Wiilkaan aad diidaysaa kuu eg maamo franko. Qof kasta qolada DNA da wuxuu oran karaa DNA ha la iga qaado oo jawaabaha taada iyo tiisa ayaa la isku fiirinb
Islaantani wiilkani weey dhashey Waxaan ugu qodabeeynayaa dhoor qodob 1) wuu u ogyahay 2) toonka codkooda waa isku mid 3) tan sadaxaad wiilka wuu ka xishoonayaa maamadiisi hadalo kul kulul ma yiraahdo wuu ka xishoonayaa taasi oo ku jiideeysa waalid nimada Maamada hadii ay diidana daruufo badan baa ku qasbayaa Arintaasina wexeey u baahantahay quburo taqasus ah in ay ka hadlaan Sheekadani waa sheeko u baahan in si fiican loo guda galo