Тёмный

12GABDHO OO GAME UQABTAY QOFKA UGU DAMBAYSO AYAA GUULEYSANAYSA WAA LA CIISHOODAY hhhh 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 570 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,4 тыс.   
@munaabdi3188
@munaabdi3188 6 дней назад
Team 27 gabadhooda reer magal ma ahan haben walba qofka cusub ka saran iska badala dabeecadas hadi ad ila qabto like isara fikirkas😂😂😢
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 6 дней назад
Gabadhas maskintas saaran yihin wey cusub tahay o ka warejiya ma yaqanan cawanta😂
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 6 дней назад
Ma aragtey 😂
@Atazha__turux
@Atazha__turux 6 дней назад
Amal ma cusub mrka sheko kuwa kle ka danbeyo ay ku goban lahyen hde cid ku gobnyan😂
@munaabdi3188
@munaabdi3188 6 дней назад
@@mahadabdirashid7783 ma ila aragtay haben walba qofki cusub ayay saaran wa doqomo la ficiltanka ayay yaqaanan
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 дней назад
​@@mahadabdirashid7783 ceeb wll dadka cawaan lama dhoho way kuqaldanyihiin wan ognahay lkn caaydu waa ceeb❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 дней назад
Inta filim sugaysay oo inuu so socdo modeysay like sara nh 😭😭😂🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️
@IsyaanMahamed
@IsyaanMahamed 6 дней назад
Oo been miya qali
@NimacaXabeeb
@NimacaXabeeb 6 дней назад
Soorry sundus
@abukerali6840
@abukerali6840 6 дней назад
Kiiikiiii we love you so much shale dhanaa sugaayy Waa Daadir Oofow isoo sheeg iyaah magaceyga soo sheeg cml 😂😂😂😂codsi waye nooh next game Daadir Oofow waa ku wataa isoo dheh kkkkkkkkkk
@sacdiyadheeman9848
@sacdiyadheeman9848 6 дней назад
Ani wallhi wasugayay habeen hore wax ma soo dhigin asad
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 дней назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢❤
@NasroCabdijimcale
@NasroCabdijimcale 6 дней назад
Scw Scw ❤
@FardowsaAhmed-j2d
@FardowsaAhmed-j2d 6 дней назад
Scw
@HibaaqIsmaciilHibaaaq
@HibaaqIsmaciilHibaaaq 6 дней назад
Sallalaahu calayhi wasalam❤❤❤
@ApdifataH-n7u
@ApdifataH-n7u 6 дней назад
Scw
@shaficihussein5846
@shaficihussein5846 6 дней назад
Scw Scw
@caynishilabo9848
@caynishilabo9848 6 дней назад
Kusali Rasuulkeena Maxamed Scw scw scw ❤❤❤ Like saar hadaa jeceshahay nabi maxamed scw 🙏🥰
@Nuuri-n6f
@Nuuri-n6f 5 дней назад
SCW
@KhaaliBashiir
@KhaaliBashiir 4 дня назад
Mac koko😂😂😂😢😢
@CaashoNuur-wo9ws
@CaashoNuur-wo9ws 4 дня назад
Uu77😊😊​@@KhaaliBashiir
@CaashoNuur-wo9ws
@CaashoNuur-wo9ws 4 дня назад
3:13 3:13 3:13 eaatre🎉😅
@shamsoabdialasow501
@shamsoabdialasow501 6 дней назад
Ala sundusaa ohin aya iga imaday wllhi. Hani m.a walal fcn waye markey maqashey sundus oyneyso wey sobaxday.❤❤❤
@CabdiCarab-z5d
@CabdiCarab-z5d 4 дня назад
Naagta caashada la dhaho yaa ila arkay siday ugu faraxday sundus
@user-Malaak44
@user-Malaak44 4 дня назад
​@@CabdiCarab-z5d inay bad baaday inay ku faraxday so lagama yaabo xaga fican wax ka eeg😊
@caashobashiir648
@caashobashiir648 4 дня назад
​@@user-Malaak44 sidaas waaye, saxiix, thanks, dabcan qof walba markuu badbaado wuu farxaya kadibna ficil buu samaynayaa waana sababtay u boodboday,👍👍
@umuzubeer1439
@umuzubeer1439 2 дня назад
11AQQAA1QA1QAQAQQqzazqa1zqaQq1A11QAQQqqqaqaaAa1aaaàq1aaq1qqqaQA1​@@CabdiCarab-z5d
@iqromaxamed6740
@iqromaxamed6740 6 дней назад
Alla dabeecad wanaagsana asad intaan oo dad ah i saga aya kala haga waliba si farxad leh m.a ❤🫶🏾
@FadumoXasana
@FadumoXasana 6 дней назад
Kkkk
@SacdiyoCrisaaq-y6n
@SacdiyoCrisaaq-y6n 6 дней назад
Mash alh alha dhowra angoo dawneyno ayoo barnmijkasto oo sodhigo xiisa nugu hayaa waa Hal yeey
@fartuunahmed5963
@fartuunahmed5963 6 дней назад
Ha wuxuu iskula haya ixtiraam iyo in lakala dambeeyo m.a Asad❤
@iqromaxamed6740
@iqromaxamed6740 6 дней назад
@@fartuunahmed5963 haa wllhi
@iqromaxamed6740
@iqromaxamed6740 6 дней назад
@@SacdiyoCrisaaq-y6n somaha
@BishaarJey
@BishaarJey 6 дней назад
ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabi mohamed scw ❤
@fuadamiir6785
@fuadamiir6785 6 дней назад
Haku raadin love nabiga csw wax dhintaa tahay
@mulkimohamed7792
@mulkimohamed7792 6 дней назад
❤❤❤❤
@fadumaabukar-vq6ws
@fadumaabukar-vq6ws 6 дней назад
@user-kp2cz2cj5v
@user-kp2cz2cj5v 6 дней назад
scw❤
@deeqoMahamuudbare
@deeqoMahamuudbare 6 дней назад
@manalmohaz6206
@manalmohaz6206 6 дней назад
Asad markle so same gamekan wlhi qosol udhinty funhy wye sundus igu daran😂😂😂❤
@NimcoMohamed-ir1ge
@NimcoMohamed-ir1ge 6 дней назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-qe1zx6pd2t
@user-qe1zx6pd2t 4 дня назад
..Sundus ayaanle waa funny 😢😅😂😊
@AhmedArka-of2ow
@AhmedArka-of2ow 4 дня назад
😂😂😂
@hindaa.rahman8160
@hindaa.rahman8160 6 дней назад
Hablaha waa qalad in yagoon ogolayn biyaha lagu tuuro waxa dhici karta inay wiigodii ku jiraan 😢
@naimaarif745
@naimaarif745 5 дней назад
Sax waye wlj😢
@anisacali789
@anisacali789 4 дня назад
Inlaweydiiyo aa fiican
@Imraan53
@Imraan53 3 дня назад
Waa sida ku fekeraye, weliba Sundus mood keda dhan wuu xumaa.
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 6 дней назад
Anigu maalin walba qofka cusub ee guulasyta waan ku farxaa hambalyo Muniira qurux
@KHADARMOHA-w5i
@KHADARMOHA-w5i 6 дней назад
Amira so cute wllhi lapiska fiiri amira wataa ani anaga koobka difacanayna caawa ❤ let's go amira 👸 ❤
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 6 дней назад
Lkn Amiira mausan raanin😂
@BTJXKD
@BTJXKD 6 дней назад
@@SahroIsaaqxasan-cr2ez adiga inay rayso ma kaxunthy waa adiga lasoo boodee😂😂😂😂
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 6 дней назад
MARKAY BADISO LEE SOO KAMA XUMAANAAYI 💋 😂 HADA IIDA MABA BADINE MISE RUNTA KUDHIBAYSA JACEYLO
@KHADARMOHA-w5i
@KHADARMOHA-w5i 6 дней назад
Asadow 💔 amira adi ma gacantada igaga saarey Ana ma dawan karo video 😢😂
@user-wg4rc1ni2d
@user-wg4rc1ni2d 6 дней назад
​@@KHADARMOHA-w5i 😂😂😂
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 6 дней назад
Ala sundus waka naxay maskinta qeebta swimmingka wadna xanuun waye 🤣🤣 Asad xaasisanaa heestuu usii saaray iku daran.
@MaryamoMaanka-u3w
@MaryamoMaanka-u3w 6 дней назад
Sundus waa la ilmeeyay runti😢
@CabdirabiMuxumad
@CabdirabiMuxumad 6 дней назад
Game wuu igu socday lkn Amiira iyo Koko iyo Sundus waan kaxumahay sadexdaas walhi 😂😂😂
@HAMZE9.8
@HAMZE9.8 6 дней назад
Kudarso samiya
@OsmanIbrahim-qt4jk
@OsmanIbrahim-qt4jk 5 дней назад
Cidi sokle
@cawilzaahim212
@cawilzaahim212 2 дня назад
Xaqiiq sxb wlhi kama filayn lkn wanka yaby
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 6 дней назад
samia qanacsanaanteeda wax lo dhigo jirin mashallh Gameka danbe inay guulaysato baan urajeynayaa inshallh 💋🥹😍🫶
@maryanalimuhumedmaryan8979
@maryanalimuhumedmaryan8979 6 дней назад
Amiirooooy dhar asturan xiro walasheydyeeeeeey saan xaal kuma ahaaa yaaa rabiii😢😢😢😢
@FadumoOsmn
@FadumoOsmn 2 дня назад
Intodaba wax asturan ma arko
@fatmina08
@fatmina08 6 дней назад
Heesta amiiro loosaaray❤ asad aida amiiro boqorad ugu dhigay amiiroy adna sidaa ugu dhig asad si gaar ah ❤❤❤❤❤❤❤
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 6 дней назад
Amiiro sundus koko samiya markay baxen wadnaha nay nay afartooda mid hdy guleysan lahayd wa farxi lhyn wayo wey na matalaan dumaland❤❤❤❤
@NawsaMed
@NawsaMed 6 дней назад
7+7 😂
@SaadiqaxmedCiwal
@SaadiqaxmedCiwal 6 дней назад
​@@NawsaMedhhhh wlahi waa runtaa
@kingrosser6446
@kingrosser6446 6 дней назад
Kuwani gabadaha Kala ayaka lama rabtid guul ar atha kuwan lee kucad miya 😅😅😂😂😂
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 6 дней назад
Tii ugu mudned a ku gulesatay
@faraxabdi3028
@faraxabdi3028 6 дней назад
Me to 😢
@ayaancumar2019
@ayaancumar2019 6 дней назад
😢markey bexenba wan niyad jabay samai amiira Koko kiki sundus ladan😢
@ameyra1
@ameyra1 6 дней назад
Same😭amiiro ama koko ama samiya larabay lkn 💔
@user-qq3yd6ve7o
@user-qq3yd6ve7o 6 дней назад
HE MXA DHACAY ALPIh 😂​@@ameyra1
@NajmaAli-mb9uv
@NajmaAli-mb9uv 6 дней назад
Dadka caanka wax kala Ka aamin santihiin. Iam happy iney badisay gabadhaas
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q 6 дней назад
​@@NajmaAli-mb9uv kama aamin sanin wll lkn ayagan si fiican u aqaana ileen kuwa kale way cusubyihiine😢
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 6 дней назад
Cunsuriyad a tahay maxey gabdhaha kale dheryihin kuli wa isku mid
@zaadsuudi
@zaadsuudi 6 дней назад
Amiiro iyo koko Iyo samia Hade ka.bexeen Nuur maleh giimka
@HalimoXales
@HalimoXales 5 дней назад
Nagada showga wad damesate video ga
@haboonhassan8756
@haboonhassan8756 6 дней назад
Game ka dhan waxa u dawadaa koko bulle ❤. Gabadha guusha iskala jecelahay 🎉🎉 gulayso labada daroodba queen kokoooooo 🎉
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 дней назад
TEAM LADAN CIDI CONGRATULATIONS 100k❤🫵
@HireFaray-su1dz
@HireFaray-su1dz 6 дней назад
Youb are my queen🎉
@user-dj7qj6su7y
@user-dj7qj6su7y 6 дней назад
❤❤❤❤
@nachadoismail-gw2xl
@nachadoismail-gw2xl 6 дней назад
Congratulations100k🎉🎉 insha'allah ilahay haku sharfo wllshy ladan cidi ❤
@MuhanadKopra-d3f
@MuhanadKopra-d3f 6 дней назад
Team koko bulle aan ahay😁🙋🏻‍♂️
@SamiiraabduraHmanMuse
@SamiiraabduraHmanMuse 6 дней назад
M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ladan cidi
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 дней назад
Waxa laga yaaba inaad dhimato adigoo faafinayo saliga nabiga scw 🕋😘عليه الصلاة والسلام
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 6 дней назад
S.C.W
@Hiboomarelabeh
@Hiboomarelabeh 6 дней назад
Caawa waxan dhaman team 27 u hanbaĺyaynaynaa ladan cidi oo 4 saac ka hor gaadhay 100k congrts ladan cidi waa score kle team 27 ❤òne
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 6 дней назад
Team koko an ahay😢asad waa ino taalaa ceeji iga filo😢❤
@filsanFiican
@filsanFiican 6 дней назад
Amiira Sundus koko samiya ladan Kiki intasa la rabay wa niya jabay😂😭
@FaadumaJimcale-eu4hx
@FaadumaJimcale-eu4hx 6 дней назад
Gameka aan ugu jeclahy wallahi asad noo soo badi asoo wiilal ah iyo gabdho❤
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 6 дней назад
Wiil ma ficno
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 6 дней назад
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
@zakicade910
@zakicade910 6 дней назад
😂😂😂😂
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu 6 дней назад
Ladan Cidi Rabey inaay guuleysato Ani marwalba Waxan jeclhy Ladan Cidi inay guuleysato ma ogi sabbta🎉
@degan8661
@degan8661 6 дней назад
Waayo waa gabadh degan oo ilbaxa no puuq😂
@AbubakrnuurMohamed
@AbubakrnuurMohamed 6 дней назад
Anbo waa u filaayey
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 5 дней назад
Kula mid ayaan ahay wlhi
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu 5 дней назад
Haa wlhi​@@cabdiraxmaanmaxamed2722
@XAYAATMOHAMED
@XAYAATMOHAMED 6 дней назад
Uff waa ka niyad jabey markaan arkey sundus io amiiro koko cidi samia io kiki 😢😢😢
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 6 дней назад
Samiya baxday kiki baxday koko baxday amiira baxday hadana sundus hadana ladana baxday 😢😢😢 congratulations gaabdha gulesatyna 🎉❤
@Inamahamett122
@Inamahamett122 5 дней назад
Anibo waa qusty😂
@TEJESSWI
@TEJESSWI 5 дней назад
Wxn ciyr mahn inti qof u muhisnd way baxdy uff dheh😢😮😂😂
@Hassanabdullahi-tp6yg
@Hassanabdullahi-tp6yg День назад
Muhim maxa ladaha qof waliba wa xumim ee yasitanka jooji​@@TEJESSWI
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 6 дней назад
Asad Hagio Ugaaz Aniga Aragtideyda Waxaan Qabaa inaad Ka Jojisid Qofka Loo Codeynaayo Kowda Hore Ee Qof Lagu Goobanaayo Halkaaz Waxaad Ku Badashaa inaad Kukala Saartid Qiri Tuur Aad Ugu Qori Tuureysid Chalange Xujo Ah Qofkii Ka Jawaabi Waayaahina Uu Ka Baxaayi dheesha dhan Good Jop Ugaaz
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 5 дней назад
Haaa sas aa dhihi lhaaa wlhi ceb wye qof an wali ciyarin in lasaro
@user-qt5lb5wl4w
@user-qt5lb5wl4w 5 дней назад
Wankugu racsanhy
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 6 дней назад
Nayadha waxan xishoonen baa tahine inanta yar daya sorry amal insha allah way iman waqti aad finalka gadho qli
@LastOne-m3r
@LastOne-m3r 6 дней назад
Waan kanaxay wlhi caloshay m hadashay 😢 gamekiinhore 7bdhahay naga saar
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 6 дней назад
@@LastOne-m3r😢😢😢😢haa wallahi sorry amaleey abayo ❤
@caashobashiir648
@caashobashiir648 4 дня назад
abaayo ani ilinaa igu soo istaagtay ciil, ma jecli dulmiga iyo gacan bidixaynta, waayo wa dulmi qof rabay inuu guulaysto ina adi sabab u noqotid guldaradisa ,ani hada team 27 ku jiri laha ma Yelen ciyarkale kena a oranlaha ama ana baxa😢 sory amal
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 4 дня назад
Kamay faidine way wada hareen 😅
@Khadija-li6sy
@Khadija-li6sy 4 дня назад
Kameysan dambeyn wixiba waa kadaba tagen😂
@allamaganfahmi8164
@allamaganfahmi8164 6 дней назад
Gamekan oo ragaaaa aya rabna asadow👍 Hablaha team 27 cudur naxow ayey u nimanayan baa gamekan sibaa sundus iyo amiro 😂😂
@asiye717
@asiye717 6 дней назад
Asad pls gabdha ay qoynoyso jooji dhaqan xumo wye camera horted gabar qoyan pls dhaqankas jooji abowe😢
@CUMEERMOHAMED
@CUMEERMOHAMED 6 дней назад
Dacadii markii laga sotago Amiira, Koko, sundus,samiyo ladan cidi waa gawadha xigta oo an gusha urajeynaye m. A keep on going
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq 6 дней назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@Money-k1l
@Money-k1l 6 дней назад
ASAD Gabdhaha swimming pool lagu tuurayo ka reeb marka dhinacyo bdn laga fiiriyo ma fiicna 👍
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 дней назад
Walalayal an kuwada salino nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@KaamiloSalaad-cl4ws
@KaamiloSalaad-cl4ws 6 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrogoogaa
@sahrogoogaa 6 дней назад
SCE❤❤
@MohomedNuur
@MohomedNuur 6 дней назад
Scw❤
@MaawoAliadan
@MaawoAliadan 5 дней назад
💋💋💋💝💝👌👌👌🎉🎉🎉😂 1:12
@HalimoXales
@HalimoXales 5 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@xabiiboyariis2095
@xabiiboyariis2095 5 дней назад
Anoo dawade ah aa wadnaha i bod bodayy marka Sundus biyaha lagu turayy😢❤
@ZupeirUpdirahaam
@ZupeirUpdirahaam 6 дней назад
Inta rbty iney badiyan sundus amiira kiki koko ladan saamiya 😢
@cabdiwaduudcabdi8782
@cabdiwaduudcabdi8782 6 дней назад
5 is bahesatay ee gabadha ku gobten kuli wa wada haren mel ma garin 😊
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 6 дней назад
Points kaas qof ila arakay ban radinayay 😂Mac bay ku tahay
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 5 дней назад
Haa wlhi😂
@Habiil_Cade
@Habiil_Cade 6 дней назад
Muniira Aisha iyo Nalka la rabay guusha mid ka mid ah we guulesatay ❤
@NuuridiinAbdiqaadir
@NuuridiinAbdiqaadir 6 дней назад
Kow anaa bilaaabey kusali rasuulkeena suuban
@IfrahHussain-y6c
@IfrahHussain-y6c 6 дней назад
Scw scw scw alah kaa ajir siyo wll
@anfaccaliiidow
@anfaccaliiidow 5 дней назад
Salalahu caleyhi wasalam ❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 5 дней назад
Salallaahu calayhi wasalam ❤
@NasraAbey
@NasraAbey 5 дней назад
Jah Amira heesta loo saraay boqorod inay tahay ogoow❤❤❤
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e 6 дней назад
Samio koko kiki amiiro ianata raaba gulystan iyo sunds lkn waa laga wd saaar😂😂❤❤
@queenaamina744
@queenaamina744 6 дней назад
sundus calosha igahurisay wlhi ilin iga imaday marka biyaha laguriday😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 6 дней назад
inta xanuunsan alah ha caafiyo, teem saamiya had iyo jeer waan guuleysana❤
@Abdinoor-z8k
@Abdinoor-z8k 6 дней назад
I love her so much ❤❤❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 6 дней назад
Amiira daimond a gusha la rabay lkn dhib maleh asad heesta u saray iga gadan💋❤😊
@user-YAHY
@user-YAHY 6 дней назад
Haddaa Muslim tahay nabiga aan ku salino s.c.w😢🎉
@RayanAbdullahi-yj1sd
@RayanAbdullahi-yj1sd 6 дней назад
Gabdhaha ugu cansan ugu jeclahay markee bexeena ana by😂guusha samia larabe hadii lawayo amiiro 😢hadii lawayo koko😢hadkle kikii weyba wada bexeen aqqqqqq
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 6 дней назад
Amira rabay inay guulaysato lkn dhib maleh mrkle guulaysany i.a❤
@mohametdacar6568
@mohametdacar6568 6 дней назад
Hadaanad guursanayn wasba 😂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 6 дней назад
​@@mohametdacar6568us dhilayhow
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 5 дней назад
​@@mohametdacar6568kor isku so qaad kuma aragto Amira...walaasha u teelo dhigo, Ilaahayna cafis weydiso.
@LakiSaid-f4t
@LakiSaid-f4t 4 дня назад
Aniga xata
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 6 дней назад
Muniira congrats abyo saaan u rabey lee iney guleysato cawa dhan maskinta teamka ❤😂
@jamaldaahir7430
@jamaldaahir7430 6 дней назад
Inantaasi guusha wa uqalantay dadka cusub inbadanba lasaray lkn wa gulesteen 🙋🏻‍♂️✌️
@JiineyXaji
@JiineyXaji 5 дней назад
Tii.tu a a ti saban. Dadna maciilaan. Ee waa nasiib
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 6 дней назад
Ayyy Amiiro hesta lo sare ❤ inta tagersnaa oo dhan wa hareen sundus kiki. Ladàn amiiro koko hani sorry sundus wakanaxy😢😮 muniiira congratulations 🎉🤩
@user-tn1ni5kj2h
@user-tn1ni5kj2h 5 дней назад
Masha Allah qoftas wllhi ciyaarta bilowgeda ila dhamadkeda iyda bes bala jiray wayna guleysatay 👍
@Fairygurl23
@Fairygurl23 6 дней назад
Amiira rabay inay guulaysato marky baxday wadnaha nay nay 😂❤❤
@Hamdasry
@Hamdasry 6 дней назад
Gabdha maskinta guusha larabe wena guukesate Hampalyo 🎉❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 6 дней назад
Gamekan waan jeclahay noo soo badi asad ❤❤❤😂😂😂😂
@nadiifoaweys2426
@nadiifoaweys2426 6 дней назад
Asdzcjf
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 6 дней назад
Koko, Amiira, Samia Iyo Sundus Kiki Dhamaan Gabadha Cusub Ayy U Codeeyeen Midh Midh Bay U Hadheen, Kkk Cadaalad Daro Ayy Kusoo Heshiiyeen😂😂
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 5 дней назад
Wligaa xaqdarada wa la iska ilaaliyaa nabsigy gabadha ka galeen aa la haray😂😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 5 дней назад
Maila aragty gbdhha cusub iney sodhaweyaan kulahed 😂
@fouziamahamed486
@fouziamahamed486 5 дней назад
Horta maxa dadka cusub loga saaraa gameka ceeb cadaalad ma aha
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 6 дней назад
Lkn always cameramanka xaqiisa sii. Hebel oo camerada hayay wuu mahadsanyhy
@naimaduale
@naimaduale 5 дней назад
Armaan 🎉
@BTJXKD
@BTJXKD 6 дней назад
Muniiro dagan way uqalntaa masha allh ❤❤❤❤❤🎉
@leylaMohamed-ft9ft
@leylaMohamed-ft9ft 6 дней назад
Amiira heesta loo saarey iga gadan ba ❤
@user-wg4rc1ni2d
@user-wg4rc1ni2d 6 дней назад
wlhi anaabo ka helay
@NaimaRashid-q4v
@NaimaRashid-q4v 4 дня назад
Ala amiro qalpi wngsn ilafiriya markii koko baxde weynaxde😢😩❤❤❤
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 6 дней назад
Ala.asadoow boowe anaa umaleeya inan halkaa jogo yacnii xamasad waan jaraynayaaa kkkkk samiyadayda guusha laraby lkn madhicin i.a kuwa kle urajynayaa
@ibrajosh7915
@ibrajosh7915 6 дней назад
Dunidan ma so marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabi maxamed scw scw❤
@Jamiilaxuseen-p1v
@Jamiilaxuseen-p1v 6 дней назад
Asad waxd noga dhigta hbn dambe ceyda cumeer koko amiira please inta noga dhih
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 6 дней назад
Amiira qurux badan mashallah side gabdhaha dhan ugu dhax muqata guul io guuldaro waku wata❤😊🎉
@QadiijoMaxamuud-s9o
@QadiijoMaxamuud-s9o 6 дней назад
M.a❤
@Quruxsan_Halawi
@Quruxsan_Halawi 6 дней назад
😂😂😂😂
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 6 дней назад
Haa waan wataaa mar kastta
@MaaidoMustaf
@MaaidoMustaf 6 дней назад
❤❤🎉😊
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 5 дней назад
Wa dhameestiran Mash'Allah❤❤❤
@FarhiyaHussain
@FarhiyaHussain 3 дня назад
Koko iyo Aisha haday haren game nurba maleh uf yaqey warya asad game yasha koko usobadi see marwalba ayada nogugulesato😢❤
@user-to3gi7ij3d
@user-to3gi7ij3d 5 дней назад
Ani intaa watay wey ka bexen😢 koko kiki ladan samia amiira sundus sorry 😭😭
@iidodayibiido9764
@iidodayibiido9764 6 дней назад
Samia Mr kaste wuu qanacsanty nasiibkeda m.a
@user-ki2cl1ox3e
@user-ki2cl1ox3e 6 дней назад
Walahi Amiiradayda Ayaan la Rabay inay gulaysato lkn dhibmale❤Ani xita wallahi niyadan ku qabtay inay Amiira soo baxayso marki wayna soo baxday dhipmale Amiiradenii❤
@LakiSaid-f4t
@LakiSaid-f4t 4 дня назад
Aniga xata
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 6 дней назад
Asad bax wllhi ciil nagu dishey 😢dadka rabey iney badi yaan ma badinooyin hee wllhi amiira sundus koko samiyo intas mid ahaan le sugayey wixiiba wa reebtey😢😂😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 6 дней назад
Nasiib waa Kiki hdey iibadiso bes wa❤😂
@muna607
@muna607 6 дней назад
Waa nasiib waxan yaah xoog mah🙏
@king______diini2777
@king______diini2777 6 дней назад
O dadka kale xola mia😂
@user-je3bq1cq7x
@user-je3bq1cq7x 6 дней назад
​@@king______diini2777mayaabtay😂😂😂
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 6 дней назад
14 markad iska dhigtan an la yaba maxa kaga duwan yihin gabdhaha kale wa intad hor baratay le cadi iska dhig
@DjDiini20
@DjDiini20 6 дней назад
Koko pullo walhi waaa qoftaan ayada darteed youtube uso ado❤❤❤
@guuleedcali5626
@guuleedcali5626 6 дней назад
Gabdhaha ma u ficna ina sweming ka ad ku tuurto mar kle haku sameyn fikrd kale ugu badal❤
@idilmohamed8658
@idilmohamed8658 6 дней назад
Smaia io Amiira stelkoood🎉❤
@nuurcade9128
@nuurcade9128 6 дней назад
Muniira Hambalyo kaxda quraan kaso aqrinayay inaa guuleysatid 🤲😂😂😂😂😂
@bushroAbdirahman-cy4kv
@bushroAbdirahman-cy4kv 6 дней назад
Reer kaxdaa inantaas
@nuurcade9128
@nuurcade9128 6 дней назад
Haa culumada waye
@aminaosman8245
@aminaosman8245 6 дней назад
Gabadhas si xun ayey ugalen iney ka xishodan ayey aheyd madama ay teamka ku cusubtahay
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 6 дней назад
Sundus Waa Miskiin Waxay Dhahday Dharka Waxbaan Ku Duuban Lahaa😢
@ShugriMahamuud
@ShugriMahamuud 6 дней назад
13:43 kokodeyda❤sorry😢
@Fartuun.qaali-x2b
@Fartuun.qaali-x2b 6 дней назад
Amiiradena guul iyo guldaro wan kuwataa
@QadiijoMaxamuud-s9o
@QadiijoMaxamuud-s9o 6 дней назад
❤❤❤❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 6 дней назад
Team amira qurux one like 👍 ❤
@NashadMaxamad
@NashadMaxamad 6 дней назад
Adigaa ❤🥺😂
@Xzabriboy
@Xzabriboy 6 дней назад
Team koko amira samia Kiki ladan like
@abdulkadirosmanhussein
@abdulkadirosmanhussein 6 дней назад
Aad baan ugu farxaa muqalada asad thank you very much 😊
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 6 дней назад
Axa koko gabdha kaliya ee anaa guushaa lajcelahyaa whi waan naag baxadayaaa sori koko😢😢😢❤
@MaariyaFaysal
@MaariyaFaysal 6 дней назад
Mcnllah team mar walpa is garap tagan Alle farxad haydiin siyaadiyo
@SaedAnshax
@SaedAnshax 6 дней назад
Ladan cidi oo betterygeeda wax fiican ku jiraan wali ma aragteen dadka wax barto ee jimiciyaasha sidaas lagu gartaa guul ayaan kuu rajeynaa cidi😮❤🎉
@naimaduale
@naimaduale 5 дней назад
Qalbiga idhistay 🎉❤
@hamdiahmedmuse1881
@hamdiahmedmuse1881 6 дней назад
TEAM AMIIRA QURUX WAN IDIN SALAMIN🙌❤🫶
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 6 дней назад
asad dad nool nool baad kentay cawa Hani iyo Nalka waa dahab🤣
@LastOne-m3r
@LastOne-m3r 6 дней назад
Sundus maxay hplaha u yasaysa iyadaaba qaawanan jirty 2022 tiktok ka daawada xaasidnimo gabdhaha caanka aan ahayn aya ka muuqata
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 дней назад
Team amira,koko,samia,sundus like me 🤍☺️
@asmagaid1527
@asmagaid1527 6 дней назад
Wllhi waa wada jeclhy lkn koko bulle u jeclahey❤❤❤🎉
@WadanooleAli
@WadanooleAli 6 дней назад
Asadoow giimamkii wiilashee adaa lagaama hayo baryahan ee game kaa oo raga ah kaa sugaynaa habeen dambe❤❤❤Inta rabta like saar
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 6 дней назад
Ufey Ladan .amira .samiya .sundus haday baxen anah wan baxay byby😂😂😂😂😂
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 6 дней назад
😂😂😂anigana sido kale fakatax😂😂
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 6 дней назад
😂😂😂anigana sido kale fakatax😂😂
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 6 дней назад
Koko la'aanteed nuur malahn😢😢
@user-kz6dr3gf8q
@user-kz6dr3gf8q 6 дней назад
Bixitanka amiira sundus aadbey uga xuntahay 😢
@asmagaid1527
@asmagaid1527 6 дней назад
Wllahi sundus markey.baxdey waa oyey hdana mrkey cidi sii baxdey xoog usii oyey😢😭😭😭😭😭😭😢
@NajahYusuf-t2d
@NajahYusuf-t2d 6 дней назад
Maxaa ku hayey marka 😂😂 Wuxu Waa game
@ibrayare6581
@ibrayare6581 6 дней назад
Faq dhaqada ka badati😂😂​@@NajahYusuf-t2d
@RaxmoAli-b3w
@RaxmoAli-b3w 6 дней назад
😂😂😂😂😂😂​@@NajahYusuf-t2d
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 дней назад
Acudu bilahi maxa la oyday😂😂😂
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 6 дней назад
Oohintadu meel majirto ma istiri😂
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 6 дней назад
Team Aamira so Codaye in laso same pause Challenge 😂😂
@MiskiThahirMohamett
@MiskiThahirMohamett 6 дней назад
Inta nabiga scw jecl❤
@FilsanNuur-h3p
@FilsanNuur-h3p 6 дней назад
Asad waa ku mahasanthy madama magaceyga so qadathy oo team 27 kaso muqday magaceygaga ❤❤❤ anigoo ku xiran dhamaan barnamijyadaada ❤
@liibaanyare4072
@liibaanyare4072 5 дней назад
Prti two wiilsha soo samey wiilsha team 27 dhamaandod 👋👑☝️
Далее
Тарковский - гений
00:48
Просмотров 673 тыс.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 152 тыс.
Reaction Todabadle Guri barwaaqo Qosol
11:20
Просмотров 2,1 тыс.
AMIRA OO PRANK CRISP AH KUSAMAYSAY TEAM 27
8:53
Просмотров 1,9 тыс.
CEYDA SUPRISE ASIGOO MAQAAXI FADHIYO AYAA  UGU TAGAY
10:34