Тёмный

2 Dhalinyaro oo Ganacsi nidaamsam sameeyay iyo shaqo abuur - Somali Transport 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 166 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Abdilrashiid iyo shaafici waa labo nin oo dhalinyaro wax ku bartay wadankan Turkiga kana aas aasay shirkada Somali transport. Hal abuurkooda ka sokow iyo inay Ganacsi nidaamsan soo kordhiyaan waxay shaqo abuur u sameeyaan dhalinyaro kale oo isla shirkada dalka dibadiisa iyo gudaha ka shaqeeya. Muuqaalkan waxaynu kasoo bandhigaynaa Qaabka Ganacsigiodu u shaqeeyo iyo adeegyada bulshada u qabtaa.
Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Dhalinyaradeena Ganacsiga kujirta waxay inaga mudanyihiin dhiirigelin, Bogaadin iyo garab istaag. Kala xidhiidha Somali Transport lambarada hoose. +90535 543 64 66 +90552 608 99 15
@filsanaxmed9471
@filsanaxmed9471 3 года назад
Zakariye abdullahi ali adi xagen kaga so xidhiidha wan ku bahna si aad iga cawiso ganacsiga aan rabo waad iga so jawabi wayday gmailka
@abdirahmanmuhudiin257
@abdirahmanmuhudiin257 3 года назад
Bro waxaan kadonayaa in aad kasoo hadasho mowduuc ku saab san second hand clothes hadii Turkey la ga helaayo
@upliftmee
@upliftmee 3 года назад
Asc wll inte kala soo xariira business cusub aya haya
@filsanaxmed9471
@filsanaxmed9471 3 года назад
@@upliftmee seed u hysa wll
@zahrosimanofficial1884
@zahrosimanofficial1884 3 года назад
Boss inte kaala soo xariirra arimo aan kaa leeyahay oo muhiim.ah
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 3 года назад
masha allah tabarakallah wlhi waa wax lagu farxo raga dhalan yara ah ee hal abuurka ganacsiga layimid
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 года назад
Masha allah Adban ugu Faraxsanahay inan Arko DHalinyaradii oo Ka Foganasa Wakhti lumiskii iyo fadhi ku dirirkii iyago u jeestay Ganacsiga
@mustafasaid7800
@mustafasaid7800 3 года назад
Maasha Allaah Waa hindise fiican Waxan idin leeyahay hore u socda oo ha daalina Abdirashiid iyo Shaafici
@OmarAhmed-re7gw
@OmarAhmed-re7gw 3 года назад
We need guys like this, keep going.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 года назад
Thanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll zakariye
@caafimediacentre6139
@caafimediacentre6139 3 года назад
Manshalh horumr wacan wa rag shaqowcan uhaya bulshda sakriye sobadi barnmjydan👍
@rashiid187
@rashiid187 3 года назад
Turkigu alsbtiisu waa alab tayo fiican thanks for the video
@khadarsiiro9502
@khadarsiiro9502 3 года назад
Masha allah waa dhalinyaro aad u dadalaysa wanan isticmalaa adeega Somali Transport
@Aflamta_filimada_afsomaliga
Noga waran qimohodo wa imisa Container ku?
@anshaxyare9867
@anshaxyare9867 3 года назад
Mnsha allah, Ilahy how barakeeyo wa dhalinyaro dedaalay wa muhiim inan la tartano dhalinyarada khayrkeen ah ee dunida mustaqbal fiicn dhamnteen.
@AliMohamed-ie9nb
@AliMohamed-ie9nb 3 года назад
Mashallah, waad ku mahad san tahay marwalbo sida wanagsan ee aad nogu soo gudbisid warbixinada muhiimka ah, ayanaga waxaan leyahay guuleysa ta inshallah.
@baxarozcade5185
@baxarozcade5185 3 года назад
Maasha Allah waan bogaadinayaa dhalinyaradaas sxb noo Soo badi waxyaabaha quseeya ganacsiga mahadsanid
@ciiseaxmedmaxamuud8751
@ciiseaxmedmaxamuud8751 3 года назад
Masha allah wll wa mahad santahay sida wanag san aad nogu sogud biso adeeg yada muhiim ka ah
@deeqoali1913
@deeqoali1913 3 года назад
Masha Allah amazing 👏
@ahassan3661
@ahassan3661 3 года назад
Aadbaan ugu faraxsanahay dhalinyaradan dadaalay
@mohamedabdukadir3271
@mohamedabdukadir3271 3 года назад
Mashallah alle ha u barakeeyo
@findheofficial8498
@findheofficial8498 3 года назад
Masha allah jasaa akalah wll
@deeqoali1913
@deeqoali1913 3 года назад
Waa wax aan aad iyo aad ugu baahneyn waa mahadsantihiin good job thanks
@baarexashi1465
@baarexashi1465 3 года назад
maasha allaaah guul wcn wllyal
@m.a.y8558
@m.a.y8558 3 года назад
Masha Allaah hore usocda 👏👏👏
@aminaali7242
@aminaali7242 2 года назад
Masha Allah , Allah ha ubarakeeyo wiilasha somaliyeed aad baan ugu farxaa markaan arko iyagoo horumar u jeestay 🇸🇴❤️
@dararwaynestory1984
@dararwaynestory1984 3 года назад
maasha allah allah ha u barakeeko
@daudducale1588
@daudducale1588 3 года назад
Mansha Allah Alle garabkii ha galo Guulbaan idin Alle idinka jareynayaa
@haaruunhaaruunmacruuf9420
@haaruunhaaruunmacruuf9420 3 года назад
Masha Allah guuleysta saaxiibayaal
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 года назад
MashaAllaah walaal waa Rag hal abuur cajiib leh sameeyay. Well done brothers and sisters
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
Msha allh wll horay usocda xalaashana ku dadaala mhsnidiin
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 года назад
Ma sha ALLAH tabarakallah
@moaliaar2941
@moaliaar2941 3 года назад
Mansha Allah waa rag aan ku ogahay intaa iyo wax ka badan
@mohamedmireahmed9315
@mohamedmireahmed9315 3 года назад
masha allah allaha ubarakeeyo
@Daudpost
@Daudpost 3 года назад
Hambalyo saaxiibayal Alle ha idinku guuleeyo
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 3 года назад
Masha allah gulesyta baan leeyhy
@boqolson
@boqolson 3 года назад
Mashallah keep going brothers
@ibrahimmahamudali4531
@ibrahimmahamudali4531 3 года назад
M.allah hal-abuur ku dayasho mudan Waxaanan rajaynaya in dhalin iyago Kala inaga soo baxaan insha Allah😊🌍💰
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 2 года назад
Masha allah Alle ha idin siyadiyo
@khalidmohamed1079
@khalidmohamed1079 3 года назад
Allaha u barakeeyo 💟
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 3 года назад
Masha Allah.
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 года назад
Masha allah 🥰
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 года назад
Mashaa Allaah horumar wacan
@mohamedsalaadomar528
@mohamedsalaadomar528 3 года назад
Mashaa Allah , Allah barakeeyo
@waxwalbamoneychannel1276
@waxwalbamoneychannel1276 3 года назад
Amazing video brother keep going
@ciyaalxamarofficial7388
@ciyaalxamarofficial7388 3 года назад
Waa wadaha ogu horeeyay ayaan ahay biinka Fadlan channalkeyga hala soo booqdo
@omarawil2104
@omarawil2104 2 года назад
Allah u barakeeyo wiilashaan dhalinyarada ah shaqadooda
@nimcohiirad1343
@nimcohiirad1343 2 года назад
Maansha allah alle haka garab gallo wllahaas
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 3 года назад
Maansha Allaah
@sabbnork
@sabbnork 3 года назад
You inspired more people keep going.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin
@sabbnork
@sabbnork 3 года назад
@@c.m.a.1937 Haye Walal say wllhi aan ahy lkn. MAHADSANID
@fadumoaddow5228
@fadumoaddow5228 3 года назад
Maashaa Allah guuleysta
@KADER1140
@KADER1140 3 года назад
Shaafi cali cabdi horay usoco baro adiyo teamkaaga
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 3 года назад
Masha alah
@TusseTube
@TusseTube 3 года назад
Inshaa allaah anaguna waanu caawinaynaa. Hada ayaanba Rabay inaan Tago turkey for business trip. Walaalkay Mahadsanid. Waliba dadkanagan Maraykan Dagani information kaas aad baan oogu Baahneen Thanks one's again for your Hard work Zakariye
@abdillahimohamed7104
@abdillahimohamed7104 Год назад
Walal turkiye ayan inan alaab kaso ibsado u bahna hadad aad tagtay ama ad iga aqoo badan tahay iso jawab wll Insha Allah
@shaficihassan7558
@shaficihassan7558 2 года назад
mashaa allaah dhalinyaro shaqaysanaysa somalideenu waxaa ina saaran inaa garab istaagno oo aan adeegsano shirkadooda allaah ha garabgalo
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 3 года назад
Horu mar afiican ayaan u rajaynYa
@Ariijiina
@Ariijiina 3 года назад
Masha Allah Allaha idiin fududeyo shaqada aad umada u heysan
@waheliye44
@waheliye44 3 года назад
Keep going bro from Cardiff
@abdirahmanmaxmud3947
@abdirahmanmaxmud3947 3 года назад
Sakeriye aad baad umhadsantahy wll
@heersare3662
@heersare3662 3 года назад
sister Shugri hormar wanagsan wllshy💯💕Sh..mohamed hussien abdi..f💯🙏✅
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 3 года назад
Ninkas Wan garanayaa mansha Allaaah
@awmoha3453
@awmoha3453 3 года назад
Masha allah wll
@osman_abtidoon
@osman_abtidoon 3 года назад
Shaqo wacan 👍
@youtubelovers5056
@youtubelovers5056 3 года назад
Maansha allah waa shaqo wanaagsan bay hayaan chalon yaradaan waxaan kula talinayaa dhalinta inya sameeyaan adeeg dadka oo dhan soo jita ee aan soomaaliya keliya ku koobnayn chanalkan aadkanu qiimaha badan waan bogaadinayaa waxaan kaloo kula talinayaa ganacsatada soomaalida inay la tashadaan ama shaqaaaleeyaan dadka yaqaaan shaqada soomaalida waxaa dhama u ah in qofku shaqada uu hindiso uu isagu qabto isaga oo aan aqoon u lahayn waan waxa badanaa fashiliya ganacsiga soomaalida
@abdullahsaeed9296
@abdullahsaeed9296 3 года назад
MashAllah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Cabdullaahi ✅ saciid ✅ MaaShaaAllaah ✅ Maa shaa Allaah ✅
@themtt7853
@themtt7853 2 года назад
Masha Allaah hambalyo 🥰🥰🥰
@ebadaalsomali8182
@ebadaalsomali8182 3 года назад
Asc walaalkay zakariye cafimaad kunoolow inbadan ayaanku faaiiday kelibyadaada khayr alla haku Siiyo Amiin Walaalo halkee ayaanka helaa Cadarada layada leg Umu mohd alsomali from Saudi Arabia
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo 3 года назад
Mashallah inamo dadaalay
@targetstyle5272
@targetstyle5272 2 года назад
Macaamiisha ku Xiran baanu nahey, Adeeg aad u sareeya ayaanu ka helnaa. Hore u socda Mudanayaal
@moh4127
@moh4127 10 месяцев назад
I know abdirashiid ,cajiiib
@ahmedmahad442
@ahmedmahad442 3 года назад
Masha allh.
@husseinmiami
@husseinmiami 3 года назад
Great work ..
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 3 года назад
Zakeriye waxaan jeclaan lahayn in aad noo soo gudbiso dhibaatada ay la kulmaan dadka soomaaliyeed ee ku nool meesha sida dhac, dilaaliinta dhibtooda iwm
@adeegsamegroup8920
@adeegsamegroup8920 3 года назад
maansha allh
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 года назад
Sxb maxaa business kiina ku kobay somali kaliya,??? Why Africa ama world oo dhan, ganacsiga furfura bro
@bestrestingmood7497
@bestrestingmood7497 3 года назад
Horta hore videoga daawo sxb haiskaso hadlin meel walbey ka sameyan waa maxay africa okaliyadad ha hadleyso
@abdirisaqmohamed3030
@abdirisaqmohamed3030 3 года назад
Video ga daawo horta comment ku haku danbeeyee
@Ariijiina
@Ariijiina 3 года назад
Fududaa February Muu dhashay Qofkan 😂
@alixasan8667
@alixasan8667 3 года назад
@@Ariijiina Midhaaa waa dadkii February
@siidcalixirsi1752
@siidcalixirsi1752 3 года назад
Haa 1
@xamralive
@xamralive 3 года назад
Maashaa Allaah Allaah ha u barakeeyo shirkadooda laakiin Suaal ?? hab tafaariiqa maw adeegaan mise hab jumla keliyay u adeegaan ??
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 3 года назад
Barnaamijkii kabaha isaga oo faahfaahsan noogu soo celi plz Sideee wadankii oo keeni karaa iyo waliba qiimaha uu ku kici karo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 года назад
Waan ku sugeyney sxb soo dhowow
@ugaasshalmad3081
@ugaasshalmad3081 3 года назад
Waan bogaadinayaa dhalinta shaqada wanagsan ee hayaan
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 3 года назад
Barnaamijkii kabaha isaga oo faahfaahsan noogu soo celi plz
@nimcoshacni2706
@nimcoshacni2706 3 года назад
mansha allaah
@hoorulain5527
@hoorulain5527 3 года назад
Zakariye walalo do they have services in kenya?
@shaficiabdi9363
@shaficiabdi9363 3 года назад
Haa wll waa haysa SERVİCE Kenya soo dhawow
@waanooyinqiimobadan
@waanooyinqiimobadan 3 года назад
Waalid ubadkaaga bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali linkigan ⬇️⬇️⬇️
@waanooyinqiimobadan
@waanooyinqiimobadan 3 года назад
Waalid ubadkaaga ku bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali- linkigan💻💻. chat.whatsapp.com/GzfsVxlHCcZ0GO3ml64F89
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 года назад
100/100
@sadiiqabdalla3751
@sadiiqabdalla3751 3 года назад
Abdirashed waa wiil akhlaaq wacan mudo ayaanu ahayn sxb
@nimcocabdi667
@nimcocabdi667 3 года назад
Asc walaal sakariye aad baan ula dhacay barnaamijyadaada ganacsida waxaan deganahay hargeisa waxaan dhameeyey laba jaamacadood oo dalka ka jira waxaan raadiyey shaqo ii qalanta oo aan ka shaqeeya balse wali ma helan shsaqo aan ku farxo waxaan rabaa inaan abuurto ganacsi ii gaar aha aniga markaas waxaan rabaa inaad ila taliso ma heli karaa meel aan kaala soo xidhiidha si aan kuu waraysto insha allah. Mahadsanid.
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 года назад
Shaqa wacan
@igawaalfilms8456
@igawaalfilms8456 2 года назад
Saafi kargo ayaan aqanaa ani oo aan wax ka dirsadaa badanaa
@abdiwahabahmedomar5118
@abdiwahabahmedomar5118 3 года назад
sxb qaladka ugu wayn ee aad samayseen adiga io qolada wax duubaysa ayaa ah system management gii oo full ah baad camerada ku aadinaysaan xitaa url kii wata waa lakala qariyaa waa admin section kii dhamaa
@calicabdiqadircali4992
@calicabdiqadircali4992 3 года назад
Sxp zakariye wxd ka so hadasha malgashiga dalka rwanda
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 3 года назад
Asc zakiriye wll waxaan ahay arday dugsisare dhigta aqoontiisana aysii badneen waxaad noosoo ogaataa shaqooyin dalka laga qaban karo oo qiimo aad uhooseeya lagu bilaabi karo
@saluuhi
@saluuhi Год назад
Sxb China ayaan wax ka dalbaday lkn waxay iweeydiinayaan logistics agent inaan helo marka hore. Marka ma icaawin kartaa qof aan la xiriiro?
@hamsehmahamud2033
@hamsehmahamud2033 3 года назад
First
@mohamedabdirasak9927
@mohamedabdirasak9927 3 года назад
Zakariye sxb AKTURK Cargo iyadana bal warbixin kasoo diyaari bro waa Somali owned walibee.
@aarboy2305
@aarboy2305 3 года назад
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO AYAAN LEENAHAY WANA KUFARAXSANNAHAY INAY DAD SOOMAALIYEED GAAREEN HORUMAR WANA KU FAANEYNAA.
@mustafcali6347
@mustafcali6347 3 года назад
Shaqo wacan
@Sharub-su4uc
@Sharub-su4uc 3 года назад
Asc wll zakariye waxaan ubahany lanbarkaga is dir wll
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 3 года назад
Saxib isbuuc kahor ayaa Email kuusoo diray walina jawab kaama hayo see cml
@mukhtarmohamed2181
@mukhtarmohamed2181 3 года назад
Wll adi meel lagaala soo xiriiro malhan miyaa wll meel lagaala soo xiriiro inoo reeb talooyin dheeraad ah ayn kaaga baahanahay wll Kheyr Allah haku siiyee
@cunaayeyare4400
@cunaayeyare4400 3 года назад
Asc Sxb Zakariye si gaar ah ayaan kuu rabay halkeen kaala soo xiriiraa? Waad mahadsanthay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 года назад
Consultzakariye@gmail.com
@malektube9815
@malektube9815 2 года назад
Waan jeclhay balse ma aqaan meel aan ka bilaawo 🥺🥺
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 3 года назад
Horta dadka somalidi ma feekerraan marka wax ka soo iibsanaaya wax loobanyaa waa wadaankaasi maxaa somalidu ka iibisaa maxaa see ayaaga ka iibsaanaa waa in aad ku xisaabtantaa marka dadku wey ku qiimaynaya wadaankani maxuu inaga iibisadada ma adhi ma geel ma kaluun foox ma malab ma dahab . waayo wadaanku marka
@zakibingolden6717
@zakibingolden6717 3 года назад
Marekanka hada rabo ina wax udiro se ugu diri kara
@Werdi-qn3mk
@Werdi-qn3mk Год назад
Ali baba hadaan alaab ka dirsado yaga maloo keeni karaa
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
MAXAA FASHILAYA GANACSIGA
20:26
Просмотров 3,9 тыс.
The Muslim Money Experts Ep.1: Khabib Nurmagomedov
1:06:15