Тёмный

🌟Habka aa ku dhisan lahayd Caado Wanaagsan 🌟 

Salmaan Maadow
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 267   
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 2 года назад
⚡Ka dajiso Buugyaraha *Dabagallida caadooyinka (Habit Tracker)* linkiyaani: afoogy.com/dabagallida-caadada/ Docadiina hanaga iloowina
@faroheena
@faroheena 2 года назад
My Dear teacher sida aad ku samaysay bookga cashir nooga soo diyaari mahad sanid macalin
@amiiraxmed5139
@amiiraxmed5139 2 года назад
Macalin buug yaraha cashar nooga soo samee alle ha kaa abaal mariyo
@ahmedabdullahi1682
@ahmedabdullahi1682 2 года назад
Ustaad caadoyinka xun sida loo dumiyo noo soo samee plz 🙏🙏🙏🙏
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 2 года назад
Ustaad #salmaan_madow waad mahadsanthy 100% lkn sida buug yaraha loo isticmaalayo warbixin igasii ma gidaarkan ku dhajistaa mise buug ahaanbaan ka dhigaa, hadan buug ahaan ka dhigo waxa dhici karta inaan iloobabee sidee u isticmaali karaa wan soo copy gareystee.
@cabdullaahibiroole6027
@cabdullaahibiroole6027 2 года назад
@@dhaqan-dhawr bro buuga so daabaco Muuqalkana daawo👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-3YiEnr2_SU8.html
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 2 года назад
wllhi waxaa wax laga xumaado ah datka waxtarka leh in aanan qiimen sida aan uqiimeeno una buun buunino datka bulshada ugu liita aad iyo aad ayaat umahadsan tahay ustaad alle haku abaal mariyo 😘
@lovely-ls5xp
@lovely-ls5xp 2 года назад
Inta waxa faa.idada leh fahamta ayaa iska yar
@abdiwahaabsooraan1561
@abdiwahaabsooraan1561 2 года назад
Zxp wlhi waan ku jeclay waxaan kugu jeclaaday waxaad soo gudbisaa wax xaqiiq ah oo ah itus oo itaabsii keep going wll Alah makes you save wherever you are
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Год назад
Tnz ustaad wax bdan kaa faaaidnay runtaa jasaka allah❤26/7/2023❤caado wnaagsan samaysan 5 bilood ka dib bisha 1aad usoo laabn commentgaan i.a❤
@nasiimcrisaaq5354
@nasiimcrisaaq5354 Год назад
Commentigayga 3 bilood kadib ayaan uso noqon doona inshallah anigoo naftayda iyo noloshyda wax badan ka badalay inshallah ❤🤲🏿
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
Yes these habits are very important to our life My allah protect you ustaad
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 2 года назад
Maasha Allaah , aad Baad u mahadsantahay ustaad salmaan maadow, Barnaamijkaan aad Buu inoo anfacay, maadaama aan nahay arday rajo ka leh isbadal nololeed iyo mid bulshaba, barnaamijyadaan oo kale inoo Soo Badi ustaad. جزاك الله خير وبارك الله فيك.
@getto10
@getto10 2 года назад
Macalin noo soo badi casharada. Wxn kaa faaidey qorshaha dakhliga
@mokhtar1258
@mokhtar1258 2 года назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وادخلك الجنه الفردوس الأعلى
@shukriabas6257
@shukriabas6257 2 года назад
manshalh ustaad aaad ba nogu faideysa manshalh appka no so sheeg ustaad masdow allah haku sharfo
@sawdayussuf5991
@sawdayussuf5991 2 года назад
Msha Allaah ajar iyo Xasanaad Allaha kaasiiyo Ustaad
@xusnicaddawe7432
@xusnicaddawe7432 2 года назад
Masha ALLAH ustaad salmaan maadow runtii muuqaaladaada markaan daawanaayo waxey ii soo jiitaan si kaduwan muuqaalada kale waayo waa wax aan aniga iska dhex arkaayo, waad ku mahadsantahay ugu adeegida bulshada aqoonta uu ALLE ku siiyey
@shamsoosman9877
@shamsoosman9877 2 года назад
Masha allh ustad salman madow alle hka abalmariyo dadalka aad bulshadada ku bixinayso mawduca manta aad bu xisa bdnyhy ani ahan cadoyin bdn oo an sameystey qar wan ku guleystay qarna majogten oo dhexda ayan kaga tagey wxan rajeynaya talaboyinkan iyo weliba bugyarahan inay wax bdn iga cwin donan cadoyinka an jogteyay weliba aan lakashadey sxptey wxa kamida inan kabaxno quranka haben walba anago weliba online uga baxeyna alx wn ku gulasanay wna dhameynay marka cado walba oo aad jogteyso fudeyd ayay kunoqoneysa insha allh🥰🙏🙏
@abdimajiidzubayr4694
@abdimajiidzubayr4694 2 года назад
Mahadsanid ustaad maadow Muuqaalka appkaas waan kaa sugeynaa inshaa allaah
@Abdullah-mc4qk
@Abdullah-mc4qk Год назад
Khayr alla kahu siiyo ustaadii. Mawduucyo aan aad ugu baahnayn ayaad noo soo gudbisay.
@Dawlad252
@Dawlad252 2 года назад
Masha Allah Ustaad ilaahay haku barakeeeyo waan kaa faa'idnay barnaamijkaa App-ka ee lagu dabo galo caadooyinka nala soo wadaag waa u baahanahay. Mahadsanid
@HargeisawiPro
@HargeisawiPro 2 года назад
*Alleh haku sharfo Ustaad Salmaan Madow*
@Galool._media.
@Galool._media. 2 года назад
Dadka inta badan ma daawadan wax yaabaha anfacayo video gan wa mid muhiim dadkana ma daawadan Macalin salman madow horay usoco wan ku taagersanahay waxan tahay qof Aan wax badan ka faaiday
@abdikaadirtacliin5546
@abdikaadirtacliin5546 2 года назад
Ilaahy haku sharfo ustaad maadoow wax badan ayaa kaa faa'iidnaa mar walbo guulayso ❤💯
@ygv-bk7uo
@ygv-bk7uo 2 года назад
Maasha Allaah doorweyn ayaad kaqaadatay bulshada soomaali
@yaxyeyare3378
@yaxyeyare3378 2 месяца назад
Ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahy 👍
@cabdifataaxkhadar3157
@cabdifataaxkhadar3157 2 года назад
Ustaad ALLE cimriga ha kuu barakeeyo 🥰 Ustaad adiga oo raali ah hadii ay macquul tahay buug yaraha noosoo sharax sida uu u shaqaynayo maadama aad adigu hal abuurkiisa lahayd Mahadsanid ❤❤
@drabdirahmancilmi7147
@drabdirahmancilmi7147 2 года назад
Shukran ustaad
@zaadacademy
@zaadacademy 2 года назад
Ustad salmaan jazaakallaaahu khayran
@cabdulahishmaxamad9821
@cabdulahishmaxamad9821 2 года назад
Maashaa allah
@momienahmed6207
@momienahmed6207 2 года назад
Ustaad alle hakaa abaal mariyo run ahaantii mawduucii 12 week ayaan ku ku fa'iday kana wan kaaga mahad-celinayaa waxanan kaa codsanayaa muqaalka xiga inaad ka dhigto sida caado loo dumiyo MAHADSANID
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 года назад
Mahadsanid wll maadow
@mohamedmohamudhussein2411
@mohamedmohamudhussein2411 2 года назад
Mahadsanid Ustaad Apps kaas waan daneyneyna ee noogaso diyaari mowduuc
@Kamilmsnr
@Kamilmsnr 2 года назад
Yes thnks
@nimcaanmaxamed2716
@nimcaanmaxamed2716 Год назад
Mansha Allah ustaad Alle ha ku sharfo
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 года назад
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 10 месяцев назад
Raga reaction ka kabixiya nagaha qawan dadka liita 1m ba ladhafiyey uf somali way quruntay war dadkama 1m kabadan idinka mudan iblaysinta wad dhafisan meel anay uqalmin ceeb calaykum inta uguxun aya meel sare lagadhsiyey dadka wamagsan marka arkam in lojedin xata way kutagan yihin xaqa hore usoco wll
@daalibatulcilmi100
@daalibatulcilmi100 11 месяцев назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك اخي الكريم
@abdirisak972
@abdirisak972 2 года назад
Wllky allaha cimriga ku barakeeyo adiga iyo wllkyba
@user-up8bp9nc3n
@user-up8bp9nc3n 2 года назад
Ustad qabkaa wada hadalka kusii wad Mansha allah faa idayo maadba wuuleeyahay wlhi 💌 Iskuna day inuu ufakarin sidaaada ee Kaasi ufekero sida Ardayda aan waxba garanayn shukran.
@aboujamohamoud1659
@aboujamohamoud1659 2 года назад
Asc wll I'm a big fan of you and for real personn1lly I don't know how thank you for helping us to improve our lifetime right now and the life after the deaf, as you told us the easiest to build a good habit but here is the question I've been looki?ng for it " how can we stop the bad habit" although I've tried my best I'm still struggling it, thanks again sxb.
@salaammedia6343
@salaammedia6343 2 года назад
masha allah ustaad aad baa u mahadsantahay
@abdirahmanabdullahi1562
@abdirahmanabdullahi1562 Год назад
Shukran ustad salmaan madow
@Professor-Mk
@Professor-Mk 2 года назад
Haa waa lagu dhisi karaa Thnk u ustaad
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 2 года назад
Allah ha ku barakeyo ustad
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 2 года назад
Masha alaah waaye aniga waxaan lu dhibtooday inaan maalin kasta jusquraan marka hada xal ayuu alaah isiiyaay taas ah inaan juzka quraan aan ku dukado cisha iyo sunyiin anigoo kataab ka akhrinaa qorshaas 4 bil hada wadaa alx bisha koowaad iigu darneed hadana jawdal sameesay 7 maalin ka kooban sida isniin ilaa ilaa axad maraka markaan sameeso tulado juskina sax saara maalinkaa ilaa habeen cisha + sunooyin marka taas alaha iigu sahlay marka walaaha saas yeela insha alaah rabi waa kula garab galaa marka. Bisha igu horeey waa igu adkaatay bishii labaad waa iigu toostay alx
@Bixiye-inner-algo
@Bixiye-inner-algo 2 года назад
Masha Allah ustaad allh haku xifdiyo wallhi aad baan ugu faa'iideystay mooduuca maanta. Kuma soo koobi karaayo mahadnaq halkaan ee allah hakaa abaal mariyo howsha wacan ee aad bulshada uheeyso ustaad👏✍🙏❤🥰
@khadarabdi7395
@khadarabdi7395 2 года назад
Masha Allah ustaad
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 2 года назад
You inspire always our soul
@Billowyare
@Billowyare 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@ahmedabukar4513
@ahmedabukar4513 2 года назад
waa mahdsantahy ustaadi allow macalinkeena kaaal wuu na abaabinayaa
@zaynabsheekhaxmed1185
@zaynabsheekhaxmed1185 Год назад
Waxaa ka faa'iiday iyoadoo kasoo wareegtay mudo sanad ku dhaw Jazza kallahu khayr ustad wax badan baan faa'iidnay
@axmedmacalincabdulahi2225
@axmedmacalincabdulahi2225 Год назад
M.A ustaad duco ka badan naga mudan tahay aduun iyo akhiro wax ku dhibo Alle kuma tuso I.A jazaka Allah kheyr 🙏🙏🙏
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Год назад
Waad mhadsanthay ustaadkeena qaligaa❤
@siciidjamhuuri1505
@siciidjamhuuri1505 Год назад
Alle hakaa abaal Mariya wll wanaagaad nala rabto🙏🤲
@fatumaabdullahi8093
@fatumaabdullahi8093 2 года назад
Mahadsanid ustaad jazaaka Allah kheyr waa mawduuc muhiim ah
@hormarkatechnologyka7595
@hormarkatechnologyka7595 2 года назад
Mashalah barakalahu fiika
@amkaagwero7766
@amkaagwero7766 2 года назад
جزاك الله خير وبارك الله فيك
@cabdicasiis2932
@cabdicasiis2932 2 года назад
ALLAH janada ha inagu kulmiyo walal salmaanow
@samsammahamud3612
@samsammahamud3612 Год назад
Mansha Allah alle haku xifdiyo ustaad ❤❤
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 2 года назад
Great job Mr.salmaaan Go forward bro
@Adamyussuff
@Adamyussuff 2 года назад
ilahay ajar iyo xasanaad ha Ka siiyo walal madow wanaga aad nafteena Malin walba sisid jasakalah🙏
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 2 года назад
Masha allah salmaan madoow jasakaallahu khyre
@sanaaaxmed7934
@sanaaaxmed7934 2 года назад
Shukran akhii waxban kafaiday Alxmdullh wan leyahay caado marhore ayana samestay qodobadaa xustay kuwo lamida aya samestay adkarta subaxi iyo galabti ayan ku dhibana o wan ilowi jiray Alxmdullh marki dambe qorsho waxan samestay ina kacado yesho qoshahana wuxu ahaa inaa adkarta subaxi salada subax kadib intana mesheda kakicin aqriyo tan galabtina bacda salatu casir intana mesheda kakicin aqriyo Alxmdullh wana kugulestay wxad kacada yelato kuma dhibayan wan jeclahy ina waxyabo badn kacada yesho insha allaah
@hamseismail4871
@hamseismail4871 2 года назад
Mahadsanid macalin salmaan Maadow
@cabdixakiinxariiir6150
@cabdixakiinxariiir6150 2 года назад
ماشاء الله موضوع مفيد جدا
@wardiofficial6327
@wardiofficial6327 2 года назад
Masha allh ustad madow
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 2 года назад
Mahadsanid Ustaad Salmaan.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 года назад
Aad iyo aad mahadsanid ustd madow
@amiirainaqaali5612
@amiirainaqaali5612 2 года назад
Thanks
@fowziaali3942
@fowziaali3942 2 года назад
Apps ka nala wadaag ustaad. Jwb: Haa wana aminsanahay barakallaah
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 года назад
Mahadsanid
@queenmaria4888
@queenmaria4888 2 года назад
MnshaAllah ustaad
@gudonguleid
@gudonguleid Год назад
Mashaallah ustaad
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 2 года назад
Ustaadka maalamahan casharadiisu waa heer sare
@saidali4615
@saidali4615 2 года назад
Ad iyo ad ayaa umahdsnthy ustaad
@vartunmohamed1371
@vartunmohamed1371 2 года назад
Masha allah ustaad jisakllh
@soomane5828
@soomane5828 2 года назад
Mzha allh mahadsanid wl
@shekhul.kuli-23
@shekhul.kuli-23 2 года назад
بارك الله Wll
@SareyFarah
@SareyFarah 3 месяца назад
Aad iyo aad walaal qaali thanks❤😊
@mustafecalijamac6312
@mustafecalijamac6312 2 года назад
Caado waa habdhaq ama ficin aan juhdi ama fikir kaaga bixin. Sidee u dhaqaayaa caadadu 1.isxasuusun 2.caadaysi 3.abaal marinta ka dhalata 2daa hore Sidee shaqooyinkayga caado uga dhigan karaa? 1.la arki karo 2.soo jiidasho u yeel 3.ka dhig wax sahlan 4.talaabooyin yar yar qaad 5.ka dhig mid joogto ah 6.uyeel abaal marin leh جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله اليك أخ المحترم أسعد الله أوقاتك
@amiiraxmed5139
@amiiraxmed5139 2 года назад
Jasa akalahu khayr
@ibrahimmahamud7682
@ibrahimmahamud7682 2 года назад
Mahadsanid wacalimoo
@user-qc8cv8nc8m
@user-qc8cv8nc8m Год назад
Masha allah sxb wax badan noo iftiimisay
@yasiimbashirbashiir3163
@yasiimbashirbashiir3163 2 года назад
Ustaad alle haku sharfo janada hanagu kulmiyo
@gameroftheworldmakemony8786
@gameroftheworldmakemony8786 2 года назад
Allah haku barakeeyo Video edite rabay ee nosoo gali shiid aa jiree magadan kariye🤩🤩
@mohamedmohamud2577
@mohamedmohamud2577 2 года назад
Ustaad guuleeso
@queenzuhiina3422
@queenzuhiina3422 2 года назад
Walal mahadsanid miizaankaaga xasanaatka Allaah kuu saaaro💖
@dearpain2815
@dearpain2815 2 года назад
💖Allh ku xifdiyo ustadi
@elmisaidhussein4100
@elmisaidhussein4100 2 года назад
Appska nala soo wadaag wll khayr alle ha ku siiye
@bahjaadan1543
@bahjaadan1543 2 года назад
Masha Allaha wll waad mahadsahantahay
@mohameddaahir8363
@mohameddaahir8363 Год назад
waadku mahasanthy ustaad salmaan sida aad nogu soo gudbisay muuqaalkan aadka ufaaidada badan >> caadoyinka aan isleeyahay wey kukaalmeynayaan isbedelka waxaa kamid ah 1: in la dhiso xiriirka adiga iyo rabbi idinka dhexeeya kadib noloshu wey fududaaneysaaa 2:tarbiyeenta nafta weyjiraan caadoyin badan oo aan ka gooyay nafteyda oo aan kaguulestay
@maahircade2047
@maahircade2047 Год назад
Good video
@abdinasirmohamed1647
@abdinasirmohamed1647 2 года назад
Shukran ustaad💕
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 11 месяцев назад
Thanks my teacher 😊
@abdillahious6193
@abdillahious6193 2 года назад
Horta mahdsanid uztad ani wxaan ku darayaa cadada wxaa lagu dhisa 21 bari si ay qayb noloshada uga noqoto
@yoonisciise
@yoonisciise 2 года назад
Thanks bro you inspire me alot
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk Год назад
Qaabka aad udiyaarisay mash allaah
@mohamedabdullahi4162
@mohamedabdullahi4162 2 года назад
Haaa runtii waad maxadsantahay
@mohammedaminabdiwali2029
@mohammedaminabdiwali2029 Год назад
Allah ha ka farxiyo
@Ahmed12267
@Ahmed12267 2 месяца назад
Ok 👌 and a great time ❤
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 года назад
So dhacayeeey, So noqasho wnagsan ustaad💯🥰
@azuuma.mohamett9129
@azuuma.mohamett9129 Год назад
Wlhi wallal waan ka naxay markaan arkay dadka kugu xiran waa wax laga xumaado dadka bulshada wax tarka uleh in aan ba la xiisayn oo dadka kuwa uliita wadwadno wll video aad baan ugu riyaaqay runtii noloshaydana wax weyn ka badaleen
@hamzewith1068
@hamzewith1068 2 года назад
Thanks salmaan
@som-programming3004
@som-programming3004 2 года назад
masha Allah
Далее
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 61 млн
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 8 млн
3 HAB OO AAD DAKHLIGAAGA U KORDHINKARTID | #INCOME
13:06
The 5 Miracles of Istighfar
11:38
Просмотров 153 тыс.
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
1:38:25
Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta
12:36
Просмотров 38 тыс.
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52