Тёмный

100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 833 тыс.
50% 1

100 xikmadood , xikmado iyo oraaho noloshaada wax badan ka badali doono , oraaho ay jeediyeen dad ilaahay xikamd siiyay : noolaana waqtiyo kala duwan bariga iyo galbeedka caalamka .
FG : oraahyada qaar waxaa macquul ah in loo nisbeeyo qof aanan dhihin , wixii aan awoodno oo dadaal ah lama harayno si aan ciddi tiri oraahda ugu nisbayno , wixii aan gafnaa waa wax aanan awoodin
oraahyadaan intooda badan waxaan kasoo xigtay kitaabo la isku halayn karo
waxaa xusid mudan in xikmadahaan markii la soomaaliyaynaayo ay u baahanyihiin in aanan si xarfi ah loo tarjumin ee qaab sahlan oo xikmadaysan loo tarjumo : koobkaada shaaha ah .. yaa ahlan wasahlan .
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 864   
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤
@umuahmad2535
@umuahmad2535 Год назад
Adigana Allah hakusiiyo wixii niyadaada kujira insha Allah
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
@@umuahmad2535 Кудай даяр Amin байке, ини ☝❤🥰
@sacadmuuse9192
@sacadmuuse9192 Год назад
​@@1LAMINE_1 waxaad tiriba lagu yidhi
@allamaganshiine6989
@allamaganshiine6989 Год назад
Amin dhamanten wll
@axmedcabdi3884
@axmedcabdi3884 Год назад
Dhamaantayn ba wlll
@osamaahmed2242
@osamaahmed2242 Год назад
Aan ku salino xabiibkeena muxammad scw ❤
@kamadagecadde3589
@kamadagecadde3589 Год назад
صلي الله عليه وسلم
@suhaybbakeeri5407
@suhaybbakeeri5407 Год назад
Scw
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@shahermohan7841
@shahermohan7841 Год назад
Scw scw
@halanesky
@halanesky Год назад
Scw scw scw
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (Scw).😍😍😍
@MustafaMaQribi47
@MustafaMaQribi47 Год назад
Salallaahu Aleyhi wasalam
@halanesky
@halanesky Год назад
Scw scw scw shugran wll 🎉
@najmacabdi5514
@najmacabdi5514 Год назад
Salalaahu Aleyhi wasalam
@cumarahmedcadaawe774
@cumarahmedcadaawe774 Год назад
SCW scw scw
@MaxamedAbdi-m8r
@MaxamedAbdi-m8r 9 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@yaxyethomas5075
@yaxyethomas5075 Год назад
{من قراء اية كرسي دبر كل صلاة لم يمنعه الجنة الا الموت}
@MohamedAmeen-zu8ds
@MohamedAmeen-zu8ds 3 месяца назад
😢
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Год назад
Kabaro xayawanadka waxyabahan soo socdo ✍🏻👇👇 1:Quranshada kabaro sida quudka looraadsado 2:geelana samirka kabaro 3: Diiqana kalahada kabaro 4:abeesadana xigmad kabaro 5: liibaxana geesinimada kabaro 6:aygana iqlaaska kabaro
@hanaahassanali6575
@hanaahassanali6575 Год назад
Allow kher ku siii
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Год назад
@@hanaahassanali6575 aamin wllo
@apdalladikre8949
@apdalladikre8949 Год назад
Wow m,a Waligaa noqo mid Umada anfaco waxna kusoo biiriyo thanks 🙏
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 10 месяцев назад
​@@apdalladikre8949🫂🤝
@muudoofficial7300
@muudoofficial7300 9 месяцев назад
@mohamedabdinorhassan2134
@mohamedabdinorhassan2134 Год назад
"Caruurnimadada waxay dhamanysaa marka ogaatid hurdada inaysa ciqaab ahayn bal ay abaal marin tahay."
@maxamedcabdi-fn8hb
@maxamedcabdi-fn8hb Год назад
Omar inshaar the best person really always respect✊️✊️❤️❤️
@abdiasisanis7399
@abdiasisanis7399 Год назад
Fadlan afka soomaaliga ku isoo qor wad mahadsantahay
@maxamedcabdi-fn8hb
@maxamedcabdi-fn8hb Год назад
@@abdiasisanis7399 hye wll i.a
@user-um5un1dd6b
@user-um5un1dd6b Год назад
one of the best
@ilyeesugas6191
@ilyeesugas6191 Год назад
😁😂
@KhalidMhoud
@KhalidMhoud Год назад
Momoo
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 Год назад
Asc wll aad iyo aad ayaan kugu mahadcelin laga soobilaabo 2017 ayaan kugu xirnahay waxaan kaa faaiiday wax badan Oo Noloshayda badalay waxaan aad ugu xirnaa barnaamijkii 50 xigmadood Wlhi Maalintii aan bilaabay dhagaysiga barnaamikaas waxaan noqday Nin ku istaagay lugihiisa Allhamdulilah waxaan Halkaan ugu ducayn waaridkaa iyo hooyo mcn oo ku dhashay janadii alle ha geeyo cimriga alle hakuu barakeeyo ogaansho Waad guulaysan Insha Allah duco ayaan kaaga tagin🙏🙏🙏
@xafzinahpea6685
@xafzinahpea6685 Год назад
✊️
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 Год назад
@@xafzinahpea6685 Mahadsanid
@AyaanSuldaan-hu3sw
@AyaanSuldaan-hu3sw 4 месяца назад
❤❤❤
@mohanur3447
@mohanur3447 Год назад
Xigmada iga Cajibasy waa : Jabka aan Laga soo kabsan Karin Ee Saqaafada, waa Midka dhaqanka ama Luuqada aydoo ku Faanysa luuqad ajanabi Xigamadaz ka somali ahan annga ayey Nagu socotaa 🇸🇴🥲 Somali ahan
@suleimanhashi.9207
@suleimanhashi.9207 Год назад
Aawey Dadkii Nabiga Jeclaa Ku Sali Habiibkeena اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Год назад
Wll Allah Ramadan HAKU GAARSIIYO HADAAD NABIGA KU SALISID 🤲🤲🌛🌛🌛
@Gambol963
@Gambol963 Год назад
Scw
@RahimoAliRahimoAliAden
@RahimoAliRahimoAliAden Месяц назад
S.c.w
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Waxaa tahay qofka kaliye ee aan social media ka taagero tahay guulayso walaalkay Ilahay Haku dhawro Aduun iyo Aaaqiro ba insha.Allah ❤
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
Adiga Nio maxaan Comment kasta Kuugu Arka, intaad Comment qorayso maad Buug Qortid🤣👍
@guledmohamed7524
@guledmohamed7524 Год назад
adiga qudhaadu dhowr buug ayaad soo sari lahayd so lma odhan karo 🤔
@sumayoahmed7675
@sumayoahmed7675 Год назад
@@guledmohamed7524 😂😂😂
@LiipaanIise
@LiipaanIise 4 месяца назад
🎉4c. F4😂54utu994f,😅😂is one 55tx ❤ 8❤vc h​@@Naamir03
@HOBFILMS
@HOBFILMS Год назад
omar inshar hore u soco qof ku dayasho mudan
@Artificialtelligence
@Artificialtelligence Год назад
hhhhh
@nuurcabdi-nn7no
@nuurcabdi-nn7no Год назад
Walaal qiimo badan alle hakaa ajir siiyo walaal laakiin Aqoonyahanka soomaaliyeed xigmadahooda inaaf soo wadaan rajeynayaa sida sheekh mustafe xaaji iyo kuwa kale ee u macquulsan Mahadsanid
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 Год назад
Xikmad cajib ah oo an waxbadan kafaiiday ayad inoso gudbisay 🤗🤗😍 jasakumullahu qer
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Год назад
Alla kacabsiga iyo awoodda cumar binu khadaab Ilaahow isii🤲
@ZupairMoha
@ZupairMoha Год назад
Meesha ugu Sareysa Edebta Waa inaad Dhagaysato Qof Kaaga Sheekeynaya Shay Aad Taqaano Laakiin Uusan isagu Aqoonin 🤝🏻❤️
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Год назад
walhi waxa si dhaba ii tabatay odhaahda qalbi jabku wuxu ku siin cashirada nolasha ugu qaali san nolashaydu waxay is badashay xili aan waayay qof aan jeclaa🙏
@abshirohassen5
@abshirohassen5 Год назад
Ale haku caafiyo
@shariifchannel7409
@shariifchannel7409 Год назад
Aniga waxan jooga qaxotiga Gaar ahaan Dadaab Ifo nuura Ugaansho muqaal uusoo dhigana imaba dhaafo yaa allah shukran ustaad omar
@abdimahad8481
@abdimahad8481 10 месяцев назад
Blocke jogta 😅😅
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
Walaalo cumar alle cimriga hakuu barakeeyo Wax wayn ayaan ka faaidnay Runtii جزاك الله خيرا
@janno24
@janno24 Год назад
Nasiib xumaa qof waxwalba yaqaanolkn aanan ilaahay aqoonin Maxaa ka fiican qof aanan wax kale aqoonin lkn ilaahay yaqaano❤
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
Walahi shukran what a wisdom 👏 🙌 🙏 🤍ما شاء الله تبارك الله اخي الكريم
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Год назад
Amazing...!!!!👑🔥 Shukran Cumar Inshaar🙏🏽
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 Год назад
Ustaad Mahadsanid Ramadaan Ayaa Soogalaya Barnaamijyada Sii Laba Jibaar🙏❤
@mohasalad828
@mohasalad828 Год назад
Mahadsanid Walaalkeen Cumar, Waxa aan jeclaa lahaa inaad inoo soo xusho Taariikhaha ugu fiican ee qof walba oo muslim ah inuu akhriyaa ay muhiim u tahay, taariikh islaam ama taariikh dad aan islaam aheeyn ha ahaatee. Ka raali noqo codsigaan maadaama aad waqtigaada ku bixineeyso diyaarinta moowduucan. Jazaakallaah
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 Год назад
Qofkii ugu horeeyay ee daawada Cumar inshaar alle haku xifdiyo Cawa waa 15 shabcaan aan is cafino walaalayaal
@MohamudCRahman
@MohamudCRahman 3 месяца назад
اللھم إنى أعوذ بك من علم للا ينفع ❤
@Atayo_production
@Atayo_production Год назад
4shey qalbiga ayey dilan hadii ay dhafan xadkoda cunida,hadalka,hurdada ku dhexmilanka dadka❤
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 11 месяцев назад
Ustaad Omar inshar The Legend of practice lessons thanks ❤🎉
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Год назад
Masha allah first Ustaad Omar Allaha ku sharfo waba ku sugayey
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Год назад
Inta Omar inshaar ku xiran wanaaga ayaan ku walaalooney caafimaad ku noolaada
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Год назад
Ramadan caming soon nabad Allah nagu gaarsiiyo best xikmad
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Год назад
L0
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Год назад
P
@ALMUFTI8
@ALMUFTI8 Год назад
100 maah maah ugu murtida badan soomali kaa sugeynaa ugaaz 💪🏻❣💯
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Год назад
Omar iinshar best teacher manshallh ❤
@abdihakim5691
@abdihakim5691 Год назад
Jababka inta badan waa laga soo kabsan karaa sida jab ciidan mid dhaqaale lakiin jabka aan laga soo kabsan karin waa midka taqaafada dhaqanka si guud markay umad luqadeeda ka tanaasusho kuna faaneyso luuqada ajinabiga 🌊 xikmadan ayan la yaabay iyo siday inoogu socoto bulsho ahaan waxa nahay dad fashilmay luuqadeenana waa ka fanaa xataa aniga wax soo qoraya wan sameeya sababtana ma aqaano Omar inshaar mahadsanid inad erayga si fiican ii dareensiiso 🙏🎶🦁
@abdifatahmohammed1272
@abdifatahmohammed1272 Год назад
Walal Ilahy Haku Bara Keeyo Wax Wanaagsan Baad Noso Gudbisaa ♥️
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Год назад
Amarka ilaahay markasta waxaan ka warwaraayo ayaad keentaa xalkeeda ilaahay haku barakeeyo
@garboizak5792
@garboizak5792 8 месяцев назад
inta muslimiinta ahbaa ugu xikmad fiican
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 Год назад
M a Dheerigeliye noqo muuqalada nuucaan waan ❤ xiiseeyaa 2020 tankii muuqaaladii hore cml
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 Год назад
Shukran wll Noso badu xikmada kher allaha kusiye wll
@zuhaipfj6850
@zuhaipfj6850 Год назад
The best person really always respect❤👍
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Год назад
الحياة الصعبة تصنع الرجال✌
@mohamedadem1898
@mohamedadem1898 Год назад
Hard life makes men
@abdifitahadan5879
@abdifitahadan5879 Год назад
Allah yaxfika cumar inshar you the best
@yuusufcali4042
@yuusufcali4042 Год назад
Waxaan umaleeyaa inaa ahay qofki ugu horeyi oodaawado waxaana rajeynaa in aan waxkafaaa ido insha allaah
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Год назад
Shukran shukran wll omar 😘ilahy aduun iyo aakhiraba hanoo naxariisto🤲🤲
@maganXaad
@maganXaad Год назад
Eesh qiyaasik. Cajiib, runtii ereyo aan ku cabiro ma hayo. Aan iska aamuso. Mahadsanid.
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 Год назад
ماشاءالله جزاك الله خيرا يا أخي الكريم
@Mohammedhassan-s2p5p
@Mohammedhassan-s2p5p 6 месяцев назад
Maalin kasta waan dhagaystaa m.a
@sadammaxamed7559
@sadammaxamed7559 Год назад
Igansho watan ramadan so galayzo waxa ka cudsanayna tariikhda azxabtiii nabiga no so gudbi adigu mahad san 😊
@husseinhaji11
@husseinhaji11 11 месяцев назад
Xaqiiqdi orah faro daban ayaa iga sobaxde sida mootku wuu ku xureen qiso horay umaqle boqor ayaa jire magalo io jaziirad ayuu lahaa magalada ayuu dhisay kadib jaziiradi ayaa lageye waqti xilka marku udhamade halka boqor kale jaziiradi dhisay si uu nolloshisa danbe uqurxonato marka akhirada dhiso si xuriyad taam u heshid ❤❤
@Barsame
@Barsame Год назад
Waxaan jeclaan lahaa inuu muuqaalku sii socdo, waad mahadsantahay inaan ku iraahdo waa xaq, mahadsanid.
@Abdirahman331
@Abdirahman331 Год назад
ما أروع ١٠٠ مقالة وحكمة في ١٦ دقيقة
@mariyoxaajiabshir8887
@mariyoxaajiabshir8887 Год назад
Allah kubarakeyo wll video siwacan usodiyarisay. Wuna wxtarleyahay
@maxamedaadan4531
@maxamedaadan4531 Год назад
illahay ajar hakaasiyo waxbadan ayay iga anfaceen
@daadirmaxamed8384
@daadirmaxamed8384 Год назад
Ilaahay hakaa abaal mariyo kheeyrka aa mar Walbo noosoo gudbeeysid
@Miroraad
@Miroraad Год назад
Walaakeyga qaaliga keep going
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi Год назад
Aniga waxaa aruuriye ama qoray ku dhawaad 450 xikmad oo af somali ah insha allah 1000 ayaa gaarsiidoonaa insha allah
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Ma soomali baa leh mase dadkale Oo adigu soomali unbaa ku qortay
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi Год назад
@@mohanad72 I.a
@maxamedyousuf9276
@maxamedyousuf9276 Год назад
اللهم صلي على محمد و على آل محمد
@power1774
@power1774 Год назад
Jamaahirta ogansho waa idin salaamay
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 Год назад
koob shaah maso qaadan karo waqti aan soomanahay ayan dawanaya video kan
@hassankhalif
@hassankhalif Год назад
Masha Allah excellent
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@zakariyezudaysi5664
@zakariyezudaysi5664 Год назад
Ustaad aad baad u mahadsan tahay
@ilyaasmohamed1747
@ilyaasmohamed1747 Год назад
Channel an dawado kii ugu fiicna uguna wanagsana wax badan an ka faaidaY kuna ogaday nolosha dhabta ah iyo nolosha khiyaaliga ee somalida xiligan badankood ku jiran omar inshar jasaakalah khayr
@huurshowchanel3222
@huurshowchanel3222 Год назад
Masha'allah Allaha Ku Barakeeyo
@Muhanat744
@Muhanat744 Год назад
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay ustaad Kheir allah kaaga abaal mariyo wanagaas oodhan
@xamzenasapka9741
@xamzenasapka9741 Год назад
Muuqaalkii uGu qiimaha badnaah mhdsanis wlll❤👌
@nuuriiya6038
@nuuriiya6038 Год назад
Mashallah wll jazAkallah khaire
@ammoammo9653
@ammoammo9653 Год назад
Mashallah wacyi fican wax lahubo lagusogudbayo
@MoxamudSomali
@MoxamudSomali Год назад
Waxaan....rabaa....in aan....taajiir noqdo Soomaaliya
@updishakurhassan846
@updishakurhassan846 Год назад
الحمد الله على نعمة الإسلام 🤲❤❤
@sureyoahmed-8506
@sureyoahmed-8506 Год назад
شكرا جزيلا لك 🥰🥰
@nimcomaxamed9111
@nimcomaxamed9111 Год назад
Magac aan kuguyeedho ma aqaan markaan eego waxaan kaafaaiiday Mana arag mid iiga manfac badan chanel kaaga aqoon , ogaal, odhaah san, karti ,dedaal , damiir nool iyo inkaleba ilaahay ayaa kugu manaystay markas ta waxad sogudbisaa barnamij aad moodo inaan kasugayey meel aanan garanayn hibo ilaahay kusiiyey ayaad kusharfantahay gobanimo kuwaar aduunka aakhirona Jana firdawsa Alaah hakugu casuumo👏
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Год назад
You're! awesome, educator, and very informative 👍 👌 👏
@saynab_2005mohamed
@saynab_2005mohamed Год назад
Wll af somali kuhadal
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
سَلامٌ عَلى الدُنيا إِذا لَم يَكُن بِهاصَديقٌ صَدوقٌ صادِقُ الوَعدِ مُنصِفا
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Guulayso walaalkay Aduun iyo Aaaqiro ba insha.Allah ❤
@NimcoizmaciiLCuzmaaN
@NimcoizmaciiLCuzmaaN Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@caaqil762
@caaqil762 5 месяцев назад
Mashaalah waa muuqaal qiimo leh oo waqti la galiyay
@mohhussein2647
@mohhussein2647 Год назад
mansha allah runti waa boqol odhaahyo oo nolosha ku dhisan, mahadsanid🤝🙏
@jaaneadam8437
@jaaneadam8437 Год назад
احلى عمر خويا الغالي يعطيك العافية 😊👍🏼
@AhmedMohamed-gq7gs
@AhmedMohamed-gq7gs Год назад
Masha Allaah macalin cumar inshaar
@AwaleMahamed-h4q
@AwaleMahamed-h4q 6 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@yaxyesomaali6935
@yaxyesomaali6935 Год назад
Walaal cumar Aad ayaad u mahadsanthy❤️❤️
@hmca6407
@hmca6407 Год назад
Barnamijyada iyo podcastgaga malin ba malinta ka danbaysa hormar aya ka muuqda maashaALLah
@inacoloow6953
@inacoloow6953 Год назад
Oraah cajiib ah cumarow wax badan itabatay ❤❤
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Год назад
M.a jazaakalahu kheir ustd cumar inshar 🙏🙏💯🥰
@mohamedisse3993
@mohamedisse3993 Год назад
Heart break waxbadn aya. Kabrtay nolosha Alx❤
@Cristiano09-y2p
@Cristiano09-y2p Год назад
Wll arinka tunisia ka socda kaaso hadal please 🙏
@apdigaas6887
@apdigaas6887 4 месяца назад
Nabiiga ku saliiya Scw Scw Scw ❤
@alqasasmedia
@alqasasmedia Год назад
Masha'allah
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 Год назад
Mahadsanid Omar inshaar
@nurjimcale7426
@nurjimcale7426 10 месяцев назад
Waw I like it😊
@Kuusowpro
@Kuusowpro Год назад
Nasiib xumaa qof wax walba yaqaana laakiin aan Alle aqoonin Maxaa ka fiican qof aan waxkale aqoonin laakiin Alle yaqaanna
@appoozama7747
@appoozama7747 Год назад
Allhamdullilah alaa nicmatil salaam
@SaabirYare-ye4ig
@SaabirYare-ye4ig 4 месяца назад
Lhe best persone in lhe world
@mursalm6437
@mursalm6437 Год назад
Aad iyo aad ayaan u qadariyaa chanelkan iyo walaal cumar inshaar waxaan kuu rajeynayaa horumar balaaran dhan kastaba 🇸🇴🫶🏾
@LEOMONDE-k4b
@LEOMONDE-k4b 8 дней назад
Masha allh ilhy codka iyo garashada haku dayo❤😢
@Maxamedamiin.
@Maxamedamiin. Год назад
Dadku waxay u noolyihiin si ay wax u cunaan Ana waxaan wax u cunaa si aan u noolaado ✨✨✨
@AmalDahirOfficialchannel4615
Masha allah xigmado muhim ah mahadsanid wlo
Далее
Hal xiraalaha ugu adag ? Maxaa ku dhacay Xisbullaah !
28:34
SHEEKO XIKMAD BADAN OO CAJIIB BADAN @ABDIHAKIMPRO
19:32
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 335 тыс.