Тёмный

😱NAJUU JAYL BUU IGU ABUURAY I BIKRA JABIYAY VIDEO IGA DUUBTAY WAAN IS DILAA NOLOSHA NACAY 

ILYAAS GUBTA MEDIA
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

23 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 19 дней назад
Aniga Iyo gabadhan farqi weyn baa noo dhaxeeyo waayo Aniga wiil baan isla soconay 4 sano wli waligey ma qiyaamin hadal xun ma dhihin guur Iyo Jaceyl ayuu ii soo bandhigtay wlhi si bareer ah ayuu igu yiri kala gooso macnaheedu waa iga har xaqiiq waan jeclaadey balse go’aan ayaan qaatay ah inaan is duleyn damiirkeyga dhiman Rabii isku xiro talada Ilaahay u dhiibtay ma ooyin waxaan qalbigeyga galiyay inuu guurkiisa shar ii ahaa oo Ilaahay i jecel yahay I dhinac mariyay Alhamdulillah ayaan iti Aduunyada ayaan dhinac ka raacey balse hal go’aan ayaan qaatay oo ah inaan xiriir dambe buugiisa xiray ma ooyin wallahi taladeyda Rabii ayaan u dhiibtay mana murugoon waayo Ilaahay igama tagin shar Iyo qeyr waa waxa uu Ilaahay ii keenay waana ku qancay qadarta Rabii Alhamdulillah anigoo meher igu dhibin inaan xumaantiisa Ilaahay I tusiyay ee gabdhow qadarta ku samra Ninkaan adinka ma dhalin nin kaa roorayo lama ceshan karo balse duunyo kaa ordeysa ayaa la ceshtaa qalbiga galiya taas naftiina ha duleyninina dantiina raacda damiirkiina yuunan dhiman
@Abdullah-mc4qk
@Abdullah-mc4qk 14 дней назад
M.a alla haku xafido walaashay. Si wanaagsan baad samaysay. Wallahi aad ayan uga naxay nin rag isku sheegayo oo sidaas u bahdilayo dumarka. Dahir iyo asagaba isma dhaamaan waa labo doqon. Gabdhahayagoow ragga kala barta. Xiriirka sanadaha soconayo wax faaido malahan ninkii guur diyaar u ah xataa hadduusan wax xoolaa haysan soo dhaweeya ilaahay baa irisiqiina idiin ballan qaaday.lkn ninkii aan diyaar u ahayn iyo xiriir sanado soconayo iska ilaaliya. Nin aana ku qabinna qalbigaaga ha siin. Midna ogaada. Allah ayaana laga maarmin. Bin aadam waalaga maarmi karaa si kastaad u jeceshahay. Bin aadam daciifa oo musqul galayo inaad xadkiisa dhaafisid oo isku dullaysid ma fiicna.
@ZaaamShiil
@ZaaamShiil 13 дней назад
Masha allah waa sax wlle
@abdullahimohamed3956
@abdullahimohamed3956 9 дней назад
Lakin wuu ku jabsaday hhhhhhhhhh iga rali noqo Walal
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 7 дней назад
​@@abdullahimohamed3956 hhhh waa uu ku jabsaday maxaa kawataa
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 6 дней назад
@@abdullahimohamed3956 edebta Iyo aqlaaqda ayaa kugu yar yaa I mooday Aniga gabar muslim ah ayaan ahay Alx nolosha kama dhihin Diin mcn badan ayaa leygu soo koriyay Hooyo Iyo Aabo wngsan ayaa I soo koriyay gabar baan ahay guur soo marin reerkeyga wey og yihiin waana baray wiilkaas oo ardayad baan ahaa jaamacada dhiganeyso intii hore Aniga ayaa gaabinayay oo guur diyaar uma aheyn goal keyga inaan gaaro baan rabay isagana wuxuu is yiri gabadhan guur ma rabto waa waqti dhameys anigana maanan dooneyn inaan guursado oo waalidkey qalbi jabiyo teeda kala macnaheedu ma ahin 4 years hadii leysla socday xiriir jiray in leys dab saarayo wiilkaas isaguna wuxuu ahaa wiil Diin Iyo aqlaaq lagu soo koriyay balse calaf ayaa na kala waday waayo wiilkaas wlkay guur buu rabay anigana diyaar uma aheyn oo ma dooneyn inaan Hooyo Iyo Aabo qalbiga jabiyo ka haro waxbarasheyda ma kula tagay anoo is hubin lacala ley dab saaray waa siduu qalbigaada yahay inaan Hooyo Iyo Aabo nin kale u keenayo mase kula tahay inaan ceebeynayo nafteyda Iyo mida waalidkey waayo gabar guur soo marin ayaan ahay maxeyse ku dhihi doonaan waalidkey ninka dambe waxey dhahayaan gabadheenu guur ma soo marin hope inaad fahamtay my point jaahil yahow kkkkkkkk
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 27 дней назад
daahir calasoow waa O'Day soomaaliyeed waa qof qalbi wanaagsan ilaaheey hanoo daayo cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad waara insha allaah
@saharaduale9058
@saharaduale9058 28 дней назад
Daahir nin fiican bad tahay khayr ale haku siiyey
@maryanruun8670
@maryanruun8670 16 дней назад
Haduuqiyaanay ilaahey abaalkiisa hamariyo wuba marinaaye i.a abayo is adkee tasbiixso salaada badi midkafiican heleysa i.a😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedjama8999
@mohamedjama8999 5 дней назад
Waa gabadh nasaba shaqsiyadeedu alle qalbiga hawga saaro ninka nabsi khatara but halis ugu jiraa😢😢😢
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 28 дней назад
War naagtaan waa doqon
@habibaalishitawe1448
@habibaalishitawe1448 26 дней назад
Waa akhaaro saman waaye,ilaahey qaatumada hanoo sugo aamiin.
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 18 дней назад
😂😂😂😮😮
@ManhaAbdi
@ManhaAbdi 8 часов назад
Amiin wlhi nin iqabanin suu ibikra jabinaa😢
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 27 дней назад
Labadaan wiilka ayaan horay usocon sababta asagaa og laakiin gabdhu xataa haday tiraahdo hadalkaa mid kale ayaan kala raacaa waa caadi ninka ayaa laga rabaa inuu hogaamiyo gabadha
@ftshmh4761
@ftshmh4761 27 дней назад
Oo hadda ma nin aanan qabin oo wali guursanin baa saan u galayo??? Nayyaaaaa orad shaqo yeelo bastard baad teee wixii ku dhalay meeye!
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 23 дня назад
Adhérents ku abtirsadaa ,ax bay qar qarinaysaa qf taan Waan ka fahmay waraysiga Markaan dhageystay
@zammyali3047
@zammyali3047 27 дней назад
Subhaana laah gabdhaha halaga xishoodo please sidan waa cuqubo
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 24 дня назад
Daahiroow caawa ka hor kuuma ducayn,,,, alle hortaada khayr dhigo..
@moussadjama7641
@moussadjama7641 16 дней назад
alaha ku barakeeyo walaalo daahir calasow
@user-lf6hp5hz5x
@user-lf6hp5hz5x 27 дней назад
Maashaa allaah daahirow ilaahey kurbo hakaa badbaadiyo
@zammyali3047
@zammyali3047 27 дней назад
War gabadha ha caburinina subhaana laah mid ka kheyr badan öp ka wanaagsan ilaahay ha siiyo gabadhan asagana iskaga tag yuuna waqtiga kaa dhumine
@hallad598
@hallad598 7 дней назад
Waxaan Soomaaliyeey waa wax loogu talagalay in views lagu helo ee ha ku sirmina.
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 13 дней назад
Oohinta Mute kusooo nafis kulahaa 😂
@hamdi27889
@hamdi27889 19 дней назад
Dahir ninkan weyow kaga tagoow rabaa waayo nin haduu kaa qaato gabarnimadaada ee saaxiibey ee iska tag so sorry sis 😢😢😢😢😢😢😢
@baraaweofficial7759
@baraaweofficial7759 10 дней назад
Maxkamadda dahir alasow wlhi waa wata kkkkkkkkkk abe dahir
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 17 дней назад
Akash wu qayaanay gabada asna qayana ha suugo
@HiboXashi-mn2wb
@HiboXashi-mn2wb 9 дней назад
Balayo kuqadey damir xuma nagta
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 дней назад
Gabdhaha muqdisho waa kudhamaadeen iyo soomaalia oo dhan
@HiboXashi-mn2wb
@HiboXashi-mn2wb 9 дней назад
Dantukalaha wuu kaa Garey ninkas kadhamow hada gursatit xata wu Ku bahdilaa
@amranali5949
@amranali5949 2 дня назад
Allah jaceylo xal qado waxaan foolxomada badan ma ayada gabar ah gumeysanayo Ana nacasyahey nin Adigo cusub ku bahdiloyo walahi was kugu dhaaldhalaye omg aqli yalo lobo abo Alan ah oo caad maxaa ku faleysa
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 18 дней назад
Naa haguursan alle ayaafaxane meqaankaherna yaahuu😂😂😢😢😢
@anabfarah1178
@anabfarah1178 24 дня назад
Cajiib oo ma iyadaaa dhashay markay nin ajaanba saa isuraacisay
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 4 дня назад
Shaydaan ayay ugar dhiibteen
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 9 дней назад
Daahirow marba hadaa ninka isku cid tihiin beer ma laha ninku
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 25 дней назад
War daahiroow ninkan gabadha umajeedo kadaa, waqti badan Buu kadhumiyay waqti danbe oo kale yuusan kadhuminin.Gabadhana hasamarto nin kawanaagsan ayaa ALLAH siinayaa InshaALLAH
@hamdi27889
@hamdi27889 19 дней назад
Daahir ninku macdaada haduu qaato waa hubaal ninkan Mayer laayo waayo macdiiyow qaatey walahi gabdhow waakaas macdiyow heley waa bes 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 дня назад
😂😂😂😂
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 13 дней назад
Mid baaaba abaheed iyo qabiilkeeeda kawareysanayo war gabadha kaleexda 😂
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 27 дней назад
naa hooy ka jooj nin saan ah haguursan kajooj waa iga talo qalbiga ka xiro hadii kale dhib ka weeyn ayuu soo wadaa isgir ninkaan go.aan ayuu kaa qaatay
@fadumosaid114
@fadumosaid114 3 дня назад
Qoftaan waa doqon goormaa jeceyl laga tegey
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 9 дней назад
Waxey leedahay aboowe macaane ax ax
@ftshmh4761
@ftshmh4761 27 дней назад
Maxkamad 😂😂😂😂😂😂 shayaadiiiiin!
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 27 дней назад
😅😅😅😂
@samowsamale3490
@samowsamale3490 26 дней назад
Waa xaqiiq waana duni aakhir samaan
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 14 дней назад
Dahir ninkaan magteeda halaga qaado
@nimosuleiman
@nimosuleiman 11 дней назад
Markuu gabadhnimodada ku ciyaar ay buu goaan kaa gadhay wayo nin ma jecla naag before guur uu arkay saan filayo
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 День назад
Naag aanan iska dhadhamin Yaa guurba kala hadli Kara waa been waxaa sheegayso aniga naag kasta oon Soo guursaday waan Soo arkay week dhaxdiisa aroos ahay xalay ayaan arkay la seexday
@maryanruun8670
@maryanruun8670 16 дней назад
Gabdhow iska ilaaliya rak iskushegii bahal ayey noqdeen😢😢😢😢😢
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 23 дня назад
Wale inaysan raja lahen arintan o kale yaab arintu haday halka gartay 😅
@owi2056
@owi2056 11 дней назад
War gabadha wiilka way jeceshahay ee gabadha wanaaji dhaha wiilka.
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 9 дней назад
Looyaro ayaan nahay wax ubahan maĵiran
@MaxamedMaxamud-v9x
@MaxamedMaxamud-v9x 7 дней назад
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 28 дней назад
Ninkan rajo kama soo socoto ee ha raacin
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 27 дней назад
waa yaab😮
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 20 дней назад
Xasbiyallh wanicmal wakiil inta laba ragcadood tukato ilaahey bari nin saan isku xaqaajiyeynaa xey kufalee maxowsa biri utaraaa
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 День назад
Mid aan ogahay laba rakcadood xataa igama reebi karaan Hal eray khaldan ma idhihi karto naagaha qaarbaa dabacsanaantu UGA dartaa markaa fahmay naxaris iyo daganaan dhan waan ka jaray sidaa ayay hadana iga Daba dhacdaa ogow dumarka.qaar ayaa nafis ku ah jacayl ku dareema adayga
@firstlady6086
@firstlady6086 8 дней назад
Ninkaan asagaa Ila qaldaan
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 13 дней назад
Ma isqabaan marka 😂?
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh 27 дней назад
Macquul maahan sidee adeerkeed ugu abtirsataa ??
@najma649
@najma649 27 дней назад
xaram waqti ayuu kalumiyey4sano waa waqti dheer ninkaa nabsi ayaa ku dhici
@farhiyaali8343
@farhiyaali8343 18 дней назад
Nin laguu tuugayo maaxaawaye
@AnisoDahir-ix3kp
@AnisoDahir-ix3kp 27 дней назад
War gabdhaha ha ceebeeyn oo haka ooyin ceeb allaha kuu dilee
@abduldakane5471
@abduldakane5471 20 дней назад
Waa yaab walahi
@somalihanolato741
@somalihanolato741 9 дней назад
Kan dhaqan kuma galo iska daa
@sallabdull3048
@sallabdull3048 24 дня назад
NIN KAN KASAMR ILAAH TALONSAARO..QUR,AAN HALHU SAARO...HORTIISA KA HELAA
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 27 дней назад
War gabadha isheeda yey kugu dhicin😊
@gablax
@gablax 27 дней назад
Hada waxan maxay tahay aniga ma fahmin war dadkan Yaa naga qabta ee iska dhigaya Hollywood iney ku jiraan war xishooda oo iskaga baxa social media kuwana Wey isku dhageysanayan
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 18 дней назад
😂😂😂
@fiirihada4398
@fiirihada4398 23 дня назад
Afar Sano maxaa shukaansi waqti haiskaga dhuminin wlhi
@ftshmh4761
@ftshmh4761 27 дней назад
😂😂😂😂😂😂 qof ay khaatyan ka taagantahay bay guursan rabtaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 haday khaatyaan taagantahay
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 6 дней назад
Zinada ya baney?
@Kowsar97
@Kowsar97 2 дня назад
😎😎yaad isledahay 😊
@farhiyaali8343
@farhiyaali8343 18 дней назад
Kuwaa aadisheene maxaa lagu xalinaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 дней назад
Daahir wallaahi waa oday laakiin Daahir calasaw fariid baatahay laakiin qabyaalada jooji waliba oo oday soomaaliyeed noqo
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 15 дней назад
Nin la ii tutuga ani iyaa
@ftshmh4761
@ftshmh4761 27 дней назад
Bal maxay u ooyaysaaa?????????? Eyyyyyy weeyee maxay rabtaaaa ninkan ma ayadaaa dhashay????
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 12 дней назад
Walaal gabar adag noqo ninkaan yuu been ku sheegin ciil badanaa is adkeey jaceykiisa iloow
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 21 день назад
adeerkaybaan ku abtirsadaa maxay thy aabahaaga oonool subxaanalaah qabiil kaas jajeele yugalaa somaliyeey waxaas ma aqaani ceeb maahe
@Baraka-f9j
@Baraka-f9j 28 дней назад
Warkii horaba war soo dhaaf.😂
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 18 дней назад
😂😂😂😂 wakasiijeesta aa bisinka af adkaa 😢😢😢
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 21 день назад
War dee nin waa nin gabdho isku tashay
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 27 дней назад
Daahir is good
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 23 дня назад
Beenta Gabadhan Garoob zy aheed waxa meesha kusoo qoraysiin iska dhaafa Vieuw ku Raadin qoraal kuso qoratay Live ka horaa uda aday
@samowsamale3490
@samowsamale3490 26 дней назад
Hal mar nin hadduu ku yidhaa kuma rabo dumarow mar labaad ha ka sugin in uu ku yidhaa kuma rabo. Subxaana Laah waa aakhir saban afar sano nin aan qabin bay daba socotaa waa aduunyo gadoon
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 дней назад
Faruuka hayaa
@safiahussein8687
@safiahussein8687 День назад
Uqubo allah kugu rido qaacin allah kaa so bir biriyo nabsigeeda
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 27 дней назад
Subxanala rerxamarka jacaylkoodu sidan miyaa hadalkiisu waba casjis ninkan I gabadh ma rabo maxay isla duliyaynaysa naa ka carar meesha uf😮😮😮😮😮
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 23 дня назад
Maxkamadda dhilooyinka miyaa adkaatey
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 19 дней назад
Ceebtaa meelaha lagu faanayo maxay tahay gabadha maxaa ka qaldan
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 27 дней назад
Agah agah maxay tahay adeerkey baan ku abtirsadaa hadana sheeqaal ah war hawiyuhu waaba dad si kale ah agaaah
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 27 дней назад
Hawiyaa idin horcararay,
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 28 дней назад
Gabdhan ninka malaha wax adag buu ku sameeeyay ee jecel bas maahan
@sufiqumane
@sufiqumane 27 дней назад
Gudoomiye maxkamad miyaa ninkaan
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 27 дней назад
Hawiya naaga hoodii jareer aa dhiackasta Urog roganaysa Sidy rabaan kayeelayso❤❤❤❤
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 5 часов назад
Warhee hawiye maxaa kadones waa labo qof oo dhalin yara ah ee qabilka joji
@user-gg1di2pn6w
@user-gg1di2pn6w 25 дней назад
War nin waji male ee haku daalin kan faaido kagamaso socoteee midka khyr badan ayn kurajeynayaaaa
Далее
شربت كل الماء؟ 🤣
00:31
Просмотров 15 млн
Кто быстрее? (GTARP)
19:19
Просмотров 572 тыс.
شربت كل الماء؟ 🤣
00:31
Просмотров 15 млн