Тёмный

17sano ayan kujiray cadab waxana kalakulmay ninkayga iyo rerkoda dhibato Q.3AAD!@ 

Sawda Qaalib
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#sawdamohamud#qisooyinka_kadhaca calamka oo ku turjuman afsoomaali kadaawo halakan fadlan hadad danaynayso qisooyinka subscribe saar channel ka mahadsanid

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Год назад
Allahii gadgadiya quluubta ku sug qaluubteena diinta mashaa allah sabarka marka hore waa qaraar marka danbe waa macaan
@shukriali3911
@shukriali3911 Год назад
Sowda ASC habo Allaha ku barakeeyo ku xafido Gabadhaas ha dhahdo Allahumma Yaa Muqalliba Quluub Thabat Qulubana Calaa Diinika Yaa Arxamu Raaximiin InshaAllah Kun Fiyukuun
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Manash allaah alle ha barakeeyo ayada iyo inamaheed iyo niinked insha allaah
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Год назад
Subxanalaah xaqiiqdii xanuunka iyo qarracan ka ay leedahay sheekadan awood waan uyeelan waayey inaan dhameesto sheekadan balse faaidada iyo tusaale mudan ayey u tahay kuwa aqliga usaaxiibka Sowdo maxamuud Waxaad mudantahy bogaadin sida wanaag iyo qisooyinka noogu soo gudbinaysid Allaha kaa awaal mariyo
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Masha allah mabruuk kun jeer alle how siyaadiyo nimcada samra sadkiisa hela allow samir nasii
@fardowsoxasanxade210
@fardowsoxasanxade210 Год назад
Gabadhaan qisadeeda waan la ilmeyay wlhi
@adnoabdulluhi500
@adnoabdulluhi500 Год назад
Ma sha Allah allaha usiyaadiyo abyo
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 26 дней назад
Masha, Allah tabarakallaah allaah ha usiyaadiyo nicmadaa inta rabiged kala kulmeyso sabarkeda ayaa eebe weyne ku abaal mariyay hooyo caruurteda nafta uhurtay
@sahalhassan9764
@sahalhassan9764 Год назад
Alle dambiga ha dafo oo alle haku siyo cimrii dheer iyo cibada suban
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 месяцев назад
Mashaalaah alaha ha u siyaadiyo❤walaasheen
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 Год назад
Thanks sowdo sheeko cajiib soo badi
@fardusali9432
@fardusali9432 Месяц назад
Manshalaah. Ilaahay haw siyaadiyo. Nimcadaa aamiin
@faadumomaxamuud2990
@faadumomaxamuud2990 Год назад
Ilahy ha usuyadiyo amiin
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Год назад
Ilahay hakuubarakeeyo mshlh isku isku dheh 🥰🥰🥰🥰🥰
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Год назад
Qisadu waa nagu dheeraatay saan u sugaynayna wn daalnay 🥹
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Год назад
Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah 😢 waa qiso aad u cajiib badan
@califarax9566
@califarax9566 Год назад
Gabadhaan gabar lama dhihi karo waa dahab aduun samirkuna waa sad rabi alha wanagay sysay abaalkiisa aduunka ugu guday alha nolosheeda kuwaariyo wanga sy gashay amin yrpi
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Год назад
Mansha Allaah Alle ha siyaadiyo , caruurtana baari ha uga dhigo Mahadsanid
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
Aaamiin Aaamiin Aaamiin yarabi yaraxmaan alaha usiyaadsho cimcada waxay ku gartay sabarjedii shaydanka alaha naga qabto waxa naduleyy wa shaydanka qisadan cawa ka hor ma arkin cashar ban ka qatay🎉❤
@yusuryusur7264
@yusuryusur7264 Год назад
Maashaa allaah allaha kuu barakeeyo waa runtaa
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Год назад
Gabadha iyo wilka hadba waakii ilaahay kuubarakeeyo
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 9 месяцев назад
Alxamdulillah masha allah illahay ha u siyadiyo. Ilahay ciyalkana ha udaayo barina ha uga dhigo🤲 Insha Allah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Allaah janada xa geeyo insha Allah kuligayna alla xa nageeyo
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
Wwaan uduceeyay allaha u siyaadiyo
@suldanomahamed5997
@suldanomahamed5997 Год назад
Mshallah samiraaa zadkiisa helaa❤❤❤❤❤
@ugbadmohammed9169
@ugbadmohammed9169 Год назад
Mansha allaah ilaahay ha uziyaadiyo noloshaa quruxda badan
@kaamilajamacnuur8102
@kaamilajamacnuur8102 Год назад
Masha allh sabirku wa cajiib
@saamiyoxasan5324
@saamiyoxasan5324 Год назад
Allow yaa ogaada kaas mucjisaa hurdada lagu tusay
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Alx ale aya mahad leh Amiin amiin amiin
@saynabcabdi43
@saynabcabdi43 Год назад
Masha allh allh haku barakeeyo abayo aamiin🥺🥰
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Jasakallahu khyr wll
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Wallè sabarka waa wanaagsan yahay caruurta qurxanbaa ilahey tusay
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Год назад
Allha habarakeeyo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
Ilaahayow rabiyow noloshaas ay gashay uga dhig mid waarta yaa Allah wixi xumaan iyo guumaysi soo marayna Allow qalbigeeda ka saar allow ilowsii wixi soo maray 😭😭😭😭😭😭
@xuseenibraahim9561
@xuseenibraahim9561 Год назад
Sandals washable
@xanann2408
@xanann2408 Год назад
😭🤲
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Sabar baa Allaah o gu naxariiste
@ismahaansiciid1194
@ismahaansiciid1194 Год назад
Alle how siyaadiyo way usamirtee
@MunoAli-sm6cy
@MunoAli-sm6cy Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasalim
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Ilaahow gabadhaa u gargaar
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Год назад
Masha allah
@hoodomohamett1749
@hoodomohamett1749 Год назад
Ax allow awlaadeeda baari uga dhig
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
acudubilaah wuxu farxumaa bisinka xitaa dumashigii
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Insha allh
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Год назад
Asc Abayo Qali Sethyi Masha Alhi 🙏🙏🙏❤️❤️🌟
@xaawocalixaashi1831
@xaawocalixaashi1831 Год назад
Noodhere waa rabna
@ugbadmohammed9169
@ugbadmohammed9169 Год назад
allaha ku xafido walashay sawda
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Год назад
Hore walaalo usoco
@cawocawo3021
@cawocawo3021 Год назад
Asc walaley waan ya yabanaa markii hore oodhan waxan islahaa gabadhan nolasheeda odhan ma dhibtanay ku jirayaa laakin waan ku faraxay noloshaaeda cusub illahay tii ku waarta ha uga dhìgo
@sumayoyarey5601
@sumayoyarey5601 Год назад
Sawda hada kuso biray 😍☺
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Год назад
Uurkii udanbeye maxow naqday ma wiil ama gabar
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Год назад
Ala ilahoow ugu wad sidaa iyo wanaga hablaha kalee sidaa iyo si kadaran kujirana eebe sidaa hawga dhigo waanla ooyeey dhibteeda 😭😭😭
@quenraxma292
@quenraxma292 Год назад
Allaha u siyaadsho wllshen nolosheda quruxda badan ilmaheda baari allaha uga dhigo ❤❤❤🤲
@nimcoh5981
@nimcoh5981 Год назад
Wlhy waa qiso IGA ohisay alle wll reerkeedi haw barakeeyo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
Videoga bilowgiisa 😭😭😭😭😭
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf 2 месяца назад
Sawda mataasaad samir kusheegtay warkeeda gaasteriah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Aamiin yaa allah
@KhadiijoMohamuud
@KhadiijoMohamuud 5 месяцев назад
Waxan soxasuutay qisadi nabi ayuub 18 ayu samrayay kadibna ilahey kadulqaday😢...qisadan waxa laga faida qofkii samro waxa ilahey kuabal mariyo ilahow samirka nasii🤲🤲
@KhadarMire-g5f
@KhadarMire-g5f 11 месяцев назад
Isleeyey ha usiyaadiyo
@rnoor9763
@rnoor9763 Год назад
Maashaa'allaah sabarkeeda ayey ku liibaantay allow u siyaadi namcada aad siisatay reerkeedana u xifdi rabiyow allaahuma aamiin
@SahroCismaan-qr5cx
@SahroCismaan-qr5cx Месяц назад
😢hhjrs
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
SUBXANALLAH ALLAH
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Год назад
aamiin
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Год назад
فصبر جميل والله المستعان علي ما تصفون. الله يحفظها بيتها وأولادها، ويباركها زواجها.
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 6 месяцев назад
Wlhy wan ooya 😢😢😢😢😢😢😢 alx
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Год назад
Way miraayadihii haka tagin huno
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 11 месяцев назад
Sabraya.sedgihela😢😢
@HafsaGorod
@HafsaGorod 10 дней назад
Mahadsanid
@roodaabdiqaadir9157
@roodaabdiqaadir9157 Год назад
❤❤❤
@fatimahodey
@fatimahodey Год назад
Maxay uwaydiinwayday sababta badashay
@CayniiShahmed
@CayniiShahmed Год назад
Asc walashey sowda aad ayan ku salamay waliba kal io laab marka xabibti qoso ayan haya walibo hada ayan ku jira abayo siden kula wadaga waxn jecla in ad isiso whtasp nmbrkaga ado mahadsan abayo sida luqa an ku gu shego waxan lasocda qisoyinkaga asxabtada ayan ka mid ahy ku gu xeran
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Waakaa abaayo 00252616889436
@abdihasan5628
@abdihasan5628 2 месяца назад
Fariin ku socota gabadha. Ninka waxad tidhi wuu fiicnaaday laakiin waa khiyaano waxba ma fiicnaan wuxu arkay caruurta jaamacada dhigta hunguri baa galay inay u shaqeeyaan buu rabaa. Feejignow. Qof xun waa qof xun uun
@AzmaMahat
@AzmaMahat 3 месяца назад
😢😢😢😢ala waan oooyay ialahw dulmiga naga ilaali
@Muna-nf4cd
@Muna-nf4cd Год назад
Asc walo
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@syusuf8318
@syusuf8318 Год назад
Mashallah mashallah jzk Allah ❤
@zamzamali5403
@zamzamali5403 Год назад
Waa nin xun ma cafiyeen waligey
@safiyoasan
@safiyoasan 6 месяцев назад
Dhib ilaahe ii keeno un baa ku sabraa. Gabadhii uu abtiga u ahaa waagaas baa ka bilaawi lahaa intaan kal u qaato baa wada leen lahaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Subhaanallah
@somaliamg8038
@somaliamg8038 4 месяца назад
Waxaan maqli jirey nin xun xilo hamoodina wuxuu axmaq sanaya
@raxmagaaxnuug725
@raxmagaaxnuug725 Год назад
Masha Allah Masha Allah
@walalmuumin177
@walalmuumin177 Год назад
Wll macaan waa qiso iga yaabisay aniga lkin inteed ka keentaa qisooyinkaan xanuunka badanle waxaan gaarey qisooyinkaan inaanan habeen fiirsan cabsi darteed maalinkii ayaan dawadaa waana jecelahay hadana habeenkii waan kabaqaa oo majiifankaro hadaan daawado
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Sabar wlhiwaa cajib
@AyaanCaliabdi-z2s
@AyaanCaliabdi-z2s Месяц назад
❤❤❤❤🎉
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Год назад
Sodhawaw wad nagala so dahdaye quruxey
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 Год назад
Asc
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 9 месяцев назад
Aamiin amiin amiin yaa rabbi
@fariyadhassan398
@fariyadhassan398 Год назад
m..a ❤
@degelkhayr
@degelkhayr Год назад
Somalia goormaa laga baxayaa naag ilmo lagu ciilo oo nin aan waxba ka ogayn masuul keen ladhoho
@zeynabshahmed5823
@zeynabshahmed5823 Год назад
Allah baaxaqatusay
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 Год назад
Maasha allaha
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Mansh allaah abayo ✊️✊️❤️❤️❤️👌👌🙏🙏
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 месяца назад
Hortaa allah uso hanuniya mahad iska leh lkn walagala shakiye ee haa is baarto in cudur ku dhacay lagayaba iyada qadsiya ku tobalayo aniga waba shakin lahay gbdha haa is baarta curuda galmada haa iska barto😢
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Год назад
Cunugaa magaceeloobixin kara asxbeey
@qaalidcade739
@qaalidcade739 Год назад
Iiman
@qaalidcade739
@qaalidcade739 Год назад
Iimaan ama saabir
@abdulkhadiraadanraage6217
@abdulkhadiraadanraage6217 Год назад
Waxaa laa yiri samre yaa sadki hela
@adarhassan2389
@adarhassan2389 Год назад
Marumaysni iyaduna waa nacas
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@safiyoasan
@safiyoasan 6 месяцев назад
Kkkkkkkkk
@IsmahanHussen-q4d
@IsmahanHussen-q4d 7 месяцев назад
𝖠𝗅𝗅𝖺𝗁 𝗇𝗈𝗅𝗌𝗁𝖺 𝗁𝖺𝖺 𝗎𝗎 𝗐𝖺𝗇𝗃𝗂𝗒𝗈
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 Год назад
Ax😭😭Qisada Anoo iskajooji rabo ooisbadalay Sabraahaa sadhela Lkn kaas waxloosabrovmaaheyn
@ramlaabdi6059
@ramlaabdi6059 Год назад
masha allha inta nolosha kuu hartay waxaan ku rajeynayaa farxad iyo nolol quruxbadan
@marwaadan7906
@marwaadan7906 Год назад
Markii hore wan murugesnaa waxaan islahaa talow shekadeeda siday kudhamaandoontaa lakiin hada aad baan ogu farxay nolasheeda cusub Allaah Akbar ❤️❤️❤️
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Год назад
Gebadaa Elehey baa imtaxameyey qof Ahlu diin ayay eheed runti. RUXA markuu Rabigii jecel yhy wuu imtixama lkn ugu dambeyn way kuguleysati MashaAllah ELEHEY ha ubarkeyo owladeda
@nastexomaxamed2957
@nastexomaxamed2957 Год назад
Wllhi manta dhan ayaan sugayay abayoy kama maqnaan kare ilahay haku xifdiyo mcnto
Далее
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
KIISKA ILHAAM IYO NINKEDII!@SawdaBillan
35:16
Просмотров 54 тыс.
Xariga ka dib Taliye intet geysay? Qisadii RAAMI
30:53
Просмотров 2,8 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 9 тыс.
deg deg maxaa kajira geerida ismaaciil cumar geele
18:02
Qisada!!digtoraysa shaadim@sawdamqaalib
17:45
Просмотров 20 тыс.