Тёмный
No video :(

100 Riyal ma kugu hayn karaa Makka maalintii mudada aad cimraysanayso 

Shiine Culay
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 228 тыс.
50% 1

Mudada aad joogtid Sucuudiga ee aad cimraysanayso 100 Riyaal oo Makka jooga ma kugu filanyahay maalintii?

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 659   
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).❤❤❤
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
Scw scw scw ❤❤❤
@Shamil_yousuf
@Shamil_yousuf Год назад
Scw❤
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam
@salimsacad
@salimsacad Год назад
Scw
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Год назад
صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Год назад
Shiine wll ii soo ducee in allah muraadka aan leeyey isiiyo Aa aan macsi la hayn .yaaaaaaaa rabi😥☝️
@truthfully2277
@truthfully2277 Год назад
Shiine masaajid ayaad fadhidaa, live-ka magaalada kasoo gal. When you’re in the masjid, don’t come on live. Focus on the cibaadah. May Allah accept your deeds and make it easy for us make it in the future. Thanks for sharing living cost. It’s important.
@Hamdajirde
@Hamdajirde Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Wa kugu raacsanahay masjidka sheeko maaha lakin waa soomaaali
@Hamdajirde
@Hamdajirde Год назад
Aamiin 😊
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Год назад
Waa sax
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
ku sali nabgeyna mohamed scw ❤️
@CiiseAbdulahi-sn9uv
@CiiseAbdulahi-sn9uv Год назад
Scw
@CiiseAbdulahi-sn9uv
@CiiseAbdulahi-sn9uv Год назад
Scw scw scw scw scw scw
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Год назад
Allxamdulillah illahay bay mahad usugnaatay shine weynaan is arkine isku meelbaan kucibaadaysanay illahay hanaga aqbalo Aamin Aamin
@Masuulsaree
@Masuulsaree Год назад
Masha allah. Anigaba waa joga isma arkin
@AhmedFuad-hc4ed
@AhmedFuad-hc4ed Год назад
Aamin Ina adeer qof WalipA Oo Muslim ah wa UU KU riyodaaN 👌
@Yasser-2
@Yasser-2 Год назад
26 dollar waaa ku badan tahy maalinkii nolosha qofka caadiga.
@zakariyeyasiin913
@zakariyeyasiin913 Год назад
Haa sxb 26dollar lacg yar mahn adoo saudi joogo
@nana60155
@nana60155 Год назад
26$ wax yar wye sacudiga malinta ugu yaran 100riyal aya lagu shaqeeya
@NajibHassan-rg2wh
@NajibHassan-rg2wh Год назад
Allah haynaga Aqbalo sonka salada iyo camasha wanagsan 🤲
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Год назад
Amiin 🙏
@xajkaiyocumrada
@xajkaiyocumrada Год назад
Haday jirto cid rabta inay timado xaramka oo ubahan in lakala tustuso gaar ahaan goobaha cibadada way nala soo xidhiidhi karaan .. Sidoo kale cidii uabaahan in waalid kood looga soo gudo cumrada iyaguna hanala soo xidhiidhaan .
@Sharma3818
@Sharma3818 Год назад
MURAD BAN LEYAHAY ISO DUCEEYA WALALYAAL IN ALLE II SAHLO🤲
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Год назад
Allah ku Sahlo hadu kheyr kugu jiro Amiin 🙏
@Sharma3818
@Sharma3818 Год назад
@@axmedyare2404 Aamiin WalaL🤲
@amenaabdia4363
@amenaabdia4363 Год назад
العربية يحبون الضيافة اذا احد زارها يكرمون ماشاءالله تبارك الله
@Iskudhoon
@Iskudhoon Год назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Waa riyaal Dirhamka waxa leh Dawlada Imaaraadka..Ramadaan kareem Khayran katiiran
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Год назад
Mashalah xajka oo rsulkena mscw ku dugan yahy kudhashay alow igee aniga iyo intan jeclhy intii muslimina wanje lhy sucuudiga balse dadkas carbtaa oo ah Abilkii nmscw ma xy dadka udiln o uxirqn o ukufsadan sas ayn xasustaa hadana inta ficn babadan alha so ha nunsho asc
@bashj7379
@bashj7379 Год назад
Masha Allah barakalahu fiika Shiinow mahadsanid fadlan ka soo warran KIRADA Guryaha imisaa kufilan 6 months jazaakallah khayr
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 Год назад
Boqol Riyaal dheh, midda kale cuntada kuma xumee been haka sheegin, anagaa meesha ku soo kormey ee ku dhalan gaarney, shukran
@HoodoFedho
@HoodoFedho Год назад
Way cunto macantay been ma ficne
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 Год назад
jazakallah kheyr shiine coley illaahey dartiisaan kuu jeclahay sida fiican ee noogu cadeyeysid magaalada barakeysany noo soo ducey inuu illahey noo kasto inaan tagno
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 Год назад
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
@daad7924
@daad7924 Год назад
Shiine legend wn ku salmaay daroodnimadii ku qaaday kuma dhigto😂😂
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
🤣
@truthfully2277
@truthfully2277 Год назад
Shiine, I heard the rice cost. The guy said 131? And you’re saying it’s 60? 😂
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Год назад
Waa Xoolo Dirham kuye Rial dheh badow
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 Год назад
Anina wan kula maqly been buu inaga gadayaa shiine😂
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 Год назад
😂😂😂kaleexda ninka maqayadda ha shidee😂😂
@samsammohamedhassan929
@samsammohamedhassan929 Год назад
Aniga xitaa kaligey aan moodayey in aan maqley🤔🥲
@mohamedsaada6506
@mohamedsaada6506 Год назад
Soubhanallah , beytu wa Mahay, haramka iyo bentu is malaha
@abdiabshir9806
@abdiabshir9806 Год назад
Subxaan Allaah wll Nacdasha iyo kibirka iska ilaali Xaqiiiq Guri barakaysan Ayaad joigtaye
@yasinmaxamed7172
@yasinmaxamed7172 Год назад
Haduu iimaankagu jooga walaal alle swt toobad waydiiso Walaal waad ka hadhi wixii aad hore u soo qaribtay ama aad madaxa isku galisay sida isku dirka isku kicinta walaalaha somaliyeed Alle swt wxn ku waydiiyay risiq xalaal oo meel aanad filanayn ka hesho Walal xaramkii ayaad joogta u ducee walaalahaga somaliyeed adna toobad rabigaaga waydiiso shiinow
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Год назад
Asc shiine ducada waa xakaga ilaahay hana geeyo anaga iyo muslimiinta aamiin aamiin❤
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Год назад
Amiin Yaa alaah
@dramaqueen3780
@dramaqueen3780 Год назад
Maaansha allaah nacam allaah ayaaa kuu fududeeyey anagana alllaah ha no fududeeeyo
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 Год назад
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo shiineculay Hakunoqon sheekadii munaafaqada Ahayd Ee Ahayd daarood iyo isaaq iyo hawiye تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه
@suleekhaabdala5003
@suleekhaabdala5003 Год назад
❤❤❤❤❤ mashaa allab illahayow irsaaqad xalalo wasacN ku weydisanay aan soo cumrayste
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 Год назад
Asc Shiino coley walalkeey. Adigoo meeshii ugu barakada badneed aduunka. Xaramkii ale Ha ku soo noqon Qabyaalad damne waa qurun
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Год назад
Talo fican ba sisay hado wax maqlayo
@mohammedomar1048
@mohammedomar1048 Год назад
Shiine culey gobgob dheshey sida wanaagsen aad noo soo gadhsiisey kheyrka Allah ha ku xafido.
@user-bo9wl5ob1u
@user-bo9wl5ob1u Год назад
انا لم افهم ماتقول لكن سعر الارز ٦ ريال فقط الدجاج ٢٠ ريال حاشي باشا ٥٠ريال النفر انا من سكان المدينه المنوره اي خدمه تواصل خاص
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Boqol riyaal laba maalin iyo sedex waad cuneysaa mansha alaah anaga reer saudi
@kashkaashyare6
@kashkaashyare6 Год назад
Asc maadama mesha aad cibaado u tagtay waxa kuu fiicned inad Alle ugaaryeesho cibado tan ugu ajarka badan Waa tan laqariyo waxa fiicned inad safarkan cimado udeeso wayo video kasta waxa galineesa waqtibadan intii aad cibaado galinlahed . Walal waqtigaga ka faaideeso Alle uga cabso oo cibadaba kadaa istustuska qushuuc iyo adkaar same
@kashkaashyare6
@kashkaashyare6 Год назад
@@mohammeddeeq562 meel lagu cibaadaysto meeshii ugu fiicned ayuu jooga tasana lacagta ugaqaalisan
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
Vlogska kabtan ayuub iyo shiine ee hada kala qiimo Bandan Nina aakhiro dhis bu kujira ka kalena aakhiro seeg!
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Runlow matahid carabta waliba sacuudiyanka waa most generous people in the planet
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Год назад
Ii Soo duceh Murad ayaa leyahay walalkay alle ha aqbalo acmaasha
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
Amiin wll madina kagasoduceynaya muradkad ledahy Allah kusahlo
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Год назад
@@abdullahiabdi1332 shugran walalo alle ha idin ka. Aqbalo acmaasha suban
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Год назад
Aamin mashalah
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Год назад
Maashaa allah shine noo soo ducee in allah uu meeshaa iiga yeero nooga wada yeero
@mckhalidh2mx284
@mckhalidh2mx284 Год назад
Hibadaadii imikuun baad heshay halkaa kaga hay, xaga qabyalada ilahy hakaa ka xeeyo nin gobaa tahee akhiradaada u shaqayso
@adarshire1777
@adarshire1777 Год назад
Mashallah Jizakala Kher Sheick Shine 👍👍👍👍
@sacadxusen4567
@sacadxusen4567 Год назад
Waayay nacalaa shaydan ku yale abti shine ❤
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Год назад
Aamiin yaa rabil caalamiin allahayoow noo fududee inaan tango beydkaada barakeysan
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Год назад
Mashalah walalaha muslinkaa wan idin salamy ciidmabrk sucudiga wanjeclhy alow barakee xajka iyo xujeyda alahu agbar bacweyn ayaa luguu kenay nabad ku cun mashalh walal biyo samsam iisoo dhiib muqdisho ayan jogaa tajirna mahi
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Год назад
Maanshaa Allah Tabarakalah. Abtigey waa Geesi. Fariid Fariid Dhaadhey Guuleyso.🤲
@taysirty9031
@taysirty9031 Год назад
Allah inoo fududeeyo inaan soo booqano baytka Alle inzha Allah ❤️🤲
@husseinmohamed6543
@husseinmohamed6543 Год назад
3 qof ban ku casheynay 102 riyaal..Allah naga aqbalo acmaasha
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Год назад
Amiin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
😂Cashadii meeshay martey ilahy idinma mariyo kkkk Shiine taaj legend weeye
@Shortclips659
@Shortclips659 Год назад
Ilhay haku aqbalo cimrada inagana alle haynokaso inaan soo cimraysano iyo dhamaan Muslimka oo dhan amiin yaarab
@MohamedAhmed-pj2ww
@MohamedAhmed-pj2ww Год назад
Durham mise Riyaal
@safiyaqaadi
@safiyaqaadi Год назад
Amiin amiin
@cabdiraxman697
@cabdiraxman697 Год назад
ramadan kareem sxp shiine culay
@AhmedMohamed-gu8hr
@AhmedMohamed-gu8hr Год назад
*Shiine, denbigaaga alla ha dhaafo* *Khayr insha allah*
@abdirazaqyusuf1610
@abdirazaqyusuf1610 Год назад
Walal ilaahay hakubarakeeyo Ado Nabiga kusalinaya iyo adoo banaanka ka Afuraya inosoduub
@user-vj2co1jh3c
@user-vj2co1jh3c Год назад
assalaamu calaykum walal shiino bisha ramadaan ee barakeysan allaha ka aqbalo acmaashii walal muuqaal aad u wanagsan balse maqaaxida u danbeesay waxa ay bixisay labo lacag oo kala ah boqolka riyaal ee u horeyay ,ka labaadna kow iyo labaatan riyaal milkiilaha xisaabiyaha maqaaxida boqolkii kuma soo celin.
@xamdaaxmed6443
@xamdaaxmed6443 Год назад
Maansha alaah shiine culay ramadam kariim 😂
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 Год назад
بالعافيه عليك صحه وهناء مو درهم 100 ريال سعود 😂. ماشاء الله. كبسه سعود 😂😂
@monam7931
@monam7931 Год назад
Shinow welcom suadu arbia damam ban ka Soo salmya🖐️
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Год назад
Ilahyaw xaramka mar uun igee aamin ilahayaw slam nimada dabadeeda ha I fidnayn
@cabdiraxman697
@cabdiraxman697 Год назад
Wllahi wan jeclahy xaramka ina tago waa naga nasib badanthy shinow
@aishahussein3747
@aishahussein3747 Год назад
ASC SINE WALAAL AJAR IYO XASANAAD HA KAA SIIYO SIDA WANAAGSAN EE AAD OGAYSIISKA U SHEEGTAY, WALAAL WAXAAN JECLAAN LAHAA 🏨 HOTELADA IYO HURDADA KA SOO HADAL INSHA ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Год назад
Amiin Amiin jasaakumullah qeer
@nimcaanbashir592
@nimcaanbashir592 Год назад
Mesha ma like comment iyo share bad u tagtay mise cibado Alla bari iyo danbi dhaf inad Alle way diisato waa yaab shiine nin waynba tahee muqalada soduubaysid iyo cibadada Alle kala saar mid ajara heli maysid waxas hadad ka bixi waydo
@dahaboabdi8454
@dahaboabdi8454 Год назад
Shiinoow Alle ha kaa aqblo waxa kaa codsanayaa inaad Alle dartiii somalida isku soo dhawayso ood qabyaalada iska dayso
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Год назад
Bariiska kaliya 130 riyal kucuntay xisaab maba taqanid 200 baad cuntay Shiinoow
@strongme672
@strongme672 Год назад
Waxan filaya inu labo qof qiimihisa tahay wayo ruuxba la socda lkn halka qof inay 60 taha dhacda su sheegay wll
@sucaadkhaadi9455
@sucaadkhaadi9455 Год назад
Asc Masha Allah cumra mabruuk dirhama ahan waa riyaal lacagtoda
@HodanAbduallah-ou5wr
@HodanAbduallah-ou5wr Год назад
Amin yaa Rabi Ilahayow Malin un ikas inan tago hamigeyga wuu yaheee
@MuslimahTiktok
@MuslimahTiktok Год назад
Allahumma barik.
@muhamedelmi1903
@muhamedelmi1903 Год назад
مشا الله تبارك وجزاك الله خيرا
@Iskufilan1
@Iskufilan1 Год назад
Masha Allah Aamiin and thanks for sharing walal
@miskoo1333
@miskoo1333 Год назад
Hotelada iyo guryaha inte lagu daga noso sheg😅
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Год назад
Masha Allah
@abdiaziz4648
@abdiaziz4648 Год назад
Laandheere 100 Riyaal is too much, You can use 100 Riyaal in 5 days
@Dubadyare
@Dubadyare Год назад
Dirham ma ahee waa riyaal sacudin dheh lagugu dhufaye 23 ayan farhiyey meeha
@user-duckchampo
@user-duckchampo Год назад
Cashadii masheey martaay allha iidiimaa mariiyo 😂😂😂😂😂
@c_laahi_jj
@c_laahi_jj Год назад
Shiinaan faawaday mana qoslin hadaan kaayeelo 😂😂😂😂xataaa haduu khayrwado waad rafan😂😂😂
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Год назад
Masha Allah tabaarakalah ❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@zulqarnayn2293
@zulqarnayn2293 Год назад
ASC 26$ soomaalida waxay afurisaa HAL qof 5 maalmoo inshaallaah
@siraajasalim1074
@siraajasalim1074 Год назад
ما شاء الله تبارك الرحمن
@amiinmacalingaabow3720
@amiinmacalingaabow3720 Год назад
Shiine walaalkeey aad ayaad noogu dhiira gelisay.mahadsanid
@mohamudabdulle8146
@mohamudabdulle8146 Год назад
Niyo Masjidka iyo dadka cibaadeysanaya ma qaylada ka dayso? Waxaga bananka ku duubo lakin ixtiraam adoomada ilaahay ee usoo Safray cibadadan
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Год назад
Mashaalahu walal shine ilaahow ka aqbal cimrada Mashaalahu baytulaah aamin ❤
@umusara996
@umusara996 Год назад
Ducadaada Allaah ha noo akhbalo wall adigana Allaah ha kaa akhbalo
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Год назад
shiino culay ksa waaa makhaayada aduunka saaxip dhulka barakaysan baytulaahi xaram laguma gaajoodo saxip
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha Год назад
Shiinow raga maxad khayrka ugu yeedhi wayday sxpkaa kaptan ayuub daahir alasow ck
@isnailalsomali9411
@isnailalsomali9411 Год назад
Binta xarmka kadaa iyo allaha khirka dadka contada gacanta cidna hooma diidii
@axmedgarmaqate5436
@axmedgarmaqate5436 5 месяцев назад
Masha allah wiil warsangali ❤
@Degaliah
@Degaliah Год назад
Usoducee reer tolka in ilaahay fidnada iyo qabyaalada kadaweeyo.
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast Год назад
Ma xuma inaad khayr shaqaysato lakiin inaad sidii aad aduun shaqaysanayso ayaa muujinaysaa share taa uun baad haysaa. Waar aduun kan
@abdirahmaanmahamed9574
@abdirahmaanmahamed9574 Год назад
Lacnada jooji oo astaqfurulayso dhul barakaysan aad joogta bilbarakaysana waan ku jiraaye
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Год назад
Aamiin yaa alllh ilaahow noo fududee xajka
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 Год назад
Ciil badanaa sanadka waan awooday inaan tago ilaahow soonka danbe igaarsiii
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 Год назад
Ameen
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Год назад
Ilahey heydi ka aqbalo waligey mantagin xajka lakin mardhow waan tagi hadan dhiman iyo carurtan dhalay iyo walashey noshahy iina soo duceyo ana wan idin soducn asc
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 5 месяцев назад
Amiiin Amiiin
@akfamily7916
@akfamily7916 Год назад
Ma shaa Allaah sxb QABYAALADA ISKA DAA MAR HADAAD XARAMKA TAGTAY
@caliismail3957
@caliismail3957 Год назад
Shine waad qaldan tahay 100 dirhan Manha wa dheh 100 royal
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Masha Allah shine illahay haku barakeyo wlalkey ☪️🤲❤️🙏 keep going
@mahomedabdiosmanscientist4702
ما شاء الله
@hassanfarahhusein2688
@hassanfarahhusein2688 Год назад
Mashaaa allaah
@abshirofarah2484
@abshirofarah2484 Год назад
Asc shinoow wll iso duceeya adiga iyo asxabtada in ilaahey owlad salaax isiyo 🤲🤲🤲
@najamanalka4600
@najamanalka4600 Год назад
asc ilaahey awlaad baari ah hakusiiyo insha alaah aboowe
@najamanalka4600
@najamanalka4600 Год назад
abaayo duceyso salaatu leelka insha alaah
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
wakaa anagana tikidkii baan kaa bixinay ajarkaaga wax baan ka leenahay Mar hadaan like ku saarnay comment ka bixinay shaqadaadi
@umusara996
@umusara996 Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin wall
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Год назад
Shine culay wexee eheed damer calasow inaad wado Suu diinta ugu soo noqdo.
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Год назад
Sheekh lacagta Sucuudiga Dirham ma aha ee isa sax
@AbdinasirMohamed-vx1hv
@AbdinasirMohamed-vx1hv Год назад
اللهم أنا
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br Год назад
Shiine culay allaha kaa aqbalo cibaadada ee igu soo duceey wiilkeeyga oo 6 bil iskuulki iga diiday oo wax haayana la garan waayey
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Год назад
Shiine khushuuc kaama muuqdo iimaan li i badana way kaa muuqataa
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 Год назад
Shiino noosoo duceya ajir allaha kusiiyo
Далее
غار حراء من الداخل  🇸🇦
10:04
Просмотров 281 тыс.
Shiine Culay oo neef nolosha ku qabtay kuna cunay
8:03