Тёмный

‪@nasra_abtidoon‬ 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 304 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@Ciiltireboy-c8e
@Ciiltireboy-c8e 3 месяца назад
Nasiib xumo majiro qof like saarey saliga nabiga scw scw 😢😢
@AasiaAadam
@AasiaAadam 3 месяца назад
Scw
@Amirafan1
@Amirafan1 3 месяца назад
Scw❤🎉
@Nasroolad-v6f
@Nasroolad-v6f 3 месяца назад
Hi​@@Amirafan1
@Nasroolad-v6f
@Nasroolad-v6f 3 месяца назад
Amira
@Imbie3z3
@Imbie3z3 3 месяца назад
Scw ❤
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 3 месяца назад
Team Amiira Nasra sidey xalay Nooga farxisay iNagana Haan uga farxinO 1M Aan GaadhsiinO🥹❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 3 месяца назад
Aad&aad wlh
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 3 месяца назад
InshaAllah way gaari❤
@Doodaye
@Doodaye 3 месяца назад
I.a
@quen123
@quen123 3 месяца назад
Sundus xitaa way na aaminsantahee half million aan gaarsiiyo🙏
@fahmoc.casiis3463
@fahmoc.casiis3463 3 месяца назад
Wllhi been ma,ahan❤
@Team_koko45
@Team_koko45 3 месяца назад
Amiira ilaahay dartiis aan kuujeclahay 😢
@MustaqiimCali-u2l
@MustaqiimCali-u2l 3 месяца назад
❤❤
@ShamsoCqadir-f6i
@ShamsoCqadir-f6i 3 месяца назад
Ooo cadaa hee
@MunnaSalim-ij9mb
@MunnaSalim-ij9mb 3 месяца назад
Heknsjsbssa❤❤❤❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 3 месяца назад
❤❤
@Cawiita
@Cawiita 3 месяца назад
Ceyda ❤​@@QueenAmiira-fw6cn
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 3 месяца назад
Nasra Abtidoon inta ay Malaysia joogto 900K gaarsiiya xafladana halkaas ugu qabta insha Allah
@Brown-j8v
@Brown-j8v 3 месяца назад
Amiira I cafi Mar ayaan ka sheekaysanay ani iyo azhaaptayda xumaan maahan abaayo lkn nabiga xitaa wuxuu yire qof xitaa hadii uu leeyhay sifo wanaagsan ama xun hadaaba ka sheegtid asaguu maqan waa xamatay marka waxaan ku leeyhay i cafi sifo aad leedahay ayaan mar ka sheekaysanay ani iyo gabdha team schooley aan nahay adi koko sundus saamiyo adno ceyda cumeer abaayo nacafiya taageero baa nii nahay ee idin ma necbin waa idin jecelnahay team 27 dhamaan escepsheet uga qaad dhamaantood say noo cafi yaan because geerida intay noo jirto alla ug abaayo mcn ❤❤❤
@YazminApuker
@YazminApuker 3 месяца назад
Mash allaah wll qaaali qofka Ugu fican waakan cafiska dalbado masha allaah
@Brown-j8v
@Brown-j8v 3 месяца назад
Haa abaayo lkn dadku waxey mudayaan xumaan inaan ku xantay lkn waa dadka aan ku xisaabtamo iney every night wax soogaliyaan hadaan waayana aan is dhuho maxaaa ku dhacay xanta hadaa idin sheegana waxa waaye qosolkooda midwalba soo uqoslo baan wax ka sheegay plz 😑 for give me my team ❤❤❤🎉
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 3 месяца назад
M. Mss ruun qof diinta waxka taqaan ayaa thay abyo❤❤
@Brown-j8v
@Brown-j8v 3 месяца назад
Thanks abaayo ❤
@HooyofadumooHooyofadumoo
@HooyofadumooHooyofadumoo 3 месяца назад
sundus iyo amiiro wa dawdaa mana qosli hadan ka yeelo saaas😂😂😂
@FardowsoAhmed-o1t
@FardowsoAhmed-o1t 3 месяца назад
Sundus imtixaan kulaha halkee kujirtay kulaha😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 месяца назад
Nasra iyo Amiira waxa u malaysaa inee 100 sano is yaqaaneen ani mid walba gaar baan ula socday 3 wax bay is kaga mid yihiin 1 kaftanka iyo fur furnaanta 2 Qalbi wanaaga 3 funny nimada waa dadka farxada lagu ag dareemo masha Allah ani qosol bay iga dhameeyeen sundus way yaaban tahay 😂
@Baastoooozz
@Baastoooozz 3 месяца назад
Sundus intee ku jirte kulahaa tan ani cml waaye wax walba inaa ogaado jeclahay😭💔😂😂😂
@Hada23234
@Hada23234 3 месяца назад
😅😅😅😅😅😅😅😅
@FatushabdinourAbdullahi
@FatushabdinourAbdullahi 3 месяца назад
Ani xitaa wey imatashaa waaley😅
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 3 месяца назад
0:16 sundus caadi ma,ahn ❤😂😂😂 baranbaro lii dhahay kulahaa 😂 Team amira amiiiradeena darteeda aan nasro 1m ku tuurno ❤
@Munomaxamud-x8o
@Munomaxamud-x8o 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw saladana ha ilaabin wll ❤🕋☝🏼
@DeeqowAbuukar-ld8pz
@DeeqowAbuukar-ld8pz 3 месяца назад
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
@zesi23
@zesi23 3 месяца назад
Team 27 m.a nazra u kaca 900k gaarziiya😢😊
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 3 месяца назад
hooy waryaa sundus iyo amiira martida halaga xishoodo😂hye team amiira hal milyaan aan ku tuurno boqoradeena nasra wlhy weey uqalaanta😘😘😘🤗😚
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 месяца назад
Ala cawada manoli san uqoslaye sundus iyo amiiro is helay sundus kulah gabar fananda waji male😂😂😂😂😭
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 3 месяца назад
Amiira iyo sundus hadeyy is helan wa walidiyo dad aH😂😂
@Maxamuud.cali15
@Maxamuud.cali15 3 месяца назад
Ardyda imtixanka dwlada galyso f4 ilahy ha ufudydio🤲🤲
@abdiqanicade
@abdiqanicade 3 месяца назад
aamin ya rabi
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 месяца назад
Amiiro iyo sundus dad isfahmay welcome nasra qurux ❤
@hamdafarah6232
@hamdafarah6232 3 месяца назад
Ala beerka wlhi qosolkii ba iga dhamaade😂😂Nasro Amiira iyo sundus ishelay mana qoslin hadan kaa yeelo😂😂😂❤
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 3 месяца назад
😂😂😂
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 3 месяца назад
Team amiira hataa nhy nasra abtidoon aan gaarsino 900k 🎉🎉
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Amira nasra intaysan bixin teamka dhan meel ay wada joogaan geey cumayr shactiradiisaa iyo dhaman teamka ha aragto dhalinyaro wada fany ah
@Gaminggirl48-48
@Gaminggirl48-48 3 месяца назад
Team amiira qurux 1 like, Qofaan amiira taageerin yuusan like ama reply iisoo galin ❤🎉😂😢😮😅😊
@CismaanDabeel
@CismaanDabeel 3 месяца назад
Team amiiro welcome
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 3 месяца назад
Tem milyan qurux❤❤❤
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 3 месяца назад
team amiira qurux❤❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 месяца назад
Nasra abtidoon gabar aan aad u jeclahay qalbi wanagsan wey u dhalatey somturk markey u tageysay na wan oga amiray nasro haday darta intas sacad uso socotey weyku sharaftey wlh m.a❤❤❤
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 3 месяца назад
Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw 🎉🎉🎉🎉😊🎉😊
@Doodaye
@Doodaye 3 месяца назад
Kusali nabigeena muxamad scw scw scw
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 3 месяца назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw is ❤
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 3 месяца назад
nasiib xumo majiro ruux like saaraya saliga nebiga scw scw 🥰😔
@maanocabdiqadir
@maanocabdiqadir 3 месяца назад
Team Amiiro ❤😢 one like
@QadarCade-cd3kw
@QadarCade-cd3kw 3 месяца назад
TeamAmiiro❤😢one like
@nabiilaibrahim4351
@nabiilaibrahim4351 3 месяца назад
Wlhi waadna matashay nasro abtidoon masha allah farxda aad siisay amiiro mid ka weyn ku rajeynaaa insha allah ❤
@mimia3572
@mimia3572 3 месяца назад
Team Amiiro one like 🎉
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 3 месяца назад
❤❤❤❤
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 3 месяца назад
❤❤❤😊
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 месяца назад
Arsundus wey igaqoslise ugbada aragsan mid maha maxey gabarta baranbaro udahde😅😅😅😢
@MSSRahmo-bs7bi
@MSSRahmo-bs7bi 3 месяца назад
Haa wlhi qof kaftan wax aa u tiri lkn waxa laga yaba noloshiisa inay saaameen ku reebtid😂
@SumayoMaxamed-dg5hy
@SumayoMaxamed-dg5hy 3 месяца назад
Amiiro abayo wan ku jeclhy ❤inta ila jecel like ❤
@IstaarCabdi
@IstaarCabdi 3 месяца назад
Walal kusali nabigeyna mohamed scw scw scw scw 🫡🥰
@AaminamaxamedNuur
@AaminamaxamedNuur 3 месяца назад
❤❤❤
@AmiiraFans
@AmiiraFans 3 месяца назад
20:52 amiiradena waan kufahansannhy don't worry nasra anaga babineyno😂🎉❤
@Effected_18
@Effected_18 3 месяца назад
Masheegeee marka😂😢
@HodanIbraahim-ii6bw
@HodanIbraahim-ii6bw 3 месяца назад
Bamplyo aamiira qurux intaa waxa ka badan ayaad uqalaan ta walaashay Aamiir ❤❤
@AnishaAhmed-gk7uu
@AnishaAhmed-gk7uu 3 месяца назад
Amiradheni malesia university iqaten kl maigusodaweynee siz
@queenfatush9901
@queenfatush9901 3 месяца назад
Wlhi nasra ano waligey iska jecela markan xafladad ku arkay waba iska se jeceladay wlhi hadan team amira nahay thanks ayan ku lenahay abayo
@سلطانهمحمد-خ5د
@سلطانهمحمد-خ5د 3 месяца назад
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 месяца назад
Nasro abti Doon halagu tooro gys 1milion inta ay ♥️ Malaysia 🇲🇾 jogto
@Shukrisharaf-q9q
@Shukrisharaf-q9q 3 месяца назад
Team Amiira one like 👍 ❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 месяца назад
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 3 месяца назад
Meelkasta joog😂
@ayanmohamudsuleiman6503
@ayanmohamudsuleiman6503 3 месяца назад
Team amiira nasra abti doon aan gaadhsiino 1m intey maleysia joogto plz waa smeyn karnaaaa
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 месяца назад
Amiiira wlhi waan ku jeclahay abayo waan ku taageeraa alle haku taageero Nasra qalbi wnaageey alle hakaa abaal mariyo farxadaas aad Amiiradeena LA qaybsatay❤❤❤❤❤❤❤
@__xa781
@__xa781 3 месяца назад
Abaayo nasra anagaa kujecel wllhi ha ubixin dadka maalaayacniga meelahaas ka dhuraya❤❤. 900k above adoo haystaa naga laaban insha allah. Boqoradii dhaneyd baad ka farxisee ma dheelbaa anagana waad na matashey❤
@BossHamza765
@BossHamza765 3 месяца назад
Sundus i like qaabke ushactiraneso wllhi 😂😂
@ismahanmohamedismahanmoham3054
@ismahanmohamedismahanmoham3054 3 месяца назад
My Quween amiiro 🤴🏾 keep going ♥️♥️🫰🏾🌎🫰🏾
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
Sundus wa fudayd qosolkaa kadhamana waisku kajee hadad dawatid ❤🎉😂😂
@sagalabdullahi2682
@sagalabdullahi2682 3 месяца назад
Wllhi qosloka iga dhamaday😂sundus waa dhibley😂
@Amirafan1
@Amirafan1 3 месяца назад
Team amiira Nasra abdidoon ah kor u qaadano waxa i tusa hee nasra coming soon 900k I.a After 2 days 🫶🏻❤️🔥🩶😮‍💨🤟🏻
@anfacliibaan
@anfacliibaan 3 месяца назад
Insha allah way gaaree
@Shuushuu-r5c
@Shuushuu-r5c 3 месяца назад
Pls Kusaliya xabiibkeena muxamad scw
@HanadHussein-xn3jw
@HanadHussein-xn3jw 3 месяца назад
Waraa isoo duceeya Exam glyaa😢
@naimaabdulkadir2581
@naimaabdulkadir2581 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NajiLil-lb1yo
@NajiLil-lb1yo 3 месяца назад
S.c.w
@Satuush61Satuush61
@Satuush61Satuush61 3 месяца назад
Amiiradeena❤❤ hambalyo Asxapay ii soo duceya Beri Exam galoyaa 🥺
@saynabaxmed518
@saynabaxmed518 3 месяца назад
😢amiiraay xilimaan team 27 kusoo biiri doon my dream team wlhi
@Fad-p4i
@Fad-p4i 3 месяца назад
Qalbiga idinka jecelhy adinka dhan nasro wayna matashay🎉❤
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 3 месяца назад
Sundusey ❤❤teamka wxwlbo wa lagahelayaa dnka qosolka sundus wye 😅
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 месяца назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
@maydoll5355
@maydoll5355 3 месяца назад
Sundus fudeedka iska yare abayo hoyo quruxdu wa deganan is deeji elegant iskadhiga qosolka badan iyo qaylada hadalka aad boobsinaysid boodbodkaiska daa markaad qoslaysid afka gacanta saar afkan aad kamirada kukala furaysid ila dalqahaga muqanayo iska da midakale hadalka sug hor cararka joji markay sual lagu weediyo wajab sibad umooda inay dumarkan kaaga dhacayan aadna aad isuqorqoraysid wasidan urko sikasto aad qalbi saafi utahay fudedku waxbadan bu kudhafinaya hoyo hore usoco wakujeclahay sida gabadheda okle kulataliyey Amiira adna Sundus sifican ulatali adiga walashed ah usheeg waxan inu RU-vid ahay videos yashan forever meshas kujirayan porotocol bar waxba haka xasidin walal camal noqda gulabadan baad garaysan
@axmadamiinmohamud
@axmadamiinmohamud 3 месяца назад
Sundus is funny.. with sunsdus 27 is nothing 😂😂our
@Effected_18
@Effected_18 3 месяца назад
Afkaa caana mac lagu qabayye la anted maba daawadoo
@naimaarif745
@naimaarif745 3 месяца назад
Sundus wlh waa haysaa😅 kulahaa Gabadh fanaanad ah Sidaas u yas
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 месяца назад
Haa wlhi meley iska sartay😂😂😂
@rahmoabdi8164
@rahmoabdi8164 3 месяца назад
Amiiro hamablyo sister guuleyso waligaa 1m kabdn uqalantaa alx 🎉🎉
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 3 месяца назад
Nasro waa aamini la ahay ilaa hada masha allah amiira horay usoco qalbiyeey ♥️
@naimahussein36
@naimahussein36 3 месяца назад
RU-vid somali ma dawado lkin imika kusaaray amiiray guulayso queen ❤
@Effected_18
@Effected_18 3 месяца назад
Waxbaa ku dhafeyyy cadeyyy
@Qa.70
@Qa.70 3 месяца назад
Xaqiiqdii ugbaad iyo sundus markii la dhaho sundus baa jir qurxoon bararnbaro hadee dhahdey wa cay wxeedu
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 3 месяца назад
Team 27 nasra inteysan bixin 900k an garsiino🤍😭🫶🏾
@ZhataXasan
@ZhataXasan 3 месяца назад
TEAM SUNDUS ONE LIKE😢😢
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 3 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 3 месяца назад
Hhh wan ka qadnay❤
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 3 месяца назад
Hambaliyo Amiira qurux inta inkabadan waad qalanta❤👑🫶❤️‍🩹
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 месяца назад
team Amira iyo sundus one like ❤👍
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 3 месяца назад
Masha allah tabaarakallah nasro ❤❤❤❤❤❤ amiiro qalbi saafiyeey hambalyo mar 3aad
@Amiira527
@Amiira527 3 месяца назад
Nasro waba kujecladay😂😂😂
@Kamaheloislaweynida
@Kamaheloislaweynida 3 месяца назад
Kusali Nabi muxamed Salalahu caleyhi wasalam ❤
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 3 месяца назад
Sundus funny whi way qalbi waangsnthy❤
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc 3 месяца назад
900k karisaya plz sisharf io Managua commented qalda nagadaayo plz team amiira plx 900k noobalan
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
Amiira iyo sundus waa isla jeclahy markasta lkn koko waa nebcahy amarada ilaahay😂Amiira and sundus big hug🎀❤
@xaawomacalin6882
@xaawomacalin6882 3 месяца назад
Ceeb wye waxaas ama wada jeclow ama iska dhaaf
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
​@@xaawomacalin6882wll amarada ilaahay majecli mooyi wxay thy
@UbaxApdiaziiz
@UbaxApdiaziiz 3 месяца назад
Ogoreeey naade gabdha nooga fuqa kabta koko naag ay ugasho bl ka soo hela team 27 isa soo adkeeya markaas koko la tartami kartaan
@SagalBarwaaqo
@SagalBarwaaqo 3 месяца назад
Koko bulle the best queeen of 27 kabteedu gabdhs cidna uma gashee iska daaaya suuraha wd maseerteene
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko is not easy maxey habro badan ciishey😂😂
@FadumoMohamud-re9ym
@FadumoMohamud-re9ym 3 месяца назад
Team Amiira nasra abtidoon waa na matashay❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@aragsansidiiilibaxa5756
@aragsansidiiilibaxa5756 3 месяца назад
Million qurux wan jeclaa iney nasro maleshia ayado jogta iney million karto❤
@IlhanAden-y9h
@IlhanAden-y9h 3 месяца назад
TEAM AMIIRO HELLO NASRO U KACA INSHA ALLAHA ❤ 900K❤
@SahroAxmad-qu8ir
@SahroAxmad-qu8ir 3 месяца назад
Amiira abaayo hambalyo hambalyo hambalyadaada kamadaalno hadaa nahay tem amiira 2m kuura rajey heynaa insha allaah ee halkaas kasii wad dadaalkaaga insha allaah waxyaabo qurux badan kaasugeynaa ani ahaan.haday.maxquul tahay inaa qisooyin nooga sooshekeyso habeena jaalanjiyada caadiga ah
@SahroAxmad-qu8ir
@SahroAxmad-qu8ir 3 месяца назад
Yaa igu raacsan
@saynabjama2038
@saynabjama2038 3 месяца назад
Masha Allah amiira boqortooyo iyo nasra abtidoon aadban idiin Jeclahay waxaan jeclahay inan meel fiicangaadhay❤ guusha dumarku ❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Team Amira Qurux Aan garab istaagno walasheen Nasra abtidoon, wey u qalantaa💖❤️🎊🎊
@NajaxCabdicasiis
@NajaxCabdicasiis 3 месяца назад
Amiira waayo ad wiilki xalay ku hagar baxay ad hadiyad ugu gayn wydy ad farxadiisa ugala qayb qaadan waydy cumer big fan
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 месяца назад
Tiktok iyo isnap bewa so dhigte ine camerada gadashed ugu gesy lagayaba nasra mel fog ugu imady ine vedio kadubto weye
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
Mxa ka ogthy hday doonto ugaysay
@NajaxCabdicasiis
@NajaxCabdicasiis 3 месяца назад
Midh umay gayn
@NajaxCabdicasiis
@NajaxCabdicasiis 3 месяца назад
Inay hal vidoe kaso wada samyso ahyd quruxeey magarty Qof hal maalin ku imid iyo mid waligiii ku hurayay naftiisa isku mid maaha
@مريم-علي
@مريم-علي 3 месяца назад
Positive ku fikir abyo iney utagty lkn weli vedioga soo gelin laga yaabaa
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
ABAAYO. WELCOME. NASRA ABTIDOON. ABADYO MALESIA. AMIIRA. QURUX. SUNDUS WAA IDIIN SALAAMEY
@abdimalikmohd909
@abdimalikmohd909 3 месяца назад
Amiro sundus mad iska dhaftahy way afuwaytahy
@Fadumaadan-r8h
@Fadumaadan-r8h 3 месяца назад
Please Nasra 900k hala saro
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
Inta xali kayabtay surprise nasra like 👍 😂
@MariaRuun-yc8bp
@MariaRuun-yc8bp 3 месяца назад
Amiira ani boondheera kugu sugoyaa wllshy mcn i.a anò ku,arkin allah ima qaado 😢❤❤🎉😊
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 3 месяца назад
Team nasra abti Doon one like 👍 ❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 месяца назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@fahmaosman
@fahmaosman 3 месяца назад
Team sundus one like😍
@naimaabdulkadir2581
@naimaabdulkadir2581 3 месяца назад
Waan ku salamay xabiibti nasro abtidoon walashey qaliya nolow abaayo mcntoy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaciimoCabdulaahi-z1q
@NaciimoCabdulaahi-z1q 3 месяца назад
Nasro abtidon shefa iyokarmo waa qalbi saafi xiishoda ban osaturan best queen ❤
@abdullahi4582
@abdullahi4582 3 месяца назад
Team amiira nasro abtidon aan gaar siino 1m
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Team Amiira qurux iO sunduseyy one like Amiiradeena io sundustena ❤
@QULUBTA
@QULUBTA 3 месяца назад
Codsi wll ilahay Ayan idinku daarshe 1k subscribers Ayan idinka raba khayr Ayan so gudbiyaa😭😭😭😭😭😭
@sacdiyayuusuf-mz9wz
@sacdiyayuusuf-mz9wz 3 месяца назад
Wllhi sundus cawada feeraha ixanuujisay saa u qoslaayay😂😂 Allaha iikiin daayo dhaamaantiin❤😊
@hawonuur4617
@hawonuur4617 3 месяца назад
Sundus aanku heesta aniga 😂 kulaha 2 falog ayo naqan laha. Qadaro dhan ma ogola
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 3 месяца назад
Sundus iyo amira haday is helaan qofka wayka walaayan
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 месяца назад
Nasro Abtii doon adiga iyo teamkaaga waad mahadsantihiin xaflada aad nagala soo qeyb gashay waad ku mahadsantahay masha allaah
@fatimakiin435
@fatimakiin435 3 месяца назад
Team amiira nasro 1m hala gaarsiiyo wee uqalantaa wlhi
@Beautiful-lady-one
@Beautiful-lady-one 3 месяца назад
Sundus waa gabar figure quruxsan maseer weeye baranbaro qofkii dhahay
@NasliPille
@NasliPille 3 месяца назад
Haa
@HafsoAli-h1b
@HafsoAli-h1b 3 месяца назад
Amiira blz nasro adi sundus ceyda asad koko tijabi xasuustada heben dambe so sameya abayo😂😂😊
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl 3 месяца назад
Team amiira wax itusa heee nasro 9000k❤
Далее