midnimada soomaalia". Today, who sent you to speak on behalf of Federal Republic of Somalia's unity and territorial integrity 🇸🇴 ?!! 😅😅😅😅😅 what you reap is what you sow😂😂😂
@abdiali319
@abdiali319 3 месяца назад
Faqash Faqash Faqash Faqash. Adigay Somaalinamadu ayey qiimo kula leedahay. Biidhi qaate waaxid. Its your end to lie fully represent Somaliland in your self interest. Aamus iyo dhuumasho ayaa laguu qaatay. Foolxumadaada uma ekidba reer Somaliland ee Baajuun ayaad u egtahay.
@Iphone20249
@Iphone20249 3 месяца назад
Warwalagu karbaashee quuso doqonta usha ag teeda kudhufo dee gogaa laguugaliyay waxmagaradyow somalita somaliya somaliya wayo???? Warhaykukata dhajin maraboobtay dhilowyahanyow somaluland waytagtee ogow 😭😭😭 ilmada cesho ban ku idhi nafyay caalwa hanoqon aduu calaf kaa ceshaday somaliland waytagtee ogow 😭😭😭 cesho😂😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 месяца назад
Doqon waliba muxu marku sudh xidhay muxu niin is moday. Somaliland kuma rabto do you understand that ? Republic of Somaliland. Xamar wax no dhama axmaar amba Ehhiopian
@EidAhmed-d2h
@EidAhmed-d2h 3 месяца назад
Maaree.yow.xisho..inamadii.laayay.ka.maad.hadale.hees.maxaadka.sheegi
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 3 месяца назад
Wasiir Maaleeyo godkiisa beyond ugu galen. Bariiskiisa ayaa cìidoobay. Hooyadii xun oo laba wajiile ah.
@XarirSeed
@XarirSeed 3 месяца назад
Iiyadoo ii xumaysay, intay tuug xadhkagoysa , xildhibaan iiga dhigayso, xamar haygamaqnaato
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 3 месяца назад
26june maalintii somaliland xornimada ka qaaday ingiriiska Hambalyo shacabka somaliland xalay waa maalin wayn 💚 🤍 ♥️
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 3 месяца назад
Xadhigii dadka lagu ceejinayay ka warran...iyo 11 ka hadda u xidhan Somalinimada Shit
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 месяца назад
Colaad iyo Nabad midna kuma wanaagsana Hogaankayagu, in sha Allah 6 bilood ayaanu ku rajo weynahay in aanu helno Soomaalilaan is oggol deriskana la saaxiib ah.😮
@AbdiHodmane
@AbdiHodmane 3 месяца назад
Faba. Dhilif iska xmaalo amin kuutaal maha. Xasan. Markuu lahaa dhiigbaan kusoo celinayaa midnimadii sawdigii dhinac fadhiyay
@ismacil9022
@ismacil9022 3 месяца назад
Dabadhilif qanjawayne xabashida ka asalsan
@kaarsheyare6550
@kaarsheyare6550 3 месяца назад
Waar naftaada meesh Kala carar intaan xadhig laguugu bakhtiin nacasyohow
@XarirSeed
@XarirSeed 3 месяца назад
5shanta oo xorowda, xamartaa igaysoo xoriyadi utuure, ma inlay xasuuqiyo, xiniyo xaasidban rabay?
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 месяца назад
Xayirow labatan sano 20 aya somaliya jogtey mahaya somali konfured is ogola nabd aha isunada aha madaxawen xukuma 😅
@NIMCAMMUXUMEDMAXAMUD
@NIMCAMMUXUMEDMAXAMUD 3 месяца назад
iLhaan Cumar markaY LahaYd s00maLi izku zheeg maxaD ugA damqan waYdeen intaaD heez ka 00YaYzaan
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 3 месяца назад
LOOMA BAAHNA HADAL MEEL WAAYEY!! MARKA UU DHACO AQOONSIGU XAGEED U BAXAYSAA!! YOUR DAYS ARE NUMBERED!
@Iphone20249
@Iphone20249 3 месяца назад
Kuwakalo kadaran ba soo socda muuse waakii 19/88 hangoolatow geed idinsudhay wakii hadana tukadaran buu kugu samatndona
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 3 месяца назад
Cadaqate ma matashid somaliland sababto ah waxad thy nin gajonaya oo nasabdisi sistey cunto sorry 😮😂😂
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 месяца назад
Ila meereysow 😂 Dalkaan wxii ka xumada muqdisho iyo hargeysa ka masuul ah Dadka somaliyed Heesi wax yeeli mayse Ee wxd ka hadalsha Oo jojisaa gooni goosad laga wado hargeysa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад
Reer burcaa kadadlay waa nagu filantahay mar hadii gobolkii raga diideen ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 from garoowe
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 месяца назад
Ciida ayaa madax kaah gaayshey geeridi nabiga maa oogwo
@Iphone20249
@Iphone20249 3 месяца назад
Aaad ito aad baanu ugu farax nat heestii latdunku karbaashay anagoo shacabka somaliland ha aldoqonsanida war uf baanu kunidhi xabashibaa nagakiin xigta imikanu ku leenay iskaci macaaac maccaa🐑🐑🐑🐑🐑
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 месяца назад
Wayaa qoodha salaxaw xasan qoodhaha usalaax xaramiyahow xaramigu dhalay xabashi ayanukajecenahay haa
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 3 месяца назад
Maar weeye ee maaha maareeye
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 месяца назад
ASC ILLAHAY ayaa yiri galada cadawgiina haka raali noqona nin yiri gaal ayaa iiga qof walalkis Muslim ah somali oo dhan ayaa islaysey dowladii militariga cidkasta ayey leeysey maxaa kugar ah reer waqooyi wanala laayey idinkuwa sooma ayaan maytidii lascanod
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Waa been waxaad sheegaysaa.Isaaq waligiiba wuxu ahaa waxa uu maanta yahay oo ah Dabadhilif. Waxa kale waa been iyo taariikh been abuur ah.
@maxamedaxmed3683
@maxamedaxmed3683 3 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5-Xkqk5c-VE.htmlsi=gpqCQQA2kmEjqjL3 Tan yaa naga raaligalinaya? Mise kuwani calooshood u shaqaystayaal adiga oo kale ah maleh? Waar yaan la isku ciyaarine, haddaad intaa xil ku haynayso nasoo cay. Kkkkk
@asadcali4609
@asadcali4609 3 месяца назад
Waar soolilayay waa abaagadhayaashii iyo somaliland oo kalabadhyihiin abaagadhayaal waa aynu xasuuqaynaa soo diyaar garooba
@shakumar47
@shakumar47 3 месяца назад
Muslinimo nin an igu dhaqayin muminimo khasa gal maxasta ii dhawura o magansada dhama abku dono ha sheegte wuxuba ehelkaya ah ninkay na midayisay ujeedo midabku yelkiye ya magaca nogu kiin daray abalkii adis ee dulcad iyo balayal ma waxan garab dhiga horornimada villa war dhiglay
@kayseduale1771
@kayseduale1771 3 месяца назад
Walawaybtu way idin soo eryeysaa dhawaan marka Somaliland la ictiraafo (ayaamahiinii hadaad fataaliinta somaliya tuhiin way dhammaatay)
@fadumojama4670
@fadumojama4670 3 месяца назад
Mareye cadowgaad noo soo Randy baad kamidtahay 🥵🥵🥵🥵🥵🥵
@canabadamjaamac7371
@canabadamjaamac7371 3 месяца назад
Waar meesha waad ku duleysan tahaye ka soo carar ragaagii qaarna xamar lagu dilay qaarna jeel ku jira oo lagu jidh dilo waxaad ku hadashaaba fashil
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 месяца назад
Dadkiisa in la gumaysto nin raali ka ah horena loo laayay malinti dhawayd Ee cabdinaasir iyo xildhibaanka arab lagu dhex gawracay xammar halkeed joogtay naagyo naagu dhalay adiga iyo noocaagaa nolosha in laydinku gubaad istaahishaan pool shit
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 3 месяца назад
Khatarta abni ee SOMALIYA waxa weeye Somaliland ayaad go,aan dawladed bal sheega qaabka aanu ugu nahay khatar abni Waar is yeelyeelka iska daaya, waxaas wax xun ayaa soo socda ayaa xun, waayo ? Dagaal ayaa la iclaamiyay anagana colaad ayaanu qaadanay waana lakala guranayaa tasho inta goori goor tahay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 месяца назад
Waryahe iska shaqayso adeer ma qowmka dhan ee dawlad iyo shacab iyo culimo Hees xamilawayay subxanalah meel madhan ayanu arkaynaa soomaliland ha noolato Abwaan Daha Gaas aaaaaaad iyo aaaaaaad buu u mahadsanyahay iyo Fananiintiiba
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 3 месяца назад
Mareeye dadkaaga waa la iska indhatirijiray lakun hada farteey Quraanka waa lala qorayaah
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 3 месяца назад
Dan baa xasadkaaga tidhi ka guur deriskaaga xune ma lihin cadow xamar ka daran garoowe kuwa xintama waxaa iga xiga amxaar xurmiyo sharaf igula nool 🇮🇹🤝🇪🇹💯
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 месяца назад
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 3 месяца назад
Anaga dhawacayagii yaa boolajeeys ka bixiyey sheeko waa la kala durkey somalilaan waay tagtay
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro 3 месяца назад
WASIIRKA WAYDIIYA WIILASHII XAMAR LAGU CEEJIYAY MARKA HORE OOHINTA JOOGI SIYAASI WARKIISA WAANU NAQAANAA IS OOHIN
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 3 месяца назад
Calooshisa u shaqaystaad tahaye bariiskaga ilaasho , Hadalka Runta Raali lagama bixiyo e wax Aan shaqadada ahayn ha fara gelin .
@Iphone20249
@Iphone20249 3 месяца назад
Hacitaane aydu hayska citaane caynka reerka ugiija bal bisadan madow eefa
@axmedaxmedxasan4395
@axmedaxmedxasan4395 3 месяца назад
Doqonow hees tii maxar laga qaaday ee lalahaa reer somaliland qodho amcaar bay doonayaan maxad uga hadliweeday mise waxad tahay cali shiisa u shaqaste mesha ku bah dilan bal waxax nala hir timiday
Далее
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
Просмотров 38 тыс.
Он Знает Кто Дома Главный 😂
0:32
У каждого такой батя
0:15
Просмотров 3,5 млн