Тёмный

088 | Qiraallada Mucaashaqiinta | Dhib kasta oo ku haysta. 

Sahan Podcast
Подписаться 82 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@SahanPodcast97
@SahanPodcast97 3 месяца назад
Halkan kala xidhiidh meelaha laga helayo buugta m.facebook.com/story.php?story_fbid=496824306355794&id=100080846866627&sfnsn=wa&mibextid=RUbZ1f
@MascuudMohometh
@MascuudMohometh 3 месяца назад
Meel aan ka helyno noo sheeg
@anascqaadirawees9755
@anascqaadirawees9755 3 месяца назад
Bugaagtan iyago PDF mala helikaro miyaa
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 3 месяца назад
​@@anascqaadirawees9755pdf la helayo
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 3 месяца назад
Amazon ma laga helaya sxb
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 3 месяца назад
@@jamalsaleeban1666 maya wll
@Hamzashow-p3o
@Hamzashow-p3o 2 месяца назад
Adan sahan caruurta yaryar buug ay akhrisato soo saar .. like saar suu u arko ustaadka
@HoodoHoodo-l9k
@HoodoHoodo-l9k 2 месяца назад
Asc wll adan wxn kaa codsnyaa inad ilasoo eegto buuga la dhaho YOU CAN BE THE HAPPIEST WOMEN IN THE WORLD mugaas wxn u arkaa inuu muhiim u yahay boqolaalka kun ee haweenwaynaha somalida madam a aad turjuba buug tahay ilsooo eeg wll waa iga codsi❤
@BilanAbdulai
@BilanAbdulai 3 месяца назад
Sahan wlahy wan ku xiisanay ee plz buukta no jabi ❤❤
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 3 месяца назад
Wll 3 buug wa 16 $ ayuu yhy wuu ila japan yhy wlhy waayo, ninka waqtiga iyo dadaalka uu galiyey fiiri , ee wll miskiinka maciishada haku yareene iska daa qurxey kkk
@yaasmiindaauud4059
@yaasmiindaauud4059 3 месяца назад
​@@SUHAYBJOKEF2021pk Waxaa ka qurxoon walaalkeen aadan qiimaha uu ku sheegay in aad ugu iibiso walaasheen qaar baa jira aan ku ibsan karin.
@Imoo5
@Imoo5 3 месяца назад
​@@SUHAYBJOKEF2021pk wlh waqtiga galay baa ka badan lacagtas walebi 3 book 16$ waa yartahy xamar maso garay aan gatee❤
@ShaadiyaBaashe-m5b
@ShaadiyaBaashe-m5b 3 месяца назад
Buugta waqti iyo dedaal baa ku baxay 16 hal buug in la siiyo ahydba walal
@MuHayFoUpTieHHakiEin
@MuHayFoUpTieHHakiEin 3 месяца назад
Aadan sahan in tayeysan Ba LA socTa M.a❤
@kowthermohamed7695
@kowthermohamed7695 3 месяца назад
Adan sahano bugagta tarbiyada carurta noso tarjun 🙏 🙏
@MaxamedabdiAdan-p4g
@MaxamedabdiAdan-p4g 26 дней назад
Waaw aad rayaan u rabey
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 3 месяца назад
Goatka Turjumaada keep up ustaad 😂
@Xaawoahmed12
@Xaawoahmed12 3 месяца назад
شكرا
@RidwaanAxmed-l2n
@RidwaanAxmed-l2n 3 месяца назад
Aadan khadar cali (Aadan sahan) MADAXA KORKIISA 😊
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 3 месяца назад
Asalamu caleyka .yaa Sidiiqii
@RidwaanAxmed-l2n
@RidwaanAxmed-l2n 3 месяца назад
@@AbshirMaxamad-d2w wcs
@HamseJama-p7k
@HamseJama-p7k 2 месяца назад
mahadsanid wll aden
@mohammedNasri7
@mohammedNasri7 2 месяца назад
Masha allah mahadsanid jaalle
@mohafadal2112
@mohafadal2112 3 месяца назад
Aaad bad umahad san tahay walal ilaahay waxan kaga baryaya khyr iyo guul arimahaga aduuna alle hakula garab qabto idim alle in sha all🎉🎉🎉
@dahirali7394
@dahirali7394 3 месяца назад
Adanow , anigu buugaagtaaada ayaa aan aad ugu helaa, noo soo badi sxp
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 2 месяца назад
Thnks wlll
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 3 месяца назад
Mahadsanid wll Aadan sahan❤❤❤❤
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 3 месяца назад
Aadan ina adeer funki maqnaashaha baad naga dhex bilowday😂 salute 🫡
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 месяца назад
Been maha aadban uqoslay kalnadan narkaan arkay😂😢
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 3 месяца назад
@@williamwilliam1337 😆 ustaadki wuu naga dhex bilaabay anaguna RU-vid kiisa ayaan ku dhex xamaneynaa 😆
@fankachannel
@fankachannel 3 месяца назад
Jasakalaah ustaad aaden khadar cali
@Salmo-bh6dd
@Salmo-bh6dd 3 месяца назад
Hadaanu rabno in aad xasilooni ku nolaato waliba mid waarta Illahay SWT aan ku xirnaano Maalintenana maalin cibaado aan ka dhigano Waan hubaa inan liibanayno adduun iyo akhiraba
@MakoxasanMakoxasan
@MakoxasanMakoxasan 3 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله ❤❤
@abdiwadudcaamir0074
@abdiwadudcaamir0074 Месяц назад
3:43 "ما هو مأساوي لأحدهم هو مزحة لآخر "
@Dalmarvsky_98
@Dalmarvsky_98 3 месяца назад
Sayyiddii boggaadin badan ayan kuu hayaa, Dr. Mustafe iyo Ad'ham waanu kaa haynaa ee odaygii Ali Ezzat inoo soo daddaji, sida oo kale bogaadin badan waxaan kaaga hayaa, siddii wacnayd ee aad usoo Af-naqday buugtii hore ee saddexlayda ahayd. Sidaaa kuwad jaalle boggaadin baan kuu hayaa annigu ee. Magaaladdii Burco ahayd baan kaa soo salaamayaa Turkigow hhh.
@AbdullaahinuurMaxamed
@AbdullaahinuurMaxamed 3 месяца назад
Masha allaah aadan sahan
@AbdiasisMawlid
@AbdiasisMawlid 3 месяца назад
Ustaad wan kugu Qadane lkn hada kadib yan lagu waayin insha Alaah ustaath✅👋
@munamohamed470
@munamohamed470 3 месяца назад
Absolutely, that is true ❤❤❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 месяца назад
Mahadsanid wll Adan
@MohamedBihi-un4im
@MohamedBihi-un4im 3 месяца назад
Aadan sahan legend Faith and science barnaamujkaa inoo soo turjun
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 2 месяца назад
Alle haku Barakeyo aadan khadar Ali
@InacazaanYo
@InacazaanYo 2 месяца назад
Thnkz
@DeeqaIsmacil-ux4gz
@DeeqaIsmacil-ux4gz 2 месяца назад
Wllkey adan sahan sidan dhageysanyo oo hooyday is leday inantedu waxay dawanysah waxa fican ayu iska so jarya galmo markan inta maqlo tilfonka gabiya iga dah de wllo adan😮😂😂
@TechNinjaFix
@TechNinjaFix 3 месяца назад
Saaxiib xbuugaagta aad turjumtay si yurub malagen karaa waan rabaa sided u helaa libax mahadsanid
@NasiibHassan
@NasiibHassan 3 месяца назад
Iqra books waay u dirta ban filaya bal waydii iyaga
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli 3 месяца назад
Mahadsanid wllo aadan sahan podcast
@abdallahartan4636
@abdallahartan4636 3 месяца назад
waa aad mahadsantahay fadlan, dhamaystir 48 law of Power. waa aan kugy bogaadinaya shaqo adag marwalba qabato
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 месяца назад
Mahadsanid
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 3 месяца назад
Aadanaw mahadsanid ustaad
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 3 месяца назад
Thanks
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 3 месяца назад
Aadanow canaano ayaan islahaa lkn raali galin ayaad hor marisay inader noosoo dadaal😍
@cabdiqanicabdalle4853
@cabdiqanicabdalle4853 3 месяца назад
Legend 😊
@wizzaxmed675
@wizzaxmed675 2 месяца назад
Asc aadanow salaankadib waxaan kaa cudsaneynaa in aad noo soo Afsomaliyaso booga ladhaho Atomic habits❤❤
@MaxamedAxmedmaax-un9kh
@MaxamedAxmedmaax-un9kh 2 месяца назад
Legend
@Caaisha..
@Caaisha.. 3 месяца назад
Alle haku deysto❤😊 duco waayeela igaso go'day ..
@KhalidAddaani
@KhalidAddaani 3 месяца назад
Legend kow waad Naga Soo daahday.
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 3 месяца назад
alle haku xifdiyo
@AhmedMouktarMed
@AhmedMouktarMed 3 месяца назад
Adanow fanka maqnashaha ayad malmahan no isticmasha 😂
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta 3 месяца назад
Alle Hakaa Aabaaliyo wll Cilmiga wax tar ka leh eed umada usoo Turjunto
@Safwaanxariirdaahir
@Safwaanxariirdaahir 2 месяца назад
Halkeeen kah helayaaah wll
@WalterBlack-nz1zu
@WalterBlack-nz1zu 2 месяца назад
Thanks wala ❤❤❤❤
@DhameystiranAbdirahman
@DhameystiranAbdirahman 3 месяца назад
Mhd Sanid wll Allah Cimriga io Cfimadkaba Haku Siyadsho 🎉
@AbdirisaaqBulqaasaadan
@AbdirisaaqBulqaasaadan 3 месяца назад
Adan sahan wan ku salamay wllkey
@MuhAliH-b1t
@MuhAliH-b1t 26 дней назад
Hees baa tidhaadhda : , " inkastoo nin geesiyi raggu geed adayg yahay haddaan garabka lala qaban guri oodi maayee. " Tubeec.😊❤
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 3 месяца назад
Mhdsnd wll aadan sahan wn sugaye inaad so falanqeyso❤
@MohamedYusuf-ur4ri
@MohamedYusuf-ur4ri 3 месяца назад
M.a zxp aadan khadar
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 3 месяца назад
Legend aadan
@Carabfilms
@Carabfilms 3 месяца назад
Keep going wll
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 месяца назад
Adan sahanow buuga waanku salamay saxiib xgee helaa 🥶
@NasiibHassan
@NasiibHassan 3 месяца назад
Iqra books
@BilaAbdi-t7x
@BilaAbdi-t7x 3 месяца назад
​@@NasiibHassan waalaga waayey 😢
@AbdihakiinAbdulaahi
@AbdihakiinAbdulaahi 3 месяца назад
Googlaha
@calmpoi2028
@calmpoi2028 2 месяца назад
Telegram bu yaalas pdf kiisu
@samariyedhago2832
@samariyedhago2832 2 месяца назад
Nio dhibatoyin badan oo ilaahay mooye cid kale anay ogayn ,oo aniga i haysta aya bugan ku xusan
@BareYare-t4e
@BareYare-t4e 3 месяца назад
War niyow buuga qiraaladii caashiqiinta wuu idaweyn lahaa xageen kahelaa
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 3 месяца назад
iqra books hargaisa
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 3 месяца назад
Wllo puntland joogaa gaar ahaan galkacyo sidee ku heli karaa buugaan iyo kuwa kleba
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 3 месяца назад
Zxp kaysal bisharo nimanka udhow
@fatimamohammed8526
@fatimamohammed8526 3 месяца назад
Isku meel baa joogna lkn aniga waxa ka dalbadey iqra books oo hargeysa ku talah gaari bey kusoo srayaan
@sunduselmi9802
@sunduselmi9802 2 месяца назад
​@@fatimamohammed8526 abayo intee buug dalbatay intee ka baxday wan radin book badan jeclaa in aan akhriyeee
@sunduselmi9802
@sunduselmi9802 2 месяца назад
​@@AyuzhAisha magaceydna meeshana Aayatiin book shop ka heli laygu dhahay lkn halkee ku taala ma kasayeee😂
@Ladifa39
@Ladifa39 2 месяца назад
Hooyada meel sare iyda ba taagan ba wll nabigina Wu ino sheegyarkaaxd sheegysa
@najmaabdirizaak213
@najmaabdirizaak213 2 месяца назад
Ru ahaantii dad badan ayaad u noqotay dhiiri galiye oo aan anigu ka mid ahay wax yaabo badan oo su'aal igu ahaa ayaad jawaab iga siisay Allah hakaa abaal mariyo wllky
@KhaliilOmarCabdirahmaan
@KhaliilOmarCabdirahmaan Месяц назад
Aadanaw buugtaada Oo bdf xagee ka helaaa pro
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 месяца назад
Somali galbeed xageen ugu hagaga😢🎉
@hoodo9260
@hoodo9260 3 месяца назад
Soo dhawoow walaal wlhi mantan niyada kugu hayey
@Abdinasir-n7w
@Abdinasir-n7w 3 месяца назад
Wcs zxp aad ban kugu farxay markad isoo dhacday
@nadiiracarab8030
@nadiiracarab8030 3 месяца назад
Mnshlh carabi ahaan buugaan muxu ahaa
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 3 месяца назад
War dherigelin maba dhagysto😂😂
@fawzialadan
@fawzialadan 3 месяца назад
Mhdznd wll ❤❤
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 2 месяца назад
❤👏
@safwansayid6338
@safwansayid6338 3 месяца назад
Asc wr wb walaal Aadan sahan war meesha waad nagu cidleeysay muuqaaladaada wax tarka lahi aad baan ugu xiisnay
@saedahmedessa9204
@saedahmedessa9204 3 месяца назад
Aadnow sxb buugaagta noosoo geli amazon si qoladayda qurbaha joogtaa aanu uga iibsan karo mahadsanid
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 3 месяца назад
Aadanoow qodob aad ii taabtay baad ka hadashay waxan jeclaan laha mowduuc dhan inaad nooga samaydo ani iyo kuwa ila midka ah
@HayaatHassan-pl1wl
@HayaatHassan-pl1wl 3 месяца назад
Walhi wll Adamow Raga oo kliya kuma adka dumRka xàtaa way jiran dad ay ku adagty . Marar ka qaar waxn is dhaĥa qalbiga ayaa ku dilcaya mana lihi zxp sireed 😢
@Mansuur123-yf3hl
@Mansuur123-yf3hl 3 месяца назад
war sxp Haddad podcaster noqotay 😂😂😂
@Bosspodcast-q6j
@Bosspodcast-q6j 3 месяца назад
Walaahi dhibatooyinkaan casharada ka bartay badankooda dadka igu xeeran ka bartay
@mohamedhanad-w3u
@mohamedhanad-w3u 3 месяца назад
hooyada muztawe aanay lahayn baa la gaarsiiyaa ?? maxaa kala jeeda aadan sahanow
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 месяца назад
Asalaamu caleykum wll xageen kadalbadaa buugta mahadsanid
@MunasarFarxaan
@MunasarFarxaan 3 месяца назад
Zxp bugagtda muqdisho malga helo miyah
@mowliidmaxamed1978
@mowliidmaxamed1978 2 месяца назад
Yaa waaye Dr mustafa Maxamuud 🤔
@farahahmett4807
@farahahmett4807 2 месяца назад
Dr io suugayahankii Reer masar ee Dr mustafa mahamuud
@Zucdialiabdi
@Zucdialiabdi Месяц назад
Anigu xiisoolinimo baan ku imtixaananahay wlhi😢
@akadirmoha12
@akadirmoha12 3 месяца назад
@sahan podcast inta kle qimahoda sad rabtid yel kad qorty jidka so dhig bro
@NuuraAbdi-g7b
@NuuraAbdi-g7b 2 месяца назад
Waxad tahay qofka qudhiyaata ee Rajada iiyeela markaan aduunkan ka rajo dhigaba wlhy adaan dhiiri galintaada dhagysta😢
@APTIRAHMAN
@APTIRAHMAN 3 месяца назад
Koofiyad baad caawa wax kuturjumaysaaye 😂
@Mufakar
@Mufakar 3 месяца назад
Jawaabti baaa kaa sugaynaa abwaan sharlaawe 😮hada fashil matay zxb xaqiiqda baaa laga hadlay
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 3 месяца назад
😂😂asagaba ninkaz home work udire see u hadli
@hamdaugaas9673
@hamdaugaas9673 3 месяца назад
@@AyuzhAishaafkaaga caano lagu qapay 😂❤
@kaiseomar8064
@kaiseomar8064 3 месяца назад
Nolashaa kuu kuftey ustaad ❤
@Hafsahubi
@Hafsahubi 3 месяца назад
Dabkii baxayaa dab la saartaa been maahan😂❤
@ShaifBoy-lp1rd
@ShaifBoy-lp1rd 3 месяца назад
waan ku tabay zxp xage ku maqneed
@mustafebarkhad954
@mustafebarkhad954 3 месяца назад
Sxb aadan sahan mar kasta waxaaad noo soo turjuntaa buugaag wax ku ooo ah aniga buug aaad iii bedelay waa buuga ismalure ee uu qoray markmanson
@AnisaaMoha
@AnisaaMoha 2 месяца назад
pdf mau helaya
@Xirsiev
@Xirsiev 3 месяца назад
Sahanow kii *islam between east and west* mee ?
@MahadJr-
@MahadJr- 3 месяца назад
14:24 dee sxb halka wad nagu qaxdaye 😂
@Casmicarafaad
@Casmicarafaad 3 месяца назад
Hooyo abaalkeeda lama gudikaro janada labadeeda lugood bay ku dhex jirtaa hooyo ee tusaale kale soo qaado wll
@HayatHufane-w1n
@HayatHufane-w1n 3 месяца назад
Asc wll bugagtada cairo malaga heli kara iga si ciwanka saxda
@AbdirisaaqBulqaasaadan
@AbdirisaaqBulqaasaadan 3 месяца назад
Adanow wan ku.salmay wllkey
@zackabdi6326
@zackabdi6326 3 месяца назад
zhp aadanow goorma ayuu soo bxayaa 48 xer awood
@Apdale-ue4gb5iq9v
@Apdale-ue4gb5iq9v 3 месяца назад
😂😂 aadan wuu ka xanaaqay dhoolacadeynta peenta
@SaynabAbdilahi-h6x
@SaynabAbdilahi-h6x 3 месяца назад
Fariiid❤
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl 3 месяца назад
Bahasha dhirigalinta wa dhaq cadi ah😂
@mahamudh6983
@mahamudh6983 2 месяца назад
Dhiirigalintu waa xunbo, iyo qararac meelna aan gaadhsiisnayn
@Maxamed_Axmed_Media
@Maxamed_Axmed_Media 3 месяца назад
Soo daa
@umalkhairhassan3099
@umalkhairhassan3099 3 месяца назад
48 power kaas noo daa ustaad
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 2 месяца назад
Iyaga oo video ah ayuu soo geliyay dhawr bil ka hor. Channel kiisa gal, playlists gal kadib 48dda xeer ee awoodda ku dhufo kadib mid mid h daawo
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 2 месяца назад
Iyaga oo video ah ayuu soo geliyay dhawr bil ka hor. Channel kiisa gal, playlists gal kadib 48dda xeer ee awoodda ku dhufo kadib mid mid h daawo
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 2 месяца назад
Adan Sahan Channel ka ah ka raadi ugaaso
@HaznaAbdi-ju5lw
@HaznaAbdi-ju5lw 3 месяца назад
Haaa m.a lkn istelka inagaso hagaaji inader❤❤❤😅
Далее
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
18:43
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
096 | Xaqiiqada Maasooniyadda iyo aragtida shirqoolka.
36:23
Waan Ku Salaamay Saaxiib.
8:30
Просмотров 71 тыс.