Тёмный

😱AISHA OO NINKEEDI DNA 🧬 TEST UU DALBADAY GABARTA YARNA DAFIRSAN YAHAY INUU DHALAY SUBXANALLAH 

M•Somali Tube
Подписаться 34 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 месяца назад
Daaroodka waa ninkii labaad oo ilmahii uu dhalay Tiktok dhexdisa ku inkiray Subxaana laah bisinka war Daaroodoow iska qabta xumaanta sidaani waa dulmi weyn oo aad ilaahey ugaga fogaaneysaano waana diin ka bixis .
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
Abaayo daaroodku dee dad carab Haashimiyiina oo rasuulkii udgoonaa (scws) ehel la wadaaga iney nasabkooda ilaaliyaan oon lagu soo dhex dhuuman waa shey ay isagu dardaarmaan. Hamoodin hawiye oon abtirsiimoba laheyn iyo Isaaq oo 6 bilood gudahood 5 abtirsiimo oo kala duwan somali la horyimi
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 месяца назад
@@AhmedMohamed-vm7oj Riyo maalmeed ka iska daa wax carab ah ma jiraano oo Somaali ah Ee qaruufaadka laguu aqriyey iska daa qabiil waala shegan karaa laakin dad kuu yaqaano adoon cabiid ah inaad tahay inaad sheegataa waa wax aad u xun .
@hawosaid139
@hawosaid139 3 месяца назад
Caasho waa gabar fiican xaaladaha jeex jeexay wayna ka baxe insha allah ha dul qaadato waa sax caasho ha loo gurmado
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 месяца назад
Doqonkaas Xataa haduusan ilmaha dhalin asagaa iskaleh Islamicly🤔
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 3 месяца назад
Qurbaha lagama yaqaan dna ayaa kashaqeeysa
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha 3 месяца назад
Caasho waa gabadha wanagsan ilaahay waxa kharqaba ha siiyo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 месяца назад
Soomaaliyeey gabadha waa la xumeeyay ee yaan lagu dayan reerkaas
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 3 месяца назад
DNA Test. Where are The Biological Parents of These Children?
@IOSALive
@IOSALive 3 месяца назад
M•Somali Tube, awesome video it was really good
@M.SOMALI431
@M.SOMALI431 3 месяца назад
Thanks 🙏
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 3 месяца назад
Daahir kan waaba mucjiso cid kasta gartooda muu galaa
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
Aakhirka markii la gaarey baa dameero calaseey tiri lacag aaa u aruurine muguu lacagtaa lasoo gaaree. Walaahey macaal isagii wixii majeerteen caawa oo dhan caayayey naagtii waaleyd hal qof oo shilin ugu yabooha waa laga waauey dhamaan nimankii Hawiye ee majeerteen cayga isu soo wada bahaystey. Bakheylnimooy ba'
@DahaboCabdullahi-z2q
@DahaboCabdullahi-z2q 3 месяца назад
Wax ilma adeer ah majiro. Teeda kale. Caaisha. Laba qabiil ayeey ka dhalatay mid hadii uu xumaado. Qabiilkakale waa inay kubaxsataa.
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 3 месяца назад
DNA Test waa 2000 dollar waxana laga qaadaya qofka dacwada wata
@camosalax5599
@camosalax5599 3 месяца назад
Gabadha DNA ku kalsoon way is hubtaa, Caasha walaalo magtaadii ninkaas waad ku leedahay, haddii hiil aad waydo iska samir reerkiinana ha caayin inta xun inta fiican baa kabadane
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 месяца назад
Jokar wey ku qaldan tahay in hoyo ilmaheda laga qatey u ooyeyesa waa sax waa hooyo meelba maqan caruurta cayar mahan, casha gabadhada heyso ha iska tuurin wadada lagama helo gabadh yar korso ha iska tuurin
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 месяца назад
Caasha waa ku taagersanahay cadkaada dhacso laakiin ha caytamin caydu colna wax kaagama gasho nabadna wey kaa fogeysaa
@NALEYENALEYE-rc3jq
@NALEYENALEYE-rc3jq 3 месяца назад
Sorry sorry sorry wlhi aisha waxbaa ku dhacay abyo dulqaado waa imtixan adunyo ilaahey is ku xir habeen kii wiixii 2:00 habenimo logarro salaada u kac ilaa salada subax laga gaarayo iska suneeyso ilaaheyna gacmaha u hoorso mida kale hooyo mcn wac oo lacag u dir kana dalbo cafis iyo saamax mardanbena haka hadlin barnamij hooyo mcn oo qaldan wllshey qaali ilaahey swt waxaan ka baryaa Inuu amuurahaga ku fududeeyo oo caruurtada kaga soo celiyo gaalada aaaamiiiin yaarabii kaasina nin kaa raacimayee shartiisa Alle swt dhinac hakaa marsiiyo waligana qaabiil ha u leexan somalia weyn ayaa ka badan intaasina waa iga talo nabadiino insha allaah wllshey wan kula daremayaa xanuunka aniga iyo somalida inta badanba sorry sorry sorry abyo
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 3 месяца назад
horta ninka hadalkisa waan dhageystay mana oran gabadha kama dhalin mowduuca wiilka yar unbuu ka hadlay iyada ayanka maqlay wuu dafiray gabadha
@hawa8224
@hawa8224 3 месяца назад
Guulaysocaasho❤
@AnabCali-y7p
@AnabCali-y7p 3 месяца назад
Guleyaso dhahir iyo casho
@Azad3340
@Azad3340 3 месяца назад
Gabadhaas waa la dulmiyay halo gargaaro kaasna waa doqon dafiray gabadhiisa gaalona cunugiisa udhiibay
@Cosob22
@Cosob22 3 месяца назад
Waxad tahaya cadnola
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 месяца назад
Walaahi cumar maxamuud gabdhuhu agtooda qiimo ka malaha gabadha haloo guntado soomaaliyeey
@AbdirizakMohamed-v8q
@AbdirizakMohamed-v8q 3 месяца назад
Heerkan waxa gaarsiyay hawsha dameerka Ilahey umada haka qabto Waa wax aan xishoon oo. Ilahey kabaqeyn
@abdiyusuf7949
@abdiyusuf7949 3 месяца назад
War umadda ka xisho urudo shaga raadso waxaan Mak la siiyo qof la dilay adiga iyo dihirba waxaa tihiin laba munaafiq
@hawosaid139
@hawosaid139 3 месяца назад
Caasho waa gabar fiican xaaladaha jeex jeexay wayna ka baxe insha allah ha dul qaadato
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 3 месяца назад
Aduun waxaan joogna dadki Xunxumaa idaacado heleen yaaba u noolaan ? ilaahay uquboda idinku dhacday ha idiinku siyaadiyo hadaan hanuun idiin qornayn
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 3 месяца назад
Wlhy waa geesiyad Somali 🇸🇴 kiin wadaniyad Abaayo waa gabadhiina Daahir calasowna waa nin ogol in gabdhaha lacaawiyo marka Daahir aboowe ajar allaha ugu qabta Somali 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
Walaaladaa waa ku naceen. Dameer calasoow film hakaa duubto oo hakugu rakaateeyo
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
Alla naagtani xumaa akhlaaq xumaa
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
SOMALIYEY MOORYAANKAN CALASOW IYO NAAGTAAN BUUFINKA CABTA UUN HA DHEGEYSANINEE BAL NINKAN AY CAYNAYAAN 10-KA BERI BAL ISNA SOO DHEGEYSTA INTIIDAAN WAX XUKUMIN
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 месяца назад
Kkk Tan ay leeyihiin Dahaboy hadal waa tii xamar iskaga oohinisey ee lahayd Hawiyoow majeerteenbaa igu colaadiyey calaashaan nin Hawiye ah baa i qaba bey igu cunsuriyeeyeen oo isoo cayriyeen. Waa naag dameer calasoow ka daran
@kismayo612
@kismayo612 3 месяца назад
Saxib nagtan wexe rabta lacak free ayee arabta
Далее
Как открыть багажник?
00:36
Просмотров 16 тыс.
CEEB: NAAGTI NINKA UURKA KU INKIRAY OO SOO QARXISAY
1:12:31