Тёмный

2 daan Coin waxay samayn doonaan Millyanneerro 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@nihaalaxmed6762
@nihaalaxmed6762 7 месяцев назад
Horay usoco wll 🎉
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 7 месяцев назад
Mahadsanid wll
@abdullahiburkulan8026
@abdullahiburkulan8026 7 месяцев назад
​@@AbdishakurHM Saxiibow Onlie marketing ayaan rabaa in aan barto Sanadkaan ee Coursoyinkaas malagahelaa Page kaaga.
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 7 месяцев назад
​@@AbdishakurHMcourse discount ma ino bilowdid
@abdijubbo2227
@abdijubbo2227 7 месяцев назад
Ustaad magacyada qoraal ahaan usoo qor inshallah
@ah3069
@ah3069 7 месяцев назад
​@@AbdishakurHM sxbkey aqoontiisa ayaa igu Xun EE cashar Ayaan ubaahnahay ilaa aan kafahmo
@ShabcaanCabdiwaaxid
@ShabcaanCabdiwaaxid 7 месяцев назад
Nabiga kusali ❤❤ subxaanalaah
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 7 месяцев назад
Allah is One PropHeTt MohAMeD SCw❤😊
@ubaxmumin6934
@ubaxmumin6934 7 месяцев назад
Astaqfurulaaah
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@somict1277
@somict1277 7 месяцев назад
Coinsku marka ay hawada marayaan dadka hala wadaagin waayo qofku markuu muqaalka dhamaysto ayuu toos ugalayaa coinkii oo cirka maraya kadib waa lagu soo daadinayaa
@Madadaal0
@Madadaal0 7 месяцев назад
Aad iyo Aad. Coin cusub oo marketcapkisa yaryahay aan wali oo fursad fiican leh ayaa dadka looso gudbiya.
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 7 месяцев назад
Mowduuca xiga ee aad jeceshahay iigu soo qor comment
@footballhighlights8326
@footballhighlights8326 7 месяцев назад
Sidee loomaal gashada ?
@ahmednuur10
@ahmednuur10 7 месяцев назад
Google Adsens.
@lazco__1943
@lazco__1943 7 месяцев назад
Yes, sidee loo bilabaaaaa
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Ustaad sida binance account looga furto
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 7 месяцев назад
Sida binance lacgta logu suuban karo logana dhex ibsan karo coins ka
@alimohamedhassan4107
@alimohamedhassan4107 7 месяцев назад
Usteed inad marka eey kor u kac sameeyan aad nala wadaagtid waxaa nagala haboon marka hore ee aad analysis ka wadid oo adigu aad maal gasho haayso inaad nala wadaagtid tusaalana adi no ahaatid siyaan ugu dhiirano lkn marka eey high mare faaidadi lagala baxay miyaan kuso yaacna beri markii eey so daadato miyaan ka niya jabna hamigii aad nagu dhiirisay? Waxaan codsa lahaa hadii macquul tahay walow eey sir yahay ganacsiga stepska aad coins ka ka sameeyso adiga nala wadaag ana wada socono waa aan wada guleeysano usteed.
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 7 месяцев назад
Keep Going Ustaad
@footballhighlights8326
@footballhighlights8326 7 месяцев назад
First comment, walal sidaan u malgasho noo so duub
@marwofarxaan5707
@marwofarxaan5707 7 месяцев назад
Sede waall umalgashada
@faclon.
@faclon. 7 месяцев назад
ustaad codka waxa aad u isticmaashaa {audio background remover} si laguu dhagaysto si fiican
@AduqaadirAdamAbdulle
@AduqaadirAdamAbdulle 7 месяцев назад
Ustaad 2 coin sifiican loooma arko , soo qor zxb
@Journey-m5m
@Journey-m5m 7 месяцев назад
Sxb adga raja ayad igalise wlh hadane wankudhaqaqe thank you very much 👋
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 7 месяцев назад
Anigu cryptocurrency waxaan kala soo baxaa bariiskayga maalintii $10 waliba new cryptocurrency
@yahya5823
@yahya5823 7 месяцев назад
How 🤔
@AbdirahmaanOmerMoha-fq1yy
@AbdirahmaanOmerMoha-fq1yy 7 месяцев назад
Macqul maha 10 aaa😮
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 7 месяцев назад
Haw so jawab
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 7 месяцев назад
@@hasanabiibesse7701 shp coinanka cusub ayaa iibsadaa markay sidaa usoo galaan suuqa markay kacaana waan iska iibiyaa
@yahye_abdisalan98
@yahye_abdisalan98 7 месяцев назад
Coins magacooda soo qor plz view kaaga lagama arko .. new traders like ma fahmi karaan coin names
@Secret_668
@Secret_668 7 месяцев назад
Thanks ustaad
@Aboudy10
@Aboudy10 7 месяцев назад
Nio legend baa tahey wlhi, guuleyso sxb
@bomptonalato492
@bomptonalato492 5 месяцев назад
Waxing Donaya course oo trading crypto currency
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 7 месяцев назад
Waad mahadsantahay ustaad soo badi coinska
@MaamezAmt
@MaamezAmt 7 месяцев назад
Shp inte kAala soo xiriiraa
@mohamedali-gs5un
@mohamedali-gs5un 7 месяцев назад
Thanks teacher
@Alimohamed-kq8ds
@Alimohamed-kq8ds 7 месяцев назад
Wl google Adsense kasoo hadal
@AxmadRm-vd8wj
@AxmadRm-vd8wj 7 месяцев назад
Ustaad thnk
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 7 месяцев назад
Keep going bro ❤️
@APDURAHMAAN
@APDURAHMAAN 5 месяцев назад
Magacyadoo isheeg sxb
@mohamudmusdhaf4249
@mohamudmusdhaf4249 7 месяцев назад
Meeqaa lagu maal gashtaa walaalkey eng abdashakur
@user-Ganacsade
@user-Ganacsade 7 месяцев назад
Asc wll qli hal su,aala iiga jawab bas adoo rali ah wll qli hadii aan $200 bitcoin maalgashado kuna daayo inta ka hadhay 2025 ilaa intee in leeg ayaan ka faaidi karaa misena sidee ku garan karaa qaaciido wll qli intaa iiyara faaidee wll raali ah
@Somniche
@Somniche 6 месяцев назад
zxp trader ina noqdo rabaa kasoo hadal plz
@ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
@ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey 7 месяцев назад
Bitcoin fvg daily ayaa laga trade gareeyaay mar waxaan rajayn haynaa in bslq laqaado kadib OB fvg mid kood lagu soo celiyo kadib muuf xoogan udhaaqaaqo
@footballhighlights8326
@footballhighlights8326 7 месяцев назад
80 ayu ahaa
@sayid-aliadem.11
@sayid-aliadem.11 7 месяцев назад
Walaal sida Facebook lacag looga sameeyo xogtii u dambaysay oo dhamaystiran naga soo sii. Mahadsanid ustaad.
@Deeqwhpc
@Deeqwhpc 7 месяцев назад
Ustaadow Core blockchain ka soo hadal Mahadsanid
@abdulkadirhadrami3076
@abdulkadirhadrami3076 7 месяцев назад
Manta waxan trade kusameyay Super iyo immutable. Ok soma? Thanks ustaaduna
@yuusufabdiqaahirmaadey8639
@yuusufabdiqaahirmaadey8639 7 месяцев назад
Ustaadow Core blockchain mala maalgashan karaa 1mar ka soo hadal Mahadsanid
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 7 месяцев назад
Labadan coin ba etherium bay kudhisanyihiin markaa free gooda qaliya marka la iibsanyo kuwa bnb smatchainka soo badi insha allah ustad🙏
@habaysanebile916
@habaysanebile916 7 месяцев назад
sxb wxan ka codsanaya wxan rabaa ina maalgashado waayo binance verified ah baan leeyahay wxana rabaa inaa maalgashado macluumadka ad soo dhigto playlist waaan daawan ee sida loo iibsado ama an u iibsan karo ina isheegto rabaa marka an iibsadana intee baa faidada ugu badan kaga heli karaa dhowrsano mise halsano ku ogan kara coins kee ugu wanagsan in la maalgashado
@Etd_deek_ali
@Etd_deek_ali 7 месяцев назад
Walaal facebook ayaa iga xidh May aan in badan ka maqnaa maxaa ku sameeyaan walal hadad aragto iga caawi halkaa plse
@Xassannuryuusufmaxamad
@Xassannuryuusufmaxamad 7 месяцев назад
Ustaad course ka igu caawi
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 7 месяцев назад
Ustaad sidalooga trdegareeyo oo caanaha looga dhacsado muuqaal hadaad kasoo duubi lahyd way fiicnaan lahayd
@Somaliweyn.22
@Somaliweyn.22 7 месяцев назад
Suqaa online bila labton malagu baran Kara adigo mobelkaga isticmalya
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 7 месяцев назад
Haa zxp
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 7 месяцев назад
Ustaad binance in la isticmaalo qasab miyaa si aan u maalgashado crypto currency please kaso hadal😢
@abdijubbo2227
@abdijubbo2227 7 месяцев назад
2 coin magacooda iso qor Mahadsanid
@teenaone6545
@teenaone6545 7 месяцев назад
Asc wallo waxan rabaa inan wada hadalno plz intee kahelaa
@ShacaybCabdiyuusuf
@ShacaybCabdiyuusuf 7 месяцев назад
Niyow zxp waxan ad so galisid si lo mallgashto ma aqan zxp ❤
@SakiMustapha
@SakiMustapha 7 месяцев назад
Ustaad soo duub sida loo maal gashanaayo
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Aniga ayaa ka iibsaday ku caawinaya insha allaah ila soo xidhiidh
@SaalahcryptoNews
@SaalahcryptoNews 7 месяцев назад
iMX waa arkay sara U kac badan uu sameeyay waa mahadsan tahay eng
@abdinasir
@abdinasir 7 месяцев назад
Asc walal, VISA account IBS ka furtay Somalia ma qadanayo Bainace. Ma iga caawin kartaa qof USD iigu badalo USTD. Adigoo mahadsan
@maxamedbashir8834
@maxamedbashir8834 7 месяцев назад
Qofkii maal gashtay crypto coin ama garanayo qabka loomalgashto ado somalia joogo cilad aya iheysato hadii uu icawin karo haila sohadlo ama xariirkiisa haireebo anaa lasoo hadli mahadsanidin
@maryamawess6625
@maryamawess6625 7 месяцев назад
Sideee kugu reebi
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 7 месяцев назад
Thanks ustaad adiga waxkaa bartey ❤
@mohammedabdillahi1227
@mohammedabdillahi1227 7 месяцев назад
Asc walaal waxaan raba coinbase ganacsigiisa ma coin la iibsado uunbaa mise meel waxkale lagashado share lagahelo halkeedjoogtaa
@NasrullaahiTV-t7m
@NasrullaahiTV-t7m 7 месяцев назад
Waxaa kasoo hadashaa. Coin ka WRX. USDT. oo hada. Marooyoo. $0.22
@muqdishostudio7632
@muqdishostudio7632 6 месяцев назад
Coin yaashaan xalaal miyaa ustaad😊
@abdulahiomar2419
@abdulahiomar2419 7 месяцев назад
Coin sheegtay comatic nogosooqor ustaaw
@sacadfaarahxasan
@sacadfaarahxasan 7 месяцев назад
Xagee lagala soo xidhidh karaa managed
@AliDekAbdiMohamed-lj9gm
@AliDekAbdiMohamed-lj9gm 7 месяцев назад
Beam maad dhahday qoraalkiisa igubcaawi
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 7 месяцев назад
Hq
@saedsabrie
@saedsabrie 7 месяцев назад
Sxb iso jawab email ayaa ku so diray mana ii so jawabin
@sacad2847
@sacad2847 7 месяцев назад
aaad baad uu mahdsn thy zxp
@bomptonalato492
@bomptonalato492 5 месяцев назад
Do trade spot trading 🇵🇸
@Markaznairobi
@Markaznairobi 7 месяцев назад
Asc wll abdishakur waxan kaga mahad celinayaa sida deeqsinimada aan asxbta iyo dadka inay nolasha l halgaman aad u caaawiso runti waxad tahay qof ku dayasho mudan ...... Sxb sideen kula soo xariiraa aad baan ugu bahnaa inan kula so xariro si waxban aynu iska wargalino ❤❤❤❤❤ jawabtad waa ii muhin mahadsanid
@MamaxabiiboMamaxabiibo
@MamaxabiiboMamaxabiibo 7 месяцев назад
Anina ii so sheeg marka fahantid nairobi ayan kula joga
@Baari45
@Baari45 7 месяцев назад
Ustaad ardaydada ayaan rabaa in aan mid noqoto si aan u barto suuqa business ah sidee isku dii waan galiyaaa?
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Ola soo xidiidh wll aniga ayaa ka iibsaday oo ku caawinaya insha allaah
@Baari45
@Baari45 7 месяцев назад
@@ZAKARIYEMC hye walal WhatsApp numarkaaga iso qor adoo mahadsn 🙏
@mohamedalifarah5142
@mohamedalifarah5142 7 месяцев назад
Umada xoolahooda haka lumin
@hassang9003
@hassang9003 7 месяцев назад
Salaam Brother which website Or application you use to invest in Crypto ? Thanks.
@abdirashidahmed1339
@abdirashidahmed1339 7 месяцев назад
SOLANA 10COINS AVAXS 14 COINS
@anas-ismail
@anas-ismail 7 месяцев назад
2 million shiba uno 198 dogecoin 329 VET 😂😂 NEXT 5 years ayan sugaa
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 7 месяцев назад
Crpyto dhan waxay ku shaqaysaa lacala haduu intaas gaaro waa meel halis badan faa,idana laga yaabo in laga helo
@iidismailgaur
@iidismailgaur 7 месяцев назад
Kucoin kuma jiraan 2dan coin ayan filaya walal
@mooral_media
@mooral_media 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤kusoco
@someclipzz
@someclipzz 7 месяцев назад
Ustaad muqaal waxaa nooga soo samesaa withdrw qaabka loo sameeyo markii aad rabto binancia
@anas-ismail
@anas-ismail 7 месяцев назад
Si fudud edir app is tic maal.form binance to evc
@nacimoabdullahinour396
@nacimoabdullahinour396 7 месяцев назад
Ina barta raba ustaad
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Ila soo xidhiidh wll aniga ayaa ka iibsaday oo ku caawinaya insha allaah
@Baaaaaar12
@Baaaaaar12 7 месяцев назад
Markasta nosogali plaes
@faaraxdeeble7529
@faaraxdeeble7529 7 месяцев назад
Macalin please waxan haystaa jaanis computer Internet free ah fadlan iga caawi si aan lacag u sameeyo gaar ahaan meel aan kaala soo xirriiro
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Ila soo xidhiidh wll insha allaah aniga ayaa ku caawinaya
@imraanmohamedabdi2994
@imraanmohamedabdi2994 7 месяцев назад
Telegram link inte laga hela
@Saydomar66
@Saydomar66 7 месяцев назад
Inaan aqoon sidee u maalgashan karaa?
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC 7 месяцев назад
Aniga ayaa ku caawinaya wll ila soo xidhiidh
@Fatima24-y8u
@Fatima24-y8u 7 месяцев назад
Asc 82 buu ahaa.
@albashiir8746
@albashiir8746 7 месяцев назад
Solana 98 uu ahaa boos
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 5 месяцев назад
80$ahaa
@NajmoMaxamedaxmed-bf4br
@NajmoMaxamedaxmed-bf4br 7 месяцев назад
Xaran miya aqyarata plz
@fadumomalin7783
@fadumomalin7783 4 месяца назад
Soqoor wll coins
@Online-x3g
@Online-x3g 7 месяцев назад
Coinska magacyadooda sooqor ustaad
@anas-ismail
@anas-ismail 7 месяцев назад
Super Beam
@WmAALIK-DAAHIR569
@WmAALIK-DAAHIR569 7 месяцев назад
First coment
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 7 месяцев назад
Solana 82 buu marayaya
@faadumocabdi3003
@faadumocabdi3003 7 месяцев назад
Tiktok lacak inankasameyyo rawa sedey usameyya bilis ishek
@maxamedsiciid-i9s
@maxamedsiciid-i9s 7 месяцев назад
🎉
@beatuy____girl4804
@beatuy____girl4804 7 месяцев назад
Trade bot maxaaraamaa Mise xalaal walaaal
@ayoubisomali
@ayoubisomali 7 месяцев назад
Waa xaaram wll wakhti ha ku bixin iska dhaaf.
@AdnanAbdi-6
@AdnanAbdi-6 7 месяцев назад
Ronaldo fan like 👍
@Abdalla300
@Abdalla300 7 месяцев назад
Immutable coin la dhaho maba jiro haduu jirana waxba laga faa' iidaayo Ee beenta ka daa dadaka
@Fariida2024
@Fariida2024 7 месяцев назад
Wuu jiraa Imtx kor sifiican bu u dhaqaaqay
@iidismailgaur
@iidismailgaur 7 месяцев назад
Xishoo
@Abdalla300
@Abdalla300 7 месяцев назад
@@iidismailgaur Ruta maa diidee walaal
@Abdishakurmc
@Abdishakurmc 7 месяцев назад
Bitcoin hit 50k 😮
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 7 месяцев назад
ZETA KAWARN
@AHMEDKOSAR01
@AHMEDKOSAR01 7 месяцев назад
waar zhp pasport mahaysto somaliland id na wuu diidayaa binace adoo raaliya ma noo sheegi kartaa appkle oon wax ka iibsano oo id yeelaya cadsigaa ii fuli
@iidismailgaur
@iidismailgaur 7 месяцев назад
Kucoin ayaa kayara fudud license ka baabuur hadad heli karto
@mohamettdalnurshe1189
@mohamettdalnurshe1189 7 месяцев назад
Saaxiib BYBIT ama MEXC isticmaal ID Somaliland labaduba way aqbalaan.
@anas-ismail
@anas-ismail 7 месяцев назад
Sxbkaa passport giisa isticmaal
Далее
Cryptocurrency Somali free Course for Beginners
24:18
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
Sababta dad badan ugu fashilmaan Crypto
11:35
Просмотров 14 тыс.
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
My first investment: $200 ayaan ku sameeyey $14,000 !
10:30
Xirida Aljazeera iyo Soo Dhaweynta Al Carabiya .
15:14