Тёмный

💴💶💷💰Habka aa ku gaari Karto, Isku filnaasho Maaliyadeed💰💸💵 

Salmaan Maadow
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 241   
@hayaanmedia2272
@hayaanmedia2272 2 года назад
Waa muqaal aad u qiimo badan runti dadkana anfacayo aniga bishi 2-2021 ayan aqriyay waxan daremay in an aqoon. Badan u laheyn sida lcgta ushaqeyso blse mrkaas kadib waxa daremay in an lcgta si fcn u maamulo inkasto wali an gadan asset blse talo an bixiyay aya qof hanti dhul ah ku helay waxu ku ibsaday 2000 mnatane 3500 ayu mara
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 года назад
Thanks pro fikradaada ayaa guuleysatay
@MohamedOsman-xk3xe
@MohamedOsman-xk3xe 2 года назад
Macalinkeen accounting saan ma uusan noogu sharxin madada accounting saan baa ku nacay caawa aniga oo RU-vid ka fiirinaayo ayaan arkay mashallah si fiican ayaa iiga dhaadhicisay ilaah haku xifdiyo. Ustaad telkaaga ma igu caawi kartaaa
@mustafaabdullahiomar6918
@mustafaabdullahiomar6918 2 года назад
جزاك الله كل خير على ما قدّمته للأمّة من معلومات نافعة مستقلية.
@abdinurise6991
@abdinurise6991 2 года назад
Waa wado aynu ku gaadhi karno isku filnaansho Mahadsanid ustaad Salmaan maadow
@najibmeyma6334
@najibmeyma6334 2 года назад
Waxan ahay arday dalki wax ka barto kana maqan reerihi video gan wxan rajeynaa inu noqon dono mid noloshyda badalo meshaana wan kuso noqon doonaa sanado kadib hadi rabi raali ka noqdo ustaad jasakalah dhalinta hda nahay waxa rabna wa in noola sheego wax qabsi iyo isku filnaasho allaha ka raali noqdo 🤲❣
@amii86
@amii86 2 года назад
wn ku salaamay Ustd wxn ku weydiinaa booga asigoo af somali intee ka helaa MHDSNID🙏 hdii uu jiro in lagu turjumay luqadeena...!
@haw_6060
@haw_6060 2 года назад
Waa muuqaal aan wxbadan Oo badan ka faaiiday aad ayuu umuhiim iigu ahaa inaan dawado muuqaalkaan ❤️ rabbiyoow mahadaa Allow aqoonta inoo karadhsii
@mohametdeeq2864
@mohametdeeq2864 2 года назад
Waxaan ahay shaqaale , dakhliga isoo gala bishii waxaan u qaybiyaa 3 qaybood , qayb kamida ayaa kayd dhaqaale ii ah , haddii aan helo fursad aan wax wax isoo galinaya inaan ku maal gishtana iyadaa u isticmaalaa , kumahadsanid sidaad buugaas nuxurkiisa daqiiqado kooban noogu sharaxday waana akhriyay buugaas .
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 2 года назад
Cashiradan oo kale noo so badi ustaad
@maxamedkatiite8583
@maxamedkatiite8583 Год назад
Haa waawadada ugu haboon ee hormar lagu gaarikaro alle haku barakeeyo utaad maadow fikir quruxbadan ayaad xagga dhaqaalaha iga siisay
@yusufdiktoorka8032
@yusufdiktoorka8032 2 года назад
Note; Dr. Yusuf Mahad Habka aa ku gaari Karto, Isku filnaasho Maaliyadeed: income statement 1. income 2. expense balance sheet 1. asset 2. liability cash flow statement: control it income: mushahaar expense: cunto aad gadatid asset: guro ku ii jaaran --> more asset liability: guriga --> stop aseet vs liability : guriga aad deganthy oo aad adiga leedahy--> liability. guriga aad gadaty oo kiro laguugu jiro --> asset three classes of people: income to expense --> poor income to expence and liability --> middle income to expence and liability + asset --> High
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 года назад
Nice JasakaLLAHU Kheyran
@khadaradohs6413
@khadaradohs6413 Год назад
Haa mcln si fiican ayyuuu Ii anfacayaa walibana waa qorshe wngsn. Oo haddii Aan hirgaliyo qorshahaad soo taxday waa hubaal in Aan ku kaaydsanaayo hanti fara badan. Allaha qarku siiyo intaad nagu kaalmaysatay iyo wx ka badan Oon kaa faa'idaystayba
@cjamin
@cjamin 2 года назад
Mahadsanid Ustaad
@abuukaraxmed8289
@abuukaraxmed8289 2 года назад
Waa wadada isku filnasho Lagu garayo runtii I like . Waxa badan ayaa ka fa idey runtii . Hore u soco salaman madow
@somaliskills3917
@somaliskills3917 2 года назад
Haa wado aad umihiim ah waayo marwalbo uu dakhligaga bato waa marwalbo aad hantiile noqotaa waana fikrada aan aaminsanahy. Hada ka aniga ahan waxan ku fakiraa si hanti maguurtaa ku samaysan lahaa .
@apdalaapukar5522
@apdalaapukar5522 2 года назад
Masha allah walal salmaan, Waxaad noo faaiidaaysay xeelad heer sare ah oo hantiile lagu noqon karo. Jaza kallah. mahadsanid. Aniga ahaan waxaan adeegsadaa Rule 50% 30% 20% 50%Needs✅ 30%Wants✅ 20% Saving✅
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 2 года назад
Runti waa mawduuc muhim ah oo dad badan anfacaayo dadka asset sameeyo way nagu yaryihiin hadaa somali nahay waxaan u badanahay expense oo jeebkeeno waa faaruq mar walbo.
@user-nv2kb9uw9m
@user-nv2kb9uw9m 2 года назад
Waa mowduuc aad u muhimsan, isku filnaashana lagu gaaribkaro.
@J0L3D
@J0L3D 2 года назад
Soo jeedintaada iyo fahansiintaada cajiib weeye ustaad walaahi alle cilma haku siyaadsho
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 2 года назад
Runtii waa mawduuc aad u xiiso badan, Walaal Salmaan mawduucaan muuqaalo intan ka badan inaad kaga soo hadasho ayaan kaa rajeyneenaa.
@Ishasayniska2023
@Ishasayniska2023 2 года назад
Hubaal 100% waa xaqiiq, mahan bakhiilnimo ee waa beekhaamasho.
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 года назад
Maasha Allah mahadsanid ustad xili aan ubaahnaa buu kusoo aaday muuqaalkan 🙏
@mohamedismail9360
@mohamedismail9360 2 года назад
ماشاء الله اللهم بارك أستاذ
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 2 года назад
Wn aqriyay book gan wana midka ka mid ah kuwa ugu jeclhy Qaninimada iyo farqriga waxa u dhaxeyo wa hab fikirka Wana arin muhim ah Qaniga lacagta aya u shaqeyso lkn dadka faqiirka lacagta aye u shaqeyan
@istarixyaqidaty7039
@istarixyaqidaty7039 Год назад
Mahadsanid wll +ustaad wlhi muuqaalkan wax badan ka faaiday Mahadsanid kun jeer, mida kale habkaan waa habka ugu fiicn ee isku fiknaasho lagu gaaro karo waayo gaari ama baabuur inaad soo gadato si xaraaba ah waxaa ka fiicn inaad soo gadato kadibna ijaarato oo daqli kuusoo celiya...
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 2 года назад
Masha Allah tabarkallaaha Thanks wll qali aniga waxan ahy qof shaqeeyo dhaqalaha ban baran sidaa waxa lo dhiigto amo lo Mareyo hadan axlm waxan waan dhigta waxan familygn siya aniga wan isku dabara axlm ilahy ha ii rumeyo hamigeyga hadan walhi rer ayaan ushaqeya axlm waxa walbo aad hesto waa inada kalo dhiigto haday xita Masuuliyada ku saran tahy thanks adi wll
@Gutale252
@Gutale252 2 года назад
Maaha allah, wa cashar aad iyo aad u muhiim ah, ustaad wa mahadsan tahay 💯 Guuleyso
@kamata850
@kamata850 2 года назад
wa mahadsantahay salmaan maadow kheyr ilaahay ha ku siiyo
@moillustrator
@moillustrator 2 года назад
haa ustaad , waa mid aan ku gaari karto isku filnaanshi maaliyadeed , aaad ayaana ugu helay vediogaas waxaan rajaynaa in aan ku dhaqmi doono i n sha allah , inoo soo badi vedioyadaas oo kale in sha allah
@AbdisalamBaashi
@AbdisalamBaashi 2 года назад
Allah kusharfo Ustaad.
@cmancadde1247
@cmancadde1247 2 года назад
Mash allh guuleyzo ustaad Allah haku barakeyo 🙏
@abdiganimahamud4557
@abdiganimahamud4557 2 года назад
Runtii waa mawduuc aad faaido u leh lkn Illahay swt ha innagu arsaaqo guul adduun iyo mid aakhiraba aamiin aamiin
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 2 года назад
Waad mahadsan tahay walaal Salmaan Maadow. Muqaalkan markii loo baahnaa ayaan daawaday.
@xaliimomaxamed1326
@xaliimomaxamed1326 Год назад
Masha allah ustaad allah haka ajar siiyo ❤
@fatimaabdilahi2785
@fatimaabdilahi2785 2 года назад
Shukran ustad aadan kaaga mahadcelinaa dadaalkaaga sida hagar la,aanta ah waxaan kaa fahmay wax aan in badan ku wareersanaa Assets and liability
@shabanmohamed494
@shabanmohamed494 2 года назад
Fadlan walalo salmaan buuga halkeen ka helayaa meel iigu sheeg🤗🤗
@raageshire289
@raageshire289 2 года назад
Pdf drive com ka wadaa sorry
@saidsharmake4886
@saidsharmake4886 Год назад
Waa Wado Wanagsan. Mahdsanid Ustaad
@cabdixakiinsalaad914
@cabdixakiinsalaad914 2 года назад
Wllhi fikrada ah inaad aadan wax bdn is dulsaarin ayaa isoo jiidatay mahadsanid ustaad
@teamstatisticians5430
@teamstatisticians5430 2 года назад
mhdsanid ustaad noo soo badi cashiradaan oo kale
@jirdefilms3836
@jirdefilms3836 2 года назад
Macalin Horumarkaaga anaaba ka qayb qaadanayaba waad shaqaynaysaa
@salaamasoomaal3411
@salaamasoomaal3411 2 года назад
Run ahaantii maqaalka kan waxa uu ii iftiimiyay wax yaabo badan oo iga qarsoonaa waxaana rajaynayaa in aan u badalo casharkaan mid miro dhala Mahadsanid kun iyo kow jeer
@nasriofficial7561
@nasriofficial7561 2 года назад
Aad iyo aad bad mahadsantahy Ustaad wax bdn ayad no fa'idaysay alle haku barakeyo cilmigaga
@soomaaliya4648
@soomaaliya4648 2 года назад
Maansha allah ilaahey ha ku barakeeyo ustaad waxbadan baan kaa faa idney
@zahraahmeddawa152
@zahraahmeddawa152 Год назад
Masha Allah Ustad wnkugu cusbahy hdana wxn darema shalay ila manta Inn vedio wada dawaday Lagama cajisyo muqldda wxbdn ayna ka faiday lcg beerdara ah ayan ku dhibana Lkn hda kdib wa Inn wax save gareya o an kafaidesta Taladada salim Allaha kusiyo jazau Janna maclimu course wn uso socda Insha Allah ❤️🙏🙏
@ahmeddirey2484
@ahmeddirey2484 2 года назад
Waa muqal wax badan ka FAA idey shukran a
@salaadmacalin4923
@salaadmacalin4923 2 года назад
Mahadsanid sxb aad &aad ayaan ugubaahnaa talooyinka noocan ah waana wax inta badan aan karaadiyo intarnetka korsoonkan waa inoo muhiim inteena horumarka raadineysa mahadsanid markele
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 года назад
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku jeclaado
@thenaturallife8467
@thenaturallife8467 2 года назад
Mahadsanid ustaad waxan faidey faido aad u weyn anoo wax badan note gareysty waxana rajeynayaa inan sida ogu macqulsan u qaadi dono tabahaas guulna ku gaari dono inshAllh
@zakariejamal1220
@zakariejamal1220 Год назад
Aad baan wax badan ugu faaidey mawduucaan aad baad umahadsantahy ustd❤❤ salmaan
@shuaibsh.mubarak107
@shuaibsh.mubarak107 2 года назад
Great topic thanks salman
@dhaqanzameh3718
@dhaqanzameh3718 2 года назад
Uztaad zalmaan jazakallh
@CARTE816
@CARTE816 2 года назад
Haa wall waxan ku gaadhi karna wado guul aad ayana kaga mahad celineynaa khayr badan alle ha ku siiyo
@fuaadmahamed2113
@fuaadmahamed2113 2 года назад
Thanks bro plz keep up This program is very nice.
@cabdifitaaxcabduqadir7318
@cabdifitaaxcabduqadir7318 2 года назад
Mahadsanid salman madow aniga wan aminsanahay fikirkan wana arkey qof an garanayo o tijabiyey 1 saving 2 envesting Wa labada shey o ana fahansanen hadan somali nahay kaliyana qofki wax mel dhigto o sameyo mal galin aya ogan karo dhadhanka ey ledahay mahadsanid adigane sxb wax badan ayan ka faidaye aniga ahan
@Alphamedia1997
@Alphamedia1997 2 года назад
waa muuqaal aad ii anfacay mudo 3 sano shaqeenayey wixii isoo galana meelay ka baxaan ma aqaano mararka qaar waxaan isdhahay shaqadan lagacteeda amay xaaraan tahay coze maanta hadii la i dhaho $1 keen ama waalagu dilaa iyadoon lagaarin xiliga mushaarka dil uunban ka xigaa mooye meelna wax ma dhigto mahadsanid masuul waxbadana fahmay
@engahmedsection5071
@engahmedsection5071 2 года назад
Aad iyo aad wll waad mahdsan tahay. Qaacido waxaan ku dhqamaa 80/20. Wixi kusoo galo 20 ka dhig 80 baahidaada ku isticmaal. Inkasto mararka qaar aan kaa tanbadinaayaan expenseska.. Mahdsanid. Qisada aan ku jabay 2019 waxaan gatay IST CAR LIABILTY ISA SAARAY 6 BILNA WAA GADAY.. QASAARA WAYN BUU II KEENAY..
@karaamanasirkaraamanasir5121
HAA xaqiiq ustaad mansha allah shukran salmaaan
@abubakrbashir9099
@abubakrbashir9099 2 года назад
Ustd si gaar ah ayan kugu mahdcilinya xaqiiq di 🙏🥰🥰🥰💝.
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 2 года назад
Maansha alah si dhow ayaan ugu xidhanyhy
@cqaadirmoojimcaale31
@cqaadirmoojimcaale31 2 года назад
Tnks ustd ka so hdl nolosha qofka niyad jabka leh
@hamdaismail4079
@hamdaismail4079 2 года назад
waa fikrad iyo wado aan ku gaadhi karo isku filnaansho maaliyaded mahadsanid ustaad salmaan maadow
@Agemate4
@Agemate4 2 года назад
Haa, waa waddo aan ku gaarikarno isku filnaasho dhaqaale
@J0L3D
@J0L3D 2 года назад
Mawduucyo sidan oo kale ah noso badi ustaad
@mohamedmursalabdi775
@mohamedmursalabdi775 2 года назад
Buuggaan waan akhriyey wanna fahmay . Adna waxbaad iisii kordhisay mahadsanid. Caqabada uheysato waxaa waaye waxan bilaabaa in aan lacag meel dhigto markay yare aruurto, Arin degdeg ah ayaa igu Soo baxayso kdib dib ayaan usoo bilaabaa ..🤔😕 maxa sameeyaa
@user-qx3hs3mf2r
@user-qx3hs3mf2r Месяц назад
Masha allah salmanow
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 2 года назад
Maashaallaah ustaat runtii waa Fakar Aad ufiican Waana Aan Ladhacay waana wax Aanu ubaahannahay Annagoodhan Aad iyo Aad baad umahadsantahay ustaad salmaan Shukran 👍
@raageshire289
@raageshire289 2 года назад
Ustaadow m.a mahadsanid runtii bugaas aad u qiimaha badan Bishaan akhriska wadaa 1 mar ayaan dhameeyey markalana Chapter 8 ayaan maraa runtii waa buug u qiimo badan oo aan rajeyneynaayo qofkasta in uu akhriyo
@updirahmanahmettcazaawe3775
@updirahmanahmettcazaawe3775 2 года назад
Thankz you teacher 👍❤️
@zackiejr5334
@zackiejr5334 2 года назад
Run ahaantii muuqaalka aad ii qanciyey lkn waan soo tijaabin feedbackna waan kuugu soo celin. Mhdsnd ustaad
@abdirisaqxasan3574
@abdirisaqxasan3574 2 года назад
Waad mhdsanthy ustaad
@m.tayosame9123
@m.tayosame9123 2 года назад
Waanka faa.iday wallky jazaakalah s.m
@karamaislamic
@karamaislamic 2 года назад
Mahadsanid waa qorshe cajiiba
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 2 года назад
Mahadsanid Ustaad waad noo faideysey run ahaantii cashar qali ah wax loo dhigo miraan Allah haku sharafo Ustaadow
@mkadir
@mkadir 2 года назад
Runtii waa talooyin Fiican oo kobac dhaqaale keeni kara. Mahadsanid Ustaad salmaan Buugan in badan ayaan arkay
@mofathi4162
@mofathi4162 2 года назад
Mahadsand Ustaad Salmaan, Mawduucyadan oo kaleh inoosoo badi.
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 года назад
Waad mahadsantahay walaal maadow runtii waa qorshe fiican insha Allah waan ka faaidaysan doonaa runtii wuu icajebiyey ani ahaan
@abdiazizjamaguled3921
@abdiazizjamaguled3921 2 года назад
mashaAllah 💯 mahasanid mcln wa wado aynu ku gaari karno iskufilnaasho inshaAllah
@xamdanpubg5666
@xamdanpubg5666 2 года назад
Shukran macalim Salman madow waa fikir naga dhimanaa ood noo faaiideysay
@cabdirahmanibraahin53
@cabdirahmanibraahin53 Год назад
Haaa waa qadada ugu gudu, Ilahay have sharrow wll
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 2 года назад
Save invest before spend🙏that iz all
@Farhan27723
@Farhan27723 2 года назад
Aad iyo aad mahadsanid saaxiib. 12/2/2022
@barrashomedia2414
@barrashomedia2414 2 года назад
Waxan rajenaya maduuc aad uqima badan insha allah
@user-gm3gg9jk1g
@user-gm3gg9jk1g 10 месяцев назад
buuga magiciis wallo❤
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 2 года назад
Niow Qofa u bahanhy aba tahy Coz exn ahay arday Barto kuliyada dhaqaalaha Economics Mrka wxn ka codsanayna inad noooso badisid video Yada ka hadlayo dhaqalaha iyo Wxii la xariiroh
@bilcanmedia1548
@bilcanmedia1548 2 года назад
Yes we can reach good assit
@najmaasad9996
@najmaasad9996 2 года назад
Shukran wllky haye illaahoow i caawi . Way ila tahay inaan ku gaadhayo isku filaansho
@samiixshukri739
@samiixshukri739 2 года назад
Zxp aad buu ii cajabiyay mawduucan iyo qaab sharaxaagaba waxaadna ifahansiisay waxan kuwareerijiray intan wax baranayay oodhan taaso ah shaxda dhaqaalaha Alx Incomekaygu wuu fcnyhy lkn masuliyadahayga ayaa badn wax Asset ahna ma lihi wale waa la'iiyaaba hadaanan is gaarin😳🤔
@yohero2102
@yohero2102 2 года назад
Haa wawado an ku gari karno isku filnasho plz noso badi dhaqalaha iyo waxbrashda mawducyads dirada noo sar Ilhay haka abal mariyo Shugrn
@albashiir8746
@albashiir8746 2 года назад
Waa muuqal aad u qiima badan runtii hab nololeedka badan ay u noolyihiina wax ka badali doona. Waad ku mahadsantahy ustaad salmaan maadoow.
@seemore......1322
@seemore......1322 2 года назад
Mahadsanid SM
@nooralmatube7577
@nooralmatube7577 2 года назад
Ustaadi waxad tilmantay wadadii lagu gaarilahaa Financial freedom thanks so much.
@alfaruqpro7608
@alfaruqpro7608 2 года назад
waxaan aad aan kaaga mahad celinaayaa qaabkaa hufan ee aad inooga haqabtirtay mawduucaan aadka muhiimka u ahaa jazaakallah
@XASILLONICHANNEL
@XASILLONICHANNEL 2 года назад
Thanks ustaad salmaan
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 года назад
Thanks teacher
@madaxweynahamustaqbalka6979
@madaxweynahamustaqbalka6979 2 года назад
Ani shaqalan ahan jiray ani mushar fican hela ayaa waxa aan sexan jiray qof aan qarabo nahay fadhiga gurigisa oo aan lacag leyga rabin dhar badan iskuma dhibi jirin cunana gurigas ayaa Ka cuni jiray lacagta isoo gasha 100%90 mel ayaa dhigan jiray hal sano markan shaqale ahaa waxaa ku figaray ani aan lacagta aan meherad ku furo una dhibo qof kale muda afar bil ah marki e meherada shaqeyneysay waxaa lagu qasbanaday laba qof kale oo maheradi aan furay Ka shaqeyo ani wali shaqale waxaa Ka ahaa halki aan Ka shaqala Ka ahaan jiray waxa noqtay nin shaqala ah hadana loo shaqeya markas Ka dib marki meheradeyda si fican u shaqeysay shaqati ayaa iska fasaxay oo meheradadeyda ayaa Ka shaqa bilabay fadhiga cita waan Ka guuray guri kalikey ah ayaa degay kadib ilaa 5 meherad ayaa sii sameyay lkn merad waliba aan furaya qofka ugu horeya ee aan u dhiba oo aan shaqale uga dhigay waxaan oran jiray merada waxaa ku ledahay 100%40 oo free ah bal waxaa dhactay qofki aan u shaqey jiray in aan Ka hanti badnato alx dhalin yaroy xistama oo lacagta yaan leskaga ciyarin cidliba oo merada leh ama shaqala loo yahay waxaa kula talin lahaa dadka la shaqeynaya ugu yaran xitaa ha siyano 100%10 xitaa fidada sanadka
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 2 года назад
masha allah mahadsanid wll ee runtii waa lagu gaari karaa horumar wadada aad noo iftiimisay waa haddii aan ka dhabeyno
@binucarab7806
@binucarab7806 2 года назад
Haaa waa wada keliya lagu gaari karo guusha
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 года назад
Masha-ALLAH JasakaLLAHU Kheyran
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 2 года назад
Mahdsnid ustaad
@Withizmail
@Withizmail 2 года назад
Thanks mclin wx bdana ka faiday👍
Далее
Nolol Maalmeedkisa ayuu u halgamaa-Miisanle..
3:04
Просмотров 25 тыс.
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 60 тыс.
Habka u dagsan lahayd Qorshe Nololeed.
19:25
Просмотров 34 тыс.
Sida loo gurto Macdanta Dahabka ee Sanaag.
7:22
Просмотров 55 тыс.
FIGRAD GANACSI - BAKERY BUSINESS
8:47
Просмотров 17 тыс.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
Просмотров 125 тыс.
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50