Waar walalayaalow sharfa ustaadka allah ha idin sharfee (like,share,subscribe) . waanaga oo noo sheegayo ayaa waliba ka qiima weyn . جزاك الله خيرا 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Qaacidadan waxey ku fiicantahy Cali dheer, Mahad karatay, iyo waxi lamida in lagu sameeyo madax laga jaro fikirka shabaab meeshuu ku baa bi lahaay markass
Ila fikir tahay aniga waxa qabaa nin xagjirka ah dhalinta lasoqabto in dhaqan celin lamariyo dadka dalka fikirkan kenay in iyaga la ugarsado sida cali dhere