Тёмный
No video :(

10 Youtuber oo aan helin Taageeraddii ay mudnaayeen! Qaybtii 2aad 

Waaberi Media
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

10 RU-vidr oo aan helin Taageeraddii ay mudnaayeen! Qaybtii 2aad

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 286   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media Месяц назад
Halkan iska diiwaan gali Koorsooyinka Waaberi Academy 👇👇 Whtsapp: Wa.me/905059092303 252 Media 👉 youtube.com/@252-media?si=dAlOn5qkN7_WMcTc Xaaji dirir 👉 youtube.com/@xaajidirirka?si=vZ1DYyk5ntsdcRlp Galbeed Media 👉 youtube.com/@galbeedmedia1?si=jyAp5Xp1PU4wGb9g Zacky Zhavy 👉 youtube.com/@zackyzhavy?si=4AxdVcnUomDMyY9c Amin Mouse 👉 youtube.com/@aminmouse?si=0RhOforNQvk5m6mG Ib Adam 👉 youtube.com/@ibadam?si=DrorCObi5pWaDSzQ Fatwo 👉 youtube.com/@fatwomedia?si=0wB3hpvmCHSesLJ4 Halbeeg Podcast 👉 youtube.com/@halbeegpodcast?si=vAQpP1FHKXjhfmF0 Kalimaal Media 👉 youtube.com/@kalimaallmedia?si=csfY7XEOb5OQ2Toq Hantile 👉 youtube.com/@hantile12?si=_DPB87fZ2Kf5TsKI Giridho Media 👉 youtube.com/@giridhomedia.?si=eiGettTB0nhXbiEN
@Mrkadiir
@Mrkadiir Месяц назад
@@Waaberi-Media cabdirahman waberi waa ku salmay sxp
@sdasfa-e9q
@sdasfa-e9q Месяц назад
waabari waa daadshay masha allah sidkle waxan kaa codsanayaa in ku darto chenalkan somaliga soo gudbiyay muqalkii ugu dheeraa abid qof somalia soo gudbiyo oo wax tar leh kasmal Academy
@IBNU__NAASIR
@IBNU__NAASIR Месяц назад
@Daahirmedia1 iisoo booqda chanelkayga please wllyaal
@Sooyalka
@Sooyalka Месяц назад
Asc walal abdi rahman omar, kayga ku soo dar hadii aad u aragto in uu dadka anfacayo, waxan ku soo gud-biyaa xogo badana daaha ka faydaya qorshayasha reer galbeedka Insha allah wll soo eeg
@CADAAWE1200
@CADAAWE1200 Месяц назад
Wll next vedia igu soo dar yutubar cusub ayan ahaye❤
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast Месяц назад
Waad ku mahadsan tahay walaal Cabdirahman Waaberi in aad na dhiirigeliso. Asxaabta Halbeeg Podcast idina mahadsanidin. 🎉👏👏👏
@Hawaale-media
@Hawaale-media Месяц назад
Waaberi saaxiib, waa markii labaad aanan nasiib u yeelan inaad isoo qaadato. Ustaaad mahadsanid si walba.
@AbdirahmaanAhmed-sq2dc
@AbdirahmaanAhmed-sq2dc Месяц назад
Zxip hormar wacan :)
@Hawaale-media
@Hawaale-media Месяц назад
​@AbdirahmaanAhmed-sq2dc Thanks bro. ❤
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 Месяц назад
Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW
@AYUUB739
@AYUUB739 Месяц назад
Sallallahu calayhi salaam ❤❤❤❤😢😢😢
@Alfurqanchannel143
@Alfurqanchannel143 Месяц назад
Scw❤
@cabuud16
@cabuud16 Месяц назад
Hore u soco walal
@kalafazii7055
@kalafazii7055 Месяц назад
Bro cryptocurrency ga iyo forex waa fahansan tahay maa soomali ahaan inoogu soo gudbiso sxb plz 🙏
@Mxd.165
@Mxd.165 Месяц назад
Asc wll cabdirixman waa ku salaamay. Waxana ka Mid ahay youtuberska soo gudbiya buugta la soo koobay, si ay dadka akhriska wakhtiga an uhelin ay ugu faidaystaan. Wll marka na dhiirigali si dadkana aan ugu faidayno.❤
@Engcaasim
@Engcaasim Месяц назад
Saaxiibayaal haliigarab ustaago muuqaalo cajiib ah baan soo diyaariyay mardhaw soo ban dhigi doona i.a
@Abdirizaak-salaad
@Abdirizaak-salaad Месяц назад
Garabkaaga nahay sxp dhaliyarada waa inay is dhiiri galiyaan
@fatwomedia
@fatwomedia Месяц назад
Mahadsanid wll Abdirahman Waaberi (🙏).
@____Cumar____
@____Cumar____ Месяц назад
Mahadsanid kuwii hore wax ayaan ka dheefay kuwana waan ka rajaynayaa insha allah.
@Qayir_Media
@Qayir_Media Месяц назад
Part 3 insha allah waxn rajaynaya inan kaso muqan doono🫡❤️
@Zackyzhavy
@Zackyzhavy Месяц назад
Mahadsanid Wll cabdiraxmaN Runti garabistaagad no mujisay mahan midan hilmami doono Guulayso 🤝🤍
@user-wp1un6tl7x
@user-wp1un6tl7x Месяц назад
Anaakuusaaray brother from godey
@ZakiQays
@ZakiQays Месяц назад
Waaberi media: Waad ku mahadsantahay dhiiri galintaada walaal 🤝👍
@Chamzi_Keyow
@Chamzi_Keyow Месяц назад
Waxan ka soconaa abdirahman manta laga bilaaba wanku tageerna zxb wana ku follow kareyay ❤
@ZakiQays
@ZakiQays Месяц назад
@@Chamzi_Keyowthanks sxb
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 Месяц назад
Kulli waa u wada saaray guuleysta brothers..❤
@SheikhMaxamedBilaal
@SheikhMaxamedBilaal Месяц назад
Mahadsanid wll, laakiin dhanka diinta kuwa soo gudbiya mar soo qaado.
@AminMouse
@AminMouse Месяц назад
Mahadsanid wll 🤝
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Месяц назад
Mahadsanid ina adeer. Ilaah haku sharfo.
@engmohan1423
@engmohan1423 Месяц назад
Wlhi c/raxman cml,soomali wey, ku yaryihiin alla haku sharfo ustaad
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS Месяц назад
Golden voice❤😊
@sakariyecabdiraxmaan6137
@sakariyecabdiraxmaan6137 Месяц назад
@caweyska mataanaha waa labo wallo oo mataana oo podcastiyo muhiima soo gudbiya
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 Месяц назад
Kuwa aad soo bartay video editing ayaa channel furta adna hayaysiin u samaynaysaa. Adeer waan ku fahmay kuso legend thay
@WaafiMedia20
@WaafiMedia20 Месяц назад
Insha allah waxan rjynaya in muuqaalka kan xiga aan ka mid noqon doono
@MUNASARR23
@MUNASARR23 Месяц назад
@waaberi media mahadsnd wll Saad dhalin yarada u cawineyso wllka 252 media iyo dhamaan 10 RU-vid channel waan u saray Subscriber Insha Allah adiga iyo dhamaan dhalin yarada guul ayan idin rajeyni❤
@ArtanMedia
@ArtanMedia Месяц назад
Aniga ayaa kamid ah fadlan sxbyaal ilaahey dartiis 😢igu garab istaaga ❤
@IbraahinMaxamed-vj8lj
@IbraahinMaxamed-vj8lj Месяц назад
Ok
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Месяц назад
Adiga RU-vidr ma tihid aa Dadka ka fariido
@abdirahmanabdirashid6675
@abdirahmanabdirashid6675 Месяц назад
Ruweyda style RU-vid ku wuxuu u yahay shaqo labaad hadii ay heli lahayd subscribers faro badan waxay noqon lahayd RU-vidrad u heelan soo gudbinta muuqalo aad u tayeysan .
@user-go4xd7jh2i
@user-go4xd7jh2i Месяц назад
Ku soo dhawaada commant aynu ku garab istaagayno walaalaheen reer falastiin "اللهم انصر اخواننا في فلسطين"
@IlyaasIlyaas-b9i
@IlyaasIlyaas-b9i Месяц назад
Horay usoco walaal soomaaliyeed oo dadkiisa unaxariista ayaatahay❤
@MURAAD_ONLINE
@MURAAD_ONLINE Месяц назад
First Like Waberi media 😊❤🎉
@LaylaLayluush
@LaylaLayluush Месяц назад
#maankoriye. Keep going ❤
@Carabmedia2022
@Carabmedia2022 Месяц назад
Waan bogaadinayaa dhalinyarada ku guulaysatay shaacinta uu u sameeyey walaalkeen Abdirahman Waaberi, ma noqon kanaalkaygu in la soo shaaciyo, waana markii labaad ee aan ku guul-darraysto. Waxaan leeyahay xalkaa dadaalkiina ka sii wada iyo rumaynta himiladiina 💪
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Bal #macalinEnglish iyo dhanka waxbarashadana soo eeg❤❤❤
@Famousk44
@Famousk44 Месяц назад
#maankoriye kusoo dar doorka danbe
@AnnoyedRocketship-ev8dv
@AnnoyedRocketship-ev8dv Месяц назад
Guulaysta azxap 10 RU-vidr iyo macalim c.rahmaan wabari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Waan idin la soconaa wllhi Gar ahaan macalinka❤
@abdulyusufmedia
@abdulyusufmedia Месяц назад
Waad Mahadsan Tahay Ustaad Sidaad Ugarab Istaagtay Dhilinyaro Badan
@abdiwahedshiine994
@abdiwahedshiine994 Месяц назад
Nimcaan cusmaan meqaa bilod Chanelkisa raadinayey❤
@SunanemouminMoumin
@SunanemouminMoumin Месяц назад
Haala tageero 10 youtubers
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
Chanel-ka Hanan channel waa gabar ka hadasha taariiqaha dalka iyadaa mudan garan istaag war aan garab istaagno
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 Месяц назад
Maxamed mubaarik Please wllo
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Месяц назад
Waabari midhiya guul waan kugutaageersanahay 10 yuutubar adigoo aan qabyaaladeen
@bashiir-s8l
@bashiir-s8l Месяц назад
Cabdi raxmaan sxb hadii aad igu dari karto qeeybta xigta fadlan igu dar
@Hassanmukhtaar-p9i
@Hassanmukhtaar-p9i Месяц назад
#Maankoriye kusoo dar
@GudcurMedia-v8x
@GudcurMedia-v8x Месяц назад
Bal #qudcurmedia soo eeg zhp❤❤
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 Месяц назад
Mashaalah gull dhameenteen❤❤❤
@absithech329
@absithech329 Месяц назад
Zxp waxd Ka tagty marwan media
@KhadarYuusuf-bd8yx
@KhadarYuusuf-bd8yx Месяц назад
Waaberi waxaad na bartayba chanelo anaan aqoon ba. Aad iyo aad baan kugu mhad celinayaa waxaanan rajaynayaa inan wax bdan ka faa,idi doono❤.
@AbdullahiAbdiMohamedGaari
@AbdullahiAbdiMohamedGaari Месяц назад
Wll abduraxmaan waxaan Kaa codsanaa inaad kasoo hadasho wax kusaabsan shirkii baarliin 1884
@user-tx9qp7nz9t
@user-tx9qp7nz9t Месяц назад
OK walaalkaa waan kuxidhandoonaa adi mahadsanid zxp lacking sidee booqaaladaada ookale loosameeya adiguu waxqalaba isticmaalin
@abdirahmanmohamed5100
@abdirahmanmohamed5100 Месяц назад
masha Allah
@user-uw7op1fy7k
@user-uw7op1fy7k Месяц назад
Ani waxa ogahay qofki Talent leh ama dadka wax anfaco umabahno Araktideeda
@edit.v19
@edit.v19 Месяц назад
Gold voice 😍🔥
@Ibadam
@Ibadam Месяц назад
Waxaan aad kaaga mahadcelinayaa tageeradaada aan hagarta ku jirin iyo sida aad u garab istagayso dhalin yarada Somaliyeed. Mahadsanid kumanaan jeer walaal Abdirahman 🤍
@Xamse_yare800
@Xamse_yare800 Месяц назад
Waan ku mahadsnthy wllo kaalmahaaga Allah kaa ajir siiyo wll❤👍
@CabdallaNuur-hp4hr
@CabdallaNuur-hp4hr Месяц назад
252 Road to 60k brothers
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Месяц назад
H
@Jeesawmedia
@Jeesawmedia Месяц назад
Ustaad c/raxmaan cumar waaberi walaal igu qaali ah saaxib sare codsi ayaan wataa waxaan ahay youtuber bilow ah saaxiba badanna mahaaysto saaxib part3 igu casum insha Allah youtube-kayga waa jeesaw media mahadsanid
@sharmakeali855
@sharmakeali855 Месяц назад
Masha Allah walal guleyso
@HindiIswork
@HindiIswork Месяц назад
#Maankoriye waa youtuber Tayo leh oo aan Helin intuu mudnaa
@mohanur1488
@mohanur1488 Месяц назад
Wn kaaga mahadcelin sida aad u tahay humble oo aad u caawi naysid walaala haaga soomaaliyeed
@KAMAALQOSLAAYE
@KAMAALQOSLAAYE Месяц назад
Waxaan ahay RU-vidr cusub Waxaa rajeynaa in la isoo booqdo mahadsanid
@garguurte44
@garguurte44 Месяц назад
saanreeb waa kanaal cusub oo diiradda lagu saaro doodaha ay keenaan kirishtanka iyo habka loo burburinaayo waxaan rajeeynaa inuu dhiirigalin heli doono
@Shucaybchannel05
@Shucaybchannel05 Месяц назад
Maracada show kusoo dar zxp❤❤❤😊
@user-lo6ou8ln9p
@user-lo6ou8ln9p Месяц назад
Walalo @ayan dhalad show
@Giridhomedia.
@Giridhomedia. Месяц назад
Waad ku mahadsantahay ustaad sooqaadashadaada
@IbraahinMaxamed-vj8lj
@IbraahinMaxamed-vj8lj Месяц назад
Ok
@geediwarsan
@geediwarsan Месяц назад
Aad iyo aad
@saciidabdile
@saciidabdile Месяц назад
Mahamed wardhere
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 Месяц назад
252 media waba ku xerna ano ogon inow wllkaga yahay m,a😊❤
@Hayaan_21
@Hayaan_21 Месяц назад
Ustaad kanalakayga bal Mar uun fiiri, wllow UU kanaal cusub yahay lkn nasiib wanag saxada muqaal samaynta kuma cusbi. Bisha dambe inaa nasiib u yeesho ayaan rajaynaa I.a❤❤❤
@Yaasir-d4e
@Yaasir-d4e Месяц назад
👏👏👏
@Fateima-alliy
@Fateima-alliy Месяц назад
Qfta 4aad an noqdy cawa
@DON-Rk
@DON-Rk Месяц назад
Please muqalka xiga igu soo dar Ilaa 2021 ayaan wax sogaliya lkn waxa ihysta daawasho xumo iyo laba jeer oo uu iga xumaday taso sabbty in ay iga baxan dhamn muqaladi igu jiray 😭 😢
@zaki.zk-
@zaki.zk- Месяц назад
Never give up waxyaabo cusub isku day😎
@user-uj3tq9if5t
@user-uj3tq9if5t Месяц назад
Binu zaki pro
@kaderdempele3569
@kaderdempele3569 Месяц назад
Asalama calaykum ree waberi,👋💯
@MAAWEELOSHEEKO
@MAAWEELOSHEEKO Месяц назад
SHEEKO KA DAWO maaweelo sheeko
@WEYDIINIYOWARCELIN
@WEYDIINIYOWARCELIN Месяц назад
Macalin igu dar muuqaalka dambe adoo mahadsan
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO Месяц назад
Waar gabadha kaliYa idinku jirta ka tagtaY hanaan chenel gabadha somalida taariikhdeeda haysa❤
@user-kp9go2dp5r
@user-kp9go2dp5r Месяц назад
Golden voice waaberi jlchannel
@MaddaaleMaxamed
@MaddaaleMaxamed Месяц назад
Fadlan #Cabdikariim_Maddaale Soo qaado insha allah
@musemaxamed8857
@musemaxamed8857 Месяц назад
Waad mahadsan tahay walaal Cabdirahmaan waaberi
@MaankaCade5888
@MaankaCade5888 Месяц назад
Umaleya qofka U horeyo inaa ahy
@kaderdempele3569
@kaderdempele3569 Месяц назад
Been
@user-zp7fx1wy8w
@user-zp7fx1wy8w Месяц назад
Dal xiisaha wayn ee qays qaysar bart2❤
@NuurAxmed-yt2sl
@NuurAxmed-yt2sl Месяц назад
Ogaalka casriga soo eega❤❤
@maxamedcabdulaahi5662
@maxamedcabdulaahi5662 Месяц назад
Kafikir waa nin aan marnaba caajisayn kafikir channel
@user-fc8qr4cl1c
@user-fc8qr4cl1c Месяц назад
10 kaba waan subscribe gareyey Alx
@meddjibrilelmi7425
@meddjibrilelmi7425 Месяц назад
Amin eleyeh Also
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Месяц назад
Asc hadaan qaadanayaa
@AllaaaminMaiisho-wx6kd
@AllaaaminMaiisho-wx6kd Месяц назад
Wariye c/raxman aad baad umahadsantahay ....Number -8 iyo Number-9 waa iskumid sidaa usoo qortay ...inkastooy markaad hadlayso kala duwanyihiin .... sidaa darted kala cadee labada youtuber. ALLAH MAHAD LEH
@KhadraCismaanghy
@KhadraCismaanghy Месяц назад
Marwaan media
@Hajirpro1
@Hajirpro1 Месяц назад
Chanelka Hajir pro
@mohmuod4967
@mohmuod4967 Месяц назад
252. 60k wu gaari inshallah lkn Si jogto ah wax uma soo galiyo ee la hadal adigana inshallah
@Chamzi_Keyow
@Chamzi_Keyow Месяц назад
Ogaansho kuso daar zxb 😢
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Месяц назад
Ogaansho. Isagaa ugu sareeyo milyann kabadan uuheysta😂😂
@Chamzi_Keyow
@Chamzi_Keyow Месяц назад
@@nacimomoh9675 ani waxan tageero ayan ka hadlaaya sow maha 😉
@claahigudow4283
@claahigudow4283 Месяц назад
sxb keyga qaaliga ah wan ku salaamay salan kadib wana rawa,in,an karali geliyo hadal keyga sxb waxad tahay quflaga xushmeeyo geyiga somalia odhan marka iska,ilaali dadka ad,lasoco neysid mahad danid walal qaali ah
@Bashiirmaxmad
@Bashiirmaxmad Месяц назад
War ina ader Ana waan ku cusbahay igu yaaca idinkoo walal tinimo imuujinaya❤
@Maankoriye.
@Maankoriye. Месяц назад
Wll Channelkaygana kusoo dar doorka danbe mahadsanid
@ramlomohamedfarah5670
@ramlomohamedfarah5670 Месяц назад
Walal + macalin 😍
@khaalidkhadar3615
@khaalidkhadar3615 Месяц назад
#Ma #ognahay# waa channel aqooneed
@Teamdhagfareeye
@Teamdhagfareeye Месяц назад
Saaxiib team dhag fareeye waa rag dadaala oo aan helin subscribe uqalma
@Kaynaaneditors
@Kaynaaneditors Месяц назад
#garaadwade
@Kaynaaneditors
@Kaynaaneditors Месяц назад
#garaadwade
@AdanHassanMokter
@AdanHassanMokter Месяц назад
Waad ku mahsanthy sida aad dhalin u caawinayso oo aad u dhiirigalinayso , #Abdalla fasko
@IboHB-y8f
@IboHB-y8f Месяц назад
Am first 🥇
@muzamilsaciid1986
@muzamilsaciid1986 Месяц назад
Cwa Anaaa U horeeyay 🙋😂
@kaderdempele3569
@kaderdempele3569 Месяц назад
Been
@Qadarmuxsin1234
@Qadarmuxsin1234 Месяц назад
❤❤❤❤guleyso bro
Далее
قصة اشهر جريمة في امريكا!
11:02
Просмотров 4,2 млн
Friends
00:32
Просмотров 175 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 638 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 175 тыс.