Тёмный

15 Benefits Of Pumpkin:"BOCOR GATIITOOW" Faa'iidooyin Kaa Qarsoon Oo.. 

Safiirka Islaamka
Подписаться 236 тыс.
Просмотров 173 тыс.
50% 1

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 228   
@xafsayoolax5644
@xafsayoolax5644 3 года назад
Maasha Allah shiiqayga waxa ugu duceyo oo janno kawayn maaqan ilahay jannatul firdaws haku galiyo❤barnamijtan walaw noo so badi khayr allaha ku siiye safiirkena
@faadumocalife6939
@faadumocalife6939 3 года назад
Y
@musicradio7769
@musicradio7769 3 года назад
T
@xadiyoadan8216
@xadiyoadan8216 3 года назад
Gjepo
@akaboy8328
@akaboy8328 2 года назад
@@faadumocalife6939 mashallaj
@dustymaniter31roblox90
@dustymaniter31roblox90 2 года назад
Kvkv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 месяца назад
جزاك الله خيرا
@mariamohamud3124
@mariamohamud3124 3 года назад
Masha allha jamaca kudigany xasuus الا عجاز العلمي في القران والسنة
@SabadNura-th4cs
@SabadNura-th4cs 9 месяцев назад
Mansha allah jasaakalaahulkhayr
@maxamedrashiidaxmed8612
@maxamedrashiidaxmed8612 3 года назад
Xagee lagaa heli karaa waxan rabaa inaa kula soo xiriira muhiim ayey iithy inaa kula kulmo👍
@xaliimomacalin6860
@xaliimomacalin6860 Год назад
Shiikha magaciisa iisheg wlll
@fatimaosman8596
@fatimaosman8596 3 года назад
JazakumuAllah khairan
@shukrielmi2331
@shukrielmi2331 3 года назад
Masha Allah toonta iyo xulbadan Soogaliya
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 года назад
Mnsha allah ilaahay haydin barakeeyo walaaleheen culimadeena qaaliga ah guulaysta❤👏
@fawsiyaarshe8930
@fawsiyaarshe8930 Год назад
Maansha Allah jasaakalaahu khayran wa khayrun sh yuusuf iyo safiirka islaamka shaqo wacan aadna u faa iiido badan Ayaad umada u haysaan Allah haydin barakeeyo
@Jawahir3212
@Jawahir3212 3 года назад
Asc sheek xulnada noo soo faafaafi siyaabaha looqaato jizakallaahu khayr walaal
@khadiijocumar65
@khadiijocumar65 3 года назад
Asc masha allh mahadsanid safiirka islaamka adiyo sh yuusufba shaqa wanaagsan baad umada u haysaan jazaakumu laahu khayr casharadaanookale noosoobadiya blz
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 года назад
Asc sheikh adiga somaliya ka ma I maanin Ayaan u malaynaa sababbtooo ah somaliya maalin walbo cuntada la kariyo wuu ku jiraaaa masha allah waxaa la dhahaaa bocor Hindi masha allah jazakuma laah sheikh
@abublessings.1301
@abublessings.1301 3 года назад
Walal sheikha wuxuu yiri "good bacteria ayaa lagasuubiya bocorka". Fadlan barnaamij kasamee.
@lglg6781
@lglg6781 3 года назад
Masha,Allah khiikh Jasakallahu qeyr
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 года назад
Bocor hindi/bocor katiitow/bocor guduud intaba waan u aqanaa bocorka kle e dhudhuban bocor cade ayn u aqanaa
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Год назад
Kan bocor Hindi baa la dhahaa shiikhunaa , kan kalee dhuuban ee gudaha ka Cadna waa Bocor katiite ama katiitow sida xamar iyo dhukaas dhoobayda looga yaqaan manshalh Mozambique ban ku noolahay wadooyanka buu buuxaa , inshalh waan isticmaalin jizaakalah
@ambioali8271
@ambioali8271 3 года назад
Bönor hindi ayaa loo yaqaan bocor katiit kalar cadaan ah ayuu leyahay
@aminaawil8037
@aminaawil8037 3 года назад
Masha Allah
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah Qer Allaha kusiiyo sheq Jizakallahu Qer Allaha Idin Xafido Allaha Idin Barakeyo Dhamantiin
@kamg3450
@kamg3450 3 года назад
سبحان الله ما اعظمك
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 3 года назад
Masha Allah tabarakallah
@deeqoilwad3099
@deeqoilwad3099 3 года назад
bocorkan markii maraq lagu daraa jeclahy ilaa hada waa kudaraaa lkn walikey kalikiis makarin
@saciidyare6631
@saciidyare6631 3 года назад
Maashaa Allahu waa Xaqiiqo aad iyo aad uweyn Maashaa Allahu Allah hakubarakeeyo
@nasromohemed5313
@nasromohemed5313 3 года назад
Mashaalah
@raashkakulmiye213
@raashkakulmiye213 3 года назад
Asc sheikh waan ku salaamay waxaan joogaa south Africa sheikh my stomach making noise every time aslo i have broplem for kne jilibka waa midka bixididka
@cabdiqadirahmed3880
@cabdiqadirahmed3880 11 месяцев назад
Mashalah mashalah
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 года назад
Mansha alaah miraha bocorka waa isticmalay faido badan baa ka helay sida in uu calosha wuu jilciyaa
@maxmedali7727
@maxmedali7727 3 года назад
bucur katiitow macaxan bucur hindi ayaa layiraadaa sheekh
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 3 года назад
Maasha Allaah Sheekh kani waa bocor hindi. Kankale oodhuudhuuban cagaarnkana ah.ayaa ah bocorkatiitow
@ceceopa4789
@ceceopa4789 3 года назад
Maansha Allah sheek Thanks
@faatumociise4619
@faatumociise4619 3 года назад
Xulbada ilmaha 14 jika meeqa cisho baa lasiin karaa Lafo xanuun baan leyahay ilmana waa nuujiya xulbada intee ka cuni karaa teeda teeda kle fat bey ledahay see iska yeelaa?
@sheikhmursal369
@sheikhmursal369 3 года назад
Safiirka saxb noso gudbi shekha meel aankalaxiriirno adoo xil iskasaaraya wall miraha qabka lotumayo malabka sida logudarayo iyo waxii laxariira oo ubaahan weydiin jzakalaahu kheyr
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 года назад
Waana geedkii nabi yunus ilaahy ku caafiyey markii xuudku soo tufay
@lglg6781
@lglg6781 3 года назад
Bocor katiid kan ma,ah kawaaweyn waa bocoor Bocor katid wa mika yaryae oo caruurta lookariyo
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Год назад
Shukran sheekh
@Cali743
@Cali743 3 года назад
Asc Walaal lama dhaho bocor katiitoow ee iiga faaiidayso waxaa la dhagax bocor hindi
@xasanmaxamed9061
@xasanmaxamed9061 Год назад
Sheekh yuusuf ilaahay ha ku xifdiyo sidee logu daweya elarjiga
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Mashallaah Allaahu Akbar 😭 allow ku xifdhi
@farduusmohamud1324
@farduusmohamud1324 3 года назад
Safiirka islámská waan doonayaaye halkaa kahelaa
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka 3 года назад
wllo suuqyada Qutaarta laga Hello Wuu Yaalaa Dabcan waxay ku Xiran Waddanka aad joogto Iyo Sida Loo Hello
@NuurMaxamed-xj4yz
@NuurMaxamed-xj4yz 26 дней назад
Shiikhoow mahaysaa daawada yiridka
@kyrizuenchantrez6289
@kyrizuenchantrez6289 2 года назад
Masha allaah sheekh allahaku barakeeyo
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 года назад
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Год назад
Asc allaah ku caafiyo
@umuyahya7919
@umuyahya7919 3 года назад
Mnshllh jzkllh khyr sheekh
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 3 года назад
jisakamallaah kheir jisaa
@Sirad47
@Sirad47 4 месяца назад
Markasta waan arkaa lakin waan iska dhaafa ma aqaan wax faa iido ahù leeyahay.wax fiican qof aan aqoonbaa bìyey.
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 года назад
Mashaa allaaah sh
@lglg6781
@lglg6781 3 года назад
Sh. Noosharxa Sidee logu daweyaa 1 babasiirk 2. cancer 3.indhah 4.gooryanka 5 ducufu hamiga 6 galah
@zainabdalib807
@zainabdalib807 3 года назад
Maasha”allah ilaahey qeyr ha idiin siiyo waxaa la dhahaa bocor hindi bocor kakiitow waa midka kale
@ciiltire509
@ciiltire509 3 года назад
Maasha Allaah
@hassanali-qu8qs
@hassanali-qu8qs Год назад
Sheikh waxan aad ula rafaadsanahay canunka prostate waxan dhageystay RU-vid kaada aad uga hadleysay bocor katitka inu u fiicanyahay prostate iyo geeda kale oo ka sii fiican inay jiran. Sheikh khayr Allah ku siiyo sideen u hela telephone kada sidan kuula soo ciriiri lahaa ii sheeg please
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka Год назад
+254722115511
@ubahabdille8510
@ubahabdille8510 3 года назад
Masha Allah tabkallaah waa mahadsantihin culumadena
@HsS-wv6we
@HsS-wv6we 7 месяцев назад
SHIIKH INDHAHA SEE LOOGU DAAWEYAA II SHEEG INSHALLAH
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 10 месяцев назад
Maasha allaah sheekhow intaan shiido biyaha ma ku darsan karaa
@saynaba5307
@saynaba5307 3 года назад
Masha Allah kher Alleh haa ku siiyo
@AliyowSheekh
@AliyowSheekh 2 месяца назад
Asc sheekhan xagee joogaa
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 3 года назад
Maash ahAll
@user-ls2km6yu2p
@user-ls2km6yu2p 6 месяцев назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أريد رقم الشيخ يوسف
@libaanchannel2552
@libaanchannel2552 3 года назад
Jizaakalah khayr
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 года назад
Mashaa allah bocor hindi uaqaab bocor katiitow waxaan uaqaab kan cad oodhuudhuuban kaa isagana maxaa la dhahaa sheekh
@lglg6781
@lglg6781 3 года назад
Madax xanuunkana waa loo cuna marka somaliya lajoogey
@naxwoaxmedcilmi1616
@naxwoaxmedcilmi1616 3 года назад
Alaha idin barakeeye
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 3 года назад
Masha alaah shekha lambarkiisa iisheega walalayaal
@HassanAhmed-kd5co
@HassanAhmed-kd5co 14 дней назад
Dr Qabkee loo isticmalayaa
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 3 года назад
MashaAllah
@IbnukaShifaa
@IbnukaShifaa 3 года назад
Bocor hindi ayaa ladhahaa
@HsS-wv6we
@HsS-wv6we 7 месяцев назад
SALALAAHU CALAYHI WASALLM ❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 3 года назад
Baarakalaahu fiikum
@sacdiyoxasan463
@sacdiyoxasan463 3 года назад
Wxan ubaahanahay in aan uga daaweysto xasaasiyo saaid ah ayay qabtaa sidee ugu daweeyaa iisheeg sheekhow
@haawaalaguaaminokaraamoham4987
@haawaalaguaaminokaraamoham4987 2 года назад
As sheekh dr. La
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 года назад
Wlhi aniga markhati ka ah marka mirihisa cuno gajo ma dareemo
@hawaaden4171
@hawaaden4171 Год назад
Asc waxaa ladhahaa bocor hindi bocor katiitow wuu cad yahay wuuna dhuudhuban yahay
@khadraismail1654
@khadraismail1654 10 месяцев назад
🎉
@muminashukri9151
@muminashukri9151 3 года назад
Asc sheikh,fadlan inosheeg habka mirahisa loisticmala
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 года назад
Miraha sidii lowska oo kale ayaa loo cunaa.
@hawaaden4171
@hawaaden4171 Год назад
Sheikh yusufow bocor katiitowga korka cagaar buu kayahay gudahana wuu kacadyahay
@ahmedwalisharif6708
@ahmedwalisharif6708 3 года назад
Nambarka sheekha isiiya fadlan
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 3 года назад
Sh yuusuf xogwayne iishega taleefankiisa
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 3 года назад
M.a
@kaltuunxuseen4780
@kaltuunxuseen4780 2 года назад
Asc saliid miyuu leeyahay .saliidiisaa rabaa
@naxwoaxmedcilmi1616
@naxwoaxmedcilmi1616 3 года назад
Asc shekh see lugu daaweeya elarjiga
@maxamuudaxmed9153
@maxamuudaxmed9153 Год назад
Asalaamu Calaykum Sheekh, Rabbi dambigaaga hadhaafee waxaad ii sheegta qaabka loo qaato Bocorka marka ladoonaayo inuu raganimadaada kordhiyo Iyo xiliyada lacuno
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 3 года назад
Asc dhamaantiin ❤️
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 года назад
Walaal jazakallah. Fadlan iskuday ina sokordhiso barnamijkaan
@mafia-vz1lp
@mafia-vz1lp Год назад
Wll sheikh telkisa xage laga helayaa
@jamilaibrahim7742
@jamilaibrahim7742 3 года назад
Asc sheqa. Itelaga. Helikara walalayalow
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Love
@koosciisebile8864
@koosciisebile8864 3 года назад
Sheekh mcaan ban qaba waxan Donaya waxyabo difaca ii kor dhiya o herbal ah ee halkan ka heli kara dawoyinkaga
@xaawocabdullahi3299
@xaawocabdullahi3299 2 года назад
Asc wll madax xanuunka Ayaa igu badan iisheeg isticmaalka bocor hindiga
@fadumosaney5402
@fadumosaney5402 3 года назад
Bocor gadu aya la dhaha Somalia 🇸🇴
@maymunhersi2289
@maymunhersi2289 3 года назад
Mhadsnid dr
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
SHORTS
@halimaabdillahi9048
@halimaabdillahi9048 3 года назад
Cheekh kuma soo gaadhi karo arimaha aad ka hadlayso seen kuula xiriiri karaa
@bintiahmed6832
@bintiahmed6832 Год назад
Asc waraxmatullah sheeq kan katitow ma aha boçor hindi waye
@amiiraabdullahihassan7579
@amiiraabdullahihassan7579 3 года назад
Sheekhow maxaa loo isticmalaa midhihiisaa?
@abikadirosman8971
@abikadirosman8971 3 года назад
Maslh.. suasheyda. Kowad. Waxa. Waye. DhaqrkA. MadigA. Mise. Hadii. Aytahy. Ha. Dukankaga. Xagu. Kuyala.
@mukhtarosman1328
@mukhtarosman1328 Год назад
Bocor hindi ayaa layiraahdaa e bocor katiitow maahan
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 года назад
Bocor hindi
@gaarabidhaan
@gaarabidhaan 3 года назад
Walal asalamu calaykum, sheekha halkee laga helayaa walall, hadii aad numberkiisa noo sheegto way fiicnan lahayd talo caafimad ayaan uga baahanahay walalo? aad ayaad u mahadsan tahay
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka 3 года назад
wcs walaalo Ka wac +254722115511
@gaarabidhaan
@gaarabidhaan 3 года назад
@@safiirkaislaamka Mahadsanid, jasakallahu khayr.
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Месяц назад
SHARE
@maryamabdisalaad7740
@maryamabdisalaad7740 3 месяца назад
Bocor hindi baa ladhahaa Kan sheer baa ladhaa bocor katiitow
@samiroahmed8626
@samiroahmed8626 3 года назад
Asc intee dukanka kafuran yhy wll wax badab ayan ubahnaa Teka Noreba
Далее
BeastMasters Hawk just had enough #ti13
00:30
Просмотров 259 тыс.
Bocor Iyo Faa'iidooyinkiisa
10:26
Просмотров 72 тыс.